Тёмный
Suheyba Badqas
Suheyba Badqas
Suheyba Badqas
Подписаться 65 тыс.
Kanni waa Boggeeyga rasmiga ah anigoo Suheyba Mohamed Badqas, oo ah walaashiin oo aad uga barrateen soo jeedinta warrarka, barnaamijyada iyo wareysiyada kala duwan ee aad kala socon jirteen idaacadaha sida Maandeeq ee Beled Xaawo, StarFm Radio, Somali Channel TV iyo BBC Soomaali.
Waxaan idinkaga mahad celinayaa taageeradiinna, daawashadiinna iyo fikradihiinna oo muujinaya ka qeyb qaadashdiinna dadaalkeyga, ku aadan horrumarinta iyo wacyagelinta bulshadeenna, gaar ahaan dumarkeenna.
Ula jeedadayda aasaaska bogganni waa in aan ugu addeego bulshadeeyda Soomaali weyn, meel kasta ay ka joogaan caalamka, anigoo idiin soo bandhigayo barnaamijyo la xiriira arrimaha nolasha, haweenka, diinta iyo dhiirragelinta.
Welcome to the official RU-vid page of Suheyba Badqas one of the first Somali Women Media Professionals with experience working in London, Nairobi and Mogadishu for Somali, Kenyan and International Media houses.
Комментарии
@axmedsiciid7050
@axmedsiciid7050 5 часов назад
Asc wl markasta wuu iso dhici jiray hada yutubka ban kaga xirnahay kuma arkayo sabbab
@abaska17gmail
@abaska17gmail 12 часов назад
M.a drka mowdiicyadiisa Noo soo Badi Kheer Allaha Ku siiyee🙏
@user-uh5dr9dg9y
@user-uh5dr9dg9y 16 часов назад
Jasaka laah shiikhad
@WardaMuuse-el3cv
@WardaMuuse-el3cv День назад
❤❤❤❤❤❤❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 3 дня назад
Inta samaha Jecel Sida Suhayba Salaam Qalbiga ka timid❤❤❤
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 3 дня назад
Mansha Allah tabaarakallah dr hussein ahmed Guuleyso my brother. 👏
@munaxasandahabo7331
@munaxasandahabo7331 3 дня назад
Asc zuhayba wll kasoo hadla adi io macalin fartuun dumarka dharka ay xidhanayaan cumrada io xajkaba dharka ay ku tagayaan nooca looga baahanyahay baarakallahu fiikum
@11naa44
@11naa44 3 дня назад
MashAllah 🎉
@sahrahassan4353
@sahrahassan4353 3 дня назад
Masha allah waa barnamish lo bahanyayhay
@abubakaromar357
@abubakaromar357 3 дня назад
Asc kusali nabiga❤❤❤❤❤❤
@mohamudabdidahir7889
@mohamudabdidahir7889 3 дня назад
Kkkkk,qolada kafeega ayaa ugu daran oo soo dedejiya furriin laga baaqsan karo.
@sacdiyoisak4167
@sacdiyoisak4167 3 дня назад
Dr waa sax wlhi dadkaas weey na dhibeenee allaah hanaga qabto allaah ayaa abuuray
@Muaadyare-b7l
@Muaadyare-b7l 4 дня назад
Wcs mahadsanidiin
@abaska17gmail
@abaska17gmail 5 дней назад
M.a waa mowduuc muhiim ah Wll Xala Qooyinkiisa Noo Soo Badi.
@dhuleceeydhuleceey6444
@dhuleceeydhuleceey6444 5 дней назад
Wiilkaan hadalkiisa waa cajiib
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 5 дней назад
Cajiib
@Maryamasuldaana
@Maryamasuldaana 5 дней назад
Caniib
@GeelJire-ns6tp
@GeelJire-ns6tp 5 дней назад
Suhayba keep going ❤
@muniiroali
@muniiroali 5 дней назад
Thnkz so much both of u very interesting topic
@sahrahassan4353
@sahrahassan4353 5 дней назад
Allaha na xifdiyo
@falisnor6391
@falisnor6391 5 дней назад
Walee waa run.
@canabmuktar4957
@canabmuktar4957 5 дней назад
Xaalada Daasaan ku jiraa waan dareemaa iney ku farxaan dhibaato iheyso
@aliosman9609
@aliosman9609 5 дней назад
Suhaybo .ciwaanka wa la yara yabay mawduuca
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 5 дней назад
ASC wallkey jazakalaah kheyr
@balqiisacabdinasir2489
@balqiisacabdinasir2489 5 дней назад
Subxanallah wlhi waa arkay dadkaas
@bey351
@bey351 5 дней назад
Calaamadaha qaarkood ee muujinaya in qof laga yaabo inuu qabo xanuunka shakhsi ahaaneed ee narcissistic (NPD) waxaa ka mid ah: Dareenka is-muhiimnimada ee Grandiose: Waxaa laga yaabaa inay dareemaan inay gaar ka yihiin oo ay ka muhiimsan yihiin kuwa kale, waxayna si joogto ah ugu faani karaan naftooda. Dareenka xaqa: Waxa laga yaabaa inay rumaystaan ​​inay u qalmaan in si gaar ah loola dhaqmo ama loo aqoonsado waxyaabaha aanay kasbaday, xeerarkaasina ma khuseeyaan iyaga. Baahida qadarinta xad dhaafka ah: Waxaa laga yaabaa inay raadiyaan feejignaan iyo ammaan joogto ah, oo ay naftooda ka hor mariyaan kuwa kale. Dareen la'aan: Waxaa laga yaabaa inay tixgelin yar u hayaan dadka kale. Dabeecad wax-is-daba-marin: Waxaa laga yaabaa inay marka hore isku dayaan inay ku farxaan, laakiin aakhirka waxay hor marin doonaan baahiyahooda. Waxa kale oo laga yaabaa inay dadka ka fogeeyaan si ay u xakameeyaan, ama uga faa'iidaystaan ​​kuwa kale si ay wax u helaan. Dabeecadaha kibirka leh: Waxaa laga yaabaa inay dadka kale eegaan oo ay khaladkooda ku eedeeyaan kuwa kale.
@saidnourainan5223
@saidnourainan5223 7 дней назад
SUHAYBA BADQAS WAAN KU SALAAMAY QAALI.
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 7 дней назад
Mahdsanidiin
@ifrahabdurahman3462
@ifrahabdurahman3462 7 дней назад
Mnsha allah
@DeeqoCiise-x6r
@DeeqoCiise-x6r 8 дней назад
Naagta hal Cuda kudhacda magur san kartaa
@faisalsalad8358
@faisalsalad8358 8 дней назад
ASC wall Jazakalaah kheyr
@adenamir5541
@adenamir5541 9 дней назад
Waa run
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 дней назад
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 дней назад
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 дней назад
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh
@OmarHassanRobleh10Hassan-bw3mh 9 дней назад
❤ᴀʟʟᴀʜᴜ ᴀᴋʙᴀʀ❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤ ❤sallallahu 'alayhi wa sallam❤
@Hooyodamac1
@Hooyodamac1 9 дней назад
Shukran habo suheyba
@shaficali5991
@shaficali5991 10 дней назад
Masha allah su aal gabdha markeey dhiig furaan qabto salad walbo miyeey qabeysaneysaa halkaa noo kala cadee
@ju4965
@ju4965 10 дней назад
جزك الله خير ❤️
@MalimMaalim
@MalimMaalim 10 дней назад
@abdiwahidmursal6718
@abdiwahidmursal6718 11 дней назад
Suhayba kan waxba yuusan been noo sheegin Alle ayaa dhagartiisii durba fashiliyay oo umada ka qabtay
@Wllsha_weeen
@Wllsha_weeen 11 дней назад
Qodob kale o ah aabe iyo hooyo wixii ka dhaxeeyo waa ukhaas ,waa jibna maahan caruurta hortooda in leysku dhunkado , ku dayashada reergalbeedka indha la,aanta ah ne ma fiicno. aduunka walakala duwan yhy , intaan kaga duwanahayne waa kaga soocanahay waanan ku faaneynaa.
@Wllsha_weeen
@Wllsha_weeen 11 дней назад
Maclimada waad ku khaldantahay 1 arin . In gabadhu hadey zineesato ay tahay gaabis xaga ninka ah❌. Sharecadena islamka ayaa ka hadashay , rag iyo dumar oo guur somaray hade sineestan in dhagax lagu dilayo , ama ha isqabaan ama hakala tagaan. Mclimada ilaahay ka baq xaqna cadeey , u leexashada xaga dumarka na daay. Markasto xaqa uhiili. Nabadiino
@umusuyela1792
@umusuyela1792 12 дней назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaasheey suheyba Arin Ayaan kaa leeyahay sidee kugu heli karaa
@MascuudMohometh
@MascuudMohometh 13 дней назад
Wllshey guulyso ❤🎉
@user-wd3qs2on7f
@user-wd3qs2on7f 13 дней назад
Masha Allah wa ruun
@user-eq3fn7ts5k
@user-eq3fn7ts5k 13 дней назад
Dr xuseno jisa dada jano allah kadhi go nolosha aya i iftimi say
@khadraali8373
@khadraali8373 14 дней назад
Bismillah illahow dhibka umadaada ananku raaxaysan
@muniiroali
@muniiroali 14 дней назад
Sidaa usharaxday inaba cadi mahan waa wurantaa dr thnk u so much