Тёмный
NUXURKA WARARKA
NUXURKA WARARKA
NUXURKA WARARKA
Подписаться
FADLAN SUBRICE NOO SAAR HADII AAD NAGU CUSUB TAHAY SIDOO KALE MUUQAALKA LIKE SAAR SIINA SHARE-GAREEY
MAHADSANID
Комментарии
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 12 часов назад
Warya nuxurka wararka hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 14 часов назад
Aadanmadoobe asaga xataa waa inxilka laga qaadaa
@cabdulaahimaxamed4161
@cabdulaahimaxamed4161 14 часов назад
Waxaan leyahay xasaanada halaga qaado xabsi culusna ha lagu rido
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 15 часов назад
Beenaale mooryaantan foqal mooryaan
@husseinsaruurow2869
@husseinsaruurow2869 16 часов назад
Hala dilo
@asisnoor200
@asisnoor200 16 часов назад
This is a conspiracy the MPs are spies for Ethiopia they should lose immunity and should be arrested immediately 8:08
@cashamaxamud5925
@cashamaxamud5925 16 часов назад
G🎉k58
@BishaarsheekhxasanBshxy
@BishaarsheekhxasanBshxy 16 часов назад
Raxweeyn necba dayuuskan
@BishaarsheekhxasanBshxy
@BishaarsheekhxasanBshxy 16 часов назад
Waa sidaad jeclaan laheyd
@BishaarsheekhxasanBshxy
@BishaarsheekhxasanBshxy 16 часов назад
Wariye beenbadnida
@AllQuraanSO
@AllQuraanSO День назад
Ma xishoode beenlow
@xasanaxmedadan6122
@xasanaxmedadan6122 День назад
Xildhibaanada reer hegel inta LA leeyahy dowlad ma jirto.
@fadumaali4556
@fadumaali4556 День назад
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@naasirali1396
@naasirali1396 День назад
Oday qabyaaladiiste ah vilada kasoo bX markuu lahaa muu fiicnaa ehlunaar abujahal ka hawiye
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 2 дня назад
Farmaajo guurmuu shabaab ldagaal lagalay
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 3 дня назад
Farmaajo siyaasadiisii waxaa god dheer ku riday fahad yasiin. Dhamaan dhibaatpoyinka iyo siyaasad xumada uu ku dhacay farmaajo dhamaan waxay la xidhiidhaan dhinaca amaanka oo ay hogaaminayeen fahad iyo kulane jiis lkn farmaajo ayey wajiga kaga taalaa??
@user-gg4fb9ju8m
@user-gg4fb9ju8m 3 дня назад
Fahadow xasan waa dilaa shirqool ayaa lagu damacsanyahay nabar xasan ku taagnaa ayaad tahay dholo cadeynta xasan naftaada ayaad ku waaysaa taariikhdaa qori doontaa isha allah
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 3 дня назад
TAGERA 7UP KKK2 JVC
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 3 дня назад
Warya nuxurka wararka aabah ki gabah toli jiray was kala tag umada beenta waradka was
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 3 дня назад
Nimanyohow soomaali wax layidhaa majirto sobobtoo ah qof walbow fiiri hadalada lawadhfinaayo baraha bulshada waxaad moodaa dad afbaranaaya maxaa arkayn siyaasadu sidaad modaysaan maaha
@MariamAd22
@MariamAd22 3 дня назад
Dalka khadar wa in la, isla tuuro fahadna wa in isha lagu hayo
@MariamAd22
@MariamAd22 3 дня назад
Farmaajo iyo fahad sharif dani cabdiraxman iyo kheyre wa raag fashiilamey dhamandooda lamana amiinikaro garahan farmaajo
@zeinabs678
@zeinabs678 3 дня назад
Ninkaan wax xadin ma jileec baa lagu tilmaami
@yusufagaweyne7751
@yusufagaweyne7751 3 дня назад
Gorgortan lagama geli karo Qaranimada Somaliya, dalka qabiil ama qof ma leh, Somali baa leh.Khai'niinta sharciga ha la soo tango.
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 4 дня назад
Xayawan waxa walan ee dhagaysanayo rufyanimadada aya ka dabalsan
@abdullahihassan352
@abdullahihassan352 4 дня назад
Unakaa iskale xamar xilkama qaadikaran Xildhibanada maxaa leeyey idanku masoo doran duqunyaho sidaa ubaro nidaamka durasha. Weli waxaad aminsantihin moriyanimadee
@abdullahihassan352
@abdullahihassan352 4 дня назад
Waa beentaa tuugyo Weligina runmashegtaan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by 4 дня назад
Nuxuska hadlaayow waxa tahay munaafuq ' nacayb qabiil dhuuxa jabiyay iyo jaahilnimo halkii u hoosayssey doqoniimada kugu jirta 'aqliga liita oo ah kii dameeraha
@fantam3786
@fantam3786 4 дня назад
Been ta naarta ku gal
@RahmoHusein
@RahmoHusein 5 дней назад
Kkkkk ciidan masar wallaahi waa yaab illaahow naga qabo xasan iyo shartiisa
@AliHassan-kf1ry
@AliHassan-kf1ry 5 дней назад
They are traitors
@KhadejoHassan
@KhadejoHassan 5 дней назад
Farmajo ma aha madaxweyne somaliyed hada madax weyne ayu wadanka leyahay oo aymasuliyadisu sarantay ee hajojiyo malawlka
@shamsoibrahim4431
@shamsoibrahim4431 5 дней назад
wa wareey Xildhibanadan wa kuwii shub shubka ee Raxweyntii jilib weynta ahayd meeshan kuma jiraan kkkk
@maryanhafow8792
@maryanhafow8792 5 дней назад
Farmaaja yiri uunbaad tirahdaan waligeyna ma arkin farmajo hadlaaya idinka uunbaa sheega
@daamaabdoulkader3613
@daamaabdoulkader3613 5 дней назад
Haddii Xildhibaan lafara gashado sow beeshiisu dowladda meydka ah ka bixi meyso oo itoobiya bad iyo hobol ama degmo siin meyso
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew 5 дней назад
Waxaasu war maahane xildhibaanada halla karbaasho imaaraadkana hallaga eryo dalka hadii eeysan doowladeenu Marin habaabin nagu wedin
@xalimoxassanshero7663
@xalimoxassanshero7663 5 дней назад
Imaaradka Ciidan ayuumushaar siyaiskaburi ma aha
@umaymaahmed3950
@umaymaahmed3950 5 дней назад
Baga ha la xidh xidho
@safiahassan3297
@safiahassan3297 5 дней назад
Noolow M/W Med Cab/l Farmajo waxaad tahay wadani dhab ah hawada Somalia geed dheer iyo geed gaaban ayaad u kortay dib looma celin karo.
@safiahassan3297
@safiahassan3297 5 дней назад
Noolow M/W Med Cab/l Farmajo waxaad tahay wadani dhab ah hawada Somalia geed dheer iyo geed gaaban ayaad u kortay dib looma celin karo.
@user-xi3tg5op3y
@user-xi3tg5op3y 5 дней назад
Warunta ilen waxada tahay nacanbaleye
@hassanmohamoudabdulle2191
@hassanmohamoudabdulle2191 5 дней назад
Xildhibaanadaas waxay ahayd in laga qaado xasaanadda xarigna loogu daro, eaxay ku kaceen qiyaano qaran. Waana ceeb iyo fadeexad adigoo xildhibaankii waranka ah in aad la safo dal ku soo duulay dalkaagii doonayana in uu ku qabso. Dhiiglaawayaal aan aqoonin waxa ay dalka u hayaan, mucaarad waa la noqdaa laakiin noqono muwaadin dalkiisa dhisaya oo aanan duminayn WABILLAAHI TAWFIIQ
@ashasalah2835
@ashasalah2835 6 дней назад
MADAXWEYNE FARMAAJO, KUMA QAADI KARTID, HILLO QABYAALEYSAN, INTU QARANKA U QABTAY, MA JIRO MADAXWEYNE QABTAY, SHARAFTA SOMALIA IYO HANTIDA QARANKA ILAALIYAY WEEYE, CIIDAN XOOG LEH DHISAN, DEYN CAFIS KEENAY, HAWADA SOO CESHAY IYO IN NALAGA QAADO CUNAQABATEENKA HUBKA.
@mahadtahliil9442
@mahadtahliil9442 6 дней назад
war xasan dhiiqo madaxweyne ma ahan shacabkii somaliya waxay rabaan itoobiya
@CadowCabdi-r4d
@CadowCabdi-r4d 6 дней назад
Hirskaweele
@Musecalimaxad123Foodey
@Musecalimaxad123Foodey 6 дней назад
adeer guubaabadashabka waamuhiim
@SomoIya-s4h
@SomoIya-s4h 6 дней назад
❤❤❤
@user-xi3tg5op3y
@user-xi3tg5op3y 6 дней назад
Waxada tahaya weriye benlowaha ekafadhiso saxafada
@user-he8nu4uo6t
@user-he8nu4uo6t 6 дней назад
Mahanta.bentaajojiya.shalebenbadnoshegeysen.
@user-of9lv7to8u
@user-of9lv7to8u 6 дней назад
Nuxurka warark, iimaanka belo kaa qaaday been badana , waar illahay ka cabso oo beenta biyo iskaga dar subxaan allah, waar ummaddu been bay kugu barataye , runta la sheegaa xagee garxajis fiqi fuliye ku qabsaday dagaalba ma jiree, lagu dar dar
@samawadeahmed4380
@samawadeahmed4380 6 дней назад
Beenta jooji