Тёмный
Balawii Tech
Balawii Tech
Balawii Tech
Подписаться
Waa kusalaamay magaceygu waa Ibrahim Adam Mohammed .
Kusoo dhowow chanalkeena ee Balawii
Adigoo rukumanayo ama subscribe saaraayo

Waayo waxaad kabarandoontaa casharo kusaabsan
video editing , graphic design iyo mobile📱&coputer👩‍💻
Waliba si bilaash ah ama lacag la aan ah

Inta lagu guda jiro casharka si toos ah ayaa kuu tusinayaa waxa aan ka hadlaayo markaas

👩‍💻📲 ha iska ilaawin inaad subscribe dhahdo

Mahad sanid 100%
Practive typing lesson 494
1:13
Год назад
38.Ms Excel-Vlookup with Trim
4:30
Год назад
Комментарии
@yuusufibrahim6987
@yuusufibrahim6987 8 часов назад
Mahadsanid macalimuu
@AbdullaahiDeeqshcabdi
@AbdullaahiDeeqshcabdi День назад
Alle haku sharfo wll Wll PowerPoint baan u baahnaa masoodhigi doontaa
@XuseenMaxamed-q3e
@XuseenMaxamed-q3e 2 дня назад
Asc ustad ban rabey inan ku weydiiyo ee xageen kaala soo xariira
@MrqalooceMrqalooce
@MrqalooceMrqalooce 2 дня назад
macalin buugan ma dhamanayo miyaa
@FarhaanAbdi-n3l
@FarhaanAbdi-n3l 5 дней назад
Teacher balawii Sidaad noola jeceshahay horumar alaha cilmigaaga hakuugu siyaadiyo
@FarhaanAbdi-n3l
@FarhaanAbdi-n3l 5 дней назад
Macalin casharada excelka magaarayaan 70
@Balawii
@Balawii 5 дней назад
Goordhow ayaa soo geba gebeyn rabaa.
@FarhaanAbdi-n3l
@FarhaanAbdi-n3l 5 дней назад
Macalin manoosoo duubtid vedio sida loolasoodago excelka 2021 adoo mahadsan
@Balawii
@Balawii 5 дней назад
Waan soo duubay Telegram channel ka ayaa soo dhigay halkaas ka daawo.
@FarhaanAbdi-n3l
@FarhaanAbdi-n3l 5 дней назад
Mahadsanid macalin dadaalkaga aad nagalisey
@tasliimdhaladboqortoyo619
@tasliimdhaladboqortoyo619 5 дней назад
Workbook waa boog📕 worksheet waa xashii📄
@traderhassan5304
@traderhassan5304 6 дней назад
Mxaa Xal ah Marka?
@Balawii
@Balawii 6 дней назад
Vpn is ticmaal hee
@traderhassan5304
@traderhassan5304 6 дней назад
Adobe Scan Wadanka Somali marka lajoogo wuu diidayaa maso dajinayo
@Cabdimalikmaxamed-rs9jw
@Cabdimalikmaxamed-rs9jw 7 дней назад
Thnuou my teacher
@Nurayn-z9k
@Nurayn-z9k 7 дней назад
Wllo illahay janadii haku geeyo casharo muhiima ka bartay oon xitaa aan collegka lagu dhigin❤❤❤
@AbdulkhaaliqQeybdiid
@AbdulkhaaliqQeybdiid 7 дней назад
Ustd thank you lkn saan uma qalantid 1m uqalnta walahi sorrry
@AbdulkhaaliqQeybdiid
@AbdulkhaaliqQeybdiid 7 дней назад
Ustd thank you lkn saan uma qalantid 1m uqalnta walahi sorrry
@Sakiibraahin
@Sakiibraahin 7 дней назад
Ostaad casharada oo btf mahaliikara
@CabdiraxiinCabdisalaan
@CabdiraxiinCabdisalaan 8 дней назад
Mahadsanid ustaad ķun iyo kow jeer ❤
@cumarcabaaye856
@cumarcabaaye856 8 дней назад
Waa shaqo dheer saan walee
@miloThomaz
@miloThomaz 8 дней назад
Macalim guuleyso waxan maraya casharka todobad waxan dhigtaa kuliyada tisqaad comluter ee magalada hargeisa ku taala siday udhigaan ayuunbad adna udhigta runtii wax badan baan kaa daaiday❤❤❤
@KhadijaMohamedAhmed
@KhadijaMohamedAhmed 8 дней назад
Sido kle hde macqul thy power point course ina no bilwdo❤
@Balawii
@Balawii 8 дней назад
Waa bilaabi doonaa insha Allah
@KhadijaMohamedAhmed
@KhadijaMohamedAhmed 8 дней назад
Boogagta io power pointiga group dib ma ugu so celin karta mardhaw groupka kuso biray mclin
@Balawii
@Balawii 8 дней назад
Hadii group ka WhatsApp ka kaweyso Telegram channel ayaad ka heleysaa.
@hd__rocorder356
@hd__rocorder356 9 дней назад
Shukran akhi❤
@Israel_stupid
@Israel_stupid 10 дней назад
دا عربي ولا انجليزي ولا ايه دا بالظبط 🗿
@aymanmoroc123
@aymanmoroc123 11 дней назад
malk m3sb
@mohacade8773
@mohacade8773 11 дней назад
Thnks ustaad qaali ah
@musdhafmohamed5915
@musdhafmohamed5915 11 дней назад
❤❤ waad maxad sNhay
@cabdulhijubba3836
@cabdulhijubba3836 11 дней назад
Mhsanid
@KhadarSaxardid-en2rg
@KhadarSaxardid-en2rg 11 дней назад
Asc zxb mahasanid wllhi arintaan rabay ayaad kahadashay waxaan kaala socdaa Jigjiga
@AbdullaahiDeeqshcabdi
@AbdullaahiDeeqshcabdi 11 дней назад
Wll magaciisa maxaa tidhi
@Balawii
@Balawii 11 дней назад
Microsoft 365 office
@yuusufmaxamad-o5u
@yuusufmaxamad-o5u 11 дней назад
mahadsanid macalin
@axmeddhooremaxamed3378
@axmeddhooremaxamed3378 12 дней назад
Ustaad Add in ka waan kusoo darsan waayay ee qaabkale oo aan ugu soo darsan karaa majiraa ustaad
@AishaAli-r3o
@AishaAli-r3o 12 дней назад
Wad mahad san tahy❤
@AliHaamudHassan
@AliHaamudHassan 13 дней назад
Ustaad Csharadaan oo Hard Ah sidee lagu heli karaa
@Balawii
@Balawii 11 дней назад
Group ka WhatsApp ka ku soo biir
@MrqalooceMrqalooce
@MrqalooceMrqalooce 14 дней назад
macalin casharada maxaa u joojisey noo wad
@Saciid-axmed
@Saciid-axmed 14 дней назад
casharka 7aad ayaan marayaa ustad alle haku xafido mahadsanid inbadan
@mohacade8773
@mohacade8773 15 дней назад
Masha Allah sxb +ustaad shukran in bdn
@mohacade8773
@mohacade8773 15 дней назад
So dhmstr ustaad Insha Allah
@SahalyareGuled
@SahalyareGuled 15 дней назад
Sxb automatic journal oo google sheet soo samey
@abdihabsay8527
@abdihabsay8527 15 дней назад
appkan ma lacagbaa
@Balawii
@Balawii 15 дней назад
Mya waa free
@abdihabsay8527
@abdihabsay8527 15 дней назад
ASC mahadsanid ustaad
@mohacade8773
@mohacade8773 16 дней назад
Masha aallh sxb +ustaad alle haku xafido wax bdn aya ka faaiiday malamahan wa la waaye barnaamijyada aad so dhigi jrty
@AdanSaladjama
@AdanSaladjama 16 дней назад
Mhdsnid
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 17 дней назад
Good job
@Queen__fatma29
@Queen__fatma29 17 дней назад
Mahadsanid❤
@MohamedTawane-mi9hd
@MohamedTawane-mi9hd 18 дней назад
Mahad sanid ustad
@musdhafmohamed5915
@musdhafmohamed5915 18 дней назад
Macalin sosamey qabka gmail sodameyo Iyo qabka Moska calamadahisa lobadalo