Тёмный
MUQDISHO MEDIA CENTER
MUQDISHO MEDIA CENTER
MUQDISHO MEDIA CENTER
Подписаться
Комментарии
@ClaudiuSassued
@ClaudiuSassued 2 часа назад
Jones Mary Hernandez Carol Rodriguez Jessica
@BertieNydia-f8w
@BertieNydia-f8w 12 часов назад
Robinson Kenneth Lopez Larry Brown Gary
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 День назад
Doqowloomadirow
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 День назад
Daandooke
@maxameddeeq256
@maxameddeeq256 День назад
Diilakabiirow
@QEYLIYE_MEDIA
@QEYLIYE_MEDIA 2 дня назад
who’s is watching 2024 😂
@abobasement346
@abobasement346 6 дней назад
ilahay ha u naxaristo dadkah waa dadkih horeh no qabil no unukah leh xamar xamar waxan so marnay nolol wacan somalih waxaa burburiyay waa kuwoh sheganayah somali moryan kk
@user-ul9hl3tj3t
@user-ul9hl3tj3t 7 дней назад
Cajiib ❤ Arooskaygii 2003 Xusuus ❤🙏🌹
@BashirHassan-l9c
@BashirHassan-l9c 8 дней назад
❤❤😂😂😂
@mahdinuur81
@mahdinuur81 12 дней назад
RIwayadii FASAHAD IYO FIDNO GUUR SXB WAQTIGENI WAAYE MA DHEREEN LKN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@user-lz2hd6gm1x
@user-lz2hd6gm1x 13 дней назад
Shanta ma shiixdo waxay ahaayeen: 1) Xasan Shiikh Awees (George) 2) Diini Nuur (Mashalaayo) 3) Jamaal 4) Ali Shiikh 5) Availlo
@HusseinNAbdi
@HusseinNAbdi 14 дней назад
Ducaale iyo Shiikhaalow ninka isbarbar dhiga taariikhda cayaaraha Somaliya waxbo kama yaqaano. Ducaale AUN waa xiddigii Horseed iyo xulka qaranka Somaliya.
@abdikadar2
@abdikadar2 14 дней назад
Sharif Bakaari waa dadki hore, waa Fanaan iyo Musigiiste dadka aan fanka la socon.
@SharnaakeCabdiiimaan
@SharnaakeCabdiiimaan 17 дней назад
Beena waas
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 19 дней назад
Shiiqaalow of course.
@abwaanmohamettdaauutt3541
@abwaanmohamettdaauutt3541 22 дня назад
Nin weyn
@natashanalka884
@natashanalka884 25 дней назад
8/14/2023❤😢
@ibrahimgas6536
@ibrahimgas6536 25 дней назад
Ajaanib cudur qaba oo la musafuriyay micnahedu waxa ay tahay in la caawiyay Waxa wacnayd in caafimadkoda la baaro ka dibna maxkamad loo dlro midki cudurka faafiyay
@IbraahimBarafoow
@IbraahimBarafoow 25 дней назад
Beenaale maba ka gaartaan waxaan aad sheegeysid calooshood u shaqeystayaal ayaa tihiin dhamaantiin
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 27 дней назад
Of.cle.doob.qalanjadigabay.erayadii.maxamuud.cismaan.dukaale.codadkii.iyo.laxankii.iyo.kamankii.saalax.qaasim.c.naasir.macalin.siciid.khadra.hibo
@mhassan0163
@mhassan0163 27 дней назад
Ninkani waa musician fiican iyo fannaan, wuxuu u baahan yahay in la kaalmeeyo oo taageero loo geysto lagana faa'iidaysto hibada Eebbe siiyey, sorry Somali baa Illaah kaa dhigay,
@user-gd3qf5em3s
@user-gd3qf5em3s Месяц назад
Waa.wax.aan.so.noqonayn.dadkaasi
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Месяц назад
Siciid Ducaale Iyo Ismaciil Gariila 🥰🥰 Isaaq Legends
@user-nv3ps2wg2v
@user-nv3ps2wg2v Месяц назад
Saciid ducaale waa isaaq, lkn ismaaciil garile waa ciise
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Месяц назад
Somalida wxa kubada baray dhalinyartii Isaaqa ahayd ee lixdankii katimi Cadan lana odhan jiray “ xabadi keentay “ wxna lga bilabay horyaladii kubad cageed Hargeysa 1965kii kadib bay dawladii afwayne u badashay Muqdisho 👈
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 Месяц назад
Ismaciil goriila ku dhashay diridhaba kuso koray hargeysa u ciyari jiray gobolka waqoyi galbeed asal hargaysawi siiba ciyala gol-jano adeerkay bay asxaab ahaayeen iiga sheekyn jiray
@user-nv3ps2wg2v
@user-nv3ps2wg2v Месяц назад
Ismaaciil gorilla waa ciise, isaaq ma aha
@osmanadan2764
@osmanadan2764 Месяц назад
Siciid ducaale waa reer cadmeed Lkiin ka soo jeeda galbeedka cerigaabo
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад
Xabiib sharaabi nin culus
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr Месяц назад
Like ta haladhaafina seewaaye dhageystayaal kubooba thanks bro
@saciidhassan4505
@saciidhassan4505 Месяц назад
Who's listening 2024 lol
@abassalah4957
@abassalah4957 Месяц назад
Riwaayadan heesso xilii kasta la isticmaalo ayey lahayd
@anwarahmed5342
@anwarahmed5342 Месяц назад
Wallaahi Somaliya cayaartoy badan oo qatar ah ay qabeen, koox walba waxaa ku jiray 2-5 laacib oo tough ah, kooxaha aan xasuusto waxaa ka mid ah:- Horseed, Jeenyo, Dekedda, Gaadiidka, Batroolka, Madbacadda, Waxool, Wagad, Munushiibiyo. Dabcan aniga waxaan ahaa Horseed. Maxaned ismaaciil, cafiif, cabdinaasir, shaash, scott, shaarkey, cabdilatif, burci, jeylaani, cabdulqaadir biyooley Wixii dhintay Allah ha wada naxariisto, inta noolna caafimaad iyo cimri dheer ayaan u rajeyn, cayaartoyda dhan oo Soomaliyeed.💙
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed Месяц назад
From asad hagio 😂😂😂
@SalmoOmar-p6d
@SalmoOmar-p6d Месяц назад
Allow idiin naxariiso dhamaantiin
@mustaphe301
@mustaphe301 Месяц назад
Waxan dhageysanaya kaligey malin khamiis ah Tariqduna ay tahay 11/07/2024 From Mogadishu Alla Barashoy barasho wacana😢 Bi'i waa Adunyoy😢 Maxad laba bugleysiyo😮😢 Howlahagu badana😢
@farhanhassan72
@farhanhassan72 Месяц назад
Waa wax lays dulsaaray
@abdirahmanbarre3905
@abdirahmanbarre3905 Месяц назад
11 ka bisha 7aad 2024 aan dawanaa alaha u naxairisto inti dhimatay
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 2 месяца назад
Illaahay ha unaxariisto faadumo iyo axmed naaji aammiiin fana waa kii hore
@DB2024-k3l
@DB2024-k3l 2 месяца назад
Heeska Shaydaan buloow waa shirki weeyn Shaydaanki aa la leeyahay shiikheey Adigawaaye wixi sheegtid shacan ka qadaa. Shaydaanki aa daaci looyahay subxanallah. That's why eey diinteena u mamnuucday heesaha. wixi larabo aa la isaga heesa
@user-rh3iy7mb7d
@user-rh3iy7mb7d 2 месяца назад
Maclin tuke marko asaa watay 1984 85
@MrSheikh778
@MrSheikh778 2 месяца назад
Ma gudoomiye gobolbaa mise waa waziirka arimaha dibadda, waa kaa markii badow wax maamula layiraado, Xamar biyaha qaaday ka hagaaji taas ayaa shaqadaada ah
@NuurAxmad-ig5bq
@NuurAxmad-ig5bq 2 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sagaro143
@sagaro143 2 месяца назад
Doqon dadkaas ku jiraa dugaagna duurkiisa 😅
@SamatarDalmar
@SamatarDalmar 2 месяца назад
Meel bay itaabatay heestu ❤😢
@user-xz4uu8nx4l
@user-xz4uu8nx4l 2 месяца назад
Midi igu danbese
@seidabdi751
@seidabdi751 2 месяца назад
SACIID DUCAALEH UDURUXMIIN KAANA KHAMRIYOH CAB
@osmanadan2764
@osmanadan2764 Месяц назад
Wuxu ahaa biciide not adruxmiin
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 11 дней назад
Ismaciil Ducaale ayaa ahaa Biciido Bahsanbuur waakuwa isla sawiran ​@@osmanadan2764
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 11 дней назад
​@@osmanadan2764in saciid lacab weyn ayuu ahaa Udurxmiin ayuu ahaa
@Sadik-ij3on
@Sadik-ij3on 3 месяца назад
Saas waaye
@Sadik-ij3on
@Sadik-ij3on 3 месяца назад
Xasuus waayo waayo
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y 3 месяца назад
Cuud
@abdullahibulla
@abdullahibulla 3 месяца назад
heesta muuqalka ugu dambeyso waa another level labadaas ma nool yihiin tolow😃
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 2 месяца назад
Maya lawada waa ay dhinteen
@sihaam3612
@sihaam3612 3 месяца назад
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤