Тёмный
Bogagga Taariikhda
Bogagga Taariikhda
Bogagga Taariikhda
Подписаться
Salaam Saxiibayal Kuso dhawaada Bogagga Taariikhda Halkani waxan idin kula wadagi doona Dhacdooyinkii dunida ka dhacay ee Tariikhda galay, Dadki Tariikhda Galay iyo wax walba oo Taariikh La xiriira Insha allah.

"Taariikh waxbarasho, taariikhda wax ka baro. Taariikhda waxa ku jira dhammaan siraha dawliga ah.”
Confucius, macalin iyo falsafad Shiinees ah (551-479 BC)

FG: Si Aad U hesho dhamaan xogaha an halkan kuso gudbineyno Fadlan Rukumo channelka oo subscribe dhaho Mahadsanid.


Комментарии
@drmohfar301
@drmohfar301 7 дней назад
Caqli xumo iyo nasiibdarro soomaali baynu unnahay.
@AdanCabdi-gp4md
@AdanCabdi-gp4md 13 дней назад
Haa way kal wareegiye hadii aya so noqoto
@Ai.stories-r2t
@Ai.stories-r2t 14 дней назад
Allow us to naxariiso adeerkeey cismaan maxamed nuur iyo harbar yartery madiina abuukar baasaale oo shaqaale ka ahaayeen Somali airlines ❤❤❤amiin allow janatul fardows ku kulmi iyo dhaman intii naga geeriyootay❤
@Junanilll
@Junanilll 14 дней назад
Wadankan mareexan haa lagu warejiya oo boqortoya halooga dhiga ayaga. sababtoo ah cidkale oo raja laga sugaya malahan. Farmaajo sidii xilka loga qaday qofwalbo waxu kuleyahay Somalia dowlad kama jirto .xassan sheikh waxuu xilka kadhaman raba asagoo wali dhahaya ilmaheyga iyo qarabadeyda wali madhargin
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 14 дней назад
Niic baad haaysaa ilka yar iyagaa halkaa dhigay soomaalia
@Junanilll
@Junanilll 14 дней назад
@@abdusalansaleban7339 adeerka xassan sheikh maxuu kusoo kordhiyay wadanka wali wuu idin dharjin layahay. Hadana dhaqan waxuu bilabay inuu somalinimada qabiilada somaliyed kasara .
@Junanilll
@Junanilll 14 дней назад
@@abdusalansaleban7339 ani mareexan ma,ahi , nin dhulbahante ayan ahay , raga sida loola dooda bara sida dhoocilihi haa iska xanaqin
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 14 дней назад
Waxaynunahay qadanka kaliya ee dib unoqday 70 aano kahorna Africanka qaxanu u ahayn muraayad ama foolaadka dadwaynaha afraca iyo aduunkaba
@Canada-1958
@Canada-1958 14 дней назад
#CLAN-CHAUVANISTIC OLIGARCHICHAL CORRUPT TRIBALISTIC DIRTY PSEUDO _COMPANIES AND CORRUPT CLAN-CHAUVANIST CRIMINAL SYNDICATE MASQURADING AS LEGIMATE BUSSINESS LIOE #DAALLO#HORMUUD AND FOREIGN AGENTS ARE BLOCKING, PREVENTING, Obestructing and destroying Any chances for Revival and Rehabilitation of THE NATIONAL(FLAG AIR CARRIER(SOMALIA AIR LINES)
@Canada-1958
@Canada-1958 14 дней назад
#CLAN-CHAUVANISTIC OLIGARCHICHAL CORRUPT TRIBALISTIC DIRTY PSEUDO _COMPANIES AND CORRUPT CLAN-CHAUVANIST CRIMINAL SYNDICATE MASQURADING AS LEGIMATE BUSSINESS LIOE #DAALLO#HORMUUD AND FOREIGN AGENTS ARE BLOCKING, PREVENTING, Obestructing and destroying Any chances for Revival and Rehabilitation of THE NATIONAL(FLAG AIR CARRIER(SOMALIA AIR LINES)
@islamisthereligionofpeace1922
@islamisthereligionofpeace1922 15 дней назад
Inshallah maalin waan socelin donnaa hebada aan kulahen dunida inshallah 😢 somali airline the lion of Africa weei solaban dontaa inshallh
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 15 дней назад
Inshaa alllah
@XaajiDirirka
@XaajiDirirka 15 дней назад
Shaoqo qurux badan ayaad qabatay sxb. Guuleyso
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 15 дней назад
Mahadsnid sxb Qaali 🙏
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 15 дней назад
Wallahi waqti fcn ayaa dalka iyo dadkii horaba soo marey jiilkii dhexe may arkin Nimcadaas Allow wadankena Amni iyo Kala Danbayn ku soo celi Yaa Rabi
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 15 дней назад
Amiin wll
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 15 дней назад
Inta Xassan Shekh Joogo Somalia Astaan Qaran Sida lacag Dalku leeyahay & Somali Airline Lama Sugaayo Shacabka Somaliya ha Samraan!!!!...Mahadsanidin.
@sarahaden8314
@sarahaden8314 15 дней назад
Yaahuu iska aamus nacaybku yuu kuls tagin qabyaalada urtay
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 15 дней назад
Waxba ha murugoonina soomaaliyey somaliland airlines ayaa bilo yar kadib la bilaabayaa sanadkii hore dowladu waxay soo gaday 4 diyaaradood oo macaliin ku tababarto ardayda somali waa walaalo diyaarada aynu soo dhawayno❤
@hamze875
@hamze875 15 дней назад
koley muhiimadu waa inay aoo bax daa diyaarad somaliyeed sida teeni hore cml❤
@dhaqansabrie7664
@dhaqansabrie7664 15 дней назад
Masha allah ilaahey ha inoo soo celiyo somali airline iyo waddankeenna
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 15 дней назад
Somaliland air line ayaa hada laynoo bilaabayaa 4 tii diyaaradood EE la soo gaday ayaa ardayda lagu tabo baraa markaa somali waa walaalo taasaa inoo soo horeyneysa si Ethiopian airlines ula tartanto
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 15 дней назад
Amiiin wll
@MahadAbukar2009
@MahadAbukar2009 15 дней назад
Soomaaliya Soomaali Airlines baahi ee u qabtaa xiligaan la joogo😢
@faclon.
@faclon. 15 дней назад
kkkkkkk waxaynu nahay dalka kaliya ee reefas qaatay ee 70 ilaa iyo 80 sandkii shaashadaha afrianka ku jiray maanta masalka uxun ee layskugu maah maahno beynu nahay
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g 14 дней назад
Yes benta maaha
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 16 дней назад
Allaah ayaa mahadda iska leh , 1991 kii ka dib waxaa inoo suuro gashay inaan macdan badan ka helno daiyaradihii Somali Air Lines si aan ugu baahi baxno , halkaasoo wixii qalab wax tar u lahaa diyaaradaha oo yiilley Aayarboorka kulli aan bililiqeysaney oo hilfaha u qaadney , ayadoo weliba taa markaan ka fara xakaney waxaan u soo jeesaney Tubooyinki iyo qalabkii yiillay warshadda safeenta batroolka warshaddaas oo aheed tii ugu weeyneed oo geeska Afrika ku taalla dowladda Ciraaqna ugu deeqday Somalia , alaabahaas iyo qalabkaas aan bililiqeetsaney si fiican ayaan ugu nacfiyeeysanney oo dhowr bilood ma aanan ahaanin QAYILAAD la'aan lacag fiicanna waan ka sameeysanney.... maxaa naga galay wixii burburay ma annagaaba waddaniyiin reer magaal ama bayesaani ah .
@SalloAbdi-n6q
@SalloAbdi-n6q 15 дней назад
Miyaad ku faani Alle ka cabso oo towbad keen
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 15 дней назад
@@SalloAbdi-n6q Nacalla sheydaan ku yaaala , miyaad garan waysay hadalladaan qurunka ah inaan ku cabiraayo wasaakhiintaas jaahiliinta ahaa la baxay magaca qurunka ahaa oo qabyaalad baas ku saleeysanaa ee USC. inta dhibaato ay waddanka iyo dadka masaakiinta ah ay u geesteen ???!!! . Haddaad war moog tahay shayaadiintaas la magac baxay USC. dulmiga ay geesteen weligood kama tirtirmi maayo Nacladii Allaah ha ku dgacdee...... Aargoosigii Allah bay sugayaan meel ay uga fursanaayaan ma heli doonaan Inshaa Allah .
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 16 дней назад
legend of legendry weriye qaali meesheediina wad dhigtay mahadsanid details ka ad samaysay masha slah from.buuhoodle
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 15 дней назад
Mahadsnid inbadan wll
@MaxamedAli-v8c
@MaxamedAli-v8c 16 дней назад
Waxa kam ahay dadkii nasiibka uu yeshay in an racay diyarad ee dowlad somaliyed lee dahay waana somali airline.1989.waxan ka soo racay UAE WAXANA KUSO ADAY MUQDISHO
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Masha allah Wale nasiib ayad ledahy
@agh7185
@agh7185 16 дней назад
Ajnabiga kaluunka haadaayo baa ka muhiiimsan. Somali navy needs to be built up.
@cabdulpoi6666
@cabdulpoi6666 16 дней назад
Aad ayaad ugu mahadsanthy sxb xogaha quruxda badn iyo runta ku saleesan aa nosoo gudbiso
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Adiga Mudan wll Mahadsanid
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 16 дней назад
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifacen manta waa malin teena wana dhifaceeyna dadkeena iyo dalkeena 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 16 дней назад
Msha Allah cod guuleysan doona ayaad leedahay❤
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Mahadsnid wll
@Sumayah_hersi
@Sumayah_hersi 16 дней назад
Masha Allah, mhd snid
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Adiga Mudan wll
@Bilicside
@Bilicside 16 дней назад
Masha Allah sxp inaba caadi ma ahin documentary mhdsnd Moalimu
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Adiga Mudan wll Mahadsanid
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 16 дней назад
Mahadsanid jaalle, taariikh aan ogeyn baad tooshka mar kale noogu qabatay.
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Shukran wll
@Wllabdi2o
@Wllabdi2o 16 дней назад
Mahadsnid Wll Runti Wa riyo lawada rajeynayo malin un wan wada arki dona😢
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Insha allah wll
@drmohfar301
@drmohfar301 7 дней назад
Caqli xumo iyo nasiibdarro soomaali baynu unnahay.
@farxiyomuuse4169
@farxiyomuuse4169 16 дней назад
Wa Cajiib runti Ani ahan Diyaaradan hadi la rabo in ay so labato kaliya biloyin aya laguso celin kara balse ya sameynayo he
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Fikrad cajiib ah Mahadsanid wll
@laasmedia1
@laasmedia1 16 дней назад
Way so laban karta in kasta oo deemo badan lagu leyahy
@BogaggaTaariikhda
@BogaggaTaariikhda 16 дней назад
Haa Thnks wll
@Wllabdi2o
@Wllabdi2o Месяц назад
🎉❤
@farxiyomuuse4169
@farxiyomuuse4169 Месяц назад
Muqaal cajiib ah runti noso badi fadlan ❤
@CabdowAli
@CabdowAli Месяц назад
❤🎉
@laasmedia1
@laasmedia1 Месяц назад
Sxb kuwan noso badi 🎉
@abdinafic26
@abdinafic26 2 месяца назад
Guuleyso saaxiib
@CabdiraxiinCabdisalaan
@CabdiraxiinCabdisalaan 2 месяца назад
Keep going wll waxaan kaa soo raacay mar uu kanaalka waaberi media sameynayay 10ka RU-vid ee aanan helin inta ay u qalmeen yacni subscribers zxp waxaan kuu rajeynaa guul iyo horumar wacan❤
@laasmedia1
@laasmedia1 2 месяца назад
waxan rajeynya in dib lo yaglelo insha alah
@farxiyomuuse4169
@farxiyomuuse4169 2 месяца назад
I believe in Dib lo yagleli karo hadan is garabsano
@Wllabdi2o
@Wllabdi2o 2 месяца назад
Wala faideysan kara hadi la isku dayo wala la dhisi kara markle
@abdikariindaacad124
@abdikariindaacad124 2 месяца назад
Dowladena waxas ma ayadaba aragta canshuur tuugnimo ah iyo tuuugsi ka badan😢
@muslimabile3700
@muslimabile3700 2 месяца назад
Maa shaa Allaah wax aanan aqoonin baan kaa bartay kheyr bdn Allaha kusiiyo