Тёмный
Somali Tech
Somali Tech
Somali Tech
Подписаться
kusoo dhawoow Somali Tech, Barona xirfadaha kala duwan ee Telefoonada, Computerada, Internetka iyo guud ahaan Technologyada. Kamid Noqo Saaxibada inagu xidhan oo hel xogta udambaysa ee technologyga. Wixii Su'aalo Ah, Talooyin Iyo Warcelin Ahna waxa aad inoo so marin kartaa whatsappkena iyo telegramkeena.

kamid noqo saaxibada ka tirsan oo ku biir telegram channelkeena si ad uhesho filesha kala duwan iyo sido kale warbixinada aynu ku wadaagno. riix linkigan si aad ugu biirto: t.me/somalitech0

wixii su'aalo ah waxa aad inooso marin kartaa akoonadeena whatsapp iyo telegram. waana kan numberka aynu ku adeegsano: 252657917414
Sida Loo Helo Aqbalaada Google Adsense
8:53
5 месяцев назад
Комментарии
@asnuurcilmi3167
@asnuurcilmi3167 2 часа назад
shugran ustaadow waan samaystay websideka lkn waxaan ubaahanahay in aan maamulikaro sida in aan kuprogramiyo business typeka aan doonayo, si qofka linkga soo raacaa uhelo xog kufilan kadibna uu helikaro contactgayga si aan su aalaha uu qabo uga qancinkaro
@abdirahmanfarah-g6v
@abdirahmanfarah-g6v 8 часов назад
Wll sidee ku ogaan karaa posts ka qorayo in meel kale laga so qaday iyo inkale.
@drsocial6889
@drsocial6889 11 часов назад
Kaabe sidee fb lacag ugala baxaa iiga caawi
@drsocial6889
@drsocial6889 11 часов назад
Ustaadii fb reels sidee lacag ula baxaa
@suleymanAbdilahi
@suleymanAbdilahi 12 часов назад
Aad kugu bogaadinayaa
@XHadraawi
@XHadraawi День назад
Sidee ulaban karta marka
@DeeqoaxmedxasanDagan
@DeeqoaxmedxasanDagan День назад
Thanks wll 7 years Facebook aan soo cesho waayy ayaa mnta soo cishtay oo aan imbdn raadinyy Thanks wll 7/8/2024 wxow basowerkisa ilaaby 2018 mnta ayaa dib uhelay Thanks
@cabdiraxmaanoffical3328
@cabdiraxmaanoffical3328 День назад
Pro soo dhig part 2 wad mahad san tahy❤
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y День назад
ustaad lacagta cypto hadaan ubadalo oon binance ama trust wallet kula baxo kawran paypal iyo shuruudaheeduba hayskatagaganbe
@novjanpreci4102
@novjanpreci4102 День назад
Ciao come si fano il refelsa
@SudimahamadOmar
@SudimahamadOmar День назад
wabseedka lacsgta laga sameeyo linkigiisa isodir
@AbdillahiAbdiweli-y6w
@AbdillahiAbdiweli-y6w День назад
Noogu soo dhakhso😢😮😮😮
@AbdillahiAbdiweli-y6w
@AbdillahiAbdiweli-y6w День назад
Wlll muuqaalkii meee 😢😢😢😢😢😢😢😢
@mohaaomarofficial6395
@mohaaomarofficial6395 2 дня назад
Astaat dadka computer 🖥 mawada heystaan ee hadad wax sharaxeysid fadlan mobile ku sharax
@cumar-n8f
@cumar-n8f 2 дня назад
Muuqaalki aawe lpx seo ga
@HelenCox-n5j
@HelenCox-n5j 2 дня назад
Miller Charles Jackson Elizabeth Lewis Robert
@AmiiraAbdullhi
@AmiiraAbdullhi 3 дня назад
Mahadsanid wllo
@abdulrisak
@abdulrisak 3 дня назад
Sxb trust wallet ma isticmaali karaa hadii aanan binance laheen
@ibrahimcade8883
@ibrahimcade8883 3 дня назад
Masuul kaso hadal website ka hideouto plz👍😊
@CabdulahixasanMaxmuud
@CabdulahixasanMaxmuud 4 дня назад
Ling tiligaram ka raba 🤚
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 дня назад
waakan wll: t.me/somalitech0
@NajlaKhaliil
@NajlaKhaliil 4 дня назад
Mahasanid macalin
@Ewunetu-l4p
@Ewunetu-l4p 4 дня назад
Hi i was joined Dollar tub but there is no tasks how i get it please tell me
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 дня назад
its a scam website, don't use it, if you use it, pleas change the password u use the social media and other online websites
@Ewunetu-l4p
@Ewunetu-l4p День назад
I was registered before and watched a vidio and collected $1400 but fruad verfication needed 6 tasks to complete so how i get it
@mohammedbenabdelkader4723
@mohammedbenabdelkader4723 4 дня назад
اخي مثلا نحن لا نفهم اللغة كيف يمكن لنا نشاهد هذه الدورة بترجمة
@BaariNuur
@BaariNuur 4 дня назад
😂😂😂😂❤❤
@user-jx1fs8hg6i
@user-jx1fs8hg6i 4 дня назад
Mobile kayga sawiro badanba kuma jiraan Haddan wuu buuxa I haya see u update gareeye?
@AliMohamed-vd7cy
@AliMohamed-vd7cy 5 дней назад
Madsanid sheekh
@runsheegproduction3748
@runsheegproduction3748 5 дней назад
Ustaad telegram kaga mahayo xage kahelaya sxb
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 дня назад
waakan wll linkiga telegram channelkena: t.me/somalitech0
@lamasatonline
@lamasatonline 6 дней назад
somalitech ustad waad mahadsan tahay waxaad nalal wadaagtay websiteka lacagta waxaa ka wanaagsan traffic ka heleysid. lacagta waa yartahay.
@SharuuSharuu-k1y
@SharuuSharuu-k1y 6 дней назад
Macalimu website Ka lacag maka samaynkarnaa
@SharuuSharuu-k1y
@SharuuSharuu-k1y 6 дней назад
Macalin car master no so dhig video aad sameysanayso please teacha
@emwhymaalim5668
@emwhymaalim5668 6 дней назад
Ustaad blogger ayan wx kuqoraa mudo 4 bilood ah wxan helay views gaaraya 1143 marka google AdSense macodsan karaa....iisojawaab fadlan wa iimuhiime
@Mohomedabdinazir
@Mohomedabdinazir 7 дней назад
Ustaad wlhi cid kaa deeqsisan ma arag dhamaan RU-vidrska kale wax bay naga qarsadaan lkn adigu dhamaan A to Z waad na caawisay ee hal mid ii sheeg wll muuqaalka waxa ku qoran qaabka loo samaysto WordPress lkn wxd ka bilawday iibsiga domain iyo hosting anigu free baan haysta ee vidoega halkeen ka bilaabaa ii calaamadee mahadzanid
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 дней назад
is dhaafi muuqalka wll ilaa inta uu ka bilaab mayo samaynta website-ka. casharka ku xiga iibsashada domainka ayuu bilabmaya dhisida webiste-ka. marka waa isla hal muuqal, balse daqiiqadaha is dhaafi iibsashada domainka
@Mohomedabdinazir
@Mohomedabdinazir 7 дней назад
@@SomaliTech0 daqiiqadee ayaan ka bilaaaba ustaad waan ku wareeray
@jeexgeel
@jeexgeel 7 дней назад
file ka codes ka ma shaqaynayaan
@SomaliTech0
@SomaliTech0 3 дня назад
wax aan shaqaynayn anigu idin lama wadaagen e, adiga aya wax khaldaya ee si fiican uraac muuqalka
@mrazizi583
@mrazizi583 7 дней назад
Thanks
@SHtvchanel
@SHtvchanel 7 дней назад
Shkrn wl🎉
@Jalley00052
@Jalley00052 7 дней назад
Ustad seo blog maa noo soo diyaarisid waan ku wareeray bee adoo mahadsan 😊
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 дней назад
blog seo malaha wll sida kan muuqalka aan idin kula wadaagayo. kaliya blog seo-gisa waa in maqaalada aad kor uqaado seo-goda iyo sido kale bogaga marka aad xogta ku qorayso. waxa 100% seo ku wanaagsan wordpress
@user-lz4yj5sv5y
@user-lz4yj5sv5y 7 дней назад
Libaax ba tahay zhpe me telegramkagi si aan website kan linkigisa uga helo
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 дней назад
waakan telegram channelkena wll: t.me/somalitech0
@CaaishaAxmed-x6h
@CaaishaAxmed-x6h 7 дней назад
Telegram kaga maxa kuqu qoran😭🏃‍♀️
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 дней назад
waakan linkiga telegram channelkena wll: t.me/somalitech0
@yaraani2526
@yaraani2526 7 дней назад
Wcs
@AbdirahmaanMohamed-e8d
@AbdirahmaanMohamed-e8d 7 дней назад
Mahadsanid macalin
@HanguulMedia22
@HanguulMedia22 7 дней назад
Mahadsanid wll ustaad mohamed
@Naafac-Shiikh19
@Naafac-Shiikh19 7 дней назад
Mhdsnd 100%
@AbdirisaqYare-n4u
@AbdirisaqYare-n4u 7 дней назад
Waxaan kuu soo qoro waan garan waayey sxb aad ayaad umahadsan tahay guulayso aduun iyo aaqiraba
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 дней назад
adiga mudan wll qaliya
@AnwarCali-z8k
@AnwarCali-z8k 7 дней назад
Wll wax ifahansii
@SomaliTech0
@SomaliTech0 7 дней назад
wix su'aalo ah ee aad qabto whatsapp number-ka yaala muuqalka qaybtiisa hoose ee description-ka iguso waydii wll
@yollexbman7986
@yollexbman7986 8 дней назад
mahadsanid wll runti website kayga dhanka SEO ga wax badan ayan ka faiiday shukran keep going 👏👍