Тёмный
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Dhaqaaq Aad Dhaxashidee
Подписаться
Asc!
Magaceyga waa Naima. InshAllah channelkaan magaciisa layiraahdo Dhaqaaq Aad Dhaxashidee waxaad kala socon doontaan sijoogta ah barnaamijyo farabadan oo kala duwan sida tusaalle ahaan:Vlogs, Qosol & Farxad, Arimaha qoyska, Caafimaadka, Arimaha Dumarka, Caruurta, Xariirka caruurta iyo waalidka, Waajibaadka saaran waalidka, Cuntooyinka waxtarka leh, Taariikh nololeedkeyga iyo sida aad ugu noolaanleheyd nolosha aad doonaysid adiga. Intaan oo idil ayaa wexeey dhalisaa dhaxal lataabankaro.

Waxaan rajeynayaa inuu channelkaan noqon doono mid ummada soomaaliyeed anfaca oo ayna ka faa`ididoonaan INSHALLAH.

Waad mahadsantihiin!! Waxaan idinku soo dhaweeyneyaa gacma furan.

Fadlan hadaad channelkaan kucusubtahay SUBSCRIBE dheh! Hadaad horay iila joogtayna LABADA GACAN LIKE KUSAAR!! Qeerkana u SHAREGAREEY WALAALAHA KALE WAQAF WAAYE!
WIXII FIKRAD AHNA HALA NOQONINEE COMMENTIGA NOOUGU DHAAF!
Комментарии
@user-ud4ne7ud2j
@user-ud4ne7ud2j 10 часов назад
Naayaa umada afka kalabax markuu sayidka caaynaayey muxuu umaleynayey san ka dhuudhi yeey afkeeda futo daanyeer lamoodo meel fadhiiso umadaad ku caan baxdaa aqash
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 10 часов назад
Wiilka yar ka saa u dileen .wa ka xunahay kuwa xayawan lacag La siiyay. Mr calasow ilka case
@degan4
@degan4 12 часов назад
Wiilka ma nool yahay😢😢😢😢???
@hamdi9896
@hamdi9896 15 часов назад
Barqad isaga bilabay gacanta
@hamdi9896
@hamdi9896 15 часов назад
Qof maskin ah o war u heyn waxa dhacay in la dilo
@fadumaali4556
@fadumaali4556 22 часа назад
Subaxaan laallh xasad ma Afalxo xabiibo waa kamuqata karatideed iyo sharafateed naaktaani waa xasad
@fartunabukar9620
@fartunabukar9620 День назад
Saxwaaye
@farhoabdulle3123
@farhoabdulle3123 День назад
Aanka Dejiyey Makudihino That's So Funny
@umuahil9678
@umuahil9678 День назад
Sax😂😂😂
@fatmaibrahim8216
@fatmaibrahim8216 День назад
Ahlunaar so sad 😢
@HalmahAt
@HalmahAt День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukri846
@shukri846 День назад
Wcs
@farhiyamarwo9438
@farhiyamarwo9438 День назад
Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah kun ma cawaanbaa
@user-zz9mg2me2u
@user-zz9mg2me2u День назад
Kkkkkkkkk Naciimo wadiga qosliday abaayo hinisyo aaaaa
@HalmahAt
@HalmahAt День назад
❤❤❤❤❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 День назад
Subxanallah alahu akbar arxan daradan maxay tahay lakin may iska qabtan dagal laga shaqayna labo khabiil yaab badana ilahow u gargar somali
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra День назад
Wcs wrb
@HausOfCleopatra
@HausOfCleopatra День назад
Wcs wrb
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 День назад
Aad iyo aad iyo aad bad umahadsantahy video yada aad siideysey runti kan Nairobi meel aan kadawado ayan la ,aa hh subxanallah Shame on you ban leeyahy wasakh quruna weeyi .. dad ba iska cawaana si kasta ay ilbax iskaga dhigaan wallhi dhaqankeenuna aad iyo aad bay ugabuuxda cawaanimadu iyo arxan daradu wax aan dhaho wan garan la,ahay 🙂‍↔️🙂‍↔️🙂‍↔️
@Umumaxamad1
@Umumaxamad1 День назад
Ar ogaadeen fuleysanaannnn
@luulabdi6273
@luulabdi6273 День назад
Xasbunallaah wanicmawakiil fiihum
@faizahassan4250
@faizahassan4250 День назад
Dulmiga waxa fican ma aha wanan kaxumahay lkn dadka OG ah ee boosaso iyo muqdisho iyo hargaysa laga dhibo ee xabashida lodhibayo maxa loga hadli wayay 😡
@user-jo7rl5st6v
@user-jo7rl5st6v День назад
حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢😢
@MarshalEngland
@MarshalEngland День назад
waxan wa video show ah walaahi wa la matalaya wa been lakin nacimo jarer run bay modays oo beenta iyo mashruc bay faafinaysa jarertan bila abaalka ah ( i love finland❤❤❤) nacimo jarer wa in finland laga taalxiilo amin waayo naag dadka neceeb oo xumaanta un faafisa
@amalahmed7254
@amalahmed7254 День назад
Waa waxuush aan naxariis laheyn ee hala soo qabto 20 kaas nin oo ku qaraabanay ogaadeenyo
@Shadow19914
@Shadow19914 День назад
Subaxanlah Subaxanlah Subaxanlah naxarist lanta baxawaye alah agaga khabado ma aqano waxan ku qoray
@rodamahamoud
@rodamahamoud День назад
Mashaallah
@Halimayyyyyyyy
@Halimayyyyyyyy День назад
Wa dhib sixun ayey u dilen wilka Allah ha u gargaro
@fartunadamchannel1971
@fartunadamchannel1971 День назад
subxanalah subxanalah illah xaqiisa ha ugu dhiciyo wlhi kuwani waa ceywan ah subxanalah wlhi kuwani rag ma ahan dumar wax madhaman shaydaminta 😡😡
@nimcomusse9429
@nimcomusse9429 День назад
Jaahilnimada somalida halkaas ayeey mareeysaa subxaanallaah . Dad lagu soo koriyay adeerkaa waa baqor aabahaa waa boqor dadka adinkaa ka fiican iyo isku darsaday from baadiyo to magaalo .
@AbdallaHajio
@AbdallaHajio День назад
Mailbox ha idinki dhacde walaahi calosha ixanunte
@haniaden2700
@haniaden2700 День назад
Nimankas wàa in xabsiga la dhiga
@haniaden2700
@haniaden2700 День назад
Bisinka war naxaris darana
@ashao6383
@ashao6383 День назад
Waa xayawaano bala idinku dhacdey
@ashao6383
@ashao6383 День назад
Subxanalaah
@user-po1gc5hj8o
@user-po1gc5hj8o День назад
Ck is a pest
@ismahanshrf5919
@ismahanshrf5919 День назад
Sorry 😢😢😢 💔💔💔💔 Subxanalah 😥😥
@abdurahmanismailartn6718
@abdurahmanismailartn6718 День назад
Asc habaryar naciima iyo tiimkeedaba waxaan usheegayaa kuwaas ogaadeen mamatalaan waa moorayaan Allaha ka qabto dadka Faarax macalin waa nin Soomaali nimada ayku weyntahay kuwaas yaan lagu wasaqeyn waxaase qasab ah isaga iyo Aadan bare iyo dhamaan Culimada inay is kaashadaan oo aysoo dabar jaraan kuwaas qurunka ah si'aysan idiin wasaqeyn Allaha dabar Jaro daalimiinta oo dhanاللهم آمين يارب العالمين umu C/Raxmaan
@mariambalqiis757
@mariambalqiis757 День назад
MashaAllaah tabarakallaah
@fadumomohamedfarah5305
@fadumomohamedfarah5305 День назад
Walaahi waan jiricoodey ilaahey haynaga qabto
@naeemaabdulkhadir2946
@naeemaabdulkhadir2946 День назад
😢subxana allah allah xaqiisa hauso saaro maskiin
@BintuMusta
@BintuMusta День назад
Abayo naciimo waalaga hadlaa wixii xun qabiil Kuma difaaceno
@user-qk7yj5zm2e
@user-qk7yj5zm2e День назад
Walahi waan ka ooyey wiilkaas waaban shakiyey bini adanimadeyda naxaris dhan maleh
@munahassan880
@munahassan880 День назад
Subxaanallaah kuwaas islaan nimadii iyo naxariistii ayaa ka taktay ina adeernimo wax kamayaqaano
@tamaanabdimahamad2287
@tamaanabdimahamad2287 День назад
Taasi waa dulmi dadka ayaa qabilkooda sheegen ma matalaan waa tuugu
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql День назад
Waryaada caaqnimada joojiya dulmigana iskadaaya Saydka Alahhaunaxariisto cidna kama xigtaan mana filayn maanta oo caalamku heerkaa marayo in caqligu Soomaali halkaa joogo walaahi waanasiib xumo iyo maangaabnimo meeshii ugu danbaysay Allah haynaga Samir siiyo inta caqligoodu meeshaa marayo geeridu mar bay nolashu dhaantaa waad dhimateen dad nool maahidiin
@IfraxMuqtar-v3c
@IfraxMuqtar-v3c День назад
Kuwaan cml inta noogu jiraan wax soomaali nawad ma heleeno illahey ha inaga qabto
@amalabdi143
@amalabdi143 День назад
anagaa islii joogna sayidka iyo kaazow iyo og guskaygay ka biibaan,badalaa cawaan tii idin dhashay ku yaalo,mxa qaadi karto in,ilka Dheer dal walba lagu gumaysto
@hawomohamedmohamud800
@hawomohamedmohamud800 День назад
Waxan hada bilowday maha 91 ilaa hada way socota dedka qakod keyanka aya kaga dhow Deriska magalan lkn somalida ayan maqleyn dhulkina joga
@sheikhsheikh8514
@sheikhsheikh8514 День назад
Subhaanallaah, Allaah ha u gar gaaro intii dhibaateysan.