Тёмный
ANZAl TV
ANZAl TV
ANZAl TV
Подписаться
Halkani waa ANZAL TV waxaad kala socondoontan Barnaamijo iyo wareyiisyo xiiso badan kuxirnow ANZAL Tv Saar Subcribe like share mahadsanidin
Maxa keen qabyaalada Dood Adag
17:45
21 день назад
Kadiska Su.aalah iyo culumada somaliyed
9:11
2 месяца назад
Su.aalo Adag Ka soo Jawaba 🎁🎁
4:10
2 месяца назад
Kadiska Anzal Su.aalo iyo Jawabo
11:39
2 месяца назад
Dir,, Darooda iyo Hawiye Waxba kama jiran
5:50
2 месяца назад
Su.aalaha Kadiska
8:30
2 месяца назад
Kadiska Anzal halxidhaale
15:02
2 месяца назад
Eid Mubarak Faras Gifts 🎁
5:04
3 месяца назад
Su.aalaha Ramdanka oo Diin Ah
32:08
3 месяца назад
Maxa ka xasuusata sanadkii 2023
8:52
5 месяцев назад
Madaale oo layimid ganacsi cusub.
6:49
8 месяцев назад
Комментарии
@ifkmo
@ifkmo 5 часов назад
Ya lagu khiyaanayn fiidiyowyada beenta ah. waxay idiin balan qaadayaan dhamaan laakiin waa been inay lacagihiina qaataan oo ay rabaan inay qurbaha ka helaan lacag . Dhismayaashu ma laha badbaadada dabka, oo lagu dhisay alaab jaban, rinji aan caafimaad qabin oo qasacadaysan, bulaacaduhu way buuxsamaan oo waxay u soo daadataa dabaqa weyn, ceelna ma leh.
@batulasmail8261
@batulasmail8261 19 часов назад
Wale Soomaali warkooda ayaan aaminin
@hassanhnlwarsame3192
@hassanhnlwarsame3192 День назад
Sorry who buy house in Kenya
@AbdikadarMo
@AbdikadarMo День назад
Kenya waa wadan shisheeya qofka maanta maal kashta bari waa lasoo burin kara somalida 😂😂
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql День назад
Guriga marka xayaysiineysaan waa inaad. So bandhigtaan 1.)Qiimaha guriga 2.) Service charge la Iska rabo bishii ama sanadkii 3.) shirkada Ka masuul ah dayactirka hadii wax dhacaan 4 ). Leaseholder kiisa waa imisa sano .mase waa freeholder Hadii leaserholder yahay waa meeqa sano. Ma 200 sano Ka badan mase. 20 sano Waxaan ugu digayaa Somalida iibsanayso guryaha dabaqyada ah aadan adiga dhulka lahayn iney iska hubiyaan waxa Ku hoos qarsoon iyo inaad fahamtaan waxa aad iibsanaysaan
@salma_abdirahman18
@salma_abdirahman18 20 часов назад
Maxa ka wada wllo wax ku hoos qarsoon
@batulasmail8261
@batulasmail8261 19 часов назад
​@@salma_abdirahman18 Awalan guriga Cabirkiisa Qolokiisa inuu balakoon leeyahay wadooyinka maro hareerihiisa Qiimihiis service charges Free holder inuu yahay Waxbadan ayaa Qarsoon.
@libaax-cq4wk
@libaax-cq4wk 2 дня назад
Qiimaha dadka isheeyga max tahay waxba iib kenaya qiimana masheeygayo
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 дня назад
Shuubo mj oil saliid qumbe iyo faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste cagdheer munaafaq ey ey dhalay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 дня назад
Qoodha salaax KUUKUUYO faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste cagdheer munaafaq ey ey dhalay xaaraami
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 дня назад
Faarax jaajuus ciilqabe qabiileyste cagdheer munaafaq ey ey dhalay ina sharmuuto sujuu
@khadraabdullahi303
@khadraabdullahi303 4 дня назад
Miqaa weye Labo qol abayo
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 5 дней назад
Meeqo?
@ibranur94
@ibranur94 6 дней назад
Labo qol iyo fadi miqaa weye
@JuunSports
@JuunSports 14 дней назад
Ninkaan waalajan
@ikranabib7919
@ikranabib7919 16 дней назад
Masha Allah tabaraka Allah ❤️ 🙏 💖 ♥️
@mahamedabdi8774
@mahamedabdi8774 19 дней назад
Celka ma laga biya garaayo ma adigaa
@mahamedabdi8774
@mahamedabdi8774 19 дней назад
Ceelka ma adigaa
@user-tt2rm8nw7g
@user-tt2rm8nw7g 21 день назад
Qurba jogta in la dhaco ayaa logu tala galay ina la dhaco
@sumayaosman8985
@sumayaosman8985 22 дня назад
waa runtodhi well spoken abo iyo adheer❤😊
@handle737
@handle737 Месяц назад
Anigu gabadh is cadaysa ma guursanayo mid madhow ayaa wanaagsan ama mid orginaal ah
@xuseencabdiqadir9161
@xuseencabdiqadir9161 Месяц назад
Hada ka hor aabe ayaa waxaa uu lahaa Dibi waana laga kireysan jiray si saca uu urimo lacagtii uu kahelay ayuu ku dhoofiyay wiil uu dhalay. Maalin maalmaha ka mid ah ayuu wiilkii soo wactamay ayuu ku yidhi Aabow waan guursaday haye Aabihii wuxuu ku yiri wiilkii maxaad guur satay gabadh ajaanib ah Aabihii wuxuu yidhi ma waxaad noqotay dibigii inoo joogay oo nagala kiraysan jiray ikeen saca waxa uu dhalo Aabaha lana siinenin lacag um buu qaadan jidhay
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob Месяц назад
Masha Allah Somalia inta badani waa nabad EE qurbajoogu wadanka haka dhistaan Insha Allah
@sadikabdullahi7985
@sadikabdullahi7985 Месяц назад
What is the price
@FarxiyaFarxiya-hy9zi
@FarxiyaFarxiya-hy9zi Месяц назад
😭😪🥹😥
@badriabdirashiid-uy3ve
@badriabdirashiid-uy3ve Месяц назад
Madaale waa xikmad miidhan ninkan
@Munaabdi-iq9be
@Munaabdi-iq9be Месяц назад
Wa shidanyihin
@jawahirjiijo545
@jawahirjiijo545 Месяц назад
Haddii uu iga xirmo maxan sameeyaa
@MARIAMARIANEWS
@MARIAMARIANEWS Месяц назад
Mad somaliya ka bilawdan kenya mada leh leta kimadha ayaanba soo xasuustay
@yahyeBashiir-su7uz
@yahyeBashiir-su7uz Месяц назад
Soo badi abyo kuwa funny cml 🙏🙏😂
@cabdikariimnuur518
@cabdikariimnuur518 2 месяца назад
very low intervier
@hassanmahamud3850
@hassanmahamud3850 2 месяца назад
Afsoomaaliga xiligaas lama qorin ee iska sax.
@AbshirAbshir-100
@AbshirAbshir-100 2 месяца назад
Wadanimada markay dhamaato waa sidaan oo kale..kenya kenyati baa leh..Soomaaliyey Dalkiina jeclaada,maalgashada oo shaqo abuur ka sameeya oo quruxsada..
@smartsankavic1017
@smartsankavic1017 2 месяца назад
Wiseman on the stage 😂😅
@shaakirsaid5981
@shaakirsaid5981 2 месяца назад
Labadii kun waan lawada baxe o gorme laqabana next occasion.
@mowsarabdi102
@mowsarabdi102 2 месяца назад
Indhaa
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z 2 месяца назад
Farax waa ninka yiri somali waa isku isir?? Bal abtirka isaaqa biloow ilaa hada iyo kan Hawiyaha isbarbar dhig Waxaad ogaanaysaa inay aad iyo aad u kala fogyihiin Kaliya Daaroodkaan ku wareeraa oo magacdiisu isku dhaxjiraan
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 2 месяца назад
Arintaas waa sax darot digil &mirifle dir & hawiye waa feek waa yee
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q 2 месяца назад
Sax ba tahay noolow
@user-qj2rw2eh9i
@user-qj2rw2eh9i 2 месяца назад
Sayidkii❤❤❤qarnigan❤❤❤faarax macalin❤❤❤dawaare
@user-mx9qf3tn6d
@user-mx9qf3tn6d 2 месяца назад
Waa qalbiga
@Yussuf-gz8jm
@Yussuf-gz8jm 2 месяца назад
Next govetner
@Yussuf-gz8jm
@Yussuf-gz8jm 2 месяца назад
100/ mheshimwa
@theruler411
@theruler411 2 месяца назад
Adoon Kinyati xaarka ka dhaqa
@theruler411
@theruler411 2 месяца назад
Nin Waalan waye kani lol
@mohamedshaakir33
@mohamedshaakir33 2 месяца назад
Somalidu waxay soo martay xili loo qaybin jiray Sab iyo Samaale, waxaa ka dambeeyay xili loo qaybin jiray Aji iyo Ajuuraan, hadana waxay uqaybsantahay Dir iyo Daarood iyo Hawiye iyo Raxanweyn iyo Beesha shanaad. 3 qarni ama 2 qarni kadibna in isbahaysiyo cusub iyo magacyo cusub ay labaxaan somalidu wax la qariibsan karo ma aha. Somalida isbahaysiga iyo is sheegashada iyo magac samaysinku waa mid aad ugu fudud, abtir badalashada iyo diga rogashaduna waa mid iska caadi ah xagooda. Qofkii dhulkay somalidu dagto dhex maraana wax badan buu ogaani
@saeedamalik8100
@saeedamalik8100 2 месяца назад
Masha Allah beautiful apartment. Where is this place would like to view the apartment.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 2 месяца назад
gabadhan weriyaha ah waa nervous. madegana gabadhan please seminar qaado iskuna kalsoonoow. waxay udabeecad egtahay dhulbahante badoownimo ayaa ku jirta
@baambaam6336
@baambaam6336 2 месяца назад
Let's help people of dadaab stop talking qabiil
@abdirahmanesse5246
@abdirahmanesse5246 2 месяца назад
Qofsomali oo diidi karaa warkaa majiro Waana sax qabiilada wixii 9-10 magac kabadani waa been
@abdinooralikhansoy1032
@abdinooralikhansoy1032 2 месяца назад
Magacyadan oo dhan wa isbaheeysi kadib 500 boqol oo sanawad.
@adanabdulahi8219
@adanabdulahi8219 2 месяца назад
I absolutely agree with Hon. Farah.