Тёмный
AL_TAUHID CHANNEL
AL_TAUHID CHANNEL
AL_TAUHID CHANNEL
Подписаться
This channel is peaceful and non violental channel welcome for it.
taxanihii xabsiyada,,,11
38:23
9 часов назад
taxanihii. xabsiyada,,Q.10
40:12
14 часов назад
sixid iyo aqbalid,,,
4:48
14 часов назад
taxanihii xabsiyada. Q.9
41:50
16 часов назад
taxanihii xabsiyada,,,Q.8
27:06
19 часов назад
taxanihii xàbsiyada,,,Q.7
40:09
День назад
taxanihii xabsiyada. Q.6
40:54
День назад
taxanaha xabsiyada,,,Q.5
28:55
День назад
taxanaha xabsiyada Q.4
23:40
День назад
taxnihii xabsiyada Q.3
27:24
День назад
taxanihii,,,xabsiyada,,,Q.2
25:32
14 дней назад
taxanihii xabsiyada.    Q.1
40:35
14 дней назад
DAÇWO IYO CADAYNTA XAQA,,,,  ,DHAMÀAD
16:12
21 день назад
dacwo iyo dood difaaca xaqa,,,Q.5
18:49
21 день назад
DACWO IYO DOODII NORWEY 1993,,Q.4
51:26
21 день назад
dacwo tawxiid,iyo doodii baraa,ada,,Q.3
41:57
21 день назад
dabadhilifka itoobiya.
16:26
28 дней назад
safar,dood,iyò guur,,,Q.2
52:58
Месяц назад
DACWO IYO DOOD,,, ,Q.1aad
44:09
Месяц назад
mahadnaq iyo ogaysiis
32:13
Месяц назад
taariikh iyo tahriib Q.30aad
40:15
Месяц назад
damaca itoobiya ee soojireenka ah
29:06
Месяц назад
taariikh iyo tahriib Q.29aad
52:27
Месяц назад
taariikh iyo tahriib Q.28aad
21:49
Месяц назад
Комментарии
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 31 минуту назад
Magaalada Galaadi waxaa joogta Habar Xididalay layiraado baa joogta
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 37 минут назад
Waa gaan yaraa Rabi waxaan kabaryi jiray faadum Rasuul inaan noqdo
@yasiinm-us7lh
@yasiinm-us7lh Час назад
Horgalhaye barakalaawe
@yasiinm-us7lh
@yasiinm-us7lh Час назад
Horgalhaye dacwabeel
@Yam2007
@Yam2007 Час назад
Adiga waa takfiir diinta aan aqoonin jaa ah caayda culumada garanayo
@OmarSheikh-k7x
@OmarSheikh-k7x 5 часов назад
"ربما يكون مسلما أو مشركا" لقد جهلت، وأبعدت النعجة، وافتريت على الله، وقلت قولا باطلا، من أظهر شعائر الإسلام- كالنطق بكلمة التوحيد، والصلاة، ونحو ذلك-، ولم يظهر منه ناقص من نواقض الإسلام فهو مسلم، ومن توقف منه فهو ضال مضل، وأيضا من براءة المشركين والكفار كلمة التوحيد، فافهم معناها، واصغ لها، ولا تكفّر الناس بالظنون، وتعلم الدين، واتق الله يا مصطفى.
@HawoAbdullahiOmer
@HawoAbdullahiOmer 7 часов назад
Scw scw scw scw scw
@AbdinurHassan-jg5xj
@AbdinurHassan-jg5xj 11 часов назад
Cajip
@abdullahiaden2132
@abdullahiaden2132 13 часов назад
Manshaalah
@Elyas-uv7jt
@Elyas-uv7jt 15 часов назад
ماشاء الله فرحت جداً اللهم ابن لنا المسجد التوحيد Jadiidiyoy Suufiyoow Gabalkiin Dhacyey
@mahadcalishirwac
@mahadcalishirwac 17 часов назад
Labada nin ee aflagaadada inagu soo darsaday masjidkii baa amaan la idinkaga waayey macaada laahi comment. Hala dhiso la wada yiriye qof walba wuxuu awoodo ha diro. Shiikha waxaan kula talinlahaa meesha wax inoo marayaan shaaraca hasoo dhigine. Muxsinkii wax soo diray waa isoo gaartay u qor iyo intaasay inoo maraysaa.
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 17 часов назад
ومن يرتدد منكم عن دينه فيمت وهو كافر فأولئك حبطت أعمالهم في الدنيا والآخرة وأولئك أصحاب النار هم فيها خالدون
@abdulqadirkutub8032
@abdulqadirkutub8032 18 часов назад
WAA KAAFIR MURTAD AH MEESHII LAGU ARKO HA LAGU GOOWRACO
@Fatma-y6w
@Fatma-y6w 18 часов назад
yahuudmiyaa الحسبي الله
@AbdulkadirAbdi-o8m
@AbdulkadirAbdi-o8m 19 часов назад
Nooga warran waagii mahdiga aad noqotay
@نشرالتوحدفيبلادالصومال
Sheikh Mustafa Cali caanood xafidahullaah ilaahay Haku siiyo kheyr fara badan
@caliiidaan6074
@caliiidaan6074 20 часов назад
ALLE HAYNO FUDUDEEYO DHISIDDA MASJIDDU TAWXIID
@umuamiiroumuamiiro
@umuamiiroumuamiiro 20 часов назад
ان شاءالله shiikh Allah haku fududeyo
@FaatimaxasaanXasaancumar
@FaatimaxasaanXasaancumar 22 часа назад
I.a bidnilaah wuu dhismi doona masjidkaas
@KhalidHassan-j1m
@KhalidHassan-j1m 23 часа назад
جزاك الله خير شيخنا
@kulmiyebare8
@kulmiyebare8 День назад
Shiikh Allah ku hifdiyo aduun iyo aakhiro. Waa ka humahy wax kuga dacay Aduunka cadalad majirto haga Alle baay cadalad talaa.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 День назад
Alshabaaba haday gacanta kaa taagatay xaalkaaga masahlana hadaadan tagfiir ahayn oo shabaab ahayn oo daacish ahayn oo ictisaam iyo itixaad ahayn tolow maxaad tahay ma koox intaasba kadaran yaad soo wadaa maxaase meesha aad tagtoba laguugu kacaa waxaan u maleynayaa in aad adigu khaldantahay waa dax in shirkiga dadka laga reebo laakiin qaabka aad u radinayso yaa wax kaa khaldan yihiin dib iskugu noqo iyo culumadii hore waxay shirkiga ka qoreen
@AbuikhlaasAbdullahi1993
@AbuikhlaasAbdullahi1993 День назад
Alxamdullaah ilaahbaa afkaaga ka keenay sheikh Mustafa Ali caanood Inaad tiraahda gaal qofkii karab unaqda waa lamid alaha kusuga sheikh????????? Xasan shiikh iyo kooxdiisa waa inoo cad iney gaalo yihiin sx sbbtoo ah gaalo farabadan ayaa garab u ah
@SiyaadFaarax-n4o
@SiyaadFaarax-n4o День назад
Shekh bulshada ayaakubahan dacwada sodadaji ❤❤❤❤
@jamalabdinasir2442
@jamalabdinasir2442 День назад
Waxani riwaayad caadi ah bay u muuqataa! والله اعلم
@binuashkir6764
@binuashkir6764 День назад
guualyso shiekh go ahead
@hdmovies6911
@hdmovies6911 День назад
Odaygan waa shaydaan wayn . Shabaab in ay daayaan ma ahayn
@mafahow67
@mafahow67 День назад
Doqon diin baratay in aad hayd baan kaa fahmay 7 xalqo ayan soo dhagystay
@AhmedHassan-zh6zb
@AhmedHassan-zh6zb День назад
subxaanalah kan isagaaba caag ahe aawey kii iyo tii dhashey, aawey kuwii la dhashey ma kanisa ayey ku tuureen oo ugu dhuunteen waaba saase. Allah umadda ka qabo si aan dhagaheenu u maqlin mar dambe .
@jimalmohamed1390
@jimalmohamed1390 День назад
You are brave I like your bravery
@BilemaxamedCigaal-le1xe
@BilemaxamedCigaal-le1xe День назад
Yaa waa noocma waxaana shiikhba labaryaban maqli jiray ileen waaba xaqiiqo sorry
@sadaaqyusuf550
@sadaaqyusuf550 День назад
الحقيقة عن غير الحقيقة. ينصرنا الله على قوم الكافر و يجعلنا البلد الولاية الإسلامية العدلية الصعمالية( اهل العدل ورحلة التجارة اومسيرة) امين
@bulohus8548
@bulohus8548 День назад
Waa run intaasba waan Aragnay!! Subxaana Allaah ❤❤❤ Kaasi Cududaar malahan ! Toobadase waa u furantahay !!
@abdirahmandalmar9966
@abdirahmandalmar9966 День назад
Maxaad ka aaminsantahay dagaalka Iran iyo Israel, sidoo kale falastiin iyo Israel?
@kaynaanyare4476
@kaynaanyare4476 День назад
Shiikh canood. Waxaan ka aaminsanaa fikir qaldan waana cayn jiray waxaan rabi lahaa inaan waydiisto cafis ee halayla xiriirsiiyo ama halayga gaarsiiyo magacayguna waa xaashi axmed
@al_tauhidchannel4526
@al_tauhidchannel4526 День назад
Kalaxiriir +252682588890 whatsupkisa
@caliiidaan6074
@caliiidaan6074 День назад
SH IYO WAAYO ARAG WAA NASIIB FIICAN SH DAR ALLE AYAAN KU JECLAHAY
@mrnice2665
@mrnice2665 День назад
Waa kuffar.dhamaan kuwa gaalada iskudhiibay ee magangalyada udoontay waa kuffar aan diin laheyn waa waxaas iyo wax kadaran oo imahoodu gaalada ugeeya say wax ugu baraan waa nacalad aan diin laheyn.inkastoo markeedii horeba aysan diin Islaam haysan oo ay mushrikiin ahaayeen….
@zakibinumohamed1284
@zakibinumohamed1284 День назад
Caqligaaaga masjidul diraar ina dhista rabta oo mu'miniinta aad ku kala gayso
@NuuraCumar-g8k
@NuuraCumar-g8k День назад
Shekh kuwa kusobadabdiyaya saw iisqa mahaa
@Technology-and-inovation
@Technology-and-inovation День назад
Sheikh Jabhad🎉
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 День назад
Muxuu nagala tagi, haduuba ku faanayo inuuna xaarka iska dhaqin. Duliga axmaqa ah ee qudhunka ah ee qadhmuunka badan.
@MaxamadDaahir-g9k
@MaxamadDaahir-g9k День назад
وحتى من شك في كفره فهو كافر
@DrAli28-Y
@DrAli28-Y День назад
Asc Sheikh Mustafa, ninkani waa gaal geeso waaweyn qofkii ka shakiya in uu gaal yahay isagane waa la mid- kama hadlaayo qof aan laheyn maskax ama caafimaad daro heysa ( dhalanka dhimirka ah). Waana arkay vedio qaar uu ku aflagaadeynaayo diinta Islaamka iyo ALLAH SWT. Aniga waxaan ku noolahahy UK maalin walibo waxaan wada shaqeynaa dad gaalo iyo musliim iskugu jira hadane mana arkin qof wax horteyda uga sheegaya diinta Islaama iyo Salaada- bal marka aan dukanaayo waxaan dhahay Salaada ayaan aadayaa qofkaasii wuu xabsanayaa ; haye haye soo duko waxayna qaarkooda ku leeyihiin way fiican thy in aad ku xirnaatid Rabigaaga, imisa salaad ayaad dukata, 5? Way ogyihiin islaamka in uu yahay diinta saxda ah marat qaar marka dacwada ugula hadlo dareenkooda wuu isbadelaa. Gaal marka aad diintaada ku kalsoon tahy wuu kaa cabsadaa kugu ixtiraamaa. Ninkan gaalka ah Ameeriko mat dhow ayuu soo galay waxaana la fiicnaatay daaraha dhaadheer iyo horumarka socda laakin micnaheeda ma oga aduunyo waxa ay tahay. Walee gaalkan waa nasiib xunyhy, inagane ALLAH SWT quluubteena hanagu sugo diinta Islaaamka ah iyo wadada xaqqa ah.
@al_tauhidchannel4526
@al_tauhidchannel4526 День назад
Khayr allaha kusiiyo wll,sharaf waxaad kuleedahay waadiintaada macaan,,,,Allah's kuxafido,,gaalkaana ilaahay ayaa dulleen doona,,inshalaah
@abdihakim6852
@abdihakim6852 День назад
Maanta ayaa mudan in laiskuhubiyo sheikh Allah kuxifdiyo cimrikaga Allah kubarakeyo kalimatu towxiid
@Abdirahman-1020
@Abdirahman-1020 День назад
Walaahi ninkaaso #Somali_Cutboy laleeyahay wuxuu ladagaalamay Diinteena Islaamka xaguu Gaalada iyo kuwuu iska gadayo gaadhsiinlahaa Xaqa iyo Dacwada Islaamka isagaaba u horseedaya nacaybka Islaamka cidii taageertaa haka fogaato yarkaa wasakaysan #FG ee ku faanaya dhul gaal #iiguyeera_Maraykan xaguu kaga faanilahaa wadankiisa uu inaga gadayo hada inuu yahay Wadani Oromo iyo Ethiopian neceb 😁🤣😅😆🤣😁😆😅
@mohammedamiin9761
@mohammedamiin9761 День назад
Arrinkani 5 years ka hor bu ahaa cow boy waxa lagu hysta qadiyada reerkina maxad u difaceysa waxana howshan wada hal qolo. Sh cabdi xirsi ayaa yiri ninkan waa hore ayuu towbad keenay waana islaam. Hadii qabil ahan loo attack-gaayo hade qabiilo bdn oo gaalada ku faano way buuxan oo somali ah. Shekhow ka hadal xafiiska ku yaala xalane ee dadka lagu gaaleysiiyo somali christian community office xafiis la dhaho baa xalane ku yaal hadii xaqa ka hadleysid ka hadal.
@RAGEEDI100
@RAGEEDI100 День назад
Adiga Argagixiso ayaa tahay Takfiiri ah Alshabab abahaood get lost
@QARDHAAS
@QARDHAAS День назад
Yajuj & maajuuj waa reer galbeedka aragti dheheysa ayaa jirta shekhow , baaritaan dhankaas ah bal xalqad kadiyaari jazakalah
@QARDHAAS
@QARDHAAS 2 дня назад
Yuhuudu Lubnaan wey wada qabsanayaan suuriya ayaa lagu qaban doonaa ciidanka kahortagi doona waxaa lagu magacaabaa Kuwa calamada madmadow carabigana lagu yiraahdo رايات السود Sida nabiga xadiiskiisa kujirtay Afghanistan ayee ka iman doonaan 🇦🇫 ilaa ilaa ciraaq ayaa muslimiinta iska soo aruursan doonaan suuriya ayaa lagu qaban doonaa yuhuuda dimishiq.. muslimiintana meeshaas ayey iskugu wada iman doonaan.
@QARDHAAS
@QARDHAAS 2 дня назад
Qeyladooda ayaan ka yaabi jiray lakin sanad buuxa ayaan arkaynaa iney caruurta darsan darsanka loo xasuuqayo iney taageersan yihin ayaa fashilkooda ku fahmay caalamkoo dhan , double standard ayey yaqaaniin 2 wajileyn , lagama yeeli doono weyna eedi doonaan hadii eebe idmo