Тёмный
Ahmed zaki
Ahmed zaki
Ahmed zaki
Подписаться
Latest News About Somaliland, Somalia, Jabuuti, DDS, NFD, East Africa And Global News.
Facebook
Ahmedzaki Ibrahim facebook.com/suxufiahmedzaki
instagram
instagram.com/ahmedzaki_ibrahim/
youtube
Ahmedzaki Ibrahim ru-vid.com/show-UCKplInt1753-_02eum-5lbAvideos



Gabadh yar oo Jacayl la ildaran
2:42
8 месяцев назад
15 January 2024
6:35
9 месяцев назад
Комментарии
@shaaficimedai
@shaaficimedai 2 месяца назад
Ahmed Ibrahim timo jilic
@CibaadoHasan-q1l
@CibaadoHasan-q1l 2 месяца назад
@sacdiyaandulahi1801
@sacdiyaandulahi1801 3 месяца назад
🎉🎉🎉
@oceanseleven623
@oceanseleven623 3 месяца назад
Oday cajiib ah... muxuu ahaa ninku mida kale siduu ku ogyahay
@mcnncm1318
@mcnncm1318 3 месяца назад
odaygaa idiris waan ka yaabay
@miriamfarah2665
@miriamfarah2665 8 месяцев назад
Adaa calankaagu dhacay inkar illahay ha kugu rido adiga iyo inta somaliland cadow ku ah
@DEEQAAADANSHIRE
@DEEQAAADANSHIRE 9 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@aidarousibrahim5550
@aidarousibrahim5550 9 месяцев назад
Bal-beentan eega, 30 maalmoodka dib sawtii 2020 kiigiba ku jirtay.
@XamseXasan-x7z
@XamseXasan-x7z 10 месяцев назад
Ciidanku marka uu sidaa u jidh-dilaayo dadkii shacabku waxa uu ku khasban yihiin in ay is difaacaan
@BossKhadar
@BossKhadar Год назад
War aflagaadada jooji jaahil
@hargiesa_gira
@hargiesa_gira Год назад
Waa run . lama garankaro lamaanahaaga soomaaliga ah inuu ku checelyahay iyo inkaly.qufka somaliga ah waa ku ceeb inuu qufka noloshalawadaaga kuyiraahdo:waan ku checelahay,ama uu si uun u muuchiyo chacaylkaas. naxariistuna way ku yartahay mujtamaca soomaaliga ah. ninka soomaaligaa xaaskiisa ma amaano,raashin markay usoo bislayso oo ay hordhigto,faraxalkana hordhigto,uma mahad naqo,hadal macaanna ma yiraahdo oo roomaantik marnaba maaha ,ilma markay dhalayso nakhtarka uma raaco waxaanad moodaysaa inay quf kaly u foolanayso!,haweenaydaas iyo ilmahaas haddoo ilaahay nabad ku kala keenana ma yiraahdo:waad mahadsantahay caafimaad alla ha ku siiyo,ciidaha islaamka iyo munaasabaatka diiniga ah kama farxiyo oo waxna uma soo iibiyo kaashna ma siiyo .waa nin wada qalalan!af qalalan oo hadal macaan kama maqlaysid qalbi qalalan oo naxariis malaha,,gacan qalalan oo shilin kusiinmayo,.jeeb qalalan oo waaxna guriga keenimayo,wachy qalalan oo farxad kama muuqato,dhago qalalan oo kuma maqlayo,madax qalalan oo ma saliidaysto,saxaro qalalan oo calooshaa taagan,caga qalalan oo cidiyaha ariga ookale buu yeeshay sidii cali uraye! urgigii reer Hargeisanafta isugu keenay,nafta alla ha u keenee. wuxuu ninka soomaaligaa yiraahdaa:anigu hadaan xaaskayga ammaano way igu kibraysaa oo waxbay ismoodaysaa! waxaa layaably xaaskiiso mawaynan wax ahayn!? inuu qiima chabinayo baa halkaas ka muuqata.
@dajiya.218
@dajiya.218 Год назад
iue😢😂🎉❤😅😊uueeueuewwwwueeewowyeywww
@axmedsitiin5610
@axmedsitiin5610 Год назад
Waanu kugu raacsanahay mudane madaxwayne C/raxmaan
@axmedsitiin5610
@axmedsitiin5610 Год назад
Waanu Soo Dhawaynaynaa jabhada Ceerigaabo Lagaga dhawaaqaan Iyo kuwa hadhay ee Dulmi diidka ah,Hanbalyo Guul Iyo gobanimo ha La dhaafiyo xukuumadada dhiig miiratada ah Iyo Rajiimka dhiiga Dadka caadaystay
@aidarousibrahim5550
@aidarousibrahim5550 Год назад
Kani waligii isma casili-doono, ilaa uu ina abdi dameer eryo.
@dajiya.218
@dajiya.218 Год назад
😢
@IsmailJama-b7t
@IsmailJama-b7t Год назад
Beenaale
@KamaaCabdinazir
@KamaaCabdinazir Год назад
Haa haduu garac noqdo waa dilaa mahine wa Gawrici LaHaaY🙄💪🖕
@KamaaCabdinazir
@KamaaCabdinazir Год назад
Somaliland waa gobol ka mid ah somaliya waliba wuxuu hoos yimaadaa gobolka sool😅
@KamaaCabdinazir
@KamaaCabdinazir Год назад
Neefow anagaa iska kaaya jecela baacnimada naga daa hooyadaa maana diline dhilaa ku dhashee😳
@a.j2428
@a.j2428 Год назад
MA MARKUU IDINKAY YIMID BAAD SHEEKA KASAMAYN, MAXAAD USHEEGI WAYDAY INTII UU IDINLA JOOGAY, WARYAA DADKA CAQLIGOODA HAKU CAYAARIN,
@Samimusic.1
@Samimusic.1 Год назад
Cabdi Xirsi 🦁
@abdirahmaanmahamed9574
@abdirahmaanmahamed9574 Год назад
Way u dhamaatay alcoholaystihii biixi ahaa
@hasanismaciil7733
@hasanismaciil7733 Год назад
Waa koko
@hasanismaciil7733
@hasanismaciil7733 Год назад
Zxp axmed zaki waanku salamay
@said1498ify
@said1498ify Год назад
Waa xaqiiq markii ay bililiqaysteen magaalada ciidamadii huwanta ahaa ee ay is khilaafeen ciidamada ssc waxa lagu heshiyaay si loo daboolo iska hor imaadka magaalada ka socda in lagu qariyo dagaal lagu qaado Ciidanka Somaliland.
@mohamedhossein1656
@mohamedhossein1656 Год назад
Walaale waxay ila tahay in uusan iidoor xaq u lahayn in somalia sii jooga waaayo waxaad I dhehaysaa xabsi aa la geeyahay ka dib muqdisho ayaa lagu celiyay see camal iidoor caqli ma shaqeeyo miyaa naclad yey
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 Год назад
Waa sax
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 Год назад
Geesi geesi dhalay sxb inagu muuse ayaynu diidanahay ee qarankeena mucaarad kuma nihin
@Mrkaarto1
@Mrkaarto1 Год назад
😂😂😂 G-3 Somalia wuu buuxaa qori ku cusub ma’aha teeda kale wuu kululaada waana culees somaliduna ak47 ama m16ka ayeey ka jecelyihiin. Waa iska qori gacmeed Marka yaan la’idinka dareemin calaacalka reer cabaad weyne lol
@villasomalia1756
@villasomalia1756 Год назад
Muse bihi down
@khadramohamuud6924
@khadramohamuud6924 Год назад
😂😂😂
@mustafeahmed8133
@mustafeahmed8133 Год назад
Masha ala wasiir yurub abiib waa geesiyad walahay ale cafimaadka hakuu siyadiyo ale camalka wanaag san haka aqbalo
@susanali2207
@susanali2207 Год назад
Haa
@susanali2207
@susanali2207 Год назад
Haa
@MegaSacad
@MegaSacad 2 года назад
maxaad kahadleysaa wax awood ah kuma lihid Somaliland de . oo waxaad la hadashaa Somaliland oo xuduud leh. Ciiro (dameer doqon ah,) nacas ah
@abdilaahimahamuud7877
@abdilaahimahamuud7877 2 года назад
Hhhhh xaarle
@kaltuunmohamed9226
@kaltuunmohamed9226 2 года назад
Masha allaah fican badyeshay
@khaalidmuuse6920
@khaalidmuuse6920 2 года назад
Xildhibaan qaali ah
@AhmedZakiIbrahim
@AhmedZakiIbrahim 2 года назад
Aragtida
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 года назад
Xadiis ayaa shegay adoo masjid ka ku socda saladuna taagan tay hadaad aragto qof cawimaad u baahan caawi oo salada dib u dhigo
@MegaCigaal
@MegaCigaal 2 года назад
Waa run xuman faristu intay iyagoo aan cilmi iyo caqali ku jirin daba yaacaya dadka inay Sunday sheeg tay darbi jiifka caawiyaan ayey ahayd iyo xayawaanka la laynayo..sidee ilahay kuugu naxaristaa adoo intaa eegun
@awilaxmed5188
@awilaxmed5188 2 года назад
GaGaGa
@YMe-hp7hi
@YMe-hp7hi 2 года назад
Waa in Xeer ilaaliyaha qaranka iyo CIDa loo gudbiyo ninkan kiiskiisa oo badhitaan kirminaal ah lagu sameeyo musuq maasaqiisa. Mida kale miyaanu ogayn ragan uu la murmayaa inay soo doorteen shacabka uu u shaqeeyo, oo eyagu metelaan shacabka
@mca.x9520
@mca.x9520 2 года назад
I cant beleave what She is Saying about working conditions ..
@Mohamediniho.usa2
@Mohamediniho.usa2 2 года назад
Marqaan wacan sxb subscraibe iisaar ilaah inuu dambigaaga dhafo
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 года назад
Waa warbixin mihiim ah Danta siyaasiga waxaa ka mudan danta shacabka JSL
@cabdii.m.9068
@cabdii.m.9068 2 года назад
Hadal wanagsan weyan hadalka gud:c/risaq Khalif
@Ali-qh7nv
@Ali-qh7nv 2 года назад
Alle u naxariisto. Shame on the murderers!