Тёмный
Hafsa bilan Qisas
Hafsa bilan Qisas
Hafsa bilan Qisas
Подписаться
Комментарии
@Dashgdwfrhuk
@Dashgdwfrhuk 3 часа назад
Talo fiican ayaa siisay ilahay dhibka haka dulqado ninka xaqa allah ha tuso wuxu samaynayo loma dul qadan karo waa xanuun 😢
@bushrabhassanibrahim
@bushrabhassanibrahim 5 часов назад
Nice story waaw
@mriya4601
@mriya4601 5 часов назад
❤❤❤,☝
@bushrabhassanibrahim
@bushrabhassanibrahim 9 часов назад
قصه في منتهى الروعه والجمال
@Ladanm
@Ladanm 9 часов назад
Dumarku ilmaha ninkeeda dhaley maxey u neceb yihin taas ayaanba la yabey illahey ilma walba eedo abe uma baahiyo
@Dashgdwfrhuk
@Dashgdwfrhuk 10 часов назад
Cunuga xunka maxaa kawadaa hafsa 😂😂
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis 9 часов назад
Cunuga yar ayaan ka wadaa
@MuhumedHussein-v2h
@MuhumedHussein-v2h 10 часов назад
😂😂
@Dashgdwfrhuk
@Dashgdwfrhuk 10 часов назад
Maxaad ku qososhay fikirkagu ma un qosolbaa😂😂
@ilyaasmaxamed3141
@ilyaasmaxamed3141 23 часа назад
Mhdsnd wll qali ah
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis День назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-eV45zOsSG2Y.htmlsi=c75Jdt0K0MVIEpqy waa qaybtii 2 ee qisada
@IkraamMaxamed-qt7zu
@IkraamMaxamed-qt7zu День назад
Abayo chanel kale maa leedahay
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis День назад
@@IkraamMaxamed-qt7zu haa
@IkraamMaxamed-qt7zu
@IkraamMaxamed-qt7zu День назад
@@Hafsabilanqis maxa kugu qoraan
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis День назад
@@IkraamMaxamed-qt7zu hafsa bilan channel
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis День назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-C2HArMgcjYg.htmlsi=qqKj85RPZzH_M4JI waa qisada qaybtii 1 ee qisada
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze День назад
Marka islaantu ma ninkii gabadheedu u doonanayd ee quruxda badnaabay la baxsatay waan ka shikiyey😂😂 habarta
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis День назад
😂 waad asiibtay
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze День назад
@@Hafsabilanqis ceeb u dhimo dhe islaan fasahaaday uma xuma🤣
@aishamohamed5369
@aishamohamed5369 День назад
Mansha allah wey iga yabisey shekadan😂😂😂
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 День назад
Naa walaaly hadaa wax laso ququlaseyo hada rabno tiktok jogi lehen 😂e qiso tafatiran ino ken
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis День назад
Diyaar adna xaadir noqo hee🤣🤣
@aishamohamed5369
@aishamohamed5369 2 дня назад
Mansha allah a❤❤❤❤❤❤❤❤
@bushrabhassanibrahim
@bushrabhassanibrahim 2 дня назад
Qisoyin qurux bdn mashallaah abyo kp gyng
@XabiiboCabdi-dn7go
@XabiiboCabdi-dn7go 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤😊
@aishamohamed5369
@aishamohamed5369 2 дня назад
Mansha allah horumar wacan ayaa kuu rajaynayaa❤🎉❤❤
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 2 дня назад
Aslaamucalaykumxafsabilanwaadkumadsantahaywaanadaadumarkaeeraganausoobadiwaanadaalehakuuanfoco❤😂🎉😢😮
@user-vm4nh7dt8e
@user-vm4nh7dt8e 3 дня назад
Aslaamucalykumxafsafadalanqisodambibaadhistasoobadiokareebdilalkfooshaxunmahadsanid
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 дня назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdallaelmi8480
@abdallaelmi8480 3 дня назад
Keep going 👏 Hafsa
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 3 дня назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sharafeey allaha kubarakeeyo
@Musayma
@Musayma 4 дня назад
Hafzay qali qisoyinka nodhamay ztir zacadahay rabaan ha qatan diyar baan unaheee ❤❤❤ tankale ani waban saloogaa 40 daqiiqo wixiii kayar ma aqan zapap aytaheeee😅
@sharif_zain_ali
@sharif_zain_ali 4 дня назад
Asc sethy ❤aaway qisooyinkqada waad soo daahdey
@sharif_zain_ali
@sharif_zain_ali 4 дня назад
Asc
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis 3 дня назад
Wcs
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 дней назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey sharafeey
@fatumabashir50
@fatumabashir50 5 дней назад
Aabaha ayaadilay
@user-hu9dz7dt5t
@user-hu9dz7dt5t 5 дней назад
Anwar baa dilay❤❤
@Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu
@Ruqiyoshiiqyusuf-lz6fu 5 дней назад
Waxadilay odaga hahh
@nashadabshir
@nashadabshir 5 дней назад
Dhamadkafoshaxumamaxakawada
@Fardowso-wh3jg
@Fardowso-wh3jg 5 дней назад
Nosoo badi❤❤❤
@abdihasan5628
@abdihasan5628 5 дней назад
Xafsa salaan. Wan ku taageera. Talo ayan ku sinaya. Sheekada warqad ku qoro markad diyaarineyso si aanad u kala ilaabin. Wad ku noqnoqoneysa sheekada marka maskaxda laga akhriyo sheekada caajis bay noqoneysa. Warqad hadad ka akhriso waqti yar bad ku dhameyn karta
@Dashgdwfrhuk
@Dashgdwfrhuk 5 дней назад
Saas u soo faahfaahi qisooyin mahadsanid xabibti
@adarhassan2389
@adarhassan2389 5 дней назад
Sheekada soo gaabi waa talo
@bushrabhassanibrahim
@bushrabhassanibrahim 5 дней назад
Qisas cajiba wlhi mshallaaah tabarkllh
@user-hu9dz7dt5t
@user-hu9dz7dt5t 5 дней назад
saxibted Ina aderked baa dilay
@bushrabhassanibrahim
@bushrabhassanibrahim 5 дней назад
Mshallaaah tabarkllh
@hilaalfaysalcali7113
@hilaalfaysalcali7113 5 дней назад
Dilaagu waa aabaha isagaa dilay isna dilay
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis 5 дней назад
Sax
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis 5 дней назад
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-V7g252jYLEU.htmlsi=ttYW29ng87Q7gGiQ abaayo iisoo booqda
@user-rc2if5hr7salmq
@user-rc2if5hr7salmq 5 дней назад
Na wll xata qisada qashinkeda haka so tegin qali anigu waxba ma dido isa so raci
@maryancabdulaahi1270
@maryancabdulaahi1270 День назад
ILEYS so boqo qiso qashinkeda wadato wad helee😂😂😂
@EVAMNNY
@EVAMNNY 5 дней назад
Keep going 🎉❤😊
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 5 дней назад
Soo fasax wll waxkasta 😂😂 2 hour is ok xita dhanka dhagta ayn anigu 😂😂😂😂
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 дней назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahraabdi9699
@sahraabdi9699 5 дней назад
Abaayo xayaysiin malaha fiidiyowyadaada. Xayiraad maa ku saaran? Iska fiiri
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 5 дней назад
Hal saac waa is ok wll
@user-nt5sz6dg2r
@user-nt5sz6dg2r 5 дней назад
Masha alallh wlshy qisadi ma part 2 ayey laheyd kkkk alla xafsa 😂😂😂
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 дней назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey adna allaha kubarakeeyo
@user-rc2if5hr7salmq
@user-rc2if5hr7salmq 6 дней назад
Horta wllo wad ficantahy sad qiso yinka nogu so dayso markasta lkn sad u ledahay gadal ayan idinka shegaya ayad shekadaba ku dhamaysa imisa qisan arkay san u sugayay hadalki ad gadal ka shegaysid ayad ku dhamaysa hada gabadha ninka denbi badhaha dhalay away waxay markay dhakhtarka timid ay aragtay abehedna u shegaysay ad tiri gadal ayan idinka shegaya 😂
@Hafsabilanqis
@Hafsabilanqis 6 дней назад
Ma igu qarxinee hee😂😂😂
@user-rc2if5hr7salmq
@user-rc2if5hr7salmq 5 дней назад
@@Hafsabilanqiso ma hal eray aya idhafaba 😂
@user-ff7in8qo3x
@user-ff7in8qo3x 6 дней назад
Waa hooyada Ayan is idhi
@Ummu_Shuhadaa
@Ummu_Shuhadaa 6 дней назад
Warkaas ha ii danbeeye ninki iyo naagti la heshiisiinaye aawe 😂😂😂
@foosnour6313
@foosnour6313 5 дней назад
Ani xita tasa sugaye😂
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 6 дней назад
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤