Тёмный
somalia media News
somalia media News
somalia media News
Подписаться
"Waar" Deg" Deeg" Ah".
14:37
16 часов назад
"Waar" Deeg Deeg Ah."
47:01
22 часа назад
"WAAR" DEEG DEEG AH."
50:01
2 часа назад
WAAR" Deeg Deeg Ah."
18:01
2 часа назад
"Waar" Deeg  .Deeg Ah."
12:01
2 часа назад
"Waar" Deg  Deeg Ah."
50:01
4 часа назад
Waar Deeg Deeg Ah.
13:33
4 часа назад
"Waar Deeg.  Deeg. Ah."
21:08
7 часов назад
WAAR DEEG DEEG AH.
16:01
7 часов назад
"Waar" Deeg  Deeg Ah."
34:01
7 часов назад
"Waar" Deeg.  Deeg Ah."
30:01
9 часов назад
"Waar" Deg  Deeg Ah."
14:22
9 часов назад
"Waar" Deeg Deeg Ah." 1, July 2024"
4:43
9 часов назад
"Waar" Deeg Deeg Ah".
33:01
12 часов назад
Waar Deeg Deeg Ah
24:01
12 часов назад
"Waar Deeg Deeg Ah".
13:16
14 часов назад
"Waar" DEEG. DEEG. AH".
25:01
16 часов назад
WAAR DEEG DEEG AH.
16:07
16 часов назад
"Waar. Deg Deg Ah".
20:39
19 часов назад
Waar Deeg Deeg Ah
31:51
21 час назад
Waar Deg Deg Ah
9:56
21 час назад
Waar Deeg Deeg Ah.
11:45
21 час назад
Waar Deg Deg Ah.
55:01
День назад
Waar Deeg Deeg Ah
24:14
День назад
waar Deeg Deeg Ah
30:01
День назад
Waar Deg Deg Ah.
18:01
День назад
Waar .DAAG .DAAG. Ah
19:01
День назад
Waar" Deg Deg Ah.
50:01
День назад
Комментарии
@Nuurah951
@Nuurah951 31 минуту назад
Waa xaqiiiq dowlado shisheeye ayaa dalkeena ku hardamaya.
@Nuurah951
@Nuurah951 32 минуты назад
Allaha ku xafido walal
@saidmussa6461
@saidmussa6461 6 часов назад
ENI AYAA LA YIRAHDA JAAHILYAHOW 7 SHIDAALKA SOO SAARA AYAAD NOO SHEEGEYSA FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RU-vidR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH
@abdiqaniosman2891
@abdiqaniosman2891 6 часов назад
Keep up the good work
@mr-kw6ry
@mr-kw6ry 7 часов назад
❤❤❤❤❤❤🎉
@siradhersi2273
@siradhersi2273 9 часов назад
Baare si xaq ah oo tifaftiran oo si fiican lo fahmi kaaro mawduuca aad ka hadleyso. Aad ban ugu faana qof soomaali ah sida fekerkiisu u balaaran yahey inu naga mid ah! 🙌🙏✌🏽❤️😘❤️😘❤️😘
@user-dv5wy9mr3v
@user-dv5wy9mr3v 12 часов назад
Beenaale
@abdihassan3637
@abdihassan3637 12 часов назад
Listen why do u insuit people
@calidaclood5205
@calidaclood5205 13 часов назад
ASC, WAXAA DAWLADU U DHAQAAQI LA,DAHAY QABYAALADA FOOSHA XUN.
@cumarmaxamed8253
@cumarmaxamed8253 14 часов назад
Xogta dhabtaa waa in Somalia ceelasha batroolka mareykan buu u sahansan yahay
@daudhussein4811
@daudhussein4811 15 часов назад
Mashallah my brother keep rising outstanding research 👏 we need more insights in the reality and the obstacles we face we must spread awareness especially our youths the future generations of Somalia 🇸🇴our youth are our future
@maxamedfarah2086
@maxamedfarah2086 16 часов назад
Thank you 😊
@mrjacjac
@mrjacjac 16 часов назад
shell ma ahan shirkad American ah iska sax macluumaadka (Royal Dutch Petroleum Company (1890); The Shell Transport and Trading Company (1897)
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 16 часов назад
Maskax bukta oo qabiil ka buuxo ayaa kugu jirta umada soomaali waa baratay anaga ha noo sheegin beentaada
@ummuisra6721
@ummuisra6721 16 часов назад
Maasha allaah eeddo xuseen keep going from Laascaanood
@pauljean-fm8xb
@pauljean-fm8xb 17 часов назад
Maxa ku qaasbay inu faarmajo iyo reersalwasarihisi xasan cali khayre uburburiyin ururki suuna waa jamaca
@HassanbolbolHassanbolbol
@HassanbolbolHassanbolbol 17 часов назад
Waa casimeda hamar waa dawledlahanta somalida badeey dhibtuna 91grub hirab iyo cassimada hamar adeyna somalie kagurin dawlede kadheer
@user-co3rr1jr7v
@user-co3rr1jr7v 17 часов назад
Maashaa allaah tabaarakallaah 🤲 🙏 💪 👍 🤝 👏 🙏xussein jaamac aqoon badane somaliyed illaahay caqliga aqoonta cimriga iyo caafimadka hakuu barakeeyo illaahay idamkiisa
@MohamedFarah-nu7eb
@MohamedFarah-nu7eb 18 часов назад
Hal wax uuqabtey shek bal
@user-rm9qp4fs3t
@user-rm9qp4fs3t 18 часов назад
Car Ina adeerkiis wax hakasheego aniga dhadgaxxadnimo
@AliMohamed-ro1qq
@AliMohamed-ro1qq 18 часов назад
@adamabdirahmang936
@adamabdirahmang936 19 часов назад
Wiiilow joooji daacayad
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 19 часов назад
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MOhamedOsmanFarah
@MOhamedOsmanFarah 19 часов назад
Mashaa allaah sifiican baad noofahan siisay
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 19 часов назад
Qatar waxay baaraysaa dhul beereed itobiya iyo sudan oo ay rabeen waxaa kaga hor martay emirates ....Qatar waxay rabtaa in ay soomaaliya iyo kenya ay ka hesho dhul beereed isku furan yacnii jubaland iyo kenya...shiidaalka soomaalliya wuxuu u xiran yahay maraykan siyaasad ahaan ayaa maraykanku u dirsadaa dawladaha muslimka ah sida Qatar turkey si ay u fahmaan soomaaliya
@user-zp5gw2yw8y
@user-zp5gw2yw8y 20 часов назад
Beenta naga daaya wax kharson ma ogide ilahey baa oge
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 20 часов назад
AXMAD DHUXULLE AYUU AHAA NINDEEGAAN KIISA ILLAASHADA GEESII DHULKIISA KUDHIMANAYA WEEYI LKN WAA LAFAHANSANYAHAY
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 20 часов назад
WAXANI WAA GOORMAY AHAÀYEE BERIHORE
@fuaadanaadan-tk1kb
@fuaadanaadan-tk1kb 20 часов назад
Wlhi waa been cad waxaa shegeso
@fuaadanaadan-tk1kb
@fuaadanaadan-tk1kb 20 часов назад
Wll aan kuu nastexeyo alaha ku abuurtay kabaq wlhi maanta maalin aan eheen ayaad ka shalanesa
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 17 часов назад
Adigu uun ha shalayn sababtoo ah waxaad xaqiraysaa xaqa iyo waaqiciga uu ka sheekaynaayo oo runta U badan marka wuu kaa fiican yahay oo dalkiisuu u xanuunsanaayaaye adigu yaad u damqatey?
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 21 час назад
Allaaah hakubarakeeyo maskax caaffimaadka qabta iyo waddaniyada aadku baartay CORRUPTION ADUUNKU KU HAYO HAYADAHA SOMALIYA
@AbdullahAdam-y6b
@AbdullahAdam-y6b 21 час назад
Was daaca qudhun warkaagu. Kabtan ayuub ka la xidhiidh barashada war fidinta.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 20 часов назад
Waxa uu Ka hadlaayo ma fahmi kardide Waxaad fahmi karto raadso
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 19 часов назад
Nacas
@gaanimaxamed4889
@gaanimaxamed4889 19 часов назад
Fahn warka ha ujawbin dhagiso warka
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 21 час назад
Wadankan gacanta 6laad ayaa lagadillayaa gacmaha shisheeye gacan yarrayaal somaliya ayaa baabiyay
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 День назад
Maanshaallah mr dhab ka hadal⭐️⭐️⭐️
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 День назад
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@UstaadMooses1001
@UstaadMooses1001 День назад
Khatar maaha ee waa Qatar
@lulanor9383
@lulanor9383 День назад
Balwaanow hawiye iyagoo wata somaliwayn daarood maahee Intii kale baad waxba ka qaadi waydey oo aad ogayd inta oo waxay iska diriri jireen daarood Intii xamar daganayd hadi inta garowe joogta maanta somalida kale laayaan miyaa Ryan qabiil ah xamar sidaas bay ahayd ee xagee somali way is og teehee hadii la isku fasaxo oo an loo kala hilib yaa maanta adag hawiye laf kamid ah Mansha allaah baa ku filan hawiye iyo waliba xawaadle oo aan ahayn hawiye ee la dhashay ama addrea kore ah faanka iska daaya daarood qabiil maaha Mansha allaah waa qabiil wagaas maanta laf ka mid ah maxaa xabadhi iyo canfar uga difaacay dhulkii ciuse faarood iyo hawiye ahaqo in aysan isku lahayn niman muts all-in ah iyo dad la ogaa meeshay waligood 1990 ka aan xataa la aqoon faanka somali waa kugu taqaan iska kala yaree somali way istaaqane faan waxba mataro reer xoog vuil ah baa haysta ee faanka saw ceeb kuguma aha guulsha aad dheegtaan sow somali wax kama xirtan ciidankii dalka beenta waa ceeb
@lulanor9383
@lulanor9383 День назад
Waa ceeb in aad Ayuub u jawabto dadka iyo qabilada adinko ah labo shaqsi ah ha u hadline ee dadka ha isku diri na magaca majeerteenkii kusoo dhoweeyey in aad Ayuub u afla gaadayso waa ceeb ogow ma uu matalo ayuub
@Eclipse836
@Eclipse836 День назад
Boocbooc warkiisa waaye
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i День назад
Warkan sanad ka hor ayuu ahaaye wax kale ood soo bandhigto ma waaysey?
@XawaLaydh
@XawaLaydh День назад
Beenaale
@mahamedabdiaar2257
@mahamedabdiaar2257 День назад
Absolutely DADKU DHAXAL TOOYO MAAHA EE DOORASHO WAA DAAWO
@abdiahm9184
@abdiahm9184 День назад
Mareexaan waa fashilmey axmedna waxba umadhimikaraan
@Somalimedia-k7d
@Somalimedia-k7d День назад
❤❤youtube.com/@somalia-m3e?si=jM8dqaGljtFBpTu9
@osmannur9901
@osmannur9901 2 дня назад
Halkaas ka wad Balwaanoo
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 дня назад
Qatar oo la buur buuniyo waxaa ka dad badan suldaanka mareexaan waxeey ku kala duwan yihiin waa lacag .
@abdulkaderjama1494
@abdulkaderjama1494 2 дня назад
Qatar waa saldanad ma ah Boqortooyo.
@MuxammadX.Yacquub
@MuxammadX.Yacquub 2 дня назад
Dhagahiisa isma maqlaan? Shukran.
@KawsarNimco
@KawsarNimco 2 дня назад
Asc
@ashakenadid8002
@ashakenadid8002 2 дня назад
Huseen wadani Allaha yow Aqli gaaga’Cimrigaaga‘Iimaan kaaga wadani nimo soomaaliweeyn nimo Allaha kugu nooleyoo Allaha kusiiyo Afimaaad cimri barakeeysaan soomaali Allah umaqan guul Allaha inoo maqan sabraa sed heelaa uhiili umada soomaaliweeyn uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn hadhaco adowga jaajuus siinta rooble baahane hadhaco Adowga soomaali qabiil hadhaco qabiil hadhaco soomaali guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn Allaha umaqan shacab soomaali allaha hayow midee allaha hayow badi wadani soomaali Amiin Amiin yaarab Amiin Amiin allaha hayow midee allaha hayow badi wadani soomaali guul soomaaliweeyn