Тёмный
Kafikir
Kafikir
Kafikir
Подписаться
I make videos.

Email us: kafikir7@gmail.com
qiyaas Sisyphus oo faraxsan
4:22
Месяц назад
Inaad YouTuber noqotaad rabtaa, huh
6:11
2 месяца назад
Ma garanayo
7:47
3 месяца назад
Dayaxa
7:40
3 месяца назад
Nostalgia: Uhilowga Waayihii Hore
7:05
4 месяца назад
Cynicism: Falsafadda Eyda
7:21
5 месяцев назад
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
5 месяцев назад
Noloshu Waa Silic
4:28
7 месяцев назад
Stoicism iyo Nolosha Casriga ah
9:51
7 месяцев назад
Isbeddello yaryar, natiijo weyn: Atomic Habits
9:01
9 месяцев назад
Bini’aadamku ma xun yihiin?
9:38
9 месяцев назад
Dareen Habaabin: Xaqiiqda Qarsoon
9:02
11 месяцев назад
Taariikhda Madow ee Franz Kafka
8:01
11 месяцев назад
Hadafkaaga Ma Gaari Doontid
7:11
Год назад
Dhinaca Madow ee TikTok
10:13
Год назад
sidee MAALQABEEN loo noqdaa?
8:05
Год назад
Комментарии
@zakeriahay7914
@zakeriahay7914 18 дней назад
Mahadsanid awoowe, aad ayaan uga helaa muqaaladaada falsafiga ah.
@stroytaller
@stroytaller 18 дней назад
yacni sxp maxaad ka wadan qofku ficilaadooda oo dhan masuul kama ahaa haa durufaha iyo dhacdooyinka inagu hareersan ama aynuu soo barnay hab nololaleedkeen way soo galin kartaa inaynu samayn wax yaabo qaldan laakin hadaan taasi ka ma dhigan inaynuu si cad uu odhan karo qofku ficiladiisa masuul kama ahaan hadii aynuu sidaa dhahonba meesha markaa waxaynuu ka sarayna hadalkii alle ee ahaan inuu dadka ku manaystay caqli ay qaladka iyo wanag ku kala saraan ani koly falsada kama aqoon badni laakin kaliyaata markaan maqlay hadlkaa ahaa marka qar ficiladeena masuulkama ahin ayaan diidayan teed kale dhaman buug kastaa oo falsabada oo qofka iyo ficiladiisa sharaxad ka bixinay oo ay qoreen dad aan islaam ahayan marnba buugagtoodasi qofka u masharaxay ama uma cabiraya sidii u alihii abuuray uu u cabiray yacni si kale qofku hadii deeganka ku hareeraysani uu ka xumaado oo deegankiisa xumin uu ku kalifo inuu sameeyo wax aabo xun taa macnahedu mahaa inuu deegankiisu ku qasabay ee waa inay duruftaasi deegankiisa xun ka jirtay inay uu fuduudaysay waxay ay marka horeba naftiisu ku firiraysay oo uu rabay inuu sameeyo zxp ani channelkaga waxooga ban dawaanye waxan waan ka faaiday ee kaliyaata commenta fikirad aan aqbali kari waayey ayuunbaa aryigaan ka qabo kugu wadaagayey mahdsanidan qabtabtabintaadan waa ka helay run ahaantiyee
@AragtidaFikirka
@AragtidaFikirka 18 дней назад
Sida aan qabo, wax walba waxay u dhacaan sida loogu talogalay-si kale uma dhici karaan. Tani waxay la mid tahay aragtida determinism-ka, aad ka hadashay, oo ka timaadda falsafad cilmaani ah. Waayo, fikradaha ayaa horseeda ficillada, hase yeeshee ficilladu ma aha kuwo si buuxda loo saadaalin karo. Mar walba fikir ayaa nagu lammaan, laakiin ficillada ka dhalanaya waxay noqon karaan kuwo kooban oo la qiyaasi karo, halka xaaladaha iyo duruufaha kale, sida shucuurta, ay saameyn ku yeelan karaan, taasoo keeni karta natiijooyin lama filaan ah marka laga eego dhinaca shakhsiga, laakiin marka laga eego nidaamka caalamka, natiijooyinkaasi waxay ka mid yihiin dhacdooyinka suurtagalka ah-ma jirto wax aan la ogeyn. Dhanka 'free will'-ka, marka loo eego, wax kasta oo caalamkan ka dhaca waa koobanyihiin, wax walbana waa la saadaalin karaa maadaama dhacdo kasta ay soo hoos galeyso nidaamka xaddidan ee caalamkaan. Mahadsanid oo halkaa ka sii wad.
@BirCune-t8l
@BirCune-t8l 19 дней назад
Sxb tiktok furo halkaas community baa ka buuxa
@SavageGang-rc8kl
@SavageGang-rc8kl 19 дней назад
Waxan ahay nin aan aaminsaneen wax diin ah. Sababtuna waa su'aalo nafteeyda ka imaanaayo oo ah ilahey maxoow kaga baahanyahay inoow nabi soodiro ama oow lasoo hadlo nin aniga oo kala ah oow fariin iigu soodhiibo nin aniga oo kala aha. Taas miyeeysan noqoney inay nabiyada ee yihiin dadka aduunka ugu beenta badan maadaama eey ilaaheey been kasheegeen ilaaheyna noola kasta si dabiici ah u hanuuniyay caqli iyo garasho siiyay madaama noole kasta baad iyo biyo oow raadsanaayo hadii aan dhaho ilaaheey ayaa isoo diray miyeeysan gaf aheyn maadaama aan dhigay boos sida shaqsi . waxaan rajeynaa qaab muuqaal ama ama qoraal inaad uga soo jawaabto waxbadan mahadsanid
@asadmukhtar4350
@asadmukhtar4350 19 дней назад
Wado saxan ayd ku socotaa mudane ee haka daalin.
@CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
@CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz 19 дней назад
Thanks sxp we love you smd your video
@BirCune-t8l
@BirCune-t8l 24 дня назад
Swan afsomali maxa lagu dhaha wllyal
@BirCune-t8l
@BirCune-t8l Месяц назад
RU-vidrka keliyaata ee Falsafada soo gudbiya keep going sxp
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 Месяц назад
Dhaliilida Falsafadaha Ka Fog Nolosha Dhulka: Niitje waxa uu ku dhaliilayaa faylasuufyadii hore in ay dhisteen falsafado ka fog nolosha dhabta ah ee xaaladda dhulka ku sargo’an, iyaga oo raadinaya xaqiiqooyin ama bardhamaad aan la taaban karin. Falsafadahan, sida midda Plato oo ah aragtida dunida fikirka, waxay ku dhiirrigeliyeen dadka inay ka jeestaan nolosha dhabta ah ee dhulka, iyaga oo raadinaya waxyaabo aan dhabta ku saleysnayn. Niitje waxa uu ku doodayaa in noloshu ay tahay mid hawlaha arladda ku saleysan, taas oo macnaheedu yahay in qofku uu horumariyo awoodda iyo rabitaanka uu ku doonayo inuu ku hormariyo naftiisa iyo xaaladdahiisa nololeed. Sida uu qabo Niitje falsafadahaas ka fog nolosha dhabta ah waxa ay abuureen kalagoys, u dhaxeeya nolosha ruuxiga ah iyo midda jidhka ee dhulka, taas oo Niitje ku tilmaamay inay tahay “nihilism” (luminta macnaha nolosha). Isagu waxa uu ku baaqayaa in falsafaddu noqoto mid toos ula xidhiidha nolosha dhabta ah ee dhulka ka jirta, taas oo ka tarjumeysa xaaladaha dhabta ah ee aadanaha. Kordhinta Qiimaha Dareenka iyo Awoodda: Niitje waxa uu si weyn ugu qiimaynayaa dareenka iyo awoodda qofka inuu nolosha iyo hawlaheeda si firfircoon u guto, taas oo ka duwan falsafadaha dhaqanka iyo caadooyinka oo inta badan iyagu diiradda saara caqliga iyo xeerar kale. Waxa uuna ku doodayaa in dareenka iyo rabitaanka awooddu ay yihiin waxyaabaha dhabta ah ee nolosha hagaya, isla markaana ay tahay in la aqoonsado oo la dhiirigeliyo. Isagu waxa uu ka soo horjeedaa fikradda ah in nolosha dareenka iyo hamiga laga ilaaliyo, sida ay qabaan falaasafo badan oo hore, iyaga oo leh qofku waa in uu joojiyo dareenka ama uu xakameeyo islamarkaana uu ku dhaqmo caqliga. Taa bedelkeeda, Niitje waxa uu ku doodayaa in dareenka iyo rabitaanka awooddu ay yihiin kuwo qofka u oggolaanaya inuu ku noolaado nolol buuxda oo macno leh, isagoo abuuraya qiyam u gaar ah oo aan ku xidhnayn akhlaaqda dhaqanka iyo caadooyinka ee bulshadu dejisatay. Diidmada Aqoonta Dhamaadka Leh (Absolute Knowledge) Niitje waxa uu ka soo horjeedaa aragtida falsafadeed ee sheegaysa in qofka uu gaadhi karo aqoon dhammaad leh oo ku saabsan xaqiiqada ama akhlaaqda. Falsafado badan oo hore waxay ku andacoodaan in caqliga nadiifta ahi ama habka cilmi-baadhistu uu qofka u horseedi karo aqoon dhammaad leh oo ka tarjumaysa xaqiiq buuxda. Niitje waxa uu ku doodayaa in xaqiiqada iyo aqoontu aysan ahayn kuwo sugan ama dhammaad leh, laakiin ay yihiin kuwo ku jira hab socod isbedbedelaya taas oo ka dhigan in mar walba la beddeli karo, iyadoo ku xidhan aragtida, hamiga, iyo rabitaanka qofka. Tani waxay ka dhigan tahay in qofku uu leeyahay xorriyad iyo awood uu ku abuurayo aqoon islamarkaana uu ku gaadhayo xaqiiqooyin cusub, taas oo aan xadidnayn ama la sinayn mid horay loo dejiyey. Waxa uu ku boorinayaa faylasuufyadu in ay noqdaan kuwo leh hal-abuur, oo ujeeddadoodu tahay inay abuuraan aragtiyo cusub oo la jaanqaadaya waayo-aragnimada dhabta ah ee nolosha, halkii ay isku dayi lahaayeen inay raadiyaan aqoon buuxda oo aan la isu su’aalin karin ama waydiimo laga keenikarin. Aragtida “Eternal Recurrence” (Soo Noqoshada Jiritaan Dabiici ah): Niitje wuxuu soo bandhigay aragtida “Eternal Recurrence,” oo ah mid ka mid ah fikradaha ugu adag ee uu soo saaray. Aragtidan waxay ku saabsan tahay fikirka ah in noloshu ay tahay mid mar walba soo noqnoqota, iyadoo wax walba ay dib ugu soo noqonayaan sidii ay hore u jireen. Niitje waxa uu uga jeedaa in qofku uu noloshiisa ku noolaado isagoo og in wax walba oo uu sameeyo ay mar kale soo noqon doonaan, oo ay tahay inuu ku noolaado nolol uu ku qanacsan yahay, iyada oo aan waxba laga qoomameyn. Aragtidan waxa ay la xidhiidhaa diidmadii Niitje ee aragtida diimaha iyo dhaqanka taas oo ah in noloshu ay leedahay dhamaad ama ujeeddo go’an. Halkii laga raadin lahaa macne dhammaad leh, waxaa ku boorinayaa qofka inuu noloshiisa u noolaado si buuxda oo macno leh, isagoo markaas aqbalaya in noloshu ay tahay mid aan dhamaanayn oo isbeddel iyo soo noqnoqosho joogto ah ku jirta.
@yaxyekoraad-ub3nu
@yaxyekoraad-ub3nu Месяц назад
Muuqaalkii aan sugaayay! Thanks Mate
@shakir4471
@shakir4471 Месяц назад
Keep going pro
@CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
@CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz Месяц назад
Soobadiii sxp Mr philosopher ❤
@AragtidaFikirka
@AragtidaFikirka Месяц назад
Jahwareerka ka dhasha macna-darrada waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee xilligan casriga jira. Si qurux badan ayaad sheekada Sisyphus ugu cabirtay macna-darrada jiraalka, isla markaana halganka nolosha aan dhammaadka lahayn macna ugu yeeshay. Immaanku waa shey looga hortagi karo arrintaani wuxuuna ka imaada macnaha gaarka ah ee dadka ujira oo ka imaata sheekooyinka ay wadaagaan. Sheekooyinkaas ayaa bani'aadamka ka celisa culeeysyada nolosha ama ka caawisa inay la tacaalan jiritaanka sidaas darteed muhimmad gaar aan la xaqiri karin ayay nolosha ku leedahay. Halkaa ka sii wad!
@ukmanofficial8054
@ukmanofficial8054 Месяц назад
Keep up🙋‍♂️
@BirCune-t8l
@BirCune-t8l Месяц назад
SOO badi sxp❤❤
@Cabdullaahiball
@Cabdullaahiball Месяц назад
Kep going
@Ogaahiye20
@Ogaahiye20 Месяц назад
Aad iyo aad ustaad wallaahi kulamidaan ahayee😢❤🎉😮
@mukhaarcabdiwarsame2175
@mukhaarcabdiwarsame2175 Месяц назад
Codkaaga oo gaaban iyo adiga oo boobsiis u hadlaya ayaa adkaynaysa qofku inuu hadalkaaga dhaqso u fahmo , laakiin mowduucyo muhiim ayaad ka hadashaa ee intaas wax ka badal .
@DeeqAbdihalab
@DeeqAbdihalab Месяц назад
War waa sheko wali ah
@AragtidaFikirka
@AragtidaFikirka Месяц назад
Baraarujintaada ku saabsan tallaabooyinka yar-yar ay ee horseedi karto musiibooyinka waaweyn waa cashar muhiim ah oo kor u qaadaya fahamka isku-xidhnaanta dhammaan nolosha. Mathalan, Soomaali cuqubbo ayay soo dhaxashay, laakin fahamka noocan ayaa daawo u noqon karo. Haddii aynu go’aansano inaan ka bogsano dhaawacyada aan dhaxalnay, oo aan is cafinno, waxaan miisaami karnaa xisaabta saamaynta balanbaalista; taasina waxay muujinaysaa muhiimadda masuuliyadda shakhsiga iyo inaynu yeelano damiir sare. Halkaasi ka sii wad walal.
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Месяц назад
Maashaa alaah waa buug wanaagsan
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 Месяц назад
Thanks zhp aad bad umahadsnty qaabka fiicne wx noso gaadhsiisay Plz hdan codsi yar kaa codsado wx Isheegta muuqalkan qaybtiisa danbe Music background aad isticmaalyso magacsiia ama uguyaran Meshan kahelyo
@Shaydanwase
@Shaydanwase Месяц назад
Wllhi waxas anay i haystaa hadda, youtube muqal soo gali ban is dhahaa, dhibaatoyinka ad sheegtay dhamantod ba i qabata wax motivation ah uu iga tagaa, youtube kaliya mahee xitaa noloshayda caadiga ah inan social media dawado mahee wax kle awood uma hayo
@SheekhCali-i4f
@SheekhCali-i4f Месяц назад
Waxan jecelahay Falsafada❤
@caydaro1664
@caydaro1664 Месяц назад
Heersare.
@SavageGang-rc8kl
@SavageGang-rc8kl Месяц назад
Waxbadan mahadsanid saaxib. Noosoo turjun aragtiyahan janalkaan ingiriiska ah mahadsanid. Magaciisuna waa EINZELGANGER
@Maami__Pro
@Maami__Pro Месяц назад
Golden voice 🎉
@adenhassen9119
@adenhassen9119 Месяц назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-1w40fxsyraE.htmlsi=mLZr7A1sYU9eMiHy
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Месяц назад
Ficilka yaryar sameyntoda waxey kuweelan karan kuwa waa weyn madhihi karna😂
@caaqilka4379
@caaqilka4379 Месяц назад
WAXA KALIYA OON SHEEGI KADHO WAA INAAD ADIGU TAHAY TALENTED AALADAN GUUL KA GAADHI KADHA EE HOREY U SOCO
@daaniyah-n1g
@daaniyah-n1g Месяц назад
saaxiib meel aan kaala soo xidhiidho isheeg
@SakariyeAliAbdillahiAden
@SakariyeAliAbdillahiAden Месяц назад
Kawaran haddi aan delete gareeyo Social media maxan ugu badala
@xuseenduraan6373
@xuseenduraan6373 Месяц назад
Salaaman saaxiib
@khaderabdi575
@khaderabdi575 Месяц назад
Zxp Hal su aan iiga jawaab muqal ado kaso samaynaya ama reply ba You tubero badan ayan waydiiyay su aashu waxay tahay Hadii ado you tube furtay hadana aadan buxinin shuruuda 4000k whachs hal sano youtube kagu kakac miyuu noqonaya wll inad iso jawabto ayan rajaynaya
@baahiye2479
@baahiye2479 Месяц назад
Wllo qaali xagee kaalasoo xidhiidha?
@Joker54353
@Joker54353 Месяц назад
Hardwork beats talent.
@farhan_taffo
@farhan_taffo Месяц назад
Keep going zhp
@maxamedciise7852
@maxamedciise7852 Месяц назад
Runtii waxaa iiga kaa muuqda horumar waxan rajeyn in aad noqon doonto qof wax ku ool ah marka sxp waxaan ku oron keep up
@Ducaysane-to1qv
@Ducaysane-to1qv 2 месяца назад
Sxb Codkar ayaad tahay Si fiican ooga Faa'ide dhalinyarta .
@cabdikeed2111
@cabdikeed2111 2 месяца назад
Keep going zxb i.n markaan caan noqono ayaan kulmi doonaa i.n
@yasinsalad8916
@yasinsalad8916 2 месяца назад
Mawduucyada aad ka hadasho wan jeclahay wlhi bro
@salahnur6517
@salahnur6517 2 месяца назад
Aniga raba inaan youtuber noqdo laaakin labtop waan haystaa ee waxan haysan mic saaxib ee adigu mic miyaa haysataa mise waad soo duubtaa uun bal intaas iisoo sheeg oo reply isoo gal anaga garabkaaga ah ee saaxib bal iisheeg sida aad codka u duubto
@mohamedjama9551
@mohamedjama9551 2 месяца назад
Mobile kaaga baad ku duuban kartaa tlie kaliya baro sida loo edit gareeyo codka apps baala isticmaalaa❤
@salahnur6517
@salahnur6517 2 месяца назад
Nio ii sheeeg maxaad isticmaashaa micro caynkee ah mise maba isticmaashid ba saaxib kay
@salahnur6517
@salahnur6517 2 месяца назад
Saaxib reply iisoo gal micro 🎤 caynkee ah aa isticmaasha mise totally maba isticmaashaa
@successhacks1
@successhacks1 2 месяца назад
Keep going friend lkn muuqalka size ka RU-vid ka RU-vid Ku size u qaas ah ayuu leeyahay,
@Ahmed23j-q
@Ahmed23j-q 2 месяца назад
Keep going
@Maami__Pro
@Maami__Pro 2 месяца назад
Horey usoco lipH
@Abumotion1
@Abumotion1 2 месяца назад
Waanadaa waa mid sax ah pro
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 2 месяца назад
Talie legend tahy keep going