Тёмный
SYL Somali TV
SYL Somali TV
SYL Somali TV
Подписаться
Комментарии
@saidhashi2856
@saidhashi2856 34 минуты назад
Khilaafadii cusmaaniyiinta waxa ugu horeeyey oo dumiyey wuxuu ahaa Shariifkii Makka. Wuxuuna ahaa madhabka Suufiyada Ashaacirada. TAARIIKHDA ISKA SAX.
@ibrahimmohamed2153
@ibrahimmohamed2153 Час назад
Sheikh asiga ma ka toobad keeney
@AbdikarinahmedGanaye
@AbdikarinahmedGanaye Час назад
Maashaa allh maashaa allh
@nasibuundomedia6957
@nasibuundomedia6957 6 часов назад
Afarqooble meedka jiita🤣🤣🤣🤣🤣
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 8 часов назад
jaahil 4 qoob waxaa u qeylinee in in xil laguu dhiibo isku xishoo jaahil aa tahay qabiil ku yimid meesha
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 8 часов назад
Mjursade Mucaarad Aa Qalad Ka Fahanteen 2012 kII Aa Laguugu Qaldamay Xil Laguu Dhiibay Lakaiin Mar Dembe Xil Kama Qabaneysid Soomaaliya Walee
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 13 часов назад
Syl ileen qabuuriyiin baa kacanta kuhaysa
@IqroabdiRahman-y8x
@IqroabdiRahman-y8x 15 часов назад
M.a sheqow allha ku xafido
@user-gj7tg4lt9l
@user-gj7tg4lt9l 17 часов назад
ماشالله تبارك❤❤❤
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 18 часов назад
Maxaa
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x 20 часов назад
Haweenow wiilshiini waa la dilay guryihi waa laydinka dumiyey maydadkii waa soo qorey ilaahey bey leedahay habeenka Somliyeed habrihii uu qabeyna intow maqan yahay xildhibaanada ha soo xareystan ilaahow somaliya ha I dejin. Lkn waxaa balana dowlad cusub wey dhalaneysaa ama labo sano saan u Jedo xataa ka hor Wlhy guri ay tuuganimo ku dhintey ama uu ku dhisey in xukuumada dib loogu soo celin. Waa balan odeygaan sheydaanka in sharciga la keeno 👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥🤥
@user-jk7kf5tg4k
@user-jk7kf5tg4k 22 часа назад
Dowlada Guuuul
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 22 часа назад
Waa in agaasimka shirarka Diinta ay awqaafka ay garwadeen ka noqdaan culumada Ahsuna waljameeca oo ah Dhariiqada qaranka ee uu dalkan leeyayahay ee dhaqan ahaan umadan ku abtirsato....ma aha wax la qaadan karo in Xassan uu wasiir uga dhigo wasaarada awqaafta iyo diinta rag Alshabaab ah oo dhiigyacab deetana hooskeeno culimada barakeeysaneed ee dalkan uu lahaa....waa in wasaarada iyo agaasimka shirka la hooskeena culimada ahlulsuna waljameeca hadii kale waa waxba kama jiraan wax waliba oo kasoo baxa shirkaasi maadaama uusan haysan kalsoonida culimada ay umada Somaliyeed ku iimaan qabaan ee ku matasho diinteeda. Ma dhacayso culilma dad qalata ah in masiirka umadan la hoosgeeyo inagoo og waxa ay ka geeysteen dalkan....waxaynu leenahay siiya culimada Somaliyeed ee Ahlul suna doorkooda soo jireenka hadii kale waxaad sheegtaan waa shibirayaaloow heesa !
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 22 часа назад
Ahlul sunna waljameeca waan in ay qaadaacaan shirkan ay gudoonka ka yihiin Wahaabiyo doonayso in Wahaabiyo qarameysan in laga hirgeliyo dalka....Ahlul Sunna waljameeca waa masiirka shacabka Somaliyeed . waa in ay ka digtoonaadaan khayaanada Wahaabiyada damacsan in ay dhagarto jiritaanka AlhulSuna waljameeca ee dalkeena oo ah sunan soo jireen ah.
@Xuseenaadan-nl7im
@Xuseenaadan-nl7im 23 часа назад
Aaway hubkooda meey iska dhiciyaan
@q.a7698
@q.a7698 День назад
Qosol beena iyo qayaano joogtaa kamadaalo xasan shiikh walee indhahaan ujeedo sharaf xumaad kudhameesanee iyo qalbi jab joogtaa😢😊
@user-uw3ei5og1o
@user-uw3ei5og1o День назад
Ahlu suno waa iney isku duub naan muujisaa
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Madaxweyne Hassan Aa Galmudug Kasoo Jeeda Mukhtaar Roobow K/Galbeed Ooku Matalaa
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz День назад
Somaliya guuul
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m День назад
Culumadu shacabka labarakicinayo kama hadlaan
@user-vu4st2hd8o
@user-vu4st2hd8o День назад
Culumada haka hadlaan dhul boobka xasan sheeq xataa qabuurihii kanabad geli waayey musuqa xariga goostay fisqiga dhalinyarada hoteelada kasocda daroogada xasan uukeeno dalka qaadka hala joojiyo hadhahaan meelaha madaxda fisqiga u aadaan haxiraan
@MaxamedSanka99-qm6mg
@MaxamedSanka99-qm6mg День назад
MAxaan kula soconaa beentaada ayaa nagu badataye
@user-uw3ei5og1o
@user-uw3ei5og1o День назад
Ahlu suno hadey midoowdo inta kalena taabic ayey unoqonayaan
@mohamedosmanawil
@mohamedosmanawil День назад
700 sano iskaba dheh xadiiska imaam suyuudi xaguu kasoo guuriyey muxadiskee buu kasoo qaaday nabiga yaaka weriyey saxaabigee ileyn xadiis aan saxaabi soo werin majiree. Waaba beentiiyoo cad
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw День назад
Laba wadad Oo Waalwalan Waxad isku Haysataan Diin Carbeed Oo Hadan nahy somaali nahy Wxba inaga Galin 😂
@umuclaahi5562
@umuclaahi5562 День назад
Ma diinta islaamkaa carab leh subxaana laah 😢
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw День назад
@@umuclaahi5562 Oo Yaa kaloo Iska leh Nabiga illaahay Asxabtii Daadka Oo dhan sow Dad Carbeed maaaha Kasoo Saar Mid somaali ah
@cashocali9290
@cashocali9290 День назад
Soomow mushrikiinta quresh adaa kadaran ilaahay utobad keen kufri ayaa kujirtaa
@user-fu3og7sf4p
@user-fu3og7sf4p День назад
Shiikheygii Shiikh Soomow Allaha ku sharfo waxaad tahay hugaamiyaheena ❤❤❤❤
@anasmohamed5191
@anasmohamed5191 День назад
@@user-fu3og7sf4p somoow ba hduu hogamiye kuu yhy naarta hkugu hogaamiyo
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Umul Tuug Waxa Kalee Uuka Xanaaqay Muqdishio Sheekh Soomow Aaka Soo Raacdeeye Maa Daama Umul Tuug Uu Nabiga C/s/w Caaye Sheekh Cismaan Xidin Aun Uu Soomow Lu Cid Yahay Taas Aa Sheekada Soo Dhex Gelisay Waa Nin Cuqdadeysan Oo Cuqdad Dilatay, Umul Tuug Qabiilka Abgaal Waa Qabiilka Somalia Ugu Diinta Badan Uguna Tirada Badan Uguna Xilalka Badan Generalkii U Horeeye Somalia Aaka Dhashay Abgaal Gen: Da'ud Cuqdadaan Waa U Dhimanee Sida Farmaajo Aa U Waalanee
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Sheekh Cismaan Xidig Naxariistii Jano Allaha Siiyo Aamiin Yaarabi
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Umul Tuug Wuxuu Ka Naxay Janaazada Sheekha Oo 2 Million Somali Ah Kasoo Qeyb Gashay Hore Uma Dhicin Qof Somali Ah Ama M/weyne Ama Sheekh Janazadiisa Saas Loo Soo Buux Dhaafiye Degmada Wardhiigley Boondheere Iyo Shibis DEe Dadka Saf Ku Jireen Sheekhaana Degmada 4aad Ee Kaaraan Aaalagu Aasaye, Qofkii Ilaah Ku Xiran Saas Ee Malaa'ikta U Jecleysiinee Dadka Ilaah Aa Hore Noogu Sheegay Oo Lama Inkiri Karo ,
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Umul Tuug Waa Qabiiliiste Weligiis Kama Hadlin Siyaad Bare Oo Aayada Ilaah Kasoo Horjeestay 1o Wadaadna U Dilay Iyo Ayaan Hirsi Oo Nabiga C/S/W Caayse. Laakiin Wxuu Caaye Wasiir Khadiija Diiriye Islaan Weyn Ku Sheegay Markee Dhimatayna U Tacsiyeen Umul Tuug Waa Ninka Noocaas Ah
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Umul Tuug Haduu Sheekh Cismana Xidig La Doodi Karo Ama Cilmi Ku Dhan Yahay Markuu Noolaa Muxuu Ula Doodi Waaye Oo Maxaa Keenay Murunka Sheekha Markuu Dhintay Bal Adi Is Weydii?
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
Umul Waa Tuug Qoraalka Uu Dhahay Waan Aqriye Inta Ugu Horeysa Waxaa Ku Qoran, Ibraahim Ciyow Wuxuu Dhahay Waaka Xumahay Wahaabi Dhahaya Sheekh Cismaan Xidig Allaha U Naxariisto Taas Macnaheeda Waa Sheekha Lama Dhihi Karo Aun Aamiin, Gaal Kaliya Aan La Dhihi Karin Allaha U Naxariisto Waa Wada Ognahay, Umul Tuug Wuxuu Dhahay Ibraahim Ciyow Sheekga Gaal Ma Dhihin, Ibraahim Ciyow Haduu Dhahay Allaha U Naxariisto Lama Dhihi Karro Macneehada Maxee Noqonee/? Jawaabta Waa Dinaciina
@guledgled8695
@guledgled8695 День назад
Soomow waxba meesha kuma hayside iska aamus bidco ayaa difaacdaa waligaa
@Ali_qasim143
@Ali_qasim143 День назад
Markii ey culumadu isku qabato mas alooyin ama axaadiith waxaa cadanaya xaqa iyo sida ey ukala aqoon badan yihiin uguna kalsoni badan yihin waxa ey kala daliishanayaan culumadu waxaa jira kuwo u diyaarsan in ey isasoo horfadhiistan oo waxa ey isku haystaan kadoodan xujoyinka iyo daliilada ey u haystan iyo kuwo awoodoodu tahay in ey meelaha uun ka qeylshaan iyagoo og in aanay haysan wax ey isaga difacan balse caamida ku xiran hortooda in ey ku fashilmaan😂
@naimaahmed6032
@naimaahmed6032 День назад
😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹😹🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀🙀😸😸😸😸😺😺😺😺
@AboudiM
@AboudiM День назад
🙏🙏🙏👍👍👍👍👍
@DARAWSH24
@DARAWSH24 День назад
Kkkk sheikh matihid somow ciyaarta joji
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 День назад
Culumada halakala dhax galo mase bariis halkaan soo galay
@user-wi1bi2wm1j
@user-wi1bi2wm1j День назад
Soomow maanta intee majin soo cuney
@Xasanjerow
@Xasanjerow День назад
Sayuudhi isaga ayay wax kaqaldanayen
@ahmedshoodhe1911
@ahmedshoodhe1911 День назад
Kan waxbaro ayaa kudhaha, oo sheik Umal arday unoqo.
@issadiin6606
@issadiin6606 День назад
Xisaabta iska sax sheikh soomoow 700 oo sano iska sax marka hore😂
@MohamedAhmed-hk1rv
@MohamedAhmed-hk1rv День назад
Kitaabkaan hada maala soo daawacay
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 День назад
Xadiith aan laguqorin 6da kitaab ee ugusaxan oo 800 oo hijriga maraayo yimid muxuu ahaa? Bal kakeen xadiithkaas 6da kutub Bukhari Muslim Sunanu abii daud Jaamicu tirmidhi Sunanu nisaai Sunanu ibn majah
@mohamedosmanawil
@mohamedosmanawil День назад
Waa beentiiyoo cad
@mohamedshaafici929
@mohamedshaafici929 День назад
Qoodha iyo xeradaa sh soomow waa jawaab celiyay nin gabado ma aha
@aminahashim8767
@aminahashim8767 День назад
Sheikh umal markasto haqa ku hadasha Soomow Jahil Adi waaye towba ken illahey kabaq
@abdirahmansiat6
@abdirahmansiat6 День назад
Soomow niyow imaamkaaga magaciisa mabataqaanide abdirahman kamal aa🤣🤣 Wll magaciisa aan kubaro waa جلال الدين عبد الرحمن بن ابي بكر بن محمد Ee ninkaas magaciisaadba garaneynbee sidee kugaranee kutubtiisa
@قناة_الصومالي_الأثري
Kitaabka sanad malahan, xadiithkaane sanadkiisa ma heli kartid sababtoo ah waa been abuur!!
@thewisetzar5363
@thewisetzar5363 День назад
Soomow is an ignoramus!