Тёмный
Xubulcayn Kitchen
Xubulcayn Kitchen
Xubulcayn Kitchen
Подписаться
Hey everyone, welcome to my Offical RU-vid channel! On here you will find food cooking recipes such as Somali food, modern recipes, popular recipes, family-scale recipes, Health recipes, Somali Smoothies, Healthy smoothies, fresh juice recipes, Cakes and other yummy recipe and much much more.
make sure to subscribe & turn on notifications so you can see all of my weekly videos! XOXO

For business, inquiries feel free to contact me via info@xubulcaynkitchen.com

To download written recipes and detailed ingredients list of recipes please visit my Website: www.xubulcaynkitchen.com

ASC, Walaalahayga Soomaaliyeed Kusoo Dhawaadda Madbakha Xubulcayn, Halkan waxaan idinkula soo Wadaagi Doonaa Cuntooyinka aan jecelahay Ama aan isleeyahay Walaalahaa ayaad La wadaagi kartaa ama aan idinla Jeclaado inay ina anfacayaan. hadii ay tahay Qureec, Qado, Casho, Casuumad, Ceke ama Toorto, Macmacaano, Cabitaano, Cuntooyinka Caruurta iwm.
Gurigaaga ku Sameyso Oreo Ice Cream
12:45
4 года назад
Sameyso Qureec aad u jilicsan
13:58
4 года назад
Lentil Soup | Shurbad Cadas
10:01
4 года назад
Gurigaaga ku sameyso Roodhi ama Rooti
23:12
4 года назад
Sidee Loo sameeyaa Saambuuse Misir leh
14:38
4 года назад
Sidee Loo sameeyaa Saambuuse Hilib leh
30:18
4 года назад
Комментарии
@hafsamahdiismail4184
@hafsamahdiismail4184 22 дня назад
Dufanka walal iska yaree😢
@Nasirmuridi
@Nasirmuridi 4 месяца назад
Hawshaada hawl dheer waaye iskaabulada ma anfacayso ee wax gaagaaban oo kooban noo soo duub ugu badnaan 5 daqiiqo hada waxa aan ku qasbanahay in aan raadiyo qolo kale oo si fudud ii tusta intaasoina waa talo asc
@Manner532
@Manner532 4 месяца назад
شطيرة لحم بالجبن
@imanibrahim9065
@imanibrahim9065 10 месяцев назад
Yaa arkay gabadhan its been a year now were is @xubulcaynkitchen
@ummumayzuun6602
@ummumayzuun6602 11 месяцев назад
Qaaliyy roodhida miyaan laga maarmayn hdii la waayo
@xubulcaynkitchen
@xubulcaynkitchen 11 месяцев назад
Iyado diyarsan ba laga hela supermarket yada qli hadi waydo cornflakes ridiq o ku badalo
@nasiimcrisaaq5354
@nasiimcrisaaq5354 Год назад
Gabadhan halkey ka dhacdey wllhi dadka youtubeka logu tala galay ahyde😢❤
@SafaMohmuud-ip6gi
@SafaMohmuud-ip6gi Год назад
Allah hakubareeyo
@nimcomukhtar508
@nimcomukhtar508 Год назад
Abaayo duqad miyaa mise digaag ridqan
@user-oc7tb9qp3u
@user-oc7tb9qp3u Год назад
Ala oo samee huno pizza mcn pls 😊
@bashiirmaxamuud-jk9fe
@bashiirmaxamuud-jk9fe Год назад
Mashallh mashallh
@qumaneyqanciso5296
@qumaneyqanciso5296 Год назад
Waxas bur ahanta wamaxay mafahmine isharax bal
@rachelhudson8362
@rachelhudson8362 Год назад
I recently found out about Somalian food and Italian influences.
@AndreTheDragon
@AndreTheDragon Год назад
👈
@mohamedmohamed-jk6ul
@mohamedmohamed-jk6ul Год назад
Mansha.allh
@AmunOsman845
@AmunOsman845 Год назад
M allh
@khadradagan7963
@khadradagan7963 Год назад
Masha Allh
@fadxiyamaaida9837
@fadxiyamaaida9837 Год назад
Hadal abaayo si aan kuufahano🤐
@hayatiihassan7686
@hayatiihassan7686 Год назад
Asc Abayo intee jogtaa wn ku rabaye
@bestcooking1427
@bestcooking1427 Год назад
Asc abyo xagee jogtaaa
@dheemanaxmed8820
@dheemanaxmed8820 Год назад
mncha allh tabarik 🥰 ♥ illhey gacmaha ha ku barakeyo wax badanbaan kaa fa iidney hadalkagu waa fasiix please please 🙏 waxan ka codsaneyaa fatiiirad bacahaa aad gashatana markad cuntada sameynyso halke ka heli karaa wll
@xdshkh7109
@xdshkh7109 Год назад
Abaayo ma iibisaa keegaga halkeed kuTaalaa
@maxamed7579
@maxamed7579 Год назад
888iimj
@jamilafarhan9127
@jamilafarhan9127 Год назад
Wamaxay fustaqu.? Mhdsnid shrf
@jamilafarhan9127
@jamilafarhan9127 Год назад
Asc wllshy shrf aad ayan kugu mahdcelinayna sida wanagsan eed nogu so gudbiso cunoyinka kala duwan. Runa Ahantii aad ayan uga fa iday ugana faidi fona.Alle haku barajeyo cagliga iyo Aqontaba.inshallhu. Wll su aal ayan raba inan kuwaydiyo.
@hiboyonis938
@hiboyonis938 Год назад
Mansha Allah tabaarkalah
@salmamuse9298
@salmamuse9298 2 года назад
Boobsiskaaga waa aaad Abyo tartiib no fahansii and keep going
@simanmaxamed562
@simanmaxamed562 2 года назад
codka ayaa racin lahed🥰🥰🥰🥰🥰🥰👌👌
@halalpolice7544
@halalpolice7544 2 года назад
Jasakalaahu Khayr xabiibti
@halalpolice7544
@halalpolice7544 2 года назад
Abaayo cake hoose before decorating ka nasoo samee adigoo natusaya waxkasta Jasakalaahu Khayr
@nurasacid2814
@nurasacid2814 2 года назад
Masha Allah tabaarakallah ❤️ 😍
@nurasacid2814
@nurasacid2814 2 года назад
Masha Allah 😍
@sucadabdi8516
@sucadabdi8516 2 года назад
Mansha Allah shukran wll suaal ado raliya hadi la adkeyo creamka miyu xumanaya
@yasmincookingchannel8789
@yasmincookingchannel8789 2 года назад
MsahAllah 😋👌
@halimaibrahim3059
@halimaibrahim3059 2 года назад
Mumsiga demi siloomaqlo hadalkaaga. Aad aad u fiican tahay, marka lagareebo mysiga aad ku furtay.
@anabchannel3670
@anabchannel3670 2 года назад
Asc abaayo xage ka baxadey
@saidahassan9845
@saidahassan9845 2 года назад
Vanilla da cream ka mku Dari kara waka hilmamay
@ayandaud8487
@ayandaud8487 2 года назад
Mnzha allah wa ice cream fudud oo la heli karo
@leylalaki535
@leylalaki535 2 года назад
Midkaa cadka ah o u dabeyo MA fahmi mxaa wye xppti
@aaminafarah
@aaminafarah 2 года назад
Mashalah you are so talented ilaahay hobo fiican but ku siiyay
@aminahussein-hassan522
@aminahussein-hassan522 2 года назад
Surbad cadas barbarooni lagumaba daro
@nimcojaamac6373
@nimcojaamac6373 2 года назад
Waa wshukran
@Ladanjaamac7649
@Ladanjaamac7649 2 года назад
Masha allah
@himocabdi8306
@himocabdi8306 2 года назад
Waan cusbahay janalka maantaa kusoo biiray waxaan rabaa creamkaan meel lagu iibiyo muqdisho inla ii tilmaamo mahadsanid wlshay waana kula socon doonaa insha allah
@esrasulub6405
@esrasulub6405 2 года назад
Tolow inantan Mxa ku dhacay wn jecla videoyada
@ikraanluul7187
@ikraanluul7187 2 года назад
Wllo calour aad is ticmaasho si fcn noo tusi magac yadane noo soo sheeg isoo jwb wllo
@Panjsheri001
@Panjsheri001 2 года назад
Best one ☝️
@abdinaasirahmed3077
@abdinaasirahmed3077 2 года назад
Koobkan aad waxku shiidayso xageenka helaa magacoosa iisoo qor
@nastehomahdi5199
@nastehomahdi5199 2 года назад
Maaha allah
@nastehomahdi5199
@nastehomahdi5199 2 года назад
Muqalada nucana noso badi qaali
@nastehomahdi5199
@nastehomahdi5199 2 года назад
Gulayso abaaayo noso badi muqalada nuucana