Тёмный
 Falanqeynta diinta
 Falanqeynta diinta
Falanqeynta diinta
Подписаться
Sodhowow walal halkaan waxad kaheli dontaa barashada diinta sida wacdi quraanka iyo barnamijyo kala duwan o taariiqda kamid ah
taariiqda sheq mustafe xaaji ismaaciil
12:48
4 месяца назад
sheekada abuu jacfar aldaxaawi
0:54
4 месяца назад
sheekada imaam nawawi 📖✒️🎯
1:54
8 месяцев назад
qiso macaan badan 📚⏱️
2:49
8 месяцев назад
Astaamaha qofka hanka sare leh
5:20
9 месяцев назад
magaalada the line magaalo cajiib ah
1:12
9 месяцев назад
muxaadaro is kaashiga
30:34
10 месяцев назад
dhufeeska yahuudu waa reer galbeedka
1:42
11 месяцев назад
xigmadihii imaam qasaali
0:48
11 месяцев назад
Комментарии
@XuseenDoshow
@XuseenDoshow Месяц назад
Guuleyso ❤
@XuseenDoshow
@XuseenDoshow Месяц назад
Guuleyso ❤
@XuseenDoshow
@XuseenDoshow Месяц назад
Guuleyso ❤
@XuseenDoshow
@XuseenDoshow Месяц назад
Guuleyso ❤
@AmiinreerMagaal-k3v
@AmiinreerMagaal-k3v 2 месяца назад
@mahadhassan214
@mahadhassan214 3 месяца назад
Sheekh Bashiir, hadrawi waa ninkii yidhi adduunka waxaa iigu farxad badnayd markii soomaaliya burburtay!! Hadrawi wuxuu ku jiraa shakhsiyaadka wadanka burburiyey jaajuus xabashi ayuu ahaa.
@ugbaadagrocare9670
@ugbaadagrocare9670 3 месяца назад
Nacas aan warhayn ayaad tahay
@Noredin20
@Noredin20 3 месяца назад
AAKHIRO ka dacweyn insha allaah. Halkaas ayay isku arkayaan adiga Gaalkii awoowga AFWEYNE & culimadii & wadankii & ummadii hagardamayeen
@engabdihussein7596
@engabdihussein7596 3 месяца назад
Thanks so much mufakir sheikh Abdulrahman, (intaan isdooney ayaan iswaayey ) ( waxaan isweydiiyey meedey kaalintii aad laheyd ma waxaan ahay jasad iyo ruux keliya)
@LulSaid-jk6cw
@LulSaid-jk6cw 3 месяца назад
❤❤❤
@nusumkate123
@nusumkate123 3 месяца назад
Beenalahan maqla bal!!! Dadka jeceel talow ma kuu 6 sano qansax deere kuxireen baa??? Why did he join snm if he loves Somalia?
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 3 месяца назад
Sheekha iyo abwaankii somaliyeed alle haw naxariistee ayaad afkaaga xun la doonanaysaa ximaarow jawaabtaadda akhriso. Xaqiir dulufleh baad tahay, xaar daadiyaad tahay af xaakaysan baad tahay xaqiir soconayaad tahay xasarad iyo xin baad tahay Xidigahaa widhwidhayaa rurntu ay la xeer tahay, xabsi beenku xidhan iyo ximaar dhuusay baad tahay,
@nusumkate123
@nusumkate123 3 месяца назад
@@mohamedaliahmed3419 thanks 👍... sifiican Ayaa isku tilmamtay.... laakin Kani Sheikh maaha...Waa siyaasi mucaarad oo jabooti laga Soo tarxiilay!
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 3 месяца назад
@@nusumkate123 Thanks Hadaan ku odhan laa walal ilaahay ka baq oo abwaanka amaanta uu leeyahay ha u diidin muran iyo cay baad iigu jawaabi lahayd lkn si fiican baad waanadii sidii aad ku fahmi lahayd kuugu soo gudbiyey waanad qaadatay
@ramsiosman8325
@ramsiosman8325 3 месяца назад
Sheekhoow ka xisho umada somaliland dheldheleysid land land wax la idha. Somaliland wa dal
@LulSaid-jk6cw
@LulSaid-jk6cw 3 месяца назад
Fayla soof mufakar guulayste ❤
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 3 месяца назад
Waar waxan bila aqoonta ah ee jaahilka ah ee afsoomaligu ku adagyahy? Ee raba inu hadraawi tariikhdiisa iyo qofnimadiisa ka waramo Awoow afsomaliga baro oo hadraawi waa mutanabi oo kale Ma fahmi kartid shakhsiyadiisa iyo xeeldheeridiisa e ha is daalin Hadraawi waa diiwaan Falsafad iyo mandiq iyo fahan midna ma haysid
@abdirashiid7978
@abdirashiid7978 3 месяца назад
Hadraawi AHN wuxuu ahaa filasoof cajaai'b ah, dadka nooc goonni ah oo mar la arag ah, waxaa la mid ahaa Xaaji Aadan afqallooc, Gaarriye iyo rag kale oo faro ku tiris ah.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 3 месяца назад
I drink therefore I exist
@UgaasIimaan
@UgaasIimaan 3 месяца назад
Alle how naxaristo abwaanka 😢
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 3 месяца назад
Shiikhu run ayuu sheegay waana ku raacsanahay fikirka uu ka qabo hadraawi. Hadraawi dunida ayeynu dheernahay lkn dadkiisu ma oga. Reer galbeedku waxa ay ku sheegeen hadraawi mufkirka afrika.
@januarySl2024
@januarySl2024 3 месяца назад
Hadraawi Shakespeare ka Somaalida ayuu ahaa, weliba baro dhaafay ! Markii professorada jaamacadaha Oxford, Cambridge iyo London loo turjumey, ee ay la tacajebeen sugaantiisa iyo hibadiisa curinnimo ee gaarka ah, ayay u aqoonsadeen in uu ka mid yahay abwaanadii, filusuufyadii iyo mufakiriintii Caalamiga ahaa ee waaweynaa. Gabayadiisii iyo suugaantiisii ayaa jaamacada Oxford Ingriisi u turjumtey si Caalamku uga faa'idaysto afkaartaa iyo aragtida nolosha abwaankaa weyn ee Somaaliyeed iyadoo mar horeba Ingriis geyiga Somaalida u bixiyey the Land of Poets oo ah Dhulkii Abwaanada.
@abdifarah306
@abdifarah306 3 месяца назад
Beealeh
@abdifarah306
@abdifarah306 3 месяца назад
Waxa so baxay qarnigan budged tarikhyed, Kani ka mid yahay
@princesshawd6859
@princesshawd6859 3 месяца назад
Beenaale
@cabdirisaaqdaahir7884
@cabdirisaaqdaahir7884 3 месяца назад
Sheekh waa runtaa 2005/ilaa 2006 tafsiirka ayaanu wada dhagysan jirny mustajaamaca Burco. Allah ha u naxariisto Aamin Aamin
@mussejama311
@mussejama311 3 месяца назад
Dadka islaamka isku dirkooda oo kaliyeetay. Ka shaqayn jireen,,maxay kaloo qabteen.
@Noredin20
@Noredin20 3 месяца назад
​@@mussejama311Dadkee islaam ah ileyn awoowga Afweyne ayaad Nebi iyo macsuun ah u taqaanaa.😂😂
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 3 месяца назад
Eebe ha kuu naxariisto marxuun hadrawi, Aamiin
@ismailali4339
@ismailali4339 3 месяца назад
Odaygani waa cunsuri aad u xun, isu haysta inuu wax yaqaanaa,
@HRU20
@HRU20 3 месяца назад
حفظ الله الشيخ عبدالرحمن بشير وأطال عمره..
@NuraSiciid-k6u
@NuraSiciid-k6u 3 месяца назад
Hadraawi ilaahay ha u naxariisto wuxu ku dhex dhintey wadankiisii yo dadkiidii
@NuraSiciid-k6u
@NuraSiciid-k6u 3 месяца назад
Mar ka hore ayaan ahay ma ifkaan ku noolahay mise uunka hoosoo Aboor loo Hibeeyoo aakhira jiraan ahay Ma adoon qof ban ahay mise run ilaahy Mar ka hore ahay ..waa gabayadiisii
@CabdallaxaajicusmaanXaaji
@CabdallaxaajicusmaanXaaji 3 месяца назад
War badan baa ka maqan sheekh Cabdiraxmaan.
@Mohamed-v6b5r
@Mohamed-v6b5r 3 месяца назад
Taariikhda Ismail geelle iyo abtidoon ayaa malaa adiga oo kawarama kuu fiican abu hadre qaranka aad necebtey eed munaafaqada habeen iyo maalin ku wado ayuu ka dhashay adiga iyo noocaagaana wuu noo sii sheegay.. Nin is mahadiyoo hadana hoosta ka urayaad tahay. Somaliland marka la sheegana mid hinaasayaad thy. 😂😂😂😂😂
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
fikir ayaa laysku dhaafay aduunka !!!!!!!! from saylac
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
sheq cabdi raxmaan bashiir waaa wadaadka kaliya ee quluubtayda dareen galiya oo aan fahmo si fiican Allah haka jasaayi siiyo !!!!!!!!!!!! waa iga lilmaysiiyay qalbigaan ka dareemay rissaalada uu tabinayo !!!!!!!! from saylac
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 3 месяца назад
Wan idin jeclahay reer saylac from muqdisho ❤
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 3 месяца назад
@@falaqeyntadinta3449 me too walaalo guulaysta
@Noredin20
@Noredin20 3 месяца назад
Horta ma afgaran 😂 ummadan Direed. Afkoda Qaniga ah & Aftahanoda ayay muunadayaan . Wasiiladii weedhahay u gunteen. Sheekhan wa asal R. Zaylac . AHUN HADRAAWI iyo Awoowaydi Direed & wixii muslimiin ah aammiiiin.
@ZaynabhassanaliZaynabhassanali
@ZaynabhassanaliZaynabhassanali 3 месяца назад
Ilahay haiika xafido😊
@adenyussuf5344
@adenyussuf5344 3 месяца назад
Wadakir faina dhikraa tanfacu muminiin
@amareto5772
@amareto5772 3 месяца назад
Allah yakather min amthalak ya Rabb.
@shukricabdilahi8057
@shukricabdilahi8057 4 месяца назад
جزاك الله خيرا جزاك وأحسن الله إليه شيخ اللهم يحفظكم الله في الدنيا ❤
@HaniLadan-sw9ng
@HaniLadan-sw9ng 5 месяцев назад
Masha allah
@abdikadirsaid1721
@abdikadirsaid1721 6 месяцев назад
Ma shaaa Allah
@yussufhassan9444
@yussufhassan9444 6 месяцев назад
I.a sh Abdinasir
@JOOYE77
@JOOYE77 6 месяцев назад
Scw
@maxamedciiseibraahin6936
@maxamedciiseibraahin6936 7 месяцев назад
Scw scw scw
@mohamedabubakar9008
@mohamedabubakar9008 8 месяцев назад
Masha Allah
@TeacherNabiil
@TeacherNabiil 9 месяцев назад
ماشاءالله hore usoco walaalkeey noosoo badi
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 9 месяцев назад
Shukran aqii nabiil
@fadumoclahimacalincali9805
@fadumoclahimacalincali9805 9 месяцев назад
ماشاءالله الله يعزك يا اخي شكرا وجزاك الله خيرا
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 9 месяцев назад
Shukran uqtii faadma Allah haku barakeyo
@ikraam7357
@ikraam7357 9 месяцев назад
M.a
@ikraam7357
@ikraam7357 9 месяцев назад
جزاك الله خير
@fadumoclahimacalincali9805
@fadumoclahimacalincali9805 10 месяцев назад
Masha allah walalky shukran runti waa taariikh aan wax ka faaiiday jazakallah khauran
@HassanmohamettAadan
@HassanmohamettAadan 10 месяцев назад
M.a walaal cabdanaasi saciid Allah xaku barakeeyo❤❤
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 10 месяцев назад
شكرا يا أخي ♥️
@fadumoclahimacalincali9805
@fadumoclahimacalincali9805 10 месяцев назад
Masha allah qiso aad uqiimo badan runti wax badanna aan kafaaiiday ❤
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 10 месяцев назад
شكرا أختي
@fadumoclahimacalincali9805
@fadumoclahimacalincali9805 11 месяцев назад
Masha allah walalky ajar allaha kaasiiyo faaidada aad nala wadagtay cilmigaagana allaha ku barakeyo 🤲🤲
@falaqeyntadinta3449
@falaqeyntadinta3449 11 месяцев назад
Shukran uqtii
@maxamuudaxmed-nt5rh
@maxamuudaxmed-nt5rh Год назад
Masha allah ❤❤
@abdullahimohamud2439
@abdullahimohamud2439 Год назад
MashaAllah ❤