Тёмный
Hoyga Fanka
Hoyga Fanka
Hoyga Fanka
Подписаться
HOYGA FANKA iyo Suugaanta Soomaalida
Sahra Halgan Hees Cusub 2024
2:21
5 месяцев назад
Khadar Keeyow Hees Shidan Hargeisa Show 2024
9:05
5 месяцев назад
Комментарии
@abdirashidbayaqle8093
@abdirashidbayaqle8093 2 дня назад
Sidan adiga ku ahaay 😍 Haddi laay ogaan Lahaa 😘 Afka juuqda gaabi laa 🤭 Amakaag Dartii baa laala wada ilmeen laaaa 😢 Qisadeyda ugub kaa haddi Aan bandhigi Laa 🥰 Ustaadki jaceelkaa lay aqoonsan LaaYoo 😇 Ehelada midooba iga ducaysan Laa 💑 Arimahaa jaceelkaa astaan layga dhigi Laa 💖
@Its_dagannn
@Its_dagannn 3 дня назад
😫🤭
@NimoAli-y7f
@NimoAli-y7f 7 дней назад
Legend
@InaElmi-po8qm
@InaElmi-po8qm 8 дней назад
@YacquubYare-e7o
@YacquubYare-e7o 11 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hibaqismacil4862
@hibaqismacil4862 12 дней назад
Ooof❤
@cabdiqadirnuurmaxamed2131
@cabdiqadirnuurmaxamed2131 16 дней назад
Plz raga soomaliyeed oo bilaa dulqaad ahaan jiry heestan dhagaysta kadibna xaasaskiina u samra oo waa xaawaley waxa ay sheegayso daacad kaama aha plz usamea ifraax si walbo ayey wax noogu sheegty plz ilaahow igu dar inta samirka bdn inta iga dambaysa like 2024
@CawoiyoAyaan
@CawoiyoAyaan 27 дней назад
Ifraax toolmon ❤❤
@najaxabdirisaq5092
@najaxabdirisaq5092 28 дней назад
𝙳𝚏𝚝𝚓
@AxmedSiyaad-ii6tp
@AxmedSiyaad-ii6tp 28 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@carabdiriiye
@carabdiriiye Месяц назад
Axaya fanaanta hoore uu soco
@naninadira8244
@naninadira8244 Месяц назад
Erayada qaar badan aya qaldan. In lasaxo waa muhiim si heesta asalkeedi loo gaadho
@IsmanDarar
@IsmanDarar Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Месяц назад
QORAALKA HEESTA LYRICS Daa'uus yahow aroortii Adaa doogsanaayo meel roob dibnaha dhigey dhirtu digil madow tahay Adaa daawanaayoo Kalidaa dakeeyee Inta haadda duushiyo Shimbiraha la darisee Caashaq igu daleelsadey Warqad aan ku daabacey Doodeeda iga qaad Deeqa waxad tidhaahdaa Inankii dayowyoo Ma xasuusto dunidee Waa adi daradaa Daqarkiisa caashaqa Waxa uu la doogtee Mar uun soo calool dabac Daa'uus yahow aroortii Deeqdii ilaaheey Adaa doonanaayoo Cidi daarad kugu hayn Meeshii il-doogleh Adigaa u deexdee Wax kastoo lagu diro Deeqsiiye hadalkee Caashaq igu daleelsadey Warqadaan ku daabacey Doodeeda iga qaad dDeeq waxaad tidhaahdaa Inankii dayowyoo Ma xasuusto dunidee Waa adi daradaa Dakharkiisa caashaqa Waxa uu la doogte Mar uun soo calool dabac XASUUSTII AHN MUSE I QALINLE EAYADA: Maxamed I. W. HADRAAWI. LUUQDA: Muuse Ismaaciil Qalinle RIWAAYADII: Carro Edeg Sanadkii 1976 kii
@NimcoBuraale-u4r
@NimcoBuraale-u4r 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Fathi__liipaan
@Fathi__liipaan 2 месяца назад
25/7/2024
@shabeel7467
@shabeel7467 2 месяца назад
Abaal kaa kuwii shidow abaal baan hayaa? Waa runtaa kuwii inaga xoreeyey xunyahow xunku dhalay casarka seexda iyo xasuuqii aan Loo kala dayeyn. Alxamdulilah, Somaliland oo sida xidigaha u ifaysa kana badisay qayrkeed iyo dhamaan cadowgeedii.
@Ayushvn
@Ayushvn 2 месяца назад
S❤️
@Ayushvn
@Ayushvn 2 месяца назад
Hees xusus igu leh ❤️
@Abdikariinkhadar
@Abdikariinkhadar 2 месяца назад
Anigu waan siiwadan lahaa hadii aanay gaboobay
@ShaficiClwahab
@ShaficiClwahab 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 месяца назад
Wa RUNEEY SaxEY offcourseee offcourseee soo dhawoow badanbadan QatraaayqaranEEy Qasatan Noocyadey facyaashay Familyyyyyy Systems
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 2 месяца назад
EhEEyE waitan Qatroisliina Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy Sarascadayyarey
@cabtanmohamed4514
@cabtanmohamed4514 3 месяца назад
A cuudi bilaahi ? Axmarka wa Gaal we Somaliland ma gallada sides iskaga xigtaan ma af Aya wadagtaan mise diin
@Kingqaniyow-gr9cot
@Kingqaniyow-gr9cot 3 месяца назад
Somalia igabadan
@SayidYuusuf
@SayidYuusuf 3 месяца назад
Anaa idin wasey soomaali land😮😮😮
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 3 месяца назад
Walee Riwaayadaa Waxbaa ku Jira ee allaha u Naxariistee Odey Cabdulle Abgaal Ayeey Ku Socotay Waxaana Marqaati U Ah Heestii Sama Diidoow Dabin Baa Kuu Xiran Ee Salaad Gabeeyre OO Abgaal Ahaa Tiirka Iskool Buliisiyo Loogu Toogtay Ka Dibna Abgaal Dameeradoodii Lagu Qasbay In Ay Jawaan Dabada Uga Xiraan Si UU San Ugu Xaarin Jidadka Horaase Loo Yidhi abgaal Iyo Ido 🐃 Meel Dhow Ayeey Wax ka Arkaan Midkalana Waa La yidhi Waa Yeel Abgaal IYO Weel Lo Aad 🦌 Ninkii Waraab Sadaa Iska Leh.
@saedabdinssaer9191
@saedabdinssaer9191 3 месяца назад
Woof calayk ax yaa sowtu raxma
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 4 месяца назад
Maash Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Somaliland. Happy 18 may Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 4 месяца назад
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🙋🙋 guuu lyo gobanlmo geeeeeeeis ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪 Somaliland 💪💪💪💪💪💪 Somaliland. Amin Amin yaa Allah 🤲🤲 Somaliland 🫶🫶
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 4 месяца назад
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ Somaliland Happy 18 may Hanbalyo hanbalyo 🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@abdirashiid7330
@abdirashiid7330 4 месяца назад
Waa codkii Alaha unaxariistee ( MUUSE ISMAACIIL QALINLE)
@HalganSalax
@HalganSalax 4 месяца назад
❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
FamilyyyyyyYYYYY
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey cadceeddumaroo lagufarxeeeey RiYaQEEy RasmiriyaaqEEy mashaaaaalah tabaarakalah soooooooooo dhawoow inbadan
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
Familyyy Systems cabuditan waxbarasho shaqoiyin hagajin maried iyoiyo tusalooyin nololba wa san ila Qiyama soo jirEEn.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
As, Familyyyyyy Systems jiilbajiilba sahrascadayyareey murwodumaroo Qiimoqadarin Qaasatan facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay qaasatan facyaashay troonEey Runrun inbadan saxsax Runrun iyoiyo SEenba istaahilaaba YA
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
Sooo dhawoow inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo samsamEey yariiseey bilyans yersss haday tahaeyba lEE Ya WELDOOOOOOWN livelife Nololw nololba SEEn istaahilaaba
@FunnyOctopus-sm2oo
@FunnyOctopus-sm2oo 5 месяцев назад
Noolow inta iyo inkabadan cabdikariin cali shaah
@abdirahmanfaarah3635
@abdirahmanfaarah3635 5 месяцев назад
Wax kale wllhi 😅😅😅😅
@teamozil1039
@teamozil1039 5 месяцев назад
Xasustii abdulahi yuusuf hanuuniye bartedii buu dhigay wale kan yar ❤️❤️❤️😊
@Adenmoussa-ml9wl
@Adenmoussa-ml9wl 5 месяцев назад
Hanuniyahan aad nala hoos ordaysa muxuu ahaa Sxb waxa laga hadlaya dadkii fanka iyo suugaanta iska lahaa
@axmedxaaji8418
@axmedxaaji8418 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 5 месяцев назад
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁. S N M 🩸🩸🩸 guuu lyo gobanlmo Somaliland guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@Mariamitio
@Mariamitio 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤
@QalbiSaafiya
@QalbiSaafiya 5 месяцев назад
😂❤
@farxaanabiib969
@farxaanabiib969 5 месяцев назад
Ifraax Tolmoon ❤❤❤
@MalyuunMaanka-sl4xe
@MalyuunMaanka-sl4xe 5 месяцев назад
❤❤❤❤❤❤
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 5 месяцев назад
Wooooooooo 🧒🎤🏆👌👌👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 5 месяцев назад
Eid Mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hanbalyo Somaliland' ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️