Тёмный
Khadar Gureyte
Khadar Gureyte
Khadar Gureyte
Подписаться
00444
5:12
7 лет назад
Комментарии
@user-pw4zx1gq9r
@user-pw4zx1gq9r 57 минут назад
masha allaah inantan waa sharafti oo qofa tarikhdaa qoraysa muuna dheeman xisbiga way lasoo halgantay ❤
@cabdirisaaqmaxamud7003
@cabdirisaaqmaxamud7003 21 день назад
Cajaladdan miyaanu iminka daawan?
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 месяцев назад
JIGJIGO YAR WAXAAN KA MAQLAY REER JIGJIGO BAA AAD UGU SOO DAGI JIRAY MARKAY JIGJIGO KA YIMAADAAN SAASAA LOO YIRI JIGJIGO YAR🌺🌺🌺🌺🌺
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 месяцев назад
XAAFADA XAWAADLEEY MA XAWAADLAA DAGANAA BARIGII HORE🌺🌺
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 месяцев назад
HARGAYSO XAAFADAHEEDA WAA MAGACYO CAJAAB AH🌺🌺🌺🌺
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 месяцев назад
XERO AWR MAXAMED MOOGE XAWAADLEEY GANTAALAHA OKTOBER KOOTBUUR XIDIGTA IF IYO AQIRO JIGJIGO YAR NEW HARGAYSO MASALAHA LONDON VILLEGE🌺🌺🌺
@fadumoosman5365
@fadumoosman5365 11 месяцев назад
FARAX MURTIILE INABA CAADI MA TIHID SIDAA XAAFADAHA HARGAYSO AAD KAFTAN OOGA SAMAYSO HARGAYSO MEEL LA MID AH MA KU ARKIN MAGACYADA XAAFADAHEEDA MAGAALOOYINKA KALE EE SOOMALIDU DAGTO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Год назад
Isaaq shaydam baa Illahay faraha u geliyey
@cabdimuuse4205
@cabdimuuse4205 Год назад
Walaahi Waa Habaar qabe Arbaca Nafaar dhashay maanta ayaanay ku so baxday waxa u Ina Cigaal ku hayay
@sahraahmet79
@sahraahmet79 Год назад
2023 mashallah
@muxiyoali6228
@muxiyoali6228 3 года назад
ilahay cimriga hakuu dheereeyo adeer
@elbaa7bash262
@elbaa7bash262 3 года назад
Ciro 💪🏾
@abdishakuurkoosaar3934
@abdishakuurkoosaar3934 4 года назад
Intuuu xaabada u qaadayo muu dhuxulsha u iibiyo qaracu
@abdishakuurkoosaar3934
@abdishakuurkoosaar3934 4 года назад
Intuuu xaabada u qaadayo muu dhuxulsha u iibiyo qaracu
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 года назад
alla ciro muxu kursi u washay isalan xabo guraysa oday raqaye ah muxu dad isku sawiray hospitalka xata marku arkay ahmed silanyo booqday buu isku sawiray alla muxu oday yar wlaay
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 3 года назад
Ka nax oo nafta waa jeegaaneey waxad tihinba iska yar{dood iyo cilmi mesha kuma haysan,dagaaladii ragiii ugu saamaynta badnaa maydun ahyn,madaxtinimada dalkana waany ku guulaysanay,cirana waa madaxwaynaha 6aad ee somalialnd ee adigu maxas tahy______sidaasuu sameyay iyo meelbuu isku soo swiray ka baxoo maxad tahy adigu ,,,waa ayaan daro inaad noole kale noloshisa kumashqushide____taduun ha ilawin walal
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 года назад
@@ibraahimmohaned7176 horta giraanta maxaa walay jeegaan uilahay ba sameyey idinku giran baad tihin hadaba aan ku sheego ragii dagalka ugu samanta badana anagu naga dhashay ninka isgoo gubanaya hadna faqash madhiyay wa adansaleeban cawed bal qabso ina mire markiiba markay ku dhacday ninki la wareegay ee wadanka xoreyey wa adan saleebaan bak tana qabso berbera ninki bahalahii ka saray wa carab ducaele bal tana qabso mandheera ninki hubkii gubay wa ina maxamed case taana qabo gaadhiga lagu galay wa kii hj bal qabso raga gudaha galay dagalamay wa ragaase bal ogow buirjeex ragii galay wa 11 nin 6 wa hj bal qabso oo soo baro youbena ka soo eeg diyaradii la afduubay lixle iyo bashe diig bay ahayeen iyo nin kale oo rakaba bashe diigna waa ninki fekerkan soo jeediyaay goobwalaba raga ka dagalamayay anagay ahayd hargaysa ninki ugu horeyey snm u dhintaa waaa ina slabeen wayne qabso taana wixi raga guban wayay birtaba kari wayday wadankan xoreyey adeer waa anaga lixle marku ku dhintay burco duuray raga la dhitay badankooda waa anagee la soco lakiin ma calacalno raagasi badankooda runtii wa anaga wadankana anaga ku suntan yes wad lahayden dhowr sarkaal lakiin geesida wadankan xoraeeyey waa anaga lakiin waxad na dheertihin faanka sida shaydanka ayad fahna jeceshihiin somalida kale badankiina anaga ma fano waxna ma buunbuunino lixle raga hawsha galay mid fana ma aragtay kii hubkii jelakaba gubay weli meelaha ma ka dawatay isago fanaya ama la faninayo shaqdooda guteenwadankooda iyo tolkood bay difacen dagalka adeer waa idinki itoobiya intii badan aaday ragii galayna wadanka waa joogan itoobiya joogeen sowtii qaar daydayga noday ilahan ku dhartee waxan garnaya islan imadeeda snm mujidin waawayn ahayn hoyadooda ciidgale daydaya dilay marka itoobiya gaadhiyada furan jireen biyahana dadka u diidene war faanka naga joojiya hadi kale aanu book idinka qorno imisa gadhi oo tolka leeyhay ayad ku furteen daydaynimo adeer dadka wa is yaqana markii danbena wa idinki umadii ka dhex baxay ee la dagalamay hunguri yahow midhan iska amuusa walahay hadanu wax run sheegno waad yaabaysane mida kale nin soo galay markiiba xabda ku dhacday ha ku faanin waxad ku fanta hero wadankan qabtay sida adan saleban dhiib iyo carab ducale dhinaca kale oo iyagu qabtay idinku sowtii markiiba idinla tagtay xabada wayo haday haystan rag difaca oo dagalka laga laga mujahidintiina dee way badabdi lahayeen ragii baa itoobiya gunta jaray marka aamuus jeegan bad shegaysa maye giraan baad tihin iska girangir ahadoo xishooda fankana wa camalka shaydanka wix run ilahay og yahay sheeg waayo nebigeena scw wuxu yidhi muminka been ma sheego iska daa beenta aan kugu dhaarto geesi waa ninka guusha keenaa waa ninka wadankiisa gacanta ku soo dhigay waa ninka gubaan wayay lixle iyo ragale o badan waxan leeyahay ilaay janada ha geeyo lakiin fanka jooji lixle raga ka garab dagalamayay ee la dhintay soo baro ciday ahayen lixle dadka jeelka jebiyay soo baro ciday ahayn orod odaygan duuliye sare xayd soo dhegayso wa oday hy ahe inkastoo uu xasiday hadana run badan buu ka hadlee orod soo dhegayso birjeex ragi galayna orod iyagana soo dawo yay ahayen dagalki buuraha ina kahin watay yaay ahayeenn war fanka meel malaha akhiro iyo aduun toona
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
xagee lagu arkay sadaqada la isku sawiro aduunka la tuso qof walaba oo arka islanta waa cawin laha haduu itaal u hayo maxad aduunka isaga tusaysa kuwala iyadoo xanbarsan wadanka is bedel u bahan iyada maxay ka ogtahay ceeb muu is tus noqday kulaha isalntan xabada sidan cawiyay ilahay baa ku faaray inaad cawiso wax ka liita
@muntazissa6837
@muntazissa6837 4 года назад
solteko ma meel walabu keligi hagaajin kraa shaqysta oo iska hagajiya xafadahiina
@lafgareen6500
@lafgareen6500 4 года назад
Iskaaaa,,,,Wax,,,,Uqabso,,,,Adunkey,,,Ka,,,Dhacdaye,,, Shaqeysta,,,,,Ooo,,,,Dhulka,,,,,Qurxisto,,,Dawlad,,,,Kaliged,,,,Wax Matartee
@LibaaxaAfrica5484
@LibaaxaAfrica5484 4 года назад
miyaa la joogaa xilligii la GARROOWSADEY in laga gardaraa MAXAMED SIYAAD BARRE ?
@hassanallaalechannel155
@hassanallaalechannel155 4 года назад
Ma sha Allah oday iga dheh
@khaalidmaxamedxuseen4211
@khaalidmaxamedxuseen4211 4 года назад
Wadadu waa booraamo
@khaalidmaxamedxuseen4211
@khaalidmaxamedxuseen4211 4 года назад
Mahad sanid mareo waaruntaa wax nadhibay keen cashuurt
@suberyusuf3623
@suberyusuf3623 4 года назад
Man sha Allah alleh haku sharafo
@khalidismail5607
@khalidismail5607 4 года назад
Masha alaah walaashey somaliyeed
@engabdihkim6598
@engabdihkim6598 5 лет назад
*Wagaas wxu u doodady Muuse Biixi Xadhiga maxamed xirsi qani oo ahaa suldankii Habaryonis*
@craxiin_key797
@craxiin_key797 5 лет назад
Madaxweyne yaana lagu cadaabin ee cigaal afka kala bax
@fadxiyaahmed4270
@fadxiyaahmed4270 5 лет назад
Muuse wuu dhaafi lahaa
@fadxiyaahmed4270
@fadxiyaahmed4270 5 лет назад
Maansha allah
@fadxiyaahmed4270
@fadxiyaahmed4270 5 лет назад
Adigu maxaad sameysay maanta qoysland
@fadxiyaahmed4270
@fadxiyaahmed4270 5 лет назад
Maanta adigaa rikoodh qaaday kuli waa adiga kkk
@wardiqawdhan8418
@wardiqawdhan8418 5 лет назад
Cigaal miyuu dhaliilayaa dictator muuse biixi
@abdimajidabdirahman1006
@abdimajidabdirahman1006 5 лет назад
Geezi wankugu waafaqsanahay ra'yigaaga Alle haku guuleeyo geezigii dhulkaygoow Ina cigaalna wllkenbuu ahaaye iskadaa.
@realforextradersomali1929
@realforextradersomali1929 5 лет назад
Faadumo siciid wlee tageera
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 лет назад
Viva cirro iyo xirsi
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 6 лет назад
Mncha Allh Alle cimriga haku barakeeyo
@kamalyasin5008
@kamalyasin5008 6 лет назад
Dowlada hoose shaqadeedu maaha in ay aqalada dalka ka shaqayso---marka guryaha la dhisayo injineerkii guriga dhisayey ayaa lahaa ta kale nin walbo xaafadaada ka shaqays
@cqaadirxuseenkambaala777
@cqaadirxuseenkambaala777 6 лет назад
Luqadena noogu so tarjun sxb
@user-oh3cz1rc5y
@user-oh3cz1rc5y 6 лет назад
2009 ayan dhigan jiray mansha alla wan ku farxsany inay maanta jirto ooy wal8b waynaaty
@MohamedB614
@MohamedB614 6 лет назад
Mashalaah
@c.risaqgg8475
@c.risaqgg8475 6 лет назад
kkkkkkkkkkkkk
@c.risaqgg8475
@c.risaqgg8475 6 лет назад
muuse ķkkkkk
@siciidcabdilahi7829
@siciidcabdilahi7829 6 лет назад
Negative Ka shaqee uun aduu Nasaaa laguma noqdo siyaasayda
@orobleh77
@orobleh77 6 лет назад
Ficilka uu qofka sameeyo ayaa la qaata. Qalbigga Cirri ma'oggin, laakin Ficilkiisa ayaan xukmineynaa oo ah Nin Naxariis baddan oo dadka u turro.
@salimibnusadie1714
@salimibnusadie1714 6 лет назад
Ilma dhilo kuw cayaaya 😤😤
@yaxyebeyleali4599
@yaxyebeyleali4599 6 лет назад
yahuuuu
@siciidcabdilahi7829
@siciidcabdilahi7829 6 лет назад
Hhhhh war San Cid laguma doortee hadaad dar ilaahay uga naxaysid maxaa saxaafada Ku daba dhibay wax baan bixiyee iidoorta wxaaa Ka fcn dar ilaahay ban Ku caawiyya oon Ku jirin istusnimo iyo imaqlay. Waykane
@shabooy1980
@shabooy1980 6 лет назад
Hooyo cules dhabarka u saaran umaadan istaagteen miyaa igu sawir iyo naxariist daro ayaad lawada ordesaan hooyo xataa in lacaawiyo looma ogolo yaahuu
@khadarkhaan7588
@khadarkhaan7588 6 лет назад
Habartan Faadumo Siciid Md Muuse haw dhiso nin Sacad Muuse ah waayo af dheer bay meel walba la taagan tahay Ragii baa ka hadli waayee adoo naag ka ah maxa ku gubay wallo
@fatimayusuf1654
@fatimayusuf1654 4 года назад
yaah? oo maxay uga guban weyday dhibatada shicibka haysa miyanay damiir iyo caqli lahayn ,hadii aanay rag jirin dumar aa jira
@aliyas_channel1296
@aliyas_channel1296 6 лет назад
Subxanallah
@ugbaadmaxamuuud9967
@ugbaadmaxamuuud9967 6 лет назад
Maansha alaH