Тёмный
DabaGalka Wararka
DabaGalka Wararka
DabaGalka Wararka
Подписаться
Shabakada DabaGalka Wararka waxay idin soo gudbineysaa Warar Xaqiiqo, Xogo Qarsoon,Dhacdooyinka Caalamka laga hadal hayo iyo Barnaamijyo Toosh ku shidaya Siyaasadda Soomaaliya
Комментарии
@adanabdi5249
@adanabdi5249 11 часов назад
N iyo N
@abshirosman1305
@abshirosman1305 12 часов назад
Etoobiya waa cadaw Soomaaliyeed hubna waan ka soo gadanay… waa yaab Hubku sharci darro ayuu ahaa oo NISA ayaa qabatay cid loo xirayna ma jirta…waa yaaka yaabkii Ilaa haddana cid soo gadatay iyo meesha laga keenayna lama garanayo…waa amakaag Hub shacab qaybsaday oo afarta jiho loola kala tagayna xoog ayaan ku celinaynaana… waa kaaf iyo kala dheeri
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 12 часов назад
Ok bal is hanalatos qurbo joogta meesha fashion mahadsanidin
@abdinasir7998
@abdinasir7998 День назад
الطیش والعاطفه العمیاء هی التی وضعتنا الیوم بهذا المستوی الوضیع السافل واو رثتنا العصبیه العقیمه عافانا الله منها وهدانا الی سواء السبیل والصراط المستقیم...
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c День назад
wahaabi raali gelin cid ka yeeleyso majirto waaleeska qabanaa
@abshirosman1305
@abshirosman1305 День назад
1. Raashimadii dhacay ee hore loogu qabtay dekedda Muqdisho xagee ayay aadeen, dadkii keenayse maxaa lagu sameeyay? 2. Baarlamaanka magac u yaalka ah ee aan shaqadooda aqoon yaa isaga la xisaabtamaya? Shaqada keliya ee ay ku fiicanyiin waa in mushaar kororsadaan iyo inay keenaan mooshin ay lacag ku doonayaan
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l День назад
Ma hubka inta aad idinka keentey miyaad hadana miyaad keeneysaan mooshin ,ciriiriga idinkaa wada oo Barlamaanka ah ciriiri aadan ka bixin Allaha idin galiyo Amiin Allow Barlamaanka masiibo u gaara Allaha ku rido ,Nabada iyo Ashabaab oo la eryey baa dhibeysa Barlamaanka. Waxan ka codsaneynaa Mwnaha inuu kala diro Barlamaanka.
@adanabdi5249
@adanabdi5249 День назад
N iyo N
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l День назад
Waa jaahil hadley ,jaahilna hadalkiisana qof ma dhageyso. Nimanka fadhiyo Barlamaanka waa niman u shaqeeyo Cadowga Somaaliya ee Ethiopia 🇪🇹 Somaaliya waxaa u eg inay ka banaan baxaan oo ay eryaan Barlamaankan ku fashilmey masuuliyadey Ummadda u qaadeen ,sidaa darteed waa in la eryaa gabigoodba kuli Ethiopia 🇪🇹 ayey u shaqeeyaan.
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 День назад
Qaaqda keydso
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 День назад
mw xasan sheekh guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😘❤️👏👍👏👏👏👏
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 День назад
mw xasan sheekh wadhaama lama hayo ee hadalka huhaaga iska dhaafa waa tuugtii gabdhaha daaqadaha katuurijiray baarbta inay nagu soolaabtaan alow hangusoo celin adigaa caadile waa N iyo N iyo iwm
@mu7349
@mu7349 День назад
Timirtii hore dab loo waayay waxan u arkaa shaqo abuur cusub oo laga shaqesanayo muqdisho xuquuqdii muqdisho ayaa meesha ku luntay dadna waxay raadinayaan sad bursi
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 День назад
Maxaa ku diidey in aad sheegtid magaciisa.
@mohamednuur9770
@mohamednuur9770 День назад
Waa Aragna in laga dhex hadlayo oo Badrool lagugu soo shubay kaa dhex Holcayey ha daalin waxaad wado mid soconeyso haiku Madadaali Riwayaddaas ,????😂😂😂😂
@bashirjama1835
@bashirjama1835 День назад
Insha Allaahu Xassan Shiikh ha iscasilo oo hala casilo oo mar dambe masuuliyad Xassan uma qabto soomaaliya iyo soomaaliba.War ninja na dhaafiya.
@deeqacabdiraxmaan8851
@deeqacabdiraxmaan8851 День назад
Wax kale kama gashide iska ooy
@user-jk4xo5yz4l
@user-jk4xo5yz4l День назад
Waad riyootey waase hadii ay kuu rumoobeyso.Noloshiisa ayuu haynayaa Mwne Hassan, ciilkaada ku dhimo.
@SaciidShiiqow
@SaciidShiiqow 2 дня назад
Xidhibaanka😂waxa uu wadaa risaala farmaajo usoo dhiibay
@user-ym8de1jc6g
@user-ym8de1jc6g 2 дня назад
Is casila madaxweyne
@halimayusuf4899
@halimayusuf4899 2 дня назад
Comments xildhibaanada uma noqonayso mar mar siiyo sababtoo ah maalintii koowaad ay ka soo noqdeen fasaxa sadax bilood ay ku maq naayeen ayey go kaga baarlamaanka ku fureen foodo iyo mooshinja dowlada madaxwayne Xasan Sheekh iyo Raysalwasaare Xamsa in ay xilka ka qaadaayaan. Marka waa qorsho loo soo dhiibay xildhibaanada baarlamaanka dalka Soomaaliya ee foodada waday waa sheeko ka horeyso nar mar siiyahaan u sheegaayo xildhibaan kaan. Waa in xasaabada laga wada qaado haddii ay joojin waayaan foodada ay dalka ku wadaan oo ay soo maal gadhteen dalal shisheeye ee xadow ku ah horu socodka dowlad nimada dalka Soomaaliyeed.
@adanabdi5249
@adanabdi5249 2 дня назад
N iyo N
@sacdiyo1233
@sacdiyo1233 2 дня назад
Guul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 2 дня назад
Isbedalka badeecada ha ugu horeeyso kenya o lacaga fara badan ku baxdo qaadka. Warkaa ka so baxay w/ ziirka beeraha is to late.
@user-hc3nd1jz9l
@user-hc3nd1jz9l 2 дня назад
Somaliyey San usku dama intas qabil usku digaleysin Aya dalalka kala Inka faidheysanayin
@rocky4066
@rocky4066 3 дня назад
Waa in la sii kordhiyaa hubeeynta macawiisleeyda waa guul uu gaaray xasan sheekh 😅😅😅
@adanabdi5249
@adanabdi5249 3 дня назад
N iyo N
@safiasheikhahmed5170
@safiasheikhahmed5170 3 дня назад
mw madaxwayne guul guul guul ninkii kaxubaa dhiiqo uqooshaya ee dhiiqo kafog cadowgu hajabo hadhaco dhinto ❤❤❤❤👍👍👍👍👍👏👏👏👏👏
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 3 дня назад
Somalia waa in cunooqawaateyn laguusoorogaa mar2baad
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 3 дня назад
Kkkkkk isaaq iyo marexan waa labadaa qawiil Somalia ugu cuqdadbadan/ miyaa hub hawiyee leyaahay usoocelinayoo
@CumarXasan-p3l
@CumarXasan-p3l 3 дня назад
Shacab muqdisho ku nool dad u kala qaybsan
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 дня назад
Hubkaan xasan gurguurte ayaa soo iibsadey oo uu doonayey in uu ka iibsho shacabka horey ayuu hub fara badan u soo geliyey waa suuqa uu ka faaiido
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 дня назад
President Of Somalia 🇸🇴 is Terrorist He Is Luuter and Layer He but Somalia in danger He Mutst Go Hasan Shekh Must Go
@abobasement346
@abobasement346 3 дня назад
waxan lah yabay shacab ku shegah xamar waxay u dawanayan tugah u fadhiyah viladah war ku kacah moryantah villa family somaliduh waxay jecelyihin tugah dilah dhacah war mah shacabkah kenya 🇰🇪 miyad kah lidatan war iskah xoreyah tugadah idin fadhiyah viladah
@fatimanour9793
@fatimanour9793 3 дня назад
Ilaeyn Xasan Guurgurte Ceeb Umadhinto Xasan Guurgurte Iscasil Oo Naga Hor Dhaqaaq Ilaah Nagaka Horwareji
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 3 дня назад
Xasan shiikh waxa uu sheegay inay aduunka laheshiin doonaan iyaguna heshiin doonaan taasi way beenowday, xasana dhiiqadii uu xarxaan kusheegay in cagaha loo gelinayo in isagu maanta kudhexjiro.
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy 3 дня назад
Hubka.malaboobine.waalaqaniimaystay.saa.hubsharcidaro.cidiiqaadata.waykusaxantahay
@mahamedabdielmi8741
@mahamedabdielmi8741 3 дня назад
Warkaasi waa been xasan sheeq oo qabyaalada ku maamulaayo dowladnimada ma maxkamadeen karo liibaan shuluq oo asagu u dirsaday hubka xasan qabyaalad wuxuu doonayaa in uu ku gaado reer cabudwaaq ma u suurta galeeyso in uu ku gaado mareexaan mareexaan weey ka ragti fogyihiin arinta uu wado xasan qabyaalad hub la soo celiyana waa habeen xalay yuusan isdaalinin xasan sheeq hub la soo celinaayo ma jirto
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk 3 дня назад
Dawlada max kakhaldan guurte dooraan waliba kamuqata mamulikisa waxu leeyahay maxakamadda halasaaro in maxakamadda wax ka horeeya in layaqano
@hodandaud8077
@hodandaud8077 3 дня назад
❤Asc
@hodandaud8077
@hodandaud8077 3 дня назад
Asc magaca iya ikhoray
@maxamedandchannel1980
@maxamedandchannel1980 3 дня назад
Ma mareexan ayaya hub ka qaadi karaan
@KhadarIsmail-sw2ue
@KhadarIsmail-sw2ue 3 дня назад
Ma xakamayn karo saa awood iyo maamul dhuleed uma laha xasan duulaaye.
@abshirosman1305
@abshirosman1305 4 дня назад
Su’aalo badan oo aan weli laga jawaabin ayaa ku gadaaman hubka lala wareegay!
@adanabdi5249
@adanabdi5249 4 дня назад
Amni Qaran aaaa? waziirk amniga majoog beee kkkkk kkkkk
@adanabdi5249
@adanabdi5249 4 дня назад
N iyo N
@addeecabdihassan243
@addeecabdihassan243 4 дня назад
Qoone maxaa lagu dilayaa? Gacanta wax dishay ma lahan dable Qoone.
@abshirosman1305
@abshirosman1305 4 дня назад
Jaajuusiinta baarlamaanka iyo dawladda ku jira ee cadawga u shaqeeya ilaa wax laga qabto Soomaaliya xal yeelan mayso
@CabdisalaanClaahi
@CabdisalaanClaahi 4 дня назад
Soomaaliya hadda saas miyeey hormar ugu socotaa
@rukiyamohamed8050
@rukiyamohamed8050 4 дня назад
ASC reer caabudwaaq hadda magaciina kor buu u kacay ha isku dayinina inaad celisaan hubkaas haddi aad bixisaan waa loo leydin ku dilihaa
@mahamedabdille4489
@mahamedabdille4489 4 дня назад
Gacanta hawiyaha miyaa gacanta dowlada
@kaasimqsm3203
@kaasimqsm3203 4 дня назад
Dowlada somalia wasaxantahy ee waxaa qaldan shacabka hubka dowlada booobaya mana jirto dowlad aan dhulkeedi waxmarsiisankarin meeshu wadankale maahan waa somalia
@intasarabdi2187
@intasarabdi2187 4 дня назад
Hubka D 5 ayaa qebsaday jaw jaw