Тёмный
baarliin official
baarliin official
baarliin official
Подписаться
Комментарии
@truthhurts2085
@truthhurts2085 26 минут назад
Mida carbed waa lax caadi ah buskut waa nasiib badanyahay hadeey dhaafte sodohyada mashaqaale uheeysata
@abdijama1984
@abdijama1984 2 часа назад
Mahamed isagaa qalda leh wuxuu soo ka xeestey naag 13snno ninjameekan lanooleedoo 3ciyaal udhashay saaxiibtanimo bilaa diin ah oo oroneeso xijaabka buskut ayaa igi qesbey soonuubarey salaad ayuu barey majamed waa nin diinta ku fiican dadka uu ka dhashey ayaa ahlu diin ah muniiro waxey udhaqmeese sidii naag gaalo ah cawaan bey ahad waa caasiyad hooyadeed majeclo waxeydhaheesa naagtaas waa soomaali maje eli waa hooyadeed muniira uur malaha😂😂😂😂😂😂😂😂 waa beenaley muniiro hanna a.miir waa isku loox😂😂😂😂 meesha udabeeso ayaa arkeenaa 😂😂😂
@lunasage33
@lunasage33 3 часа назад
its too late Mohamed buskut he is not going to help her
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j 5 часов назад
Inaalilaahi sidii ugu quuday gaalo inay usoo kaxaysato ilmaha yar iyo abihii maskin maxamed buskud
@Great.666
@Great.666 5 часов назад
Masha Allah brother you are strong man please praye 5 times a day bad people they can't do anything Allah help you ❤❤❤ we love brother we send duc insha Allah Allah protected you brother
@Aishvlogss
@Aishvlogss 5 часов назад
Rr
@DrsoJuliet-d7m
@DrsoJuliet-d7m 5 часов назад
Rasuulka sallahu caleyhi wasalam laguma dhaarto ilaahay baa lagudhaarta
@DrsoJuliet-d7m
@DrsoJuliet-d7m 5 часов назад
Astaqfurullah
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 5 часов назад
Sodohyaasha fiican waa badan yihiin laakiin gabar saygeeda iyo sariirteeda shirka keeneyso sideey sodoh macaankeeda ku gaareysaan ileen waaba dabeel xagaaye Suaal baan qabaa hadaad maantoo dhan axwaashiina you top ka ku falanqeysaan maxaa ka faaiideysaan oo aan ahayn inhadalkaada lagu jiidjiidaa maahee
@DrsoJuliet-d7m
@DrsoJuliet-d7m 5 часов назад
Xasbunallah
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 часов назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@DrsoJuliet-d7m
@DrsoJuliet-d7m 5 часов назад
Ilmaha buuqskadaaya
@jkk5560
@jkk5560 6 часов назад
Somalida iyo jahil nimadodan la yabay waxay kala garan la yihin qof madaxa ka xanun saday iyo iluminati waxay aqon ulahayn bay inta ka hadlayan war Wigan allah cafiyo waxa haya wa xanuun maskada ah cuduradana way ku badan yihin yurub dhaqtar iyo dowlad aya gacanta ku haysa ee shaqa yesha oo dan Tina racda wax waxba ina ku tuug satana shaqo ka dhigatene ninca na waba wayso socda so dhasatay yaab alaw imadena jahil nimada kaqaad
@foossamatar7855
@foossamatar7855 7 часов назад
Allah ha ku caawiyo
@user-gm4nr4lf1h
@user-gm4nr4lf1h 8 часов назад
Cimraan personnummerkiisa iyo magaciisa buu ku celcelinaaye maanta 2 jeer ayaad sodhigtaye maxaa?
@kubra8
@kubra8 9 часов назад
Allah! Ninku ninkii u hadalo ekaa, midakale wax walba waa xasuusan yahy. Ninkaas xitaa caruurtiisi io walaladii ayuu aamini waayey.
@kubra8
@kubra8 9 часов назад
Allaha caafiyo, sixir io drugs maaha, waxa haya waa mental disorder. Wax ayuuna sababsaday. Ama wax caqabad ku moqday, ama dhaxal ayeyba noqonkadhtaa. Nin aan qaraabo ahayn ayaa exactly sidiisa o kale noqday, dadkisi ugu dhawaa ka caradhay o kasha kiyey, diidayna in ladaaweeyo io in doctors lageeyo. Ilaa ugu dambayn meeluba meel u dhiibty o uu cidla ku dhinto. Allah yaarxamu.
@kubra8
@kubra8 10 часов назад
😂😂😂😂 Allaa Shakira qosol io run badanaa. Meelkasta o ay joogaan waa iskumid, nimakaa jakaduhu ku cadaaden e suuqyadii ayan ka mari waynay. Xaga naagaha somalida io magaalo joog xumadodana, Allah maxan wax u sojoogay.
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg 10 часов назад
ilaahayow caawi caafimadi oomaarbarbar masgaxdisa iyo jirkiisa iyo islaanimadiisa Alaah aamiiin aamiin 🤲🤲🤲☝️❤️🌺🌺
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 11 часов назад
Allah bat badiyo miskin kaan waxa kudha gan insha allah
@kubra8
@kubra8 11 часов назад
Xaliye waa nin aad u caqli badan, inta uu kahadlayna waa runtii
@OmarMahadai
@OmarMahadai 11 часов назад
U so right
@asho1436
@asho1436 11 часов назад
Aloow kucaafi
@user-zb7zd4rr1s
@user-zb7zd4rr1s 13 часов назад
اعوذ بالله من الشيطان الرجيم
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 14 часов назад
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed 15 часов назад
Xaliye waruntisa❤
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 15 часов назад
Kan naagaha caaya bal isagana haloofiirsado dadkii caankasheegan jirey warkoodu fashilanye
@wabaxa
@wabaxa 16 часов назад
NIN GACANTII ISKU DHIBATEEYAU OO BALAAYO CABAY AYAAD WARKIISA HEESAAN ASAGAA CABAY WAXA KA WAALAY
@hamdiwarsame9894
@hamdiwarsame9894 16 часов назад
Qof walba veiws ayuu ku raadsanaya fanaanka Wax aad og tahay ma jirto beenta kala tag
@user-vj5vb1cz1z
@user-vj5vb1cz1z 16 часов назад
Ale xaliye manta umbuu run sheege
@SamiiraXiiray
@SamiiraXiiray 20 часов назад
ALLAAHU AKBAR SUBXAANALAAH ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ILAAHOW CAAFIMAAD SII AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@IfraxMuqtar-v3c
@IfraxMuqtar-v3c 22 часа назад
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 23 часа назад
Masha’Allaah Tabaarakallaah Gabartaas waa inan Rageed ❤️👏
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 День назад
Anifa xataa waxaan dareemay guryo duur cidla ah oo bus iyo train lahayn ayuu joogay! anigaaba ka baqay wadan aadan ku noolayn sidaa halaguu galo bisinka quraan maxaa ugu akhrin waayeen.
@user-df6hw9xr8e
@user-df6hw9xr8e День назад
Alaah raxmanka ha cafiyo wiilka wixi hadlaya a heyska hadlane shurun shurki wilka xanun sanaya bey lacag ka samey nayan candha calasey qolkeda inti cilaneyd ba waxey kaga dhahay captain ayub & rag kale ba sixrey bey ku unsanayey Allow ayub shurun shurta sharkoda wilasha shartoda ka xijab captain ayub wu ka burji sareya sa ma garane melahas bey ka yusan war hoy ka duceysta afkey inagu wada hayan wey na gari la yihin kodi madaxweynaha isku shegaya iyo kodi damer jidayaba sida bey no majeranayan alow xumanta ay nala taban ayaga ku celi war dhalin yarow salada dukada maxa yelay wa xijab adunki wa xumadey cidna wax haka cabina hana ka cunina cadawada nalo qabo wey mu qata haleys ilaasho ok
@sagalgedi5682
@sagalgedi5682 День назад
Aamiin yaarabe
@sagalgedi5682
@sagalgedi5682 День назад
Mara ilaahaye cafimad siiyo aamiin yaarabe sorry brother
@omfatmaaqeeli5240
@omfatmaaqeeli5240 День назад
اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد
@wabaxa
@wabaxa День назад
NIN BALAAYO GACANTIISA KU CABAY OO ASAGA IS DHIBATEEYAY AYAAD LEEDIHEEN HALO DUCEEYO DULI FOQOL DULI MAJEERTEENOW
@Am_abdalla
@Am_abdalla День назад
ilaahay ha caafiyo cumar siciid cumar ilaahow cudurka caafimaad ugu bedel aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 День назад
Oomaar alaha caafiyo laakin maxa passport ka looga jeex jeexay
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 День назад
allaha caafiyo barbar iyo intii xanuun san aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 День назад
Halok duceeyo masha Allah. 2024 ayaan joona marka waxyaalaha aan caqliga ku galin ka daaya dadk idin daawanaaya.
@abdirashidjibril8331
@abdirashidjibril8331 День назад
Saaxiib oomaar hospital iyo dhakhtar ha la geeyo. Quraanka waa dawo tan dhakhtarkana halugu daro.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr День назад
Daroogo iyo Sixir baye isugu Dareen Badhayo Culus iska Jira
@Am_abdalla
@Am_abdalla День назад
Fadaro snm muushu kuma qaado
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr День назад
Sakharan geesdiir Saaxir buu noqoday War Soomaliyey Harti Iska ilaaliya Falalow baye noqodeen Hadaa Aragtaan ka Yaaca
@Am_abdalla
@Am_abdalla День назад
Miyuu ku fuulay dameerkan saaranahay dhuuusadiisa maxay iyeelasaa kabtanku waa saaran yahay 😂😂😂😂😂😂😂
@user-zs8do2tr8z
@user-zs8do2tr8z День назад
Allaha cafiyo