Тёмный
SAHAN TV
SAHAN TV
SAHAN TV
Подписаться
SAHAN TV SAAXIIBKA BULSHADA
Caawa iyo Bandhiga Buugga Xaawalay
2:03
8 часов назад
Комментарии
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 Час назад
Waaruntii garxajiskii daarood uunbay usacaba tumayeen
@nathra7351
@nathra7351 Час назад
Suldaanka ciidagale waxjira jiraba maaha waaba reer wada khamriile ah ciidagale madaxdoodu islaamnimdu waay kuyartahay
@safiyamahamoud8165
@safiyamahamoud8165 Час назад
Allaylahed waad asiibtey oo si fiican baad u hadashey
@MOHAMEDAli-vv6kw
@MOHAMEDAli-vv6kw 2 часа назад
Aniga oo ciidagala ah ayaanu nagumatalin sidaa uuyahay ileen afaanadlahay maqabatid
@ismailyusuf6750
@ismailyusuf6750 2 часа назад
Kkkkk dadkii siyaadadii way kuwareereen qaar way isu jawaabayaan qaarna waa nacamlayaal aan waxba ogayn marba qof ay iska raacaan hhj
@HooriDucaale
@HooriDucaale 2 часа назад
😢habar jeclo caqli maleh nin aan rabin ayay daba socdaan habarjecloy dalkii meyey ragagii meyey hadaad caqli ledihiin ama aad is dhantan maracdeenbawal lakin dar daran ayaad qabtaan oo ah in garxajis laracin waayo waa reer badan jarxajis hadaba garxajis cid uma joojiyo
@user-ln6wf3ce8v
@user-ln6wf3ce8v 2 часа назад
JAWAABTA. HABARJECLO. KA. BIXISO RAALIGALINTA SULDAANKA. GARXAJIS. AWALNA. WAAKALA MID
@MubYus
@MubYus 2 часа назад
Waan ognahay, in ina Kaahin kaa dhex hadlayo, oo uu mijin qaada kuu qaaday.
@MubYus
@MubYus 2 часа назад
Cali Jabaaan, waa Sharmuuto
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 2 часа назад
Waa inaan yaar oo huwan ah suldan maa jiiro adero
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 часа назад
Suldaan aad iyo aad baad u mahadsan tahay guulayso adiga iyo buurmadow waayo waxa naga qabta nimanka baanu wenye. Thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@haboonadan
@haboonadan 3 часа назад
Ani kasoo jeeda Suldan Daa’uud. Xal ayaan bixinay 🎉🎉🎉. Adna ha ku fogaan Waa dhalinyaro Insha Allaah Way hagaagi. Suldannimadu maha shaadh kolba Reer loo galiyo sida siyaasada Saldannimadu Waa soo jireen. Cidina kama qadi karto cidina uma galin karto.
@siciidmaxamedcabdimaxamedc5777
@siciidmaxamedcabdimaxamedc5777 2 часа назад
Asc wllo gacaliso waanu qaadanay raali gelintaada adiga iyo sulaadiinta iyo waxgaradka beeshiina oo dhanba wllo gacaliso
@haboonadan
@haboonadan 2 часа назад
@@siciidmaxamedcabdimaxamedc5777 Shukran wallo siyasadu iyo hadal qofka ka dhaca yaanay inakal fogayn. Qofku xisbigu doono ha dorto. Lakin Reer Sheikh isaxaaq Waa mid. ❤️❤️❤️🎉🎉🎉💝💚💚
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 3 часа назад
Suldaan aad iyo aad baad u mahadsan tahay guulayso adiga iyo buurmadow waayo waxa naga qabta nimanka baanu wenye. Thank you so much ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@asadhamud9294
@asadhamud9294 3 часа назад
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 3 часа назад
Dadku adeer waa wada wadni garxajis baana kamasuula umadan reer waqooyi boqorna allaa ah boqor kale majiro
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 3 часа назад
Waa habr jeclo siday wax uwadaa suldan ka isaaq waa suldaanka ciidagale iyagaa idiin suldaana daayim abid
@mawliidhassan5625
@mawliidhassan5625 3 часа назад
Scwscwscwscwscwscw❤❤❤❤❤❤❤
@mukhtargeeljire4680
@mukhtargeeljire4680 3 часа назад
Waar habarta meelu ucad
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u 3 часа назад
It is wadani who's is behind all of that
@faizaali2889
@faizaali2889 3 часа назад
My favorite sheekh ilaahay haku xafido ❤
@user-zh4xu9qf9y
@user-zh4xu9qf9y 4 часа назад
Waa Suldaan cuqdadeysan afkaaga ka leexi Suldaanka Guud
@user-zh4xu9qf9y
@user-zh4xu9qf9y 4 часа назад
Waa suldaan beenaale ah ha maqlina kan
@caashadiriye5060
@caashadiriye5060 4 часа назад
Habar jecelo portar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@faizaali2889
@faizaali2889 4 часа назад
Waar u cururdaara suldaanka nin wanaagsan baadhalaye
@horijoogmedia
@horijoogmedia 4 часа назад
Suldaan Milow waad u dhamaysay ninkaas hadalka Loo soo dhiibay ee la idhi hadalka dhah xal marin ha ka bixiyan garxajis hadalka boqorka wuu u gaystay
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v 4 часа назад
aamiin aaamiin boqor dhuux baraar ilaahay how naxariisto saldanadisii bay rabaan in aay xadaan yaa doortay suldaan ilko dheere ee ciyaalaa suuuqa dhagaxaanta sitaa
@abmoh9216
@abmoh9216 4 часа назад
In aad qof islaama sino ku sheegtid maxay ka qabtaa diintu. Isaaq sabankan wuu kala soocmay. Gun iyo gob.
@user-il6lr4oo4v
@user-il6lr4oo4v 4 часа назад
Kkksuldaan ka aan qaan gaarin kkk maxiska sida ciro kkkk
@user-tn8im1cf2q
@user-tn8im1cf2q 4 часа назад
Libaax
@ahmetjk6709
@ahmetjk6709 4 часа назад
Mansha Allah geesi garashole guul somaliland
@mohameddarar4813
@mohameddarar4813 4 часа назад
Reerkii ciidagale habaarba kudhacay qarnigani lajoogo ilaa sudaankadii yaa qasmay magacii isaaqna waadilen
@horijoogmedia
@horijoogmedia 4 часа назад
Suldaanka wuu ku khaldana inuu boqor dhan u aflagadayo nin somaliland dumintada ka shqayanaya waa wax taariiikhda isaaqa ku cusub Suldaankaasi anaga suldaan nooma aha hadii aaan ciise muuse nahay boqorkaygu waa boqor buurmadaw boqorka wixi wuu dhahana anaga nagu matala inan yar ee suldaanka ah raali galin ha ka bixiyo hadalka gafka ah ee wuu u gaystay boqorka
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 4 часа назад
Eebbe ayaa mahad oo dhana lehe 21.
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 4 часа назад
Eebbe amarkiisa ururkaa wadanina wuu fashilmay hadda 21.
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v 4 часа назад
wooow masha aaalllaaah viva boqor dhuux baraar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 4 часа назад
Mashaallaah caleeg caalamiin cadiim weeye hadalkaagu 21.
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 4 часа назад
Sharaftuna xaqiiqdii eebbe hortii way kaa muuqataa 21.
@abdiahmed5719
@abdiahmed5719 4 часа назад
Waxaad tahay libaax iyo waliba abshir coomaade hadda 21.
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 4 часа назад
Suldaan saxa weeye❤❤❤ waad na matashaa
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 4 часа назад
NINKANI WAA NIMANKII REER DAAHIR EE TALIN JIRAY AYUU KA SOO JEEDAA
@warss11
@warss11 4 часа назад
Yes I am proud of you every time, long live Suldaan❤
@DarwiishNL
@DarwiishNL 4 часа назад
Umad. Wada. Baaba. Oo. Dhaqankii. Alle. KA. Cabsigii Dhiin. Ku. Dhaqankii. Ka. Baabaday. Bal. Ka. Meesha. Soo. Fadhiya. Ku. Jira. Dadii. Alle. Xagiisa. Loo. Carari. Lahaa Ee. Taageersan. G. J. G. C In. Lacaayo. Waa. Wada. Aakhiro. Seeg. Gaalo. Daba. Cararkii. Schooladii. Abaarso Qoomuluudadii. Lasoo. Dhoweynayey. S. M. Nimada. Ka. Cararkii. Xabashii. Jeclaashadii. Waxay. Savabtay Iney. Waxa. Xun. Alle. Lagaga. Fogaadoo. Dhaqan. Xumo Isku. Taageeraan. Meel. Xun Ayey. Ku. Danbeynayaan.
@cabdulaahixasan6256
@cabdulaahixasan6256 4 часа назад
Laba maalmood oo isu xigga ayay daa'uud sakhraan iyo seedigi batuun saxaafada qabsadeen ilayn wa is ogyihiin oo wa xiddide
@DarwiishNL
@DarwiishNL 4 часа назад
Muxuu. Idiinku. Soo. Gordhinayaa. 70jir diin. Dhaqan Akhlaaq halkuu. Ka. Joogo Media caalamka. Gaaliyo Islam dhegaysanayeen Sida. Lasheegayo. Kuwo. Kusiiliita. Zag. Diin. Dhaqan. Akhlaaq. Ayaa. Isticmaalay. Maruu. Ingiriiska. Ku. Sugnaa. Sidaan. Malaysia. Oo. Ku. Yidhi Garaad. Jaamac. Cay. 90jirkii. Dhiigyacabka. Ahaa. Halaguu. Baryeee. Divad. Wareega. Kasoo. Xerootide wuuna. Yeelay. Waa. Tii. Caalamku. Dhegeysanayey waxaan. Sebii Hadaaqaya. Ku. Hadliin. Waxaase. Hooray. Oo. Baavay Kaas. Kuwa. Ugu. Daba. Fayshay. Boqor Boqornimadaa Danbi. Ahba. Alle. Uun. Ayaa. Boqor. Sheegankara. Magacan Boqor. Waa. Magac. Loo. Sameystey. In. Lagu. Dawersadoo. Carabta. Africa Lkn. Caydii. G. G. J. Ayuu. Fashilmay. Meel. Maanta. Waxan. Qurufaadka. AH. Uu. Isugu. Yeedhay. Boqor. Lagasoo. Dhoweynaayoo. Sirdoonka. Ssc. Gacan. Tooda. Inaad. Ku. Danbeyso. Ayaanu Rajeyneynaa.
@prosl11
@prosl11 4 часа назад
Geesi geesi dhalay libaax baad tahay from habarawal
@maallcigemukhtar9865
@maallcigemukhtar9865 4 часа назад
Garxajis waa xiniyo salaax dhulba....
@ahmedabdirezak3407
@ahmedabdirezak3407 4 часа назад
waa bidhi magaciisa ayuu alle uqaaday waa bidhigii uun, hadalkiisunna waa iska duulduul, miisaanba maleh, waa nin iska wareersan .
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 5 часов назад
Habar maxbuus waa hiil maxaad qaadi karta
@samoc5405
@samoc5405 5 часов назад
Saldanadii toljeclo in lasoo toosiyo
@diiriyeali1073
@diiriyeali1073 5 часов назад
SULDAAN WAAD SAXSAN TAHAY 100%.