Тёмный
Somi Early
Somi Early
Somi Early
Подписаться
#somalitv#Subscribe #like Deeg Deeg
WAAR DAG DAG AHO!!
48:34
12 часов назад
Waar Dag Deg Ah Oh!!
22:03
17 часов назад
WAAR DAG DAG AH O!
51:24
2 часа назад
WAAR DEG DAG AhO!!
52:25
4 часа назад
WAAR DAG DAG AH !!
35:29
7 часов назад
WAAR DAG DAG Ah O!!
44:38
9 часов назад
Waar DAG DAG Ah!!
16:23
12 часов назад
WAAR DAG DAG AH!!
31:55
12 часов назад
WAAR DAG DAG AH Oh!!   2024
49:52
14 часов назад
WAAR DAG DAG AH O!!!
16:38
16 часов назад
WAAR DAG DAG AH O
16:38
16 часов назад
WAAR DAG DAG AH Ooh!!
44:36
19 часов назад
Waar Dag Dag Ah oh!!
16:32
19 часов назад
WAAR DAG DAG AH O!! September 2024!
52:25
19 часов назад
WAR DAG DAG AH O
44:23
21 час назад
WAAR DAG DAG AH Ooh!! September 2024
16:08
21 час назад
WAAR DAG DAG AH O!!
48:34
День назад
WAAR DAG DAG AH O!!
32:47
День назад
WAAR DAG DAG AH Oh!!
31:55
День назад
WAAR DAG DAG AH O!!
35:29
День назад
Комментарии
@AFDiini1722
@AFDiini1722 7 часов назад
Cid kuu jeeda ma jirtee ha is waalin sxb. Xasan iyo ina geele dad adi kaa sareeya la dagaalamaayaan. Mid yar oo ciilan, dhul qalalan iska jooga dhinac jareertu ka guumeeysato dhinacna oromadu Xasan uma jeedee riyada iska daa
@shaqahmed
@shaqahmed 16 часов назад
Yees
@abdikarimabdulle8015
@abdikarimabdulle8015 День назад
Anigaa ugu horeeya qof like saara oo share dhaha cabdulaahi.thank you sxb
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 дня назад
Waxka Been badan ka Xishood daran Ka indha Adag ka Doqon san Qadaad Weyen Waayey
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 дня назад
Isku Soomaali Manihin Qadaad Weyen Markay Waashaan Baye Jabuuti Iyo Hargesa kaga Dhegtaa Garoonkii Gedo Ee Xabashida Laga Gaday ka Waran Digil Iyo Midhifle Kawaran
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 дня назад
Kafuq Googarda Eedadey Eyohow Qadaad Weyen Waa Gabadh Dir ahoo Dir udhaxade dhig Magaceda Eye iyo Doofar baaku Dhalaye
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr 2 дня назад
Haye Jaale Daarood Waala Yaqaan Boqod Isaaq Sacad muuse Suber Markii Hore Waxa Qaber Taajir Madaxa Oo Canfar Taash Dahab Ayaa Madaxa loo Sudhuy Markii Dabena Ismaaciil oo Wasiira Mutaclim ah Ayaa Guursadey Madaxweyenaha Marwadiisa Weeye dayaman Baa Madaxa loo Saaray
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 дня назад
DAAROOD WAA WADANIYIIN WAA HALGAMAYAAL MAASHAALAAH IIDOOR IYO HAWIYE GEELE WAA IN SOOMAALI KU JIHAADAAN OO SHISHEEYAHA AY U ADEEGAAN AMA SHEEGTAAN LOO QAXIYO INSHAALAAH
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 дня назад
IIDOOR AYAA DULMIILAYAAL AH OO RABA INEEY BADA SOOMAALIYEED ITOOBIYA SIIYAAN IIDOOR IYO HAWIYE IYO GEELE AYAA SOOMAALIYA QASAAYA OO SHISHEEYE U ADEEGA IIDOOR WAXAY BA DHEHEEN ITOOBIYAAN AYAA NAHAY
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 дня назад
Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude wuu fashilmay waa khaainul wadan tuugonimo qabyaad waa munaafiqiin geele naagtuu qabo gabadhiisa xasan dhiiqo xagaa looga taliyaa Mw Farmaajo wadani ayuu ahaa sida xasan dhiiqo ilmihiisa oo xaasaskiisa ayuu ku safay kuraastii qabiilada soomaiyeed waa xasan qabri faage xasan bad gate kenyaati bakhtigiis nin u sujuuday ayeyba mw ka dhigteen hawiye waa mw 2aad ee bada soomaaliyeed saxiixa mw dambe ma noqondoonaan inshaAlaah hada xasan dhiiqo mw ma aha wuu dhacay
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 2 дня назад
Waan ku fahanay ismacil cumar geele iyo xaas kiisa iyo Ahmed madube iyo mustafe cagjar iyo sadaq joon waxay ladagalamen farmajo iyo fahad yaasen si daa darteed baad u ladagaa lamaysaa qabyalad dartee
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 2 дня назад
Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude wuu fashilmay xasan bad gate qabri faage xasan dhulka qaranka iibsade shisheeye u shaqeeye mw Farmaajo bad ma gadan bakhti uma sujuudin gaal xun oo itoobiyaan ah muqul kuma soo xiran sida xasan dhiiqo geele ayaa xukuma xasan dhiiqo xasan dhiiqo ciidamadii uu laayey loogama haraayo waa arki doontaa inshaAlaah
@Ai.stories-r2t
@Ai.stories-r2t 2 дня назад
Fidnada waa ayaga halaga qabto
@Ai.stories-r2t
@Ai.stories-r2t 2 дня назад
Mansha Allah sax hantidiisa ayaa jabuuti xitaa xasan sax waa runtaa xagaa lagu soo daaweeyaa Jabuuti fidnada somalia waa jabuuti kursigii fowzia yaa diiday jabuuti
@Ai.stories-r2t
@Ai.stories-r2t 2 дня назад
Waa runtaa walaalkeey xuseen waa sax ciidamada Jabuuti ayaa u keeno ageybyada alshabaab
@subraarm4381
@subraarm4381 2 дня назад
Ilaahayoow Ismaacil Qabo madhintaha Farmaajo waa ogaa Jabuuti Doofaarka haysta iyo Yuhuuda Imiraadka haysata dalkana waa ka ilaaliyay Habeenkii dalkaga waraabayaalku Cadkay Cun lahaayeen Hawiye u qalay Dawladaydii Ismaaciil wuxuu Hassan ku yidhi Darbigii han jebin keri waayay ayaad jebisay oo Siilkii Haybado ee wareegay ayaan Hawiye hesheen. Ismaaciil Isagaa Hassan shirqoolkii Itoobiy ee Qolka in lagu qaawiyo ama lagu dilo waxaa ka danbeeyay Ismaaciil oo Abii Ahmed ku yidhi dhibaatee si haw gacantayda ugu jiro waayo markaan doono een Gaadhigayga u diro waa i aaminayaa Walaal Anigaa kusoo daayay.
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 2 дня назад
Xasbunallah rabiyow xaqa uhiili
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j 3 дня назад
Xasan hadu farkasta qoro walahi inaanay jirin ciid dhegudhigaysa wayo wax laa fahamay dhaqankisa syaasaadisa waxay mannta joogta xasanow adigu isdhegayso masajiid tag maa faraha tagta tag adiga ayeey ku taal
@HusseinYare-m1z
@HusseinYare-m1z 3 дня назад
Shaxeygii baan soqtay bodhariyow sodaa warka😂😂😂
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 3 дня назад
xasan cidna lama tashto oon aheyn ismaaciil hada hadii looyeero oo saxiix ladhaho wuu saxiixi laakiin soomaali qabiilkuu doono ha ahaado uu sharaf u haayo kuma jirto waxuu ku amraa lacag iyo kursi wasiiro xildhibaano madax dhaqameed culimo qolo uusan dhuka ku masixin kuma jiraan soomaali wey u dhamaatey
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 4 дня назад
balwaan inta amison ku jirta waxaa ka badan inta ay madaxgobaleedku u yeerteen waliba shacab itoobiyaan ah oo lasheegey iney sirdoon yihiin oo badan ayaa jooga ilaa hadana soogalaya ciidan ayaa soogalaya cid celineyso ma jirto
@XamarayXamar-od6zu
@XamarayXamar-od6zu 4 дня назад
dhalinyada iyo kuwa waa weyn oo sirdoon ah haduu dagaal dhoco wey dagaalamayaan inta oromada ah iyo in yar oo amxaaro ah oo shaqo been ah hay wey dagaalamayaan markuu dagaal dhaco yaa ku yiri masoogalin dhinac walba ayey ka soogaleen waxaasoodhan waa shacbka ayaa lagu sii jeedinayaaa xasan markuu qeylo bilaabo musiibuu wadaa uu ku sii jeedinayo shacabka
@Xamda-u6j
@Xamda-u6j 5 дней назад
Siil weyne muuse ayaa ku wasa adiga iyo yuhuudiinab😂😂😢
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 5 дней назад
Soomaaliya oo inkaari ku dhacday waataasi war maxaa ballo dhacda meeshii imisaad ay soomaali isku dilayso
@fardowsoxassan2605
@fardowsoxassan2605 6 дней назад
Waatuugo ilaaha an aqoon dumaljadiid😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@Imaan92546
@Imaan92546 6 дней назад
Xassan asaga ma doqon ba mise wey sixreen ma si ka ah
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed 6 дней назад
❤❤🎉🎉
@powerwhydoh491
@powerwhydoh491 6 дней назад
Somali got their country back keep on crying cry cry cry cry cry cry I’m actually enjoying this😂😂😂😂😂😂😂😂
@Teacher9614
@Teacher9614 6 дней назад
انت مجنون تحي صومال 😎
@zamzamali4347
@zamzamali4347 6 дней назад
Intii dhimatay Allah ha u naxariisto inta dhaawaca ahna Allah ha u booga dhayo
@AdenMohamed-dx3fx
@AdenMohamed-dx3fx 7 дней назад
Asc kuwaa halalaayo dhagta dhiiga haloodaro mujriimiin
@haange
@haange 7 дней назад
Balwan wlle codka ama speakerka iska hagaaji qolkoo dhan ba iska dhawaaqaya micnaha fasiix laguuma maqlo malaha waa qolka cod hawo ku lifaaqsan cml u hadleeysa
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 7 дней назад
Kkkkkkkkkkk walaahi ma qaldanid Safaarada itoobiya madaxtooyada dhexdeeda ayay ka shaqeynaysaa
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 7 дней назад
Gurguurte caqli xumaa waa runtiis Balwaan
@Daud-h6p
@Daud-h6p 7 дней назад
Sax
@KhadijaMohamed-t9c
@KhadijaMohamed-t9c 7 дней назад
❤ marka hore waan ku salaamay cabdillaahi balwaan wallaal ka badi ilaahay cimrigaaga ha dheereyo cadowgagana ha jebiyo madaxweynuhu dadka iyo dalka daacad uma ah
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j 8 дней назад
Masar waa carab hadi ay wax cawinayso falaastin waa carab maxay u cawin wayeen
@dahir-dz4vh
@dahir-dz4vh 8 дней назад
Somaliyeey oggada Ethiopia waxaay hishiis difaac milateri Imaraadka iyo Ethiopia taageerayna difaaca Ethiopia. Arrintan halaga digtonaado aysan dhibaatooyin sameeyn.
@AbdallahIsman-x1v
@AbdallahIsman-x1v 8 дней назад
Kowda luulyo koonfurta talyaniga leh...sl republic horta xorowday 26/61960haku qaldamin tariikhdu way qorantahay ee qabyadiina hagaajista ilmada iska yareeya dib uma dhacayso inaan indho idiin noqono bay bay italian south somalia....
@MusedhakaweyneKacay
@MusedhakaweyneKacay 8 дней назад
biiri qaate ma waxad kuu biirtay aaran jaan xasan baa xoogaa ku siiyey ha Calfan
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 дней назад
Kuuma baahna
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 дней назад
Beenaale Yaa ku maqlaayo
@Ibrahim-ki1ue
@Ibrahim-ki1ue 9 дней назад
Xafiiskaga alas caano
@user-qe6io2sp4o
@user-qe6io2sp4o 9 дней назад
Xasan iyo siyaasadi kala fog, waa dilaal ee madax weyne maaha
@amatullahbintumuslimah7775
@amatullahbintumuslimah7775 9 дней назад
Somali early ma adigaa leh Cabdullahiyow walale guuleyso
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 10 дней назад
Waa yaab madax weyne Hassan sh waxaa loo dhiibay soomaaliya oo leh ciidan xuduudada sugaaya siyaasad dibideed oo adag dowlad gobaleedyadii oo la hooskeenay dowladda dexee waxii oo dhan aaway
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 10 дней назад
Imaaraadka Gacanta Xasan Sheekh Waxuu Ku GPS .Waxaa Ka Saararyay Djibouti. Ninkani Waxuu U Rikaadaysanyahay.Emraadka Israa,iil...Wax Gacan Ugu Jiraa Ma Jirto..Waa Inuu Somaliya Viidankeeda Dhameeyaa.Waa in Uu Falka Baabi,iyaa.Waa In Uu Dadka isku Diraa.Waa In S/laand Taageeraa..Ssc Khaatumo laga Soo Horjeestaa..Dalka Iyo Dadkaba Waa In La Waayaa..Aqli Yeesha Waxna Fahma Somaliyeey
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 10 дней назад
M/Waynahau Rigaato Ayaa LaguvHaaystaa..Shaqadiisu Waa In Somaliya God Dheer Ku Ridaa..Wax Fahma Somaliyay
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j 10 дней назад
Waa sax
@FadumoMuseSaid-s6j
@FadumoMuseSaid-s6j 10 дней назад
Jaad ayuu ayaa joogsan lahaa
@nurta-gh2xb
@nurta-gh2xb 10 дней назад
ILAAHOW CEEBTENA ASTUR
@farhanabdi1102
@farhanabdi1102 10 дней назад
Jabuuti Waa cadawga soomaaliya