Bal muu ka hadlo ilma yaryar ee xamar ka tagay ee lagu xirxiraayo hargeisa, iyo iyagoo barlamaanka ka buuxo inkastoo ey dhaheen Somali manihin oo oroma nahay
Dadkan u wada tirinayo indhuhu ku arkay muxu ugu arkilayahay dowlad dhan wada isaq ah min madaxweyne min gadomiye xafaded wa wada isaq kuwas uma jedo ma arko xabad weyne
runta waye, xamar ma u baahna kuwaan 1970kii wixi ka dambeeyey so galay. dhuudhuubow ay no so galeen waa nagu balaarteen hadana hadalkeena ay caanaayaan
Boqor Waxaad Ku Caanbaxdey Wanaagga EE Meeshii Kasiiwad. Waa Laga Wanaaggsan Yahay Inaad Wallaalaha Ku Tilmaamtid Dad Aan Waxba Garanayn.(Qowlka Wanaaggsan Waa Sadaqo. =Mahadsanidin=
Doqon ! Waar Muqdisho Caasimad kuuma ah Somaalina Somaali kuums ah ee tuuladii aad ku kortay qabo inta aan waxaad haysato lagaa dhicin, dilna laguugu darin ! Waxad garanwaydey waxaad haysato dhulkaagii ku cun oo dadkaagii wax ugu qabo. Dadkaagii iyo dawladaadii guuleesatey ee nabad, dimuqraadiyad iyo horumar 32 sanadood ku naaloonaysey ayaad cadaw soojireen ah u soo wadaa oo aad doonaysaa in ay burburto. Adoo dadkaagii iyo dalkaagii ambad ka ah, maxaad madaxweyne tolkii noolaynaya oo u hiilinaya u eedeenaysaa ? Dir maxaad u tahay nacas yahaw, Daruud dhiigooda u muhaya ayaad ka dilaashee?
I love dir waa reer abtigey lkn adiga intaa dadka luuqadi Allah u dhaliyay ku caysay baad ledahay garnaqso 😂Ethiopia meeqo luqad ay ledahay ma taqana tankale hawiye hawiyihii hore mahan intaa so dhaweysanay 5 tii Somaliya isku haynay hawiyo waxa sas ah ku qabin sowtii nalagu dhihi jiray hawiye hurdaaye hawiye futo madow 😂 doqomo gobalkoodan ku maamulnaa hurda danbe ma jirto abti macan 😂
Kaasi waa borcad boqoreedkii bariga s/land Isagii baa caytamaya markaasuu leeyahay caybay ka falcilindoonaan Allah ayaa wax ka odhan!!!! Naxriis allah haddaad ku caasiday!!!! Oo aad fircoon ficilkiisii fagaare la soofariisatay!!! Allah ayaad ka Dalbatay foolxumo fogaatay!!!!!
@@abuhassan673kuli qaxooti muqdisho yaa ka qaxooti badan wa taa cadowgu ka dhexshaqaysanaayo ‼️❓😭 meel walba waa lagu yahay ‼️ somali faan uma yaal ka xishoo ‼️