Тёмный
Wacyi Guud
Wacyi Guud
Wacyi Guud
Подписаться
Waa Channel lagu baahiyo 1. Dhammaan Xogaha kala duwan ee adduunka
Madaxweyne Biixi iyo Ciyaar Saylici
1:02
19 часов назад
barnaamijka diint iyo Nolosha
40:55
Месяц назад
Комментарии
@mohammedadosh5738
@mohammedadosh5738 Месяц назад
Ama halagu sheego ama yaan lagu sheegin waxaad qaadayso ayaa iska yar waligaaba qabiil kutaager muse majnuun
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 Месяц назад
Hadduu daaci noqdana Farxiyaa daaci kuu ah qofkaa soo magac qaadayow
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 Месяц назад
Daaciba maaha isagaa isku bixiyay maad iska raacdeen indhoole indhoole hagaya, xadiis iyo aayad midna masiin
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Месяц назад
Dumarka 20 ka wayn waaba Niman maaha Naago
@lisalovebeatefuil
@lisalovebeatefuil Месяц назад
dumarka fiibuyutikuum ayey eheed ayada quranka
@NewPhone-b3v
@NewPhone-b3v Месяц назад
Hooyooyiinka in aay shaakheey waxx keenaay buubuurka iyo qooxootiiga.
@rahma-pp3yy
@rahma-pp3yy Месяц назад
❤❤❤❤❤😅😂
@user-uy5gc9fx1e
@user-uy5gc9fx1e 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-sd2hx2qr9l
@user-sd2hx2qr9l 2 месяца назад
Ilaahay naguma soo Celiyo!!! Ninkii somali kala jaray. Alla daduu dilay maxay aaqiro haytaan 50.000.Qof:
@apdulrahmanmahamed8578
@apdulrahmanmahamed8578 2 месяца назад
Gabadh shaqaysa gabadh jaamacad so dhamaysy Ninki guursada isagy u taal .gabadha reerba ku so tacby dadkale wiilka maany reer ku so tabcin .hawenku hadi ay lacag arkan guurba way ilooban 😂😂adeer dumarki gaalada aya fahmay iny gabadhu reerkeda iyo carurteda wx u dhaama jirin idunkuna imikad halki so joogsaten
@abdillahiosman1770
@abdillahiosman1770 2 месяца назад
Allah ha unaxariisto
@mac-hirsi8569
@mac-hirsi8569 2 месяца назад
Allaah ha unaxariiso marxuumka Siyaasi ruug cadaadiya oo fahmaaya meesha laga qaniinayo
@user-tc9xq8oh7s
@user-tc9xq8oh7s 2 месяца назад
Walalaha raali ahaada intan doodaa lagaarin gabadha idin hortaagan xijaab sooqaado maxadudhihiweyden ama hanawareysanin waa idinkuwaajib inad ushegtaan hadiido ama haidikayeshe
@user-tc9xq8oh7s
@user-tc9xq8oh7s 2 месяца назад
Gabadharerkooda iney ushaqeysana gabadha rerkoda ayaa masul ka ah markey gursatana ninkeeda marwalba masul ayaalagayahay marnaba masl inanlaga aheyn manoqoto
@user-tc9xq8oh7s
@user-tc9xq8oh7s 2 месяца назад
Islamku maqabo gabadha iney shaqeyso marka dadka uololeynayo khiyaali bey iska dhaadhiciyen waxaana sodirsaday ama ey iskagadayan heyadaha arimahaas jecel hadeyba siqarson olashaqeyneynin
@barlinyusuf3461
@barlinyusuf3461 2 месяца назад
Waqtigii hore oo aduunyada ,maciishada ay fududeyd, ma aha maantey, waayo ninka gurigiisa haduu kafeeyo, ,ma fiicno in ay culeyskale saarto, oo lagugu naco
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 2 месяца назад
👍
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 2 месяца назад
Dadka reer Djibouti iyaguu wax ay ku diidan ma jirto somaliland in la aqon sado waa siyasadaa guud.
@saja9892
@saja9892 2 месяца назад
Daacigaan waxaa loo soo dirayaa daaci fatxiya cabsiiye iydaa doodiisa fahmeysa iyo wuxuu rabo ama yahay
@AbdiHayaan
@AbdiHayaan 2 месяца назад
waad asiiibtay
@MunaMohamed-tj5bk
@MunaMohamed-tj5bk 2 месяца назад
Noloshu maaha shilimad la so shaqeeyo masuuliyada caruurta kula dhalatay adiga kuma saarna tarbiyada kuwaad adigu dhashay ayad ka masuul tahay anigu waxan aaminsanay ninkaygu hadu igu filanyahay caruurtayda ayan daryeelaya
@jamilanor653
@jamilanor653 2 месяца назад
Reerkaga wax ku barey ee kugu soo tacbey maxad ka yeeli?!, ninka masuliyadada hadu qado reerkaga tabar uma hayo, adigu waainad u shaqeysaa reerka oo qof wax soo saar leh noqotaa.
@apdulrahmanmahamed8578
@apdulrahmanmahamed8578 2 месяца назад
Ilaahy garashada iyo caqliga saliimka haku barakeeyo
@MunaMohamed-tj5bk
@MunaMohamed-tj5bk 2 месяца назад
@@jamilanor653 hooyada iyo aabaha inad usoo shaqayso waxay ka jecel yihin inay ku arkan ado dhisan oo dhaqan walidka lacagtad siinYso ma uma muuqato lkn quruxda noloshada aya u muuqata taasina waxay ku jirta inad noqoto marwo gurigedu deeqo oo ninkeedu uu ku farxo
@saadiahassan7633
@saadiahassan7633 2 месяца назад
Gabadha xilka gurigeeda ayaa lasaaray
@Mankey-17
@Mankey-17 2 месяца назад
Aad baan utageraya In gabad walba iskufilnato ayshaqeysato Aniga haigutashan
@jamilanor653
@jamilanor653 2 месяца назад
Adiga masuliyaddada lagama dhaafayo wa inaa gudataa😊
@sahrafarah9140
@sahrafarah9140 2 месяца назад
Masha alaah
@QuruxbadaansedaayeydedAyeydey
@QuruxbadaansedaayeydedAyeydey 2 месяца назад
M.a
@ubaxkhaliif7199
@ubaxkhaliif7199 2 месяца назад
Asc naagaha guryaahaa u qeyr badan ilaahey ayaa dhihi laa ha shaqeystaano
@khadraali8373
@khadraali8373 2 месяца назад
Iskajoog qarnigaada 1baad eedo
@jamilanor653
@jamilanor653 2 месяца назад
Shaqada looma diidin hadii ay si sharaf ah u qabanehyso😊
@cimraancimraanmuxidiincali4055
@cimraancimraanmuxidiincali4055 3 месяца назад
Allaah unaxriisto ,sh ismaaciil maxmuud cigal ,hargeisa waa imaanaa ijtimaaca bisha sagaalaad
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 месяцев назад
XaSbunaLah.Wanicma.WakiiLan
@ibraahimcabdulaahi937
@ibraahimcabdulaahi937 5 месяцев назад
Alle ha u nxristo
@hibaqahmedismail4328
@hibaqahmedismail4328 5 месяцев назад
Allah uu naxaristo
@siradilovethis3292
@siradilovethis3292 5 месяцев назад
Boqorada Darood Fahiima Kusoco
@Barre371
@Barre371 5 месяцев назад
😂😂😂
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 6 месяцев назад
Bal beenta ay sheegayso eeg kulahaa waxay lahadlikaraan uun diyaaradaha jooga hoose kuduulaya 🤣😂.
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 6 месяцев назад
Qadaadweyn cid ka been iyo munaafaqad badani majirto.
@abdullahimoh1940
@abdullahimoh1940 7 месяцев назад
XmashaAlaah
@ifraaxaxmed2980
@ifraaxaxmed2980 8 месяцев назад
mustafe guul somaliland❤❤❤
@abdikadarmohammed
@abdikadarmohammed 8 месяцев назад
Allaha unaxaristo
@CabdilaahiDhuxul-zk3mb
@CabdilaahiDhuxul-zk3mb 8 месяцев назад
ISHA ALEX HAKAAGA SAHLO RUNTU WAA CADOW
@CabdilaahiDhuxul-zk3mb
@CabdilaahiDhuxul-zk3mb 8 месяцев назад
AL XAQIIQA AYAAN KUU BIXIYEY
@CabdilaahiDhuxul-zk3mb
@CabdilaahiDhuxul-zk3mb 8 месяцев назад
Wanu kumaqlaynaa
@user-xm3hw2pk2t
@user-xm3hw2pk2t 8 месяцев назад
Hooyadaa was eeyad yhy eeyadu dhshy
@RaxmoCalanle-xb8hb
@RaxmoCalanle-xb8hb 8 месяцев назад
Aamiin❤❤❤❤❤❤❤😂
@halimoatteye1368
@halimoatteye1368 8 месяцев назад
Fahima wa caqligii o qof ah
@AbdiHayaan
@AbdiHayaan 8 месяцев назад
La yaab weeyi
@aliwaays3501
@aliwaays3501 8 месяцев назад
Ma 3 bilood ???
@user-ez6ky8bj8x
@user-ez6ky8bj8x 10 месяцев назад
Allha unaxristo sh.q cismacil janadal ferdoso allha kugeyo
@MaxamedAhmed-jh4gr
@MaxamedAhmed-jh4gr 11 месяцев назад
شيخ اسماعيل كنت أحبك في الله اسكنك الله جناتالفردوس
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Год назад
Somaliand waa la yar waabiyay , kuye odaygan iidoor 🤣🤣🇸🇴🇸🇴
@calanside95
@calanside95 Год назад
Ilaahey ha barakeeyo waa shaqo wanaagsan
@MaxamedAhmed-jh4gr
@MaxamedAhmed-jh4gr Год назад
Mshaa allaah jannatul firdawsa allaw kugee
@unspokengamesfnfgamer2176
@unspokengamesfnfgamer2176 Год назад
Maasha allah ilaahoow u naxariiso
@sacadmouse511
@sacadmouse511 Год назад
Allaha unaxariisto sheekh ismaaciil 🤲🏻