Тёмный
I am Sahal
I am Sahal
I am Sahal
Подписаться
This channel is about filmmaking, travelling and showing about ather cultures , meeting new people
Комментарии
@Abdinasra-ee5hk
@Abdinasra-ee5hk 2 часа назад
Way kaa waytay
@WarlaMohamud
@WarlaMohamud 17 часов назад
Kk
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 День назад
Marrocan food waan jeclahay runtii
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Waa Good food ❤️
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 День назад
Maasha Allah Abwaan Sahal Qardhood isku waara adiga iyo dumaashi Zahra DD 😍
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Mahadsanid walaashay ❤️❤️❤️
@mohamedHaaji114
@mohamedHaaji114 2 дня назад
Iam your fun and subscriber ,coming USA after finalise CPA at Gliem
@mohammedabdirashed2718
@mohammedabdirashed2718 2 дня назад
Saanaag restaurant
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Waan tagi doonaa walaal ❤
@Hakeemiofficial
@Hakeemiofficial 2 дня назад
Shaydaan ma eedenayo 😂😂 waxaan sooxasuustay sheeko hada kahor aanmaqlay oo saas ookale ahayd😂
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Aad iyo aad Soo maalidu qaladkooda waxay dusha ka saaraan shaydaan iyo cid aan shuqul ku lahayn 😂😂😂😂
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 2 дня назад
Abwaan Sahal Qardhood Waan ku salaamayaa mudane
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Waan kaa qaaday walaashay ❤️❤️
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 2 дня назад
maasha Allah Cabdixakiim BR Waxaad haysaa shaqo qaran
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
✌️😊❤️🙏
@cuntochannel9154
@cuntochannel9154 2 дня назад
Runtii Br Taageero ayuu u baahanyahay
@N.A.M1234
@N.A.M1234 2 дня назад
Mashaalah abwaanow barnamijada no BADDU shegada vloga waa la aqbalay wareysiyo iyo barnamijo kaleh so afuuf curadow
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Mahadsanid walaal ❤️❤️❤️
@Hiirpalmia
@Hiirpalmia 2 дня назад
Sahalow waan ku salaamay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Waan kaa qaaday walaal ❤️
@IsmaaciilUpdy-b2x
@IsmaaciilUpdy-b2x 2 дня назад
Somalida maxay camerada udiidan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Waxaa ku badan dadka aan ilbaxa ahayn 😂😂
@IsmaaciilUpdy-b2x
@IsmaaciilUpdy-b2x 2 дня назад
Guuleyso wll sahal
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Mahadsanid sxb soo dhowoow ❤️❤️
@AbdikaniAbtidoon-we9xt
@AbdikaniAbtidoon-we9xt 4 дня назад
Bro indiana imow
@Iamsahal143
@Iamsahal143 День назад
Waan u soo socdaa brother ❤️
@aliaden80
@aliaden80 5 дней назад
Duqa waa sigtay. Indha’adeega waan ka helay. Shaqo wacan, meeshaas ka sii wad. Waxaa fiicnaan lahayd in qof somali ah ku wareejiyo laakin adaaba isku filnaa.
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 дней назад
St Louis park area 15 sanaa dagan ahay Nice city weeeye. Naadiya ayaa duqa magaalada ah hada
@Iamsahal143
@Iamsahal143 5 дней назад
Haa waa magaalo qurux badan ❤️
@KrHyEMrSltfE
@KrHyEMrSltfE 5 дней назад
Amazing video Sahal 🤙🙌 and amazing American people and social 🥰
@Iamsahal143
@Iamsahal143 5 дней назад
Thank you 🙏❤️🇺🇸❤️🇸🇴❤️
@ikranosman9257
@ikranosman9257 6 дней назад
louis park aa la dhaha so dhawow abwan sahal
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Waan dhowahay walaashay ❤️🙏✌️
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Mahadsanid ❤️
@a_afro1
@a_afro1 6 дней назад
Eden prairie next
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Ok 👍 sxb
@Hiirpalmia
@Hiirpalmia 6 дней назад
Salaam sare Sahalow
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Salaan lamid ah bro ❤️
@FaisoMoha-lv6be
@FaisoMoha-lv6be 6 дней назад
😅😮😮
@abracadbraalakazam2093
@abracadbraalakazam2093 6 дней назад
st louis park
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
❤️❤️❤️
@SaidHashi-bw6dy
@SaidHashi-bw6dy 6 дней назад
Asc sxb sahal keep going st louis park waxa gadomiye ka ah gabar somali ah
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Wcs waan ogahay sxb guulayso ❤
@taatiko9307
@taatiko9307 6 дней назад
Big Vlog man I Enjoyed this video 🎉 I liked
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Thank you so much 😊
@muusehassansiyaad2573
@muusehassansiyaad2573 7 дней назад
Bro always I like your videos always more ne more subscribers ❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Thank you so much 😀
@Sid-wz9kb
@Sid-wz9kb 7 дней назад
Sahal, adigoo taleefan haysta maad dhaheysaa meesha aan joogo iyo jidka aan maraayo, ma aqaani? See camal saaxiib. Taleefanka fur asagaa wax walba kuu sheegayee. Jidka aad hada mareyso waxaa la dhahaa Cedar Lake Rd S, St Louis Park, MN
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
❤❤❤❤❤
@guillermoochoa-iw2dm
@guillermoochoa-iw2dm 7 дней назад
Big legend ❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Thank you ❤️🇸🇴❤️🇺🇸❤️❤️✌️
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 7 дней назад
Waxaad tahay geesi dabeecad wanaagsan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Mahadsanid walaashiis ❤️👍
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 7 дней назад
Woow! Maasha Allah Abwaan Sahal Qardhood
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Mahadsanid ❤
@N.A.M1234
@N.A.M1234 7 дней назад
Abwaanow aad iyo aad baan Ku salamay MINESOTA Mineapolis si fiicanbaad no bartay dadbadan o ka mid ahay bari inshaallah haddi AAN imaado way i fududahay marka waxaan la hadlaya somalida qaxootiga Ku ah addunka e Ku socda Maraykanka IS muujiya
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Mahadsanid brother ❤
@SINCERE-STORIES.
@SINCERE-STORIES. 7 дней назад
(1675 Park Pl Blvd, St Louis Park, MN 55416 ) address waa Ka sxb Louis park ayu kuyaala
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
❤❤❤❤❤
@user-ey3xt3fs4b
@user-ey3xt3fs4b 7 дней назад
Ma sodawaw sxb
@Iamsahal143
@Iamsahal143 6 дней назад
Mahadsanid ❤️
@Zachary27936
@Zachary27936 8 дней назад
l'm froM new york.l love you man keep your record video'.
@Iamsahal143
@Iamsahal143 8 дней назад
Thank you my friend ❤️
@Hiirpalmia
@Hiirpalmia 8 дней назад
Dina vloggar är mer än 30 minuter ( Tack Sahal )❤❤❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 8 дней назад
Tack så mycke ❤️
@Iamsahal143
@Iamsahal143 9 дней назад
Soo dhowaada asxaabtayda ❤🎉😊hawl kama daale wali waa hogadii ❤🎉😊🇸🇴❤️🇺🇸❤️🇸🇪🇺🇸🇸🇴❤️✌️🇸🇴❤️🙏❤️❤️❤️❤️❤️
@cayuush2009
@cayuush2009 9 дней назад
Isku waara abti ❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 9 дней назад
Mahadsanid Abti ❤️
@cayuush2009
@cayuush2009 9 дней назад
Abtigy Mcn Sahal❤
@Iamsahal143
@Iamsahal143 9 дней назад
❤️❤️❤️ Soo dhowoow Abti ❤️❤️❤️
@waberihassan7867
@waberihassan7867 10 дней назад
Machaallah mar walba video yaada wanagsan ee noso duubto wad kuu mahadsan tahay
@Iamsahal143
@Iamsahal143 9 дней назад
Adigaa mudan sxb Ilaahay haku barakeeyo ❤️🇸🇴🙏❤️
@N.A.M1234
@N.A.M1234 11 дней назад
Mashaalah abwaanku aad iyo aad wa isbadalay dadalka waxa keenay ODEYGU américain ayu noqday wa u qolof dacsaday
@Iamsahal143
@Iamsahal143 10 дней назад
Mahadsanid brother ❤️
@N.A.M1234
@N.A.M1234 11 дней назад
Mashaalah abwaanku sahal waxaan Ku RAJAYNAYA inaad Ku gulaysatiid best vloggers and youtubers somali in MINEAPOLIS MINESOTA
@Iamsahal143
@Iamsahal143 10 дней назад
Mahadsanid walaal ❤️❤️❤️🇺🇸✌️🇸🇴❤️
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 11 дней назад
Mahadsanid walaal mahad
@Iamsahal143
@Iamsahal143 10 дней назад
Guulayso walaashay ❤
@fadumaissa1011
@fadumaissa1011 11 дней назад
Woow ! Abwaan waa video kale oo qurux badan
@Iamsahal143
@Iamsahal143 10 дней назад
❤❤❤❤❤
@husseinelmi3614
@husseinelmi3614 11 дней назад
Bal Adigaba wax ugu yeer, hees, heelo, gabay, tix, baraambur, guurow, jiib wax alaale iyo wax aan kutilmaamo.Intaan noolaay intaan oo qof oo is weydiin waa yay waxan ku hadleynaa waa maxay kkkkk
@thedopechannel253
@thedopechannel253 11 дней назад
baryahaan faloog Badan Baa soodeeysaa lkn Maa Taktid Dc Iyo Montana boder Canada iyo USA
@Cabdirhmaan_Cukaashe66
@Cabdirhmaan_Cukaashe66 11 дней назад
Sahal wan ku salaamay zhb waxana kasoo salamayaa qardho zhb live soogal soomali yadoo malin u Ah sida markay idiin tahay 13:30 duhur nimo soomali 21:30 haben nimo🫡
@Iamsahal143
@Iamsahal143 11 дней назад
Haye sxb hadii rabbi idmo
@waberihassan7867
@waberihassan7867 11 дней назад
Machaallah walalo is jeceel
@Iamsahal143
@Iamsahal143 11 дней назад
Mahadsanid walaal Guulayso
@user-tu3fq8nv9d
@user-tu3fq8nv9d 11 дней назад
Abwane Canada 🇨🇦 sooo boqo waliba dhanka dhulka hye
@Iamsahal143
@Iamsahal143 11 дней назад
Haye sxb waan qorshaynayaa
@N.A.M1234
@N.A.M1234 11 дней назад
Abwaanku albabo raggi America kaga horeyey ay garacin ayu garacay keep going bro shaqo wanagsan iyaad somalida u haysa luqada Englishkana waad nala sairaysa
@Iamsahal143
@Iamsahal143 11 дней назад
Mahadsanid sxb ❤️🇺🇸✌️🇸🇪🇸🇴❤️