Тёмный
Fardowso iskufilan channel
Fardowso iskufilan channel
Fardowso iskufilan channel
Подписаться
Hooyo wanaagsan
QAXOOTIGA MASAR IYO SIDA LAGU TAGO
10:02
2 месяца назад
Hospitals ka ugu fiican lagu dhalo Masar
13:36
3 месяца назад
Комментарии
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 22 минуты назад
Subxana Allah ilahoow noo wada xafid yaa rabi Bisinka 😢😢😢🤲🤲🤲
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 26 минут назад
Illah ha soo hanuuniyo wiilka waalidkisne sabir haku arzaqo
@SafiyaAbdulle
@SafiyaAbdulle Час назад
Alow na sug annaga iyo caruurteena iyo caruurta muslimiinta meel walbo aan🤲🏼 joogno. Amiin
@SafiyaAbdulle
@SafiyaAbdulle Час назад
SUBXAANALAAH
@zaha3866
@zaha3866 Час назад
Allaha u hanuuniyo
@NasroAhmed-f6s
@NasroAhmed-f6s 2 часа назад
Acs
@SOMPODCAST-o3g
@SOMPODCAST-o3g 3 часа назад
Asc walal waxa u bahanahay Guri Kiro ah
@ugassoahmed3580
@ugassoahmed3580 6 часов назад
I want to visit so I was hoping if I can get your number thanks you
@xamiidawjamac4910
@xamiidawjamac4910 6 часов назад
Allaah hasoo hanuuniyo waalidkana qalbiga ha uqabojiyo
@ugassoahmed3580
@ugassoahmed3580 6 часов назад
How do I find your phone number?
@rahmanuur4145
@rahmanuur4145 18 часов назад
Masha Allah qaali aniga waxaan rabaa sanadkaan in aan soo guuro lkn waxaa maqlay Al Asar sisahal laguma helo ma runbaa
@130i
@130i 20 часов назад
Asc abayo nabarkak maheli kara
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 День назад
Walaaley hadaanan hore School laga aadin see ciqaamo lagu helaa ileen schoolka ayaa ciqaamada Lagu qaataaye.
@fardowsoiskufillan
@fardowsoiskufillan День назад
Iqaamada dalxiis ayaa laqaataa
@qisaspodcast
@qisaspodcast День назад
Shukran jazakallah kheyr
@qisaspodcast
@qisaspodcast День назад
Masha allh shukran jazakallah kheyr xbbti si fcn bad nogu fahfahisay marwalba apdate noso gudbi adigo mahadsan wan uso guri rabna insha'Allah
@MeYou-w6d
@MeYou-w6d День назад
JazakaAllah kheir habibty I love you for the sake of Allah
@mmn8797
@mmn8797 День назад
جزاك الله خيرا ❤
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 День назад
noo soo badi inshallah sanadka dabe baan rabaa in aan usoo guuro inshallah
@samiyaahmed5736
@samiyaahmed5736 День назад
maashallah tabarakalaah abaayo wax badan baan kaa faa iidney waana kula soo hadli doonaa inshallah ilaahey hakuu xafido dhamaantiin
@mrlioner5182
@mrlioner5182 День назад
Wamahadsantahay walashay qaali illahay hakubarakeeyo jawabtada qaaliga ah
@130i
@130i 20 часов назад
Asc abaayo nabarkak maheli karaa
@bintumohamed8886
@bintumohamed8886 День назад
Masha Allah ❤❤❤ please guys u saasra
@mrlioner5182
@mrlioner5182 2 дня назад
Asc abayo iskuulka tariya tacliim lacagtiisa wameeqa inaan ogadan rabaa adooraali ah
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 2 дня назад
Walaaley video yada ku biloow muhiimada hadii aad wax kale ka hadleysidna ciwaanka kuso dar plzz
@yuusufxasan3496
@yuusufxasan3496 2 дня назад
جزاك الله خير
@Zaraabdulle
@Zaraabdulle 2 дня назад
Dad waxan Aragnay ladhacay Ayagoo mardho tagay 45 malin nogabaxa maxaa sababa xppt plz jwp
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 3 дня назад
Masar noloshu waa qaali qofkii ilmo oo western ka waday wata. Xaafadaha somalidu taasic iyo kuwa wadan waa wasakh miiran ilmahuna xitaa hoos uma tagikaro. waxaan oran lahaa aniga reerkii 4 caruura oo nolol fiican raba waxaa ku filan ilaa 1500 dollar ilaa 2000 oo dollar. Masar somalidu way uguurtaa soo cararta sababna waxaa u ah beenta ay marka hore ku guuraan oo ah waraqiis. Waxbarashu waa heersare waliba xisaabta iyaga calamka ugu horeeyaa oo ay noo dheertahay diintu. Akhlaaqiyan xitaa way fiicantahay.
@kalsonyusufcali640
@kalsonyusufcali640 3 дня назад
M.a abaayo allaha ku xifdiyo waxaad sheegtana waa sax abaayo aniga macalimad quraan ayan ahay cid allaale cidii ubaahan waa diyaarigu soo xer waa kalaamulaah i.m
@kalsonyusufcali640
@kalsonyusufcali640 3 дня назад
M.a ilaahay haku xifdiyo abaayo waxan ahay macalimad quran cidii ubaahan igu soo xer i.n
@saidsalah-fz1en
@saidsalah-fz1en 3 дня назад
Haddii runta laga hadlo meel fudud maaha dad badan baa yoomiyan ka tago
@Amaal-g1x
@Amaal-g1x 3 дня назад
Bisha 11ba uso socda insha allha xafadee ugu fican on daga wllo😊
@Xaawa4120
@Xaawa4120 3 дня назад
Masar shaqo mataalaa abaayo
@Dagan-n3b
@Dagan-n3b 4 дня назад
Fardowso isku filan abyo meel aa kala so xiriiro ayaan rabay guri kiro ayaan ka rabay xaafada rixaab xage kaala so xiriiraa
@qisaspodcast
@qisaspodcast 4 дня назад
Masha allh shukran jazakallah kheyr xbbti
@sumeyanur684
@sumeyanur684 4 дня назад
I like ur videos tnx for the updates,
@ربياحفظليأولادي-ل3ك
abayo sadex qol iyo fadhiigiisu waa imisa oo fadiya oo aan allab oolin oo rixaab ah
@zakizaka8218
@zakizaka8218 4 дня назад
Scw
@امليندا-م1ر
@امليندا-م1ر 5 дней назад
Xabiibti sodhawow ilheey iqamadaada ilhey haku saqiro anine waan sosocdaa ilheey umurahey ha isaqiro iyo tan walaheena insh allaah aaamin
@noraismail9619
@noraismail9619 5 дней назад
Xafeedeeyda ayaad joogtay. Walaalo bal ilaa soo xidiid
@noraismail9619
@noraismail9619 5 дней назад
❤❤❤ jum'aah mubaarak habibbah 🎉🎉
@masoud-fs4rt
@masoud-fs4rt 5 дней назад
Masha allah aniga waa kula socaa 3 sana muda ka badan masar markaa ka tagaayay anigoo sanad ka yar jooga ayaa ka tagay si aan wadankii ilmaha ula aado balse masar meel ka wanagsan ma arag Dadka waxay I dhahayeen somalia intaa ka wanagsan ha baxin adiga ugu horeysay balse walahi dalkeena ayaa ku dareemay qurbo nimo ilmaha iga xanuunsaday dadkii hore maahan somalia ehelkii aduunkii waa is badalay markaa qurbaha ka tagno dad jecel ehel jecel balse markaa dadkaada dhex gasho ayaa argaysaa waa ku soo ilmeeyay dadka sidee iila soo dhaqmeen Masar waa usoo xiisay balse dadkow muqdisho dad idin kama jiro Kenya ama masar aniga masar ayaa soo argay meel ka fiican maleh qofkii wali carabi ya yaqaano waa la qabsanaaa الام الدنيا ❤❤
@aqoonraadis3153
@aqoonraadis3153 4 дня назад
abaayo wxyaabah qaar waa xnuu 😢
@saidsalah-fz1en
@saidsalah-fz1en 4 дня назад
Waxa dhan aad shewgtay run waaye
@KowsarAbdiasismunaMohamed
@KowsarAbdiasismunaMohamed 5 дней назад
Masha Allah abaayo ilaahey ha ku xafido
@AbshiroMaxamudcali
@AbshiroMaxamudcali 8 дней назад
asc abayo kaarka qaxoti masar malaga helya
@ifrahhassan230
@ifrahhassan230 11 дней назад
Asc walaal adigo rali ah ma noso qorikarta snap chat ka
@sumeyanur684
@sumeyanur684 12 дней назад
Wxbrshada kenya wa sidhi hore lee ana joogo, qofwlbe meeshu jooga Allah ku xfdyo aamin , anywy kenya akuna mataata
@AbAhmed-st1tp
@AbAhmed-st1tp 12 дней назад
Masar mxa yaala war dalkiina imda somaliyeey gaaski somalia ayba la qodaya kalaya wadanka nacala qoxooti idin ahataye
@bisharamohamud6743
@bisharamohamud6743 12 дней назад
Anaa ubaaahan nambarkada iso sheeg
@khadrafaarahali7111
@khadrafaarahali7111 13 дней назад
Shugran wll lambarkaaga noo reeb
@diamondmohamud9268
@diamondmohamud9268 14 дней назад
Assalamu Aleikum abayo Fardosa. Habibty number kadha WhatsApp maheeli gaara please
@sihaemhussein883
@sihaemhussein883 14 дней назад
Masha'allah ❤
@WacanQurux
@WacanQurux 15 дней назад
Sharafey ado mahadsan midka markabka cml ah o aroosyada ay ku dhigtan halmar sogali aan arke mcnto