Тёмный
Chef Baraaro
Chef Baraaro
Chef Baraaro
Подписаться
BUR TIMIR AD UMACAN SAN USAMEYSO
5:38
6 месяцев назад
15 februari 2024
2:01
8 месяцев назад
London👑
4:12
Год назад
BUR SHIIL AD UMACAN IYO BASBAS
7:00
Год назад
Комментарии
@umumarsum6847
@umumarsum6847 4 месяца назад
Istoroberi maka dhigan karaa qaali
@fadxiyahassan3406
@fadxiyahassan3406 5 месяцев назад
Waw maanshallah ❤
@امعادلشيخ
@امعادلشيخ 5 месяцев назад
ماشا ءالله ❤❤❤❤
@iqromuhudiin6299
@iqromuhudiin6299 5 месяцев назад
M a
@Fatima24-y8u
@Fatima24-y8u 5 месяцев назад
Maashaalaah waa cunto macaan marmar baab samaystaa qof baa yidhi waxan aad isku dardartay miyaan calooshu ku xanuunaya waaba nafaqo soconaysa barta oo cuna bariiska baad kaga raysanaysaan oo gabadha LIKE u saara .
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 5 месяцев назад
Mansha allaah 🎉❤ wa vitamin socota cuntadan ma fadiilad baa mase waa feytal moos
@umnalka7740
@umnalka7740 5 месяцев назад
Ukun . Moos , qudaar, hilib ,chees bisbaas bisinka calool xanuun maka baqeysid miyaa teeda kale gloves xiro meesha aad cuntada diyaarka ah ee karsan ee aad ku jarjareyso gooni haka ahaato meelaha alaabta kale kuu saaran yihiin sidaada kale👍✅✅✅👌
@hodanalihhh2163
@hodanalihhh2163 6 месяцев назад
Wll galofas xiro
@ismahancumar470
@ismahancumar470 6 месяцев назад
Masha allah ❤❤❤
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 6 месяцев назад
Maashaa Allah Walaasheey Qaali Ah Hacmahaada Allaha Kuu Barakeeyo Aamiin Aamiin Yaa Rabi 🎉🎉❤❤❤❤
@hibaisse3403
@hibaisse3403 6 месяцев назад
❤❤❤❤ Ramadan kariim Wll qali
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 5 месяцев назад
Slfkdlffmgmfötprhtöyldgåheä
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 5 месяцев назад
Enfngtnhvddmjneöhlrhkeöhlenhlelhdlgpdöfö🙏🙏🙏🙏🙏🙏🚗🚗🚗😍😍
@nimcohassan-r2j
@nimcohassan-r2j 6 месяцев назад
Mashallah❤
@sacdiaabdirizak756
@sacdiaabdirizak756 6 месяцев назад
Walac ahy wey iga qabaty waan soo radiyay wxn ncy malawax gduuxd bancake u eg
@sowdobilan5517
@sowdobilan5517 8 месяцев назад
Nosobadi nosogeli
@sowdobilan5517
@sowdobilan5517 8 месяцев назад
Mashalah walalo macan waxayabahan noso badi iyo waxaybaha ciyalka cawiyo ocatada ah. Waxalagu cayiliyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hiildumarchnel
@Hiildumarchnel 9 месяцев назад
masha allah
@Theshortmaker015
@Theshortmaker015 10 месяцев назад
Mashaa allaah wan isku dayaa
@intasarabdi2187
@intasarabdi2187 Год назад
miski viva scc
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
❤❤❤❤
@amalali9188
@amalali9188 Год назад
abayo wlh waan jeclhy inaan suubiyo iscool ayaan kujiraa si aan kubarto adigana online makubixisaa cashirka
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
Maya Qali lakin waan ku cawinaya hadi ad ubahantahay
@amalali9188
@amalali9188 Год назад
Abaayo inaan barto rabaa intee joogtaa
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
Sweden qali
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
Maaahaa Allah Gacantaada Allaha Kuu Barakeeyo Abaayo Mcn ❤❤❤
@Yusufali31627
@Yusufali31627 Год назад
Manshallah
@Yusufali31627
@Yusufali31627 Год назад
🎉
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
Maashaa Allah Walaasheey Qaali Ah ❤❤❤❤
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
masha,alah walashay wax badana lagaa faaidayaa gacantaada alaha ku barakeeyo
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
masha,alah
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
ilahay gacantada haku barakeeyo
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
masha alah noo so badi
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
masha,alah walashay gacantaada alaha ku barakeeyo
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
kyckling maso shiiday
@naimakadiye3810
@naimakadiye3810 Год назад
masha alah
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
👍👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
👍👍👍👍👍👍
@halimocali5894
@halimocali5894 Год назад
Mash Allah
@sumayohassan9509
@sumayohassan9509 Год назад
masha allah xabiibti shukran ❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 Год назад
Abayo shiklin waa maxay
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
waa digaga ama dooro hadba ka u taqan abaayo
@zamzamfarah393
@zamzamfarah393 Год назад
Mashalah abayo gacantada allah kuu barakeeyo sheef cajiib ayaa tahay
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
Maashaa Allah Walaasheey Qaali Ah ❤❤
@sumayohassan9509
@sumayohassan9509 Год назад
masha allah xabiibti shukran ❤❤❤❤❤❤
@sumayohassan9509
@sumayohassan9509 Год назад
masha allah xabiibti shukran ❤️❤️❤️❤️❤️💕
@sahraahmed1672
@sahraahmed1672 Год назад
abaayo wa maxay garadada? ma cream ba? Thank you
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
haa abaayo waa ceam ka tortada laku sameyo grädde intas ku qor google ah waad arkesa sawirkisa
@sahraahmed1672
@sahraahmed1672 Год назад
Masha Allah Abaayo!
@musikahmed9689
@musikahmed9689 Год назад
Hooyo❤❤❤❤ Wow
@officialsshamso3007
@officialsshamso3007 Год назад
Mshaallaah
@siradm
@siradm Год назад
Snnad waa waqti uun waxba kuuma qaban karo waa inan annagu ka faa’iideysanno Allena barinno
@gab5570
@gab5570 Год назад
Asc xabiibti mooska ma laga dhafi karaa???
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
Haa abaayo Timir iyo loos wax yar o biyo ah iskushiid kasame
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
Hadikale aniga baa sogalinayo
@hibaisse3403
@hibaisse3403 Год назад
Waah
@hibaisse3403
@hibaisse3403 Год назад
❤️❤️❤️❤️
@mohamedblackchannel1143
@mohamedblackchannel1143 Год назад
Maashaa Allah Walaasheey Qaali Ah Gacantaada Allaha Kuu Barakeeyo Aamiin Aamiin Yaa Rabi ❤❤🎉🎉
@ismahanmohamud5959
@ismahanmohamud5959 Год назад
masha allah abyo xoga alle ha ku barakeyo somalida wa dad ad u xuun war gabadhaa juudii bey gelisaay iyo waqti iyo qaarshaay intaba 1qof aya kuminti biixiiyey wa fiirsanesiin wa ka tagesiin war gabadha dhiirgeeliya bisinka
@chefbaraaro636
@chefbaraaro636 Год назад
Qali mahadsanid 🙏❤️