Тёмный
IFIYE HD
IFIYE HD
IFIYE HD
Подписаться
Ku soo dhawaada Kanaalka IFIYE HD. Halkan waxaan kugula wadaagi doonaa Muuqaalo iyo Warbixino ku saabsan Bilicda, Horumarka iyo Wax-soosaarka Dalka.

Nagala soo xiriir
WhatsApp +252619726666
Email: ifiyedigitalpro@gmail.com
Комментарии
@muudhuu
@muudhuu Час назад
Keep going sxp sare
@muudhuu
@muudhuu Час назад
Maasha ALLAAH
@wolfpubgyt7513
@wolfpubgyt7513 День назад
Soomaali alaw israaci
@nasirabdalla8811
@nasirabdalla8811 2 дня назад
Hadii aan deeganadan hore logu faaiideysan hadaba daba qabad beyledahay jiilka hada joogo iyo kuwa imaan doona hahaha five-story. Hadii qofkasta ama jiilkasta ay tiraahdo aan waxba ja qaban weiligeed isma bedeleyso ee sidaan uun bey ahaan.
@buraale134
@buraale134 3 дня назад
Mashallah
@amirakazi2366
@amirakazi2366 3 дня назад
Would someone please summarize in English JazakAllaahu Khairan
@maxaacusubchannel2176
@maxaacusubchannel2176 3 дня назад
Aad baan kaaga mahadcelinayaa walal qaaliya inaad nala wadaagto waayihii hore ee uu dalkeenu kusugnaa iyo haraadigii kaharay si aan niyada ugu dhisano allow dalkeena ukeen madax caadil ah inshallah waan kaasugeenaa
@AbdulganiMohamudBarre
@AbdulganiMohamudBarre 4 дня назад
masha allaah sxb habka cajiibka ah aad inoogu tabinayso iyo sidaa duubista iskula socotaan ayaa ah hab cajiib ah masha alaah guuleeleyso bron
@DriveToSuccess-
@DriveToSuccess- 4 дня назад
Siyaad barre dal wuu dhisay dhan waliba sumcad iyo wax qabadba balse calooshood ushaqeesta yaasha iminka joogaa ee jaqaya dhiiga yaga hadaanan iska qaban dhalinyaroow dalkeenaan quruxda badan itoopiyaan ayuu u dambeen
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 5 дней назад
Allah yarxam SIYAD Barre he built the country but unfortunately it is being destroyed by mobs idiots who are unable to fix what they destroyed let alone rebuilding.what a pity
@user-id8kq4rr6h
@user-id8kq4rr6h 5 дней назад
Ala maxaan banooni kudheelay hoostooda
@saynabmoamiin3634
@saynabmoamiin3634 5 дней назад
Éthiopia ayaa dhisan doonta malin dhaw
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 5 дней назад
Very sad 😭
@hirsifow2183
@hirsifow2183 5 дней назад
Tuugtii USC ineey scap ahaan u qaateen ayaan moodey
@maxamedsheeq9599
@maxamedsheeq9599 5 дней назад
Waxaan Ku arkey Baydhabo xaafado kamid ah zaa,I'd ayuu iga baxaa weliba waa lacunaa aniga ayaa cunijirey merihiisa markaan yeraa dhadhankoodana waa Dhamaan iyo macaan isku dar ah weye
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 5 дней назад
Waxaan aad ula yaabay oo sawirka iiga muuqdo, Baddii Liido iyo tii Calanleey oo isku darsami rabo oo aay Dekeddii Kismaayo Jasiirad noqon rabto! Runtii waxaa u dhexeeyey dhul weyn oo sida muuqato aay Badda cuntay, khaasatan dhanka Liido!!! Waxaa iigu dambeeysay 1991kii
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 5 дней назад
Xeebtan Liido ee Kismaayo waa meeshii aan dabaasha ku bartay waayo waayo! Waxaan xasuustaa Haamahaas Shidaalka oo wada qurxoon oo marka haraaga wasakhda laga nadiifinayo dhawrkii biloodba mar xagga Badda u butaacin jiray haraaga Shidaalka. Taas oo sababi jirtay in maalmo xeebta lagu ciyaari waayo, inkasta ooy Badda dhaqso nadiifin jirtay! Adduunow xaalkaaga wakaa!
@CabdulaahiMaxamedhirsi
@CabdulaahiMaxamedhirsi 5 дней назад
Wad ku mahad santahy zxp xoga naga qarsan inaaa nalawadag tid thanks ❤
@user-hh6hx3rq6h
@user-hh6hx3rq6h 10 дней назад
Dadkeena somalida a aqaan waxa ka qaldan wlhi bal u fiirso qabriyada dhismayaasha ay u dhiseen oo tariiqiga ah oo intas qarni taagan halka dada nool aysan wax qasri ama dismo tariiqi aysan dhisan dhamaan dhulka somalida waa sidaa waxad arkaa qabri intaas qarni jiro ooo si adag loo dhisay lkn dhismo adiimi ah ma arkeysid iska daa kuwa dagalada burburiyen magaloyinka an dagalada ka dhicin xita ma jiraan Dad reer miyi ah baan nahay wlhi bnnka jiifto
@Xmq30
@Xmq30 11 дней назад
Music name
@beautyofislam8253
@beautyofislam8253 13 дней назад
Masha Allah.
@hkayir916
@hkayir916 13 дней назад
Fuck 😂somalia 😢😢😢😢
@SiyaadBarre-o7r
@SiyaadBarre-o7r 15 дней назад
Wllkey alaha ku sharfo❤
@queenisma633
@queenisma633 16 дней назад
Waligey isma dhihin adeerkey jeylan ayaad RU-vid ka arki tonda waan u xisay jula wlhi illahow nafta haiga qadin anigon jula tagin
@queenisma633
@queenisma633 16 дней назад
Thanks bro adeerkey jaylan bakari 20 Sano aan arkin ayaan manta arkay ninka warbixinta ku sinayo waa adeerkey abahey la dhashay waan ilmeyaay wlhi ilove you adeer jeylan bakari ❤❤
@hassanmohamedabdi6459
@hassanmohamedabdi6459 18 дней назад
Isolo Servendi waaye bro
@cabdisalansugulee-wq9nl
@cabdisalansugulee-wq9nl 19 дней назад
wiilkaan hala gaarsiiyo meel sare insha allah
@cabdisalansugulee-wq9nl
@cabdisalansugulee-wq9nl 19 дней назад
si fiican loo calaajinaa
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484
@maxamedmaxamuudsheekhdaahi1484 19 дней назад
Kisimayiyu😊 Magaca miyaan saxay tolow
@superfun1819
@superfun1819 19 дней назад
Subhanalaah aaabeeso
@mussejama311
@mussejama311 20 дней назад
Geedahaan dadka gaadhsiiya inaan la jarin.
@meml7569
@meml7569 20 дней назад
Sxp dadka adiga wareesanaya adga u jwbaya hdlka ka sug dadka❤
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 20 дней назад
Waa meel aad u fiican .
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 21 день назад
Ma bardaa mise waa higlo.
@ilyaas2000
@ilyaas2000 21 день назад
Markan yaraa Juula jawaay ayaan maqli jiray ma iyadii baa oo magaceeda lasoo gaabiyey sxb thanks
@kherowbisharhassan7055
@kherowbisharhassan7055 21 день назад
MashaAllah 💞
@sarahgawdan2215
@sarahgawdan2215 22 дня назад
Pourquoi en Arabes..?? Somalie n’est pas Arabes..??
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 22 дня назад
😂😂😂😂😂
@halimahilowle9987
@halimahilowle9987 22 дня назад
Waa okey lkn Bac iyo caag no
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 22 дня назад
Dadkaan Calaa Aqal Waa In Lagacaawiyaa Waxsoosaarkooda waayo Sidan Marna Waakurafaadsanyihiin, Marna waakuqatanyihiin.
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 22 дня назад
Dadkaan Waa In lacaawiyaa OO waxloo aruuriyaa Si Looguhelo , Biyo Ceel iyo Masjid iyo Ispital, iyo kaalin Koronto. Waa In Dabaruc loosameeyaa. Shirkadaha iyo Dadka Shacabka . Waa Haddii Aan Nahay Umadda Somalida ku abtirsato . Inaan Iska Dhaafno Qabiilka iyo Quraafaadka Aan Iskuhaysano . Waa Inaan Ilaashanaa Dhulkeena.
@user-xm3vz1zu7w
@user-xm3vz1zu7w 22 дня назад
Saciid Barqash Saa Umafoga ..laakin Shuyuukh Badan Baa Kuduugan.
@hibo7569
@hibo7569 23 дня назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-jl5tz9ci4q
@user-jl5tz9ci4q 23 дня назад
Masha allah quruxda soomalia
@abdinooran67
@abdinooran67 24 дня назад
Waxaan kula wadaagayaa in lafaha miraha yaaqa laga sameeyo chocolate ka.
@BalqiisaMuuse
@BalqiisaMuuse 11 дней назад
Shukran
@warfaa_soysoy
@warfaa_soysoy 24 дня назад
Soomaaliyeey aan Cawaanimada iska deyno oo dalkeena quruxda badan nabad iyo horumar u horseedno😢 Jaziiradan oo kale million dollars baa asbuuc walba kasoo xaroon lahaa dalxiiska iyo ganacsiga
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 24 дня назад
Waxaan ku arkay gobalka gedo sanadkii 2000 markii iigu horaysay oon yaaq arko
@caliyacbqadir2732
@caliyacbqadir2732 24 дня назад
Oo maxa qaldan wa somaliye sidy somali ugaranyn somali waa dal dad waayey
@NASTEXAAXMADCALI
@NASTEXAAXMADCALI 24 дня назад
Please nalawadaaga SIDAAN aan ku iimaan karno halkaan qaab dalxiis ahaan😮❤❤❤❤😊
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 25 дней назад
Mahadsanid, bal geedaha kalana nabar, oo yaa la jarin Geedaha.