Тёмный
Goobe Video Production
Goobe Video Production
Goobe Video Production
Подписаться
BILAN OSMAN OO XAQIIQDA KA HADASHAY
23:44
5 месяцев назад
XISAABTA LINEAR INEQUALITY ALGEBRA PART 3
18:22
9 месяцев назад
DHIMBIL JACAYL FILM CUSUB
2:48
10 месяцев назад
LAKI HAJI HEESTI CEELBUUR
8:40
11 месяцев назад
LAKI HAJI HEES LOO QAADAY DUQA DEGMADA BOOSAASO
6:01
11 месяцев назад
LAKI HAJI CIID MUBAARAK
3:54
Год назад
LAKI HAJI NASHIIDOWADAC WADAC
4:24
Год назад
LAKI H. WACAYS-HANTAQADA[LYRICS]
7:09
2 года назад
SHAKI QALADAADKA
10:44
2 года назад
SHAKI 45 DHAMAAD
54:15
2 года назад
SHAKI 44
33:34
2 года назад
SHAKI 43
30:02
2 года назад
SHAKI 42
30:01
2 года назад
Комментарии
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 5 месяцев назад
Fanaanad isku badashay wariye
@halimoismailkarshe2127
@halimoismailkarshe2127 5 месяцев назад
Masha alah laki xaaji mahadsanid dumaashi nooloow
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 5 месяцев назад
Walaahi waxaan aaminsan nahay arintaan Bilan inay Qeyr u tahay oo guul ay u tahay sababto ah Rabi ayaa nagu yiri waxa jiro waxaad shar u maleyso qeyr kuu ah,Maanta Bilan caalamka oo dhan ayaa hadal haayo,ogaaday shaqada weyn ee ay hayso❤GUUL BILAN❤
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 5 месяцев назад
Bilan❤❤❤❤
@khaliifhusseinmohamud9776
@khaliifhusseinmohamud9776 5 месяцев назад
thanks for u info we support our sister ever time
@amataallah2026
@amataallah2026 5 месяцев назад
Yasin halyey hadu yahay iska hubiya sababtu ula xiriiray Aad difaacdid amu islaha qofkase xaramka kaso afla gadeeyey hadu yahay asaga anigu ma arkine wanaag ulama u xiriirin bay ila hatahay al muhim wad difaacatay gabadhada lakiyey sida dooro madow cml fariid habaryar geesiyad ah
@fartunosman3503
@fartunosman3503 5 месяцев назад
Maansha Allaah hooyadaa iyo aabaheed Allaha barakeeya qoyskaan Allaha xafido.
@fotballontop
@fotballontop 5 месяцев назад
Bilan guuleyso. Cid wax ku yeeli kartaa ma jirto, Soomaali oo dhan garabkaaga ayay taagan yihiin . Guuleyso. Ha niyad jabin , been abuur waxba kaama qaadi karto. Guuleyso ayaan ku leeyahay. Weriye adiguna waad mahadsan tahay, Guuleyso adiguna.
@fartunosman3503
@fartunosman3503 5 месяцев назад
Laki waad garab istaagtey waadna ku mahadsan tahey waayo gabadhaadoo kale somali inta garab istaagtey wey ku mahadsan yihiin .gabdhaan Allaha xafido,
@najma649
@najma649 5 месяцев назад
hala soo dhigo kuligood duleystayaasha
@najma649
@najma649 5 месяцев назад
waa runtood waa jaad cunayaal aan wax baran nimanka somaliyed oogabdhaha caaya waana duleeyste
@Teyzanaley
@Teyzanaley 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Teyzanaley
@Teyzanaley 5 месяцев назад
Bilan cadowgaaga u noolow
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 месяцев назад
Mahadsanid abayo Laki Xaji Wacays ❤❤❤❤❤
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 5 месяцев назад
Bilan allaha inoo xafido ❤.
@bilanbabdulahi8442
@bilanbabdulahi8442 5 месяцев назад
Viva Bilan❤❤❤❤ ,Laki, thank you so much for the information ❤❤❤❤
@safiawarsame8598
@safiawarsame8598 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminajafar1987
@aminajafar1987 5 месяцев назад
BILAN BUREEQO"" EEDO KEEP GOING "" HOW JOOJIN CADOWGA"" HORUMARKAAGA KA XUN-((LAKI XAAJI ❤❤🙏🏻🙏🏻✅️))
@farhiyaabdulle3593
@farhiyaabdulle3593 5 месяцев назад
Mashallah bilan illah baa ka taxdaray una soo diray bulshada ay ka dhalatay laakin dadkeena waxii xumaan waxay u arkaan wax fiican oo kama yaqyaqsadaan mida kale somali waxay tiraa afjooga looma adeego laki xaaji adiga ayaa nala soo wadaagay life ayaa ugu dhageesanay chennelka wariye cabdixamiid oo ayada iyo hooyadeed soo fariisiyay laakin dadka aqliga leh way arkan gabadha yar wax ay gasho inta xun oo social media views ka galay inay lacag kaga helaan waxba sumcadeeda uma dhimayaan waxaa arkayay mid TikTok soo fariisata oo calool xanuunka ka hadasha kuna soo gasho maryam wax ay soo qaadatay wareesigii waxayna ku hadlaysay aniga ayaa yaabay waa taa iyo wax la mid ah sorry bilan dadka somali qaarkod waa dad aan aqoon fiican laheen abaayo laki xaaji wacays waad mahad san tahay illah ha idinka hayo cadowga peace and love ❤️
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 5 месяцев назад
Guuleso Abaayo 🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️
@mahadoali378
@mahadoali378 5 месяцев назад
Bilan guuleyso weliga libaaxada Afrika ❤❤❤❤❤💪🏾💪❣️💖❤️💓🥰
@mahadoali378
@mahadoali378 5 месяцев назад
Masha Allaha laki cadowga hajabo xabiibti ❤❤❤❤
@sanuracadeey2671
@sanuracadeey2671 5 месяцев назад
Subxaan Allaha koobaad news. Maxaa qabiilkeeda loo sheegay, Somalinimo ma lihidaa ? 3:50 Bilan Cusmaan guul mashaAllah iyo Laki Haji Wacays
@MahadSaciid-wz5ob
@MahadSaciid-wz5ob 5 месяцев назад
Warbixintii jacaylka walashey aanuisku aabahanay Silva xaska boqorka swedan gustav walasha mahad wagabadha sheegshegaysa riwayadi warbixinti jacaylka bilanosman aderuahay abtiuahay victoria abtiuahay wansalamay
@AbdifatahOmar-cc9op
@AbdifatahOmar-cc9op 5 месяцев назад
Stay strong 4 ever
@AbdifatahOmar-cc9op
@AbdifatahOmar-cc9op 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdikadir255
@abdikadir255 5 месяцев назад
Wàadhilo difaacaysa dhilokale
@leylajiinoow2511
@leylajiinoow2511 5 месяцев назад
Armaad Hooyadaa ku qaldeysaa iyadaa dhilaa aheyd oo sino kugu dhashee. Wacal inaad tahay hada ka hor aa dad ku yaqaan ku sheegeen.
@AbdifatahOmar-cc9op
@AbdifatahOmar-cc9op 5 месяцев назад
Bilan we love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Bashir-d3b3b
@Bashir-d3b3b 5 месяцев назад
Billan wall waligaba goleso
@shukrishire5286
@shukrishire5286 5 месяцев назад
Bilan horay u soco, mamo
@mrniceguy8663
@mrniceguy8663 5 месяцев назад
Wlle laki xaji fursad wa siniin ee dhaman wada kashiif sida an channel kooda iska ilaa lino
@khaliifaaden
@khaliifaaden 5 месяцев назад
Bilan osmaan guulayso kuwa aan caqliga la saaxiibka ahayn warkoodu soconmayo. mahadsanid Laki xaaji wacays .guulaysta♥♥ .
@AminaAhmed-v4r
@AminaAhmed-v4r 5 месяцев назад
Maasha allah laki allaha ku xifdiyo ayaan iyo caruurteda allaha xafido 👍❤️
@fartunalihashi4833
@fartunalihashi4833 5 месяцев назад
Maashaa Allaah. Guuleeyso Laki Xaaji wacays Ha jabo oo ha khasaaro cadawga Bilan
@farhiaabdi47
@farhiaabdi47 5 месяцев назад
Masha allah bilan waa gabar isku Filsan iskun kalsoon ninka xun aa galka ah cusuri ah bilan waa gabdha jacayla Somalinimad iyo diintad bilan ilaah ha ku barkeeyo waxba kama halabayo nin xun oo gaal ah waxb kama qaad karo 🌹😍❤️🌹🌹🌹🌹❤️❤️
@salmaanmoomin1138
@salmaanmoomin1138 5 месяцев назад
Yasin sweden degan waa yaasiin halyey nin shiikha buu iskadhiga oo dumarka u hiiliya balse wuu ceeboobey viva bilan abti guuleyso
@farhiaabdi47
@farhiaabdi47 5 месяцев назад
Asc laki haji my sister waan ku salaamay abaayo Somali inta xun ayaa badan war raga xumaanta u yeelayo gabdhood bilan 🌹😍Horta bilan waa gabdha ku daysho mudan bilan abaayo somalia hiilo ma gasho keep going my sweety ❤️🌹❤️🌹😍😍❤️
@hargeisa24h
@hargeisa24h 5 месяцев назад
Billan cidna waxba may yeeelin ee tuug baa qalday ..maaha wax wayn ..Waxaa jirta Maah maah Carbee Khud Cilmi laa ta,akhud Camalii......Xataa ayadoo la saaxiib ah hadana hadaanay Mabda,iisa ku Raacin ....dhib malaha Faalo dheer uma baahna ,....idikuna ha sii Faa,fininda ......
@galmudugonline5855
@galmudugonline5855 5 месяцев назад
2024😢Yaa daawanaya dhoof😢 kama daaalo waa hees saamayn igu leh
@feynusdahir6720
@feynusdahir6720 5 месяцев назад
Waa dad xanuunsan somali bilan horay u so kuwan ha jooni ha en bra framtiden till dig väldigt fint du hoppas att allt blir bra xabiibti ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Hassan-zt6dg
@Hassan-zt6dg 5 месяцев назад
Wan ogayoo wuu ilgiirnaa! La yaab ma leh in gabadhan suuqa loogalo iyadoo la dqgqlneysa cunsiriyadda Sweden ama yurubba , sida awged dad Somali ku magqcaban baa uga darnaadey kuwii cunsiriyiinta ee ay la dagalameysey iyagoo qaab qabiil ahan ula dagalamey Lana jiraadey oo taageero lixad lehna oo dhaqale leh siiyey gaallkii cunsuriga ahaa iyagoo ujeedka ka dambeyn uu ahaa in gabqdhu ka Soo jeeddo qabiil Somali ah oo ay jeceleyn, walow xaasidnimada qabiilku somalia dhexdeda ahaa hadda qolyahan gabadhan naceyn u muujiyey waxayba ku Darren in xitaa galada la isku dacweeyo wase la waayeen oo waxay ku dhamaatey waxba kamq jiran wifi ay buunbuuninayeen oo gaalkkana ay dhaqalaha ku siiyeen in uu cwwbta gabadhan Soo gudbiyo waxba se maba uu hayo sidoo kale kiwi somalida sheegqnayana sidaw oo kale wad la weydeen ee xanunka idin hayo dawo malahane waa idin halaag.
@Asiahaji1
@Asiahaji1 5 месяцев назад
Masha allah laki xaaji wacays aad baad ugu mahadsantahay sidaad gabadha ugu doodaysid bilan osmana inaan u doodno waa gar ❤
@marftoons5249
@marftoons5249 5 месяцев назад
Asc, Walaasheen Bilan Allah ha xafido, laakiin waa in ay Cashar ka barataa Gaal in lala saaxiibo waxa ka dhalan kara, Allah u towbad keen Anaguna we are with you !!!
@hawayassin7172
@hawayassin7172 5 месяцев назад
Bilan allah ha ku xafido
@MohammedOsman-u3i
@MohammedOsman-u3i 5 месяцев назад
Lkn waa iney xijaabataa gabadha si ay qalbigeda iyo sida ay diinteeda u difaaceyso hadal iyo dhaman
@roukiadaherqurux2956
@roukiadaherqurux2956 5 месяцев назад
Masha allah hooyo tell her to keep coming because allah is here for every time don't worry my sister je vous souhaite une excellente pour toi ❤guul inchallah ✊🏽✊🏽
@fadumoali7300
@fadumoali7300 5 месяцев назад
Keep going Eedo
@munomaxamedcali550
@munomaxamedcali550 5 месяцев назад
besar. Ninka. bartay. Beenawaakudhaamaakkkkkkkkk
@NasteexoNasto
@NasteexoNasto 5 месяцев назад
Yaaa no macneya bilan warkeeda intaan aqaanay wey dhaaftee😂
@NasteexoNasto
@NasteexoNasto 5 месяцев назад
Bulan wa wan taagersanahay gar iyo gardaro ee habarka jooji maamo dadku ma wada xuma