Тёмный
SUMAD Somali TV
SUMAD Somali TV
SUMAD Somali TV
Подписаться
Magacaygu Waa Cabdiraxmaan Jumba, Suxufi ka hawl-gala Warbaahinta Madaxa-bannaan ee Somaliland. Halkan waxaan idinkula wadaagayaa Warar, Warbixinno iyo Muuqaallo kale oo Xiiso Badan.
Sidoo kale, waxaad igala socon Kartaan Boggayga Facebook:

facebook.com/Abdirahmanjumbo.

Haddii Aad Halkan Ku Aragto Muuqaal aad leedahay Oo aan isticmaalay, fadlan igala soo xidhiidh ciwaankeyga Facebook iyo WhatsApp.
Fadlan Ku soo Biir Jumbo Media oo Subscribe Saar si aad u noqoto Qofka u horreeya ee hela Muuqaallada.

Комментарии
@walaaljecelchannel7315
@walaaljecelchannel7315 10 минут назад
Somaliyeey......illah dartiis haloocawiyo kiiwax alle siyaay ..
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 21 минуту назад
waxaa xusid mudan incaruurta muusa biixii lookeenay gaal caataysiiya oodharagta karida meesha maamadan danteeda kucabirayso gabay murtiyeed
@fartunmataan536
@fartunmataan536 30 минут назад
Plz numberkeeda soo qor😭😭😭😭😭😭😭
@fartunmataan536
@fartunmataan536 33 минуты назад
Hooyo daan numberkeeda plz soo dhig a markaad wareeysaneeysaan sidaa loo caawiyo Please hadaad tihiin kuwa soo duubey ku noqda oo markale k soo dubaii sideey numberkeeda noogu sheegto agoontaas waala caawin lahaaa
@mascuudsacdi
@mascuudsacdi 57 минут назад
لا حول ولا قوة إلا بالله
@Mrmjxirsi
@Mrmjxirsi Час назад
Ilaahaye ha ku caawiyo
@hodanaxmednuur2858
@hodanaxmednuur2858 Час назад
Ale hakuguxafido umadan haku sikhro
@nimoahmett9299
@nimoahmett9299 Час назад
Maashaa allaah Allahu akbar waa hooyo iimankeedu sareeyo Alle sw waxa u waydiin in awlaadeeda u barakeeyo oo xajka iyo xaramka kuwp geeya ka Oo adduun iyo akhirba anfaca iyada iyo aabahoodba iyaguna garab isu ahaada alla haka dhigo runtii waa hooyo cajiiba hooyo kasta oo soomaliyedna sidaa uun weeye 😢
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Час назад
Ilaahay ha kuu xafido
@abdicasismaxamed2172
@abdicasismaxamed2172 Час назад
Hooyo aleh haku barakeeyo
@LoulaAhmed-vl9ez
@LoulaAhmed-vl9ez Час назад
Halacawiyo wa hoyo gobe masha allah
@Cabdisamed0904
@Cabdisamed0904 Час назад
Thanks maamo .
@maxamuudaxmedmuuse3407
@maxamuudaxmedmuuse3407 Час назад
❤❤❤HOOYO GOB AH OO IIMAAN WANAAGSAN .HOOYO ALLE KUMA DAYACAAYO.ALLE WUXUU KU ARSAAQAYAA NIYADAADA FIICAN. INSHA ALLAAH ISAGA AYAA UMADIISA KUU SAKHIRRI. GABAYGAAGA DUCADA AHNA ALLE HA KAA AQBALO. HOOYO ALLE HAKU ASTURO AWLAADAA ISAGA AYAA CID LA BARYO UGU SAREEYA UGUNA GACAN WEYN. HOOYO AAD IYO AAD TUSAALE UGU AH DADKA AAN HAYSAN GARAB AAN ALLE AHAYN.MUDANA. IN AY HOOYOOYINKU KU DEYDAAN
@cagtakahooscadaawahasoomaa5735
Allaha caawiyo, hooyadaas iyo caruurteeda
@AmedCabdulle
@AmedCabdulle Час назад
hooyo yadaas ilaahow farj ufur
@fauziahussein565
@fauziahussein565 2 часа назад
Ilaahow ciyaalkas iyo iyo hoyadood xafid Amin yaa rabi
@khadijoabdi8994
@khadijoabdi8994 2 часа назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 😢 subxanalah. iLaahayoow. Caawi hooyoyinka somaliyeed. Meel walbo. oo eey. Jogan. Kuba. Ubadka. u dhalneyna. fahansii. in aan ehel u nahay.
@ilhamdahir9915
@ilhamdahir9915 2 часа назад
Allah ha xafido hooyada danyartah 😢😢😢
@khadijoabdi8994
@khadijoabdi8994 2 часа назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 😢 subxanalah. iLaahayoow. Caawi hooyoyinka somaliyeed. Meel walbo. oo eey. Jogan. Kuba. Ubadka. u dhalneyna. fahansii. in aan ehel u nahay.
@user-lp2ob7ue5t
@user-lp2ob7ue5t 2 часа назад
😢😢😢😢😢
@ashamohamed8968
@ashamohamed8968 2 часа назад
Mashaalah
@KifaaxSiciid-jo2no
@KifaaxSiciid-jo2no 2 часа назад
Alle kula koriyo ubadka hooyo mcn, allena ha kaalmeeyo hooya kastoo ubadkeeda u dadaalaysa. Waxaan rajaynayaa inaan aniga iyo dadka kaleba number keeda helno Insha Allah ❤❤
@kleinemannetje7669
@kleinemannetje7669 2 часа назад
Alaha kulo koriyo abaayo
@IbraahimAdam-k1f
@IbraahimAdam-k1f 2 часа назад
Hooyo Alle ha ku barakeeyomacaan❤❤❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 часа назад
ALLOOW U aqbal
@AbdirahmaanIsmaaciil-zi2hi
@AbdirahmaanIsmaaciil-zi2hi 2 часа назад
Ax waar numberkeeda isoo dira
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 часа назад
LAA XAWLA WALAAQUWWATA ILLAA BILLAAH ILAAHOOW ADIGAA NAXARIIS BADAN❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khadrasiciid4044
@khadrasiciid4044 2 часа назад
Allayaw caawi😢😢😢😢😢
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf 2 часа назад
Masha Allah waa hooyo aad u qiimo badan ilahay waxaan uga baryayaa in ilahay caruurteeda ku simo waxtarkooda mustaqbal fiican ayaan u rajaynayaa hala caawiyo hooyadaa walahi qalbigayga ayay taabatay 😢😢😢
@SG-wk3is
@SG-wk3is Час назад
Aamiin yaa Allah
@naciimaomar6654
@naciimaomar6654 2 часа назад
Allah hawgargaaro hooyadan 😢😢😢 waan dareemi kara xanuunkan 1992 waa halkay hooyaday taagnayd maalintaanu kornay ee Allah naga dhigay dad ayaanu dad yeelanay walaal numberkeda soo qor fadlan
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 часа назад
ILAAHOOW RIYADEEDA U RUMEE, ALLOOW ADIGAA QAADDIREE
@mohamednur1696
@mohamednur1696 2 часа назад
ILAAHOOW U GARGAAR, ALLOOW ANIGEY DEEQDAADU BADAN TAHAY❤😂
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 2 часа назад
Ilaahoow u kaalmee hooyadaan oo irzaaqada waasac uga dhig oo xafid iyada iyo ilmaheedaba
@faisalasis8062
@faisalasis8062 2 часа назад
Asc Walal numberka maamada?
@iftin2024
@iftin2024 2 часа назад
Hooyadaa numberkeeda fadlan soo qora
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 3 часа назад
Maashaaallaah Tabaarakaallaah illaahay ha kuu aqbalo ducadaas. Allaah ha kuu kaalmeeyo.
@FarahHassan-fp9tr
@FarahHassan-fp9tr 3 часа назад
Hooyo oodhan Janadii Firdhoowsa ALLAHA geliyo
@nature1747
@nature1747 3 часа назад
Allow bin’aadam hay baahsiin. Amiin Ya Rabi.
@nature1747
@nature1747 3 часа назад
Qabiil waxaad tahay markaad wax haysato, markaas aad qaraabo iyo qabiil yeelanee. Dadka qabyaalada ku waashay ha ku tusaale qaataan!
@anabmohamed344
@anabmohamed344 3 часа назад
MAXAAD LANBAŔKEEDA U SOO GALINWEYDEY
@user-kq9fb9iy8d
@user-kq9fb9iy8d 3 часа назад
Hiney reer mirqanland bilahaqliyihin sida kugarta nacasin ethiopia hixtirafey kusineysow mey gajada kagabaxdow oo hey oromadan tugsaneysa shaqahabur husameysow maskin ina mirqanaland shariyadan oromadaha miyad micin modey I feel sorry for U doqonow ina mirqanow ethiopia naaf kumaheysey waxey raban hiney gabdaha hidinkakufsadaney wax fahma mirqanow oo Somaliwey aa kabixina doqomayahow
@ifrahistaahil9152
@ifrahistaahil9152 3 часа назад
Amiin 😢😢😢😢😢
@user-qm5jf6rj4r
@user-qm5jf6rj4r 3 часа назад
waa funny inaderkay
@nimomuhumed9917
@nimomuhumed9917 3 часа назад
Waar isaqxii mee
@spread-peace-kindness
@spread-peace-kindness 3 часа назад
Maa sha Allah saabirad weeye Ilaahay SWT yada iyo caruurteeda daayici maayo
@SomalilandHargeisa-of5ng
@SomalilandHargeisa-of5ng 3 часа назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@madinodiriye4927
@madinodiriye4927 4 часа назад
Illahay hakuu xafido hana kula koriyo caruurta hana kuu barakeeyo illahay idenkii
@yaxyebashar8020
@yaxyebashar8020 4 часа назад
Waayo ahlu diin ah ixtiraam badan hooyoy dar alle ayaan u soomanahayee alle wax barako iyo kheyr leh alle haku siiyo adiga iyo ilmahaagana kuwo harkooda la imaado alle ha idin ka dhigo hooyo
@sahra6279
@sahra6279 2 часа назад
Allah swt spontan aad dartii u soontay Janno ha kugu bedelo abaalkaaga aduunkana nolol wanaagsan oo allah raali ka yahay ha ku siiyo ana Allah dartii iigu soo ducee ducads qaybka waa la aqbalaa inuu Allah diinta ii fududeeyo awlaadana Allah kuwo baariyiin taqiyiin ah iiga dhigo
@sareedo8184
@sareedo8184 4 часа назад
Masha allaah hooyo allaah haku caawiyo waa kuwii xajka ku gayn lahaa❤
@Saifiyacumer
@Saifiyacumer 4 часа назад
Maamada nambarkeeda soo sheeg