Тёмный
Qarami Media Pro
Qarami Media Pro
Qarami Media Pro
Подписаться
#Qarami #Media #Pro
tubeec iyo xudeydi qaraamiga (LAAC)
7:52
2 года назад
Luuqdii isku shuban xasan diiriye
7:08
2 года назад
maxamed saleebaan tubeec Qaraami
6:24
2 года назад
yurub geenyo (Rogaal)
5:21
2 года назад
Raaxeeye caabi mire dacar
4:09
2 года назад
caabi mire dacar (Qaraami Ciil)
4:17
2 года назад
Axmed mooge (duufaanka xooga leh)
6:27
2 года назад
jooqle iyo heestii (sabaax)
8:41
2 года назад
Комментарии
@boorkakakac
@boorkakakac 18 часов назад
Heeskan laxanka sayid khaliifa ayeey ku wacantahay. Juba waa looga wngsanyahay
@CabdiBiir
@CabdiBiir 2 дня назад
Gacantii xudeydi waaye
@AsmaraQadhabo
@AsmaraQadhabo 5 дней назад
Waxaad tahay ayaan dhalad iyo lama ilaawaan istaahileey
@BaygaTechnology1
@BaygaTechnology1 5 дней назад
Ustaad jiim sheikh Muumin intabadan cuudkiisu waa qaab dareera Jiim AUN qoobka fardaha ayaa lagu naanaysijiray wuxuu tumi jiray cuud dhadhan leh wuuna gacan fududaa legend of the legendary Muxiydiin sheikh muumin AUN
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 8 дней назад
Hees wayn weeye oo qiso xambaarsan aun abwaanku wxuu curiyay waqtigii majeerteenka la laynayey qaarna la xirxirayey dagaalkii itobiya lagula jirayna uusan wali dhammaan Mxm'd Sleebaankuna ay kusii qulqulayeen Itobiya oo Saldhigga ka dhiganayeen xaaladihii ayuu suuraynayaa wxuu leeyahay anigoo wxaas oo dhibaato ah kasoo maray dhulkayga dufaaciisa iyo ina siyaad barre baanan maanta ka hor caroon weeye. Qiso wayn ayay leedahay heestaan dhallaanka dambe saas ha ogaadaan. INA cali Walash oo waayahaas SSDF galay ayaa mihindisay wuxuu udhashay majeerteen Ciise Mxm'd reer Muuse Cadde nin is guhaamay ayuu ahaa oo laga baqo suugaantiisuna ubadantahay.
@maxamedcabdicilmi6181
@maxamedcabdicilmi6181 8 дней назад
Gacantii xudaydii iyo boqorkii fa ka macaliinkii weyna farshankii qaliga aha ee mar la araga ah maxamed cumar maxamed xirsi dhamshadiisii dhawr cisho ka hor ban arkay walahi darxumo tii udanbaysa ka muuqtay noolosha geerida udhantahay alle janadii fardawza ha geeye iyo omada Islamka ahabe
@najiibmohamoud7618
@najiibmohamoud7618 9 дней назад
Heesti hanuuniye ee xagaagiyo xagaygaba xuman kama filaaye
@suldaanofficially
@suldaanofficially 9 дней назад
Faysal cumar mushteek Allah how naxariisto
@Samadoon006
@Samadoon006 11 дней назад
Abo mcn rabi haku naxaristo amin
@BartonBaird-l2m
@BartonBaird-l2m 12 дней назад
Thompson Thomas Jackson Joseph Garcia George
@hassanadan-y5l
@hassanadan-y5l 15 дней назад
Ilaahay ha naxaristo faysal cumer wuxu lahaa cod halaasiya oo macaan isaga kuluc
@MohamudAbdi-y6b
@MohamudAbdi-y6b 16 дней назад
Waxaan u baahnahy Qof Hesta Erayeeda Si sax Ah Noogu soo Qoro Igu waaci wlll 🙏
@KhalifHeybe
@KhalifHeybe 16 дней назад
Xasuus iyo ogaal dheer bal indhaha dib ula raac bishii aragdi.deediyo afar iyo tobnaadkii Heestaa wayo wayo ayaan xasuustay wayo gabadh aan jeclaa .aduunyooy xaalkaa.ba iga danbeeyoow naxariis iyo nabad galyo dushiina ha noqdaan❤ 06/10 2024
@abdimuhumed9883
@abdimuhumed9883 17 дней назад
Yawyaw. Mucalimm
@abdimuhumed9883
@abdimuhumed9883 17 дней назад
Macalim 🎉
@galoolqudhac
@galoolqudhac 17 дней назад
Bal kabanka loo tumayo eeg ee aanu xuseyn ina mooge xaasid buu ahaa ciil qabe ah
@galoolqudhac
@galoolqudhac 17 дней назад
Xaasid buu ahaa ina mooge
@galoolqudhac
@galoolqudhac 17 дней назад
Ustaad Nuuradiin sidii daauud buu uga gaadhsiiyey kabanka
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 19 дней назад
Ereyada: jamac saleban Laxanka hanuniye Codka faadumo duur
@mohamedamiir1425
@mohamedamiir1425 19 дней назад
Ax hanuuniye Bey voice ❤😊
@boorkakakac
@boorkakakac 19 дней назад
Dabci xuma jacaylkaa Daan daansi badanaa waa diradiraale
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 20 дней назад
magool heestaan waxay la qaaday cigaal
@ahmedisse9165
@ahmedisse9165 21 день назад
ILAAHAW KUU NAXARIISO (ABDULAAHI CUMAR XARAGO JECEL) XARAGO,, WUXUU AHAA ONE OF THE BEST SOMALI SINGERS ,WUXUU KA TIRSANAA KOOXDII ONKOD EE CIIDAMADA ASLUUBTA OO FADHIGOODU AHAA DEGMADA XAMAR JAJAB -EE MAGAALADA MUQDISHO ,MID KALENA AAN IDIINKU DAREE WAXAAN AHAYN DERIS SUBAX WALBANA QASHTOODA IYO QUBTOODA AYAAN MAQLI JIRAY ISAGA IYO KINZI XAJI ADAN -MUUSE ISMACIIL QALINLE- CANAB DIIRIYE-SAHRA MIRE WEHELIYE-ABDIQADAR XASAN LAARI-HIBO MAXAMED - JIMMY SHEEKH MUUMIN -BASBAAS- CUMAR ANZA- IYO QAAR KALOO BADAN INTII DHIMATAYNA ALLAHA U NAXARIISTO
@Axmedcabdicasiiscaali-s7r
@Axmedcabdicasiiscaali-s7r 21 день назад
👍👍👍
@Axmedcabdicasiiscaali-s7r
@Axmedcabdicasiiscaali-s7r 21 день назад
💯
@rosaasroosa
@rosaasroosa 26 дней назад
❤❤❤
@yusufabdi1333
@yusufabdi1333 26 дней назад
Hanuuniye, cod iyo kapan xiligii Berisamadkii iyo iminka la joogo waa heesaha Marqaanka ku wanaagsan.
@ibrozzsiyat473
@ibrozzsiyat473 27 дней назад
Aqri qoralka ee afku iskuu qaawo 😂like saar ee kasooco meesha 😂
@AbdiabdillahiAbdiabdillahi
@AbdiabdillahiAbdiabdillahi Месяц назад
HAZ0ZIYA
@garadroble2712
@garadroble2712 Месяц назад
17/9/2024 Nairobi
@HooyoMcn-g9h
@HooyoMcn-g9h Месяц назад
Ilaaheey ha unaxariisto adeer keey mcn wallaahi waan kuu xiisay abaheey lawaa doow janada ilaahey hanu gu kulmiyo dhamaan teen 😢😢😢😭😭😭😭🥺
@HooyoMcn-g9h
@HooyoMcn-g9h Месяц назад
Ilaaheey ha unaxariisto adeer keey mcn wallaahi waan kuu xiisay abaheey lawaa doow janada ilaahey hanu gu kulmiyo dhamaan teen 😢😢😢😭😭😭😭🥺
@HooyoMcn-g9h
@HooyoMcn-g9h Месяц назад
Ilaaheey ha unaxariisto adeer keey mcn wallaahi waan kuu xiisay abaheey lawaa doow janada ilaahey hanu gu kulmiyo dhamaan teen 😢😢😢😭😭😭😭🥺
@HooyoMcn-g9h
@HooyoMcn-g9h Месяц назад
Ilaa hoow unaxariiso adeer keey mcn waa uxiisy wallaahi😭😭😭🥺
@ugaasilkacaseugaas2133
@ugaasilkacaseugaas2133 Месяц назад
Yaasaalm boqorka codka Allah yaaraxma
@suldanhaliilabiib
@suldanhaliilabiib Месяц назад
Sawtu raxma ❤❤❤❤
@cabdiRashiid-j7p
@cabdiRashiid-j7p Месяц назад
Somalia sanad danbe haday sii jiri lahayd waaberi waa laga qaadi lahaa onkod iyo durdur baa waxkasta kaga horayn lahayd
@farahdahir8554
@farahdahir8554 Месяц назад
6:03 MAXAD KA DAREENTAY QOFKII LAXAN, KABAN IYO MEESHA LAGA GALO FAHMI KARAA HA'IIGA JAWAABO
@nimcocabdilaahi7692
@nimcocabdilaahi7692 Месяц назад
Heestan waxa ereyada iskalaha ustaad yuusuf xaaji Aadan cilmi ahun waxa luuqda iskalaha Axmed cali haaruun darmale waxa kabanka macaan boqorkii cuudka xudayid
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud Месяц назад
M Cali kariye alah unaxaristo Ereyadii si luqdii xasan
@HuseinMahmoud
@HuseinMahmoud Месяц назад
M Cali kariye alah unaxaristo Ereyadii si luqdii xasan bashi
@talowadaagmedia4664
@talowadaagmedia4664 Месяц назад
Fv
@ugaasilkacaseugaas2133
@ugaasilkacaseugaas2133 Месяц назад
War jim shekh muuminbaa ninka kabanka qurux badanaa
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 Месяц назад
Ilaahay haw naxariisto. Marxuumad kinsi xaaji aaden aw xuseen.
@mubaarikcabdi5596
@mubaarikcabdi5596 Месяц назад
Giniyeey sideedaba Dad haduu is guda galo Ku gudoonsadaan talo Guri inay yagleelaan Jacayl wada gorfeeyaan Ma waayaan Gedafiyo guraciyo dhibaatoo
@rosaasroosa
@rosaasroosa Месяц назад
Xasuus❤
@BashiirMaxamuud-y7l
@BashiirMaxamuud-y7l Месяц назад
2:42 2:45 2:53
@Aaminasiciid-dt1ki
@Aaminasiciid-dt1ki Месяц назад
❤2Bk❤❤❤❤
@AbdirashidBashka
@AbdirashidBashka Месяц назад
Ina mooge the best fanaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@imbashiir1825
@imbashiir1825 Месяц назад
Hees Goats 🐐 fanku isugu tageen weeye Esh calaa hees😮 Erayadii Kaariye laxankii Jiir, Kabankii Jiim iyo Codkii Tubeec. Awoodba loo sheegtay😂😂
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Месяц назад
🙏❤️🙏