Тёмный
KAALIN TECHNOLOGY
KAALIN TECHNOLOGY
KAALIN TECHNOLOGY
Подписаться
Halkaan waa Kaalin Technology oo ah "Xarunta Xirfadaha Casriga".

Waxaan soo gudbinaa casharo kala duwan oo dhamaantood ku saabsan Technologyada.

waxaana kamid ah:

1- Graphic Design: Waxaan halkaan soo dhigi doonaa cashiro ama muuqaalo ku saabsan Barashada Design-ka oo ay ugu horeeyaan Basharashada labada Program ee loogu adeegsiga badan yahay dhanka Graphic design-ka ee Photoshop and illustrator, waxaana ku faahfaahin doonaa sida ugu fudud looguna fahmi ogyahay.

2- Computerized Accounting: Qeybtaan kale ayadana waa meel aan ka sameen doono Muuqaalo badan oo ku saabsan Account-ga gaar ahaan qeybta Computerized-ka loo yaqaan sida; QuickBooks and Excel Accounting.

3- Computer Basics; sida Windows, Word, Excel, Access, and PowerPoint, waxaan midkasta kasoo gudbinaa sida ugu fudud looguna fahmi ogyahay.

LIKE, SHARE AND SUBSCRIBE
MAHADSANID.
SHARAXAADA WAA MAXAY MOCKUP? FULL INFORMATION
11:41
2 месяца назад
Комментарии
@CabdirihmaanCadceed
@CabdirihmaanCadceed 2 часа назад
SeeLin kigaga Ku HeLaa
@abdiqaniodawaa6831
@abdiqaniodawaa6831 14 дней назад
Sxb waan ubahanahay nosoobadi
@kaalintechnology
@kaalintechnology 13 дней назад
Diyaar inshallah
@ismaaciilibraahimcumardaab3782
@ismaaciilibraahimcumardaab3782 Месяц назад
cashirka waan kafaaidni
@kamasfarbuur5357
@kamasfarbuur5357 2 месяца назад
saxib saad usoo gudbisay wee fiicantahy lkn baro 10minute kabadan adigana kuuma fiicno daawadayaashaadane ma rabaan
@kaalintechnology
@kaalintechnology 2 месяца назад
Thanks bro ❤ waxbaa ka badalaa inshallah waqtiga.
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 2 месяца назад
Mahadsanid wll from tiktok
@deqtoon
@deqtoon 2 месяца назад
m.a
@AxmedAli-gw3ym
@AxmedAli-gw3ym 4 месяца назад
Guuleyso moalimo
@hamzeyonis123
@hamzeyonis123 5 месяцев назад
Keep goin ustaad
@deqtoon
@deqtoon 5 месяцев назад
m.a
@Xulcourses
@Xulcourses 5 месяцев назад
horay usoco zxb
@Xulcourses
@Xulcourses 5 месяцев назад
Tnx ustaad