Тёмный
KOBCI
KOBCI
KOBCI
Подписаться
Channel kan waxa loogu tala galey in lagu tageero jiritanka Qoysaska Somaliyeed. waxanu rumeysan nahay Qof wanagsan, waxa u dhiisa Qoys wanagsan, Qoys wanagsan na waxa ka dhaasha Bulsho wanagsan. inshallah waxad ka heeli doontan video, nasixooyin. halku dheegenu waa " Miraha qoysku beeru ayeey bulshado goosata" fadlan booqo booga an ku lenahay facebook facebook.com/kobcintaqoyska
Комментарии