Тёмный
Banaadir Channel
Banaadir Channel
Banaadir Channel
Подписаться
SUBSCRIBE TAABO NAGU SOO BIIR

Комментарии
@user-wr6dl6dc1d
@user-wr6dl6dc1d 2 минуты назад
Nio qararac baa galaysa mardanbe kuwaan ideecado da haa kasohadlin SiihK Sariihf😅
@deeqa1745
@deeqa1745 3 минуты назад
Mansh Alaah ❤
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 5 минут назад
Been maaha lacag aan canshuur ahayn oo dhan 4.5$ per kg inuu qaato Xasan Sheikh waa la hubaa.
@user-os2vl7fq5n
@user-os2vl7fq5n 29 минут назад
Madaxweeyne shiikh sharing dhabta kahadal dalka maanta Measham uumaraayo ahadaan ilaahay badbadiyo mooyee waxaa mansuulka ah abgaal ooadigu uguhoorayso xilqabto
@yusufahmed1917
@yusufahmed1917 33 минуты назад
Shariif sh mundane madax Wayne hore maad kahadashaan amxaarada isgasoo qulqulaysa dalka bal maxaa lalajoogaa umadoodhan dawladase ma alshabaab kaliyahaa maxaa lagu wada hadli dalkiiba lalawareegye anigu waan yaabanahay wuxuu yiri waxaan day makaasuu yiri adigu waxa kasokeeya day waayaab iyo yaabab madaxda oodhan amxaarada ma kabaqaan war dimuqraada diina ma qaane milatariga iyo culimada udhiima
@mahadhassan9757
@mahadhassan9757 44 минуты назад
Waa ruuntis mahadsanid madaxweyne
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 58 минут назад
Ma ahan reer siyaad bare in ay dhacayaan dhul aysan laheen dhulkoodii ay xaqa u lahaayeen ayeey soo doonteen maxkamad ayaa soo xukuntay ee dadka idinkaa ka iibsateen dhulka u celiya dadka lacagahooda aad been kaga qaadateen tuug baad tahay ee dadka lacagtooda u celi adigaa dalaal ka ahaa dadka dhul aadan laheen ka iibisaye
@ibraahimmahamud5148
@ibraahimmahamud5148 59 минут назад
Reer muqdisho iyo hirshabelle shariifow kuma baahnee meel naga fadhiiso , dalka maanta maalin ey uga wanaagsanthy sooma marin , intaa joogtey weligaa deegaankaaga waxba kuma soo siyaadin , qarax iyo Bala uun baa lagaa dhexley raggan shabaab maanta umadda halaagayaa adiga gacantaada bey kusoo bar baareyn marka nin fashilin baad thy
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Час назад
Maasha madaxweyne dalka iyo dadkiisa u turaya oo la tashanaya. Noolow madaxweyne Shiikh Shariif.
@nasteexofarah9957
@nasteexofarah9957 Час назад
Markii iigu horeysey oo aan maqlo madaxweyne Shiikh shariif oo qudbeenayo waxaan hal qodon ka xaqiijiyeu madaxweynaha in waxa uu sheegayo iyo qalbigiisu wada socdaan Wayne wada socdaan Ilaaheey ha ku barakeeyo. NINBAA WIXIU YORI laf iyo dhagax yaan isla waayey.Shiilh Sharif iyo Farmajo oo u wada shaqeynayo aida somaliyeed.Madaxweyne iyo raisu wasaare.Nooloow shiikh shariif
@mahdibihi5095
@mahdibihi5095 Час назад
Shariif qayr ILLAHAY hakusiiyo INSHA ALLAH
@rashkaarow45
@rashkaarow45 Час назад
WXaan sugnaaba waa iney Damujadiid dilaan Madaxweyne hore Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed.. Geelle ha laga dajiya duudka Xasan Sherkh Maxamuud. . Allaw ma u digay
@fartunqxttrrmohamevvaad
@fartunqxttrrmohamevvaad Час назад
Alow ka soo badbaali will Fareed ah waayo
@caashaahmed9922
@caashaahmed9922 Час назад
Adigaba Dowlad diidka waad ku jirty ma ilowday Thumma Thumma waLLahi!
@bazeera5520
@bazeera5520 2 часа назад
Marki nin qori sita nin kalo qori sita uu damco inuu maquuniyo dantiisa.waxaan dhiig ,qax iyo dhaqaalo burbur ahayn lagama helo.marka caqlilaawe candhuuftada dib u liq oo dadka ha qixin.ka waantow. Tii 91ki fadku qoryo ma wada sidan laakiin dagaal dhaca maanta waa qiyaame run ah War ka joog kan hunguriga dadka qoryaha isugu dhiibaayow. kuwi wadanka afgambiyey qaarna wali was soo taagan yihiin qaarna dsdki naarta ahaa oo ay ka tageen ba jooga.shartooda bur iyo biyo allah haka dhigo.somsliyey jooja dagaalka cadow jabkernu farxad u yahay baa nagu hareeraysan haddaan dadkaugi iyo dhaqaalahaygi dhaawaco maxaa inoo haray kaan u carari laha wa adiga kaad uso carari lahayd waa aniga kii ii hilin laha wa adiga kii u jiilin laha wa aniga.marka xal hala raadsho
@user-ek8ig4hp9r
@user-ek8ig4hp9r 2 часа назад
Shariif.waxaadkahadashey.waxloobaahanyahay.okey
@batunmohamud1238
@batunmohamud1238 2 часа назад
Shariif waanu ku dooranay💕😎✅
@abukarabdirahman6430
@abukarabdirahman6430 2 часа назад
Bravo Sharif
@shukrilibax
@shukrilibax 2 часа назад
Guuleyso mw sharif 👍🌹 Ilaahow xasan haka qabto shacbka somaliyed amiin yaa allaha 🤲🤲🤲
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 2 часа назад
Maashaa allaah shiikh shariif guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤
@isiri.2835
@isiri.2835 3 часа назад
WADANKA YAAN SHAKHSI LAGU HALAYN MUWAADINIMADU SAAS MA AHA WAA IN XAAFAD WALBA NDIFAACATAA CARUURTEEDA IYO SHARFTOODA IYO DALKOODA HADAL WAX DARIMAYO DHIIG UNBAA KU XIGA. HADDII AAN WAXNLAGA.QABAN
@isiri.2835
@isiri.2835 3 часа назад
Waa in Bagastasn dalbanaa iyo Kuwa.Daroogada keena masiibo Illaahay haku rido Dawlad ogol Daroogo ma le
@boolocadey4661
@boolocadey4661 3 часа назад
SHEEKH SHARIIF ADOO MADAXWAYNE AH BADII AAD GADAYEY HADANA AAD TIRI MA OGI HA IWAYDIININA FARAMAAJO OO NIN WANAAGSAN BAAD KU TILMAANTEY WAX AAD ADIGU KEENTEY OO MICNO LAHAYN MARKUU DALKII HAGAAJIYEYNA WAAD KASOO HOR JEESATEY , ADOO WADAAD AH BAAD TIRI SEDEX MAR BAA LA II WAYDIIYEY INAAN GACANTA KA SALAAMO HILLARY CLINTON AAWAY DIINTAADII SOOMAALI KA HOR LEEXO XASSAN DHIIQO WAAD GARAB ISTAAGTEY SHACABKA MEESHUU XASSAN CULUSOOW GURGUURTE UU DHIGAY ADIGAA MASUUL KA AH IYO KUWII KALEBA UMADA WAAD KA SHAQAYSATAANE UMA SHAQAYSAAN.
@isiri.2835
@isiri.2835 3 часа назад
Masiibo shisheeyaa oo Ciyaha iyo Ilkaha ku diriraya baa nahaysta Ciidanka Uganda kaliya bay rabaan in siiyaan Lacag say u joogaan Muslim uma rabaan Saaliiya Itoobiyaan rabin iyo dacaayad bay wadaan
@jamaaden636
@jamaaden636 3 часа назад
Sheekh shariif khayr allah ku siiyo laakiin mooryaan wadaniyad malaha ee inta hartay ayey boobayaan waa sida xawaanka oo kule
@maxamedadan5665
@maxamedadan5665 3 часа назад
Shiikh shariif shiikh axmed waa halyeey soomaaliyeed ,iyo maxamed c,laahi farmaajo labadooda ayaa wadanka badbaadin kara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yareomar4564
@yareomar4564 4 часа назад
Somaliya iyo nabad kala dheer, wayo kuwa madaxda isku shego wadani mahan boob iyo dhac dangud iyo xaraash Qaran
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 4 часа назад
Waa yaab xamar maxeey karabaan wariyaasha yarabi
@YurubAli-nr1dl
@YurubAli-nr1dl 4 часа назад
Morgana ma xishoodaan
@ashasangbe9449
@ashasangbe9449 4 часа назад
Sh Sharif sifiican u hadashey adiga hadii lugu door to kudadaal waxaan oo dhan aad sheegtey inchaa allaah
@abdirisaaqshire2128
@abdirisaaqshire2128 4 часа назад
Araalow dantada maaaqonsatid
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 5 часов назад
asagu xasan maxuu ka dhex raadinaayey markuu jaziira fadhiyey 5 sano uu dhalinyaro caguhu gosanyihii gacani goan tahy soo galinaayey magaalada muqdisho uu lahaa ciidanka weerara ma quraan ayuu ku akhrinayey xamar mise wuu duminaayey iyo dowladaba
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 4 часа назад
dameer caqligiisu waa dameer
@AbdiAhmed-sb5ow
@AbdiAhmed-sb5ow 5 часов назад
Stop making noise because you were opposing and insulting the previous government. So you are making noise every year?
@user-no3xo8xj9t
@user-no3xo8xj9t 6 часов назад
SOMALI ISKU AABO MAAHA , II SHEEG AMA ISKU ISIR MAAHA , WAA REERO WADAMADA WADA DEGA AMA DHULKA , WAXAY WADA WADAAGAAN AFSOMALI OO KELI AH , DHAQANKA DAD IYO DIINTA DAD. BADAN O AFRIKAN AH AAN WADA WADAAGNA , WAXAA DAD HADLAYAA NIN WALBA QABIILKIISA IYO DANTOODA HADANA BEEN U SHEEGAYAA CALOOSHIISA QABIIL IYO NACAYB AA KA BUUXA
@user-no3xo8xj9t
@user-no3xo8xj9t 6 часов назад
BEENAALE , WAX SOMALIYEEEEED MA JIRO NIN KASTA QABIILKIISA IYO DANTIISA U NOOLYAHAY QOFWALBA SIDAAS A AMINSANYAHAY XATAA ADIGA A AMMINSAN
@yussufali1337
@yussufali1337 9 часов назад
Lafa ruug haduu ogaaden tagay maxaa dhul isaaq hadhay aduguse xageed gaadhay waa suaal
@user-gr6gu8bs6q
@user-gr6gu8bs6q 10 часов назад
Ca
@Faaqiddari
@Faaqiddari 11 часов назад
Puntland guulguuulguuul
@user-gm8mx8hy1h
@user-gm8mx8hy1h 11 часов назад
Mahamed ahmed
@AbuMohammad-ti6fi
@AbuMohammad-ti6fi 12 часов назад
😂😂😂😂😂😂😂
@CaliRaage-kg5bz
@CaliRaage-kg5bz 13 часов назад
Caawa caabudwaaq 1.500.000$ oo false ah ok laga reading sharpshooter iyo pastoladp kaliya
@rashkaarow45
@rashkaarow45 13 часов назад
Reer Siyaad Bare ma sheeganayaan dhul ayssn lahayn . Mooryaanoow isku xishoo . Mooryaan waji bir ah . Xaaraan ku kor .
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 14 часов назад
Huuhaa😂cabsi cabsi waa ka daaleen shacabku ethopian cadowgeena maaha xassan sheikh baa ah
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool 14 часов назад
Xasan shiikh iyo qoor qoor waxaa gardaran xasan shiikh waayo maamulka waxaa ka madax ah qoor qoor in lagu dul maamushana caqligu ma ogala waxaa ku dhacay xad gudub taasi waxay cadeyn u tahay hubku inuu duulaan ku ahaa qoor qoor ka dib beelaha hartiga .mareexaan ka .level kasaha ujeedada looga qariyey Mr qoor qoor ayey Tani cadeyn u tahay Marka nasiib wanaag waxaa so kadi's ah ilaahay ugu gacan galiyey beesha mareexaan badbaadana u noqotay qoor qoor iyo dhamaan beelaha aan soo sheegnay hadaba hubkaani ma ahan hubkii dalkaan Laga isticmaalaa jirey somaaliya waxaanse UGA digayaa xasan shiikh in uusan isku sayin inuu Hal talaabo dhankaa uu u qaado waayo waxaa lagu soo af jari doonaa dad badan oo soomaaliyeed saxna ma aha hubkana ilaahay xagiisa ayuu UGA yimid beesha wanaagna xasan shiikh horey uguma sameynin balse wuxuu xad gudubyo badan ku sameeyey beeshaasi Marka xasan ceelna uma qadna cidna uma maqna wakaa xasan shiikh
@abdikhadirfarah7415
@abdikhadirfarah7415 15 часов назад
Hadalkaan baba lagu xiri karaa wayo garsoorkii buu tuugo ku sheegayaa
@alshifa2673
@alshifa2673 15 часов назад
Maanshaallah waa aabe soomaaliyeed oo wadaniga guuleyso cadowga soomaali aalle ha inagaqabto cadowga oromo itoobiya waa cadowga xun
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 15 часов назад
kkkkkkkkkk kuwani daawlad maaha waa mooryaan xamar katalisa meelkale amar koodu kama shaqeeyo
@abdifatahaden6414
@abdifatahaden6414 15 часов назад
Ethiopian camal aa looo aqrinayaaa quraaanka 😂
@11naa44
@11naa44 15 часов назад
Xasan dadka ciyaal umaleeya
@KuuloowYare
@KuuloowYare 16 часов назад
warheedhaha meesha barlamaan majiro waaaaaaaa tuug ah halalaayo barlamaankaan hadajiro kuwakale oo xalaal ah ayaa waxaa barlamaan xalaal ahkenaayo mudane madaxweeyne maxamed cabdulaahi farmaajo nawad iyo nalol❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤