Тёмный
Ramaasnews Online Tv
Ramaasnews Online Tv
Ramaasnews Online Tv
Подписаться
Ramaasnews waa shabakad la aasaasay 12.08.2008, waxaanay u taagan tahay baahinta warar, maqaalo, cilmi baadhisyo iyo falanqayn xaalada iyo arimaha ka taagan mandaqada gobolka Geeska Afrika iyo macluumaadka duruufaha ku gedaaman dadka ku hadla afka Soomaaliga, Haddii ay noqoto arimaha siyaasada, dhaqaalah iyo bulshadaba.

Dhab ahaantii, hiraalka Ramaasnews waxa weeyaan Akhriska, Maqalka iyo Araga Akhbaarta sugan oo heer xirfad saxaafadeed ku dheehan tahay loo soo tebiyo, kuwaas oo ay saldhig u yihiin cadaalad, ujeedo cad iyo ka dhawrsoonaan: xagjirnimo, xaglin iyo saamayn cid khaas ah.

Mahadsanidiin

Maamulka Ramaasnews
Комментарии
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 3 часа назад
Ka qosi dhegeyteyaashadana mar ha qosli!!
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
@DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 3 часа назад
WAARIMEYSIDE WANAAG HORMARSO!!
@libanabdi8441
@libanabdi8441 День назад
Sheekadan waa markii labaad ee aan dhagaysto 06/10/2024
@mhamadahala
@mhamadahala 2 дня назад
Himiladaadii sidii baanu wadnaa waana la wadayaa adna janadii udgoonaynd ku naso idimkii ilaahaay❤❤❤❤❤❤❤
@mhamadahala
@mhamadahala 2 дня назад
Libaaxii geezka africa
@mhamadahala
@mhamadahala 2 дня назад
Godka lagu janee❤❤❤
@Faaqiddari
@Faaqiddari 3 дня назад
Waa konal ibraahin cali bare cancer adeerkay jaale waran
@AhmedOmar-j7j
@AhmedOmar-j7j 4 дня назад
Ilahoow u naxariiso ❤
@JJWaller-wz4ft
@JJWaller-wz4ft 10 дней назад
Shekadan waxan moda in qoral ahan u aqristay marka igu horesay hadana wa marka lawad muqal ahn udhagesanoya
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 12 дней назад
9:54
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 14 дней назад
Cawke codkarkii caanka noqday allow ku naxariiso
@CaliSaleebaan-rv1hi
@CaliSaleebaan-rv1hi 24 дня назад
Nin adag
@napiilmohedphapio1783
@napiilmohedphapio1783 28 дней назад
Sept 9 2024 ya daawanaya
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Месяц назад
😂war wlahi codkii caruurti amino iyo inay amina tahay garan maaye kolba wlahi cod yaab laan maqaly😂nio anigu
@KhalidAmin-o3e
@KhalidAmin-o3e Месяц назад
31/8/2024 Baan daalacday...
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas Месяц назад
Love👉⚽️⛰️🎯⛰️🏺🏔💃💃💃🎯🤰
@abokorgutale8554
@abokorgutale8554 Месяц назад
Aqoon shaydaan, iyo been
@AbdirisaqTamam
@AbdirisaqTamam Месяц назад
Dhiga cab😢😢😢😢
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Месяц назад
Republic of Somalia (Italian and British Somaliland) oo ku midoobay dimuqraadiyad iyo yaa dalka u fiican, ayaa waxa xukunkii xoog ku qabsaday askartii u hoggaaminayay gen. Barre oo Ruushku soo abaabulay. Burburkii askartu keeneen waa taa Soomaali ka soo kaban kari la' 34 ka dib jabkii gen. Barre iyo kooxdiisii.
@MohamedDubed-b7m
@MohamedDubed-b7m Месяц назад
Wara ninkaan ma faalowa misi sixiror miyaa
@AxmadnuurSheekhcabdulaahi
@AxmadnuurSheekhcabdulaahi Месяц назад
War hoyaday ba iga xanun sanayse ninkan labar kisa isiya
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Месяц назад
2005 tii hdii fasax loo qaadanyay laascoond Muse dal buuuxa oo dhamys tirin baa loo dhiibay Halkuu maanta dalkii jogaaa?
@cartancartan8452
@cartancartan8452 Месяц назад
Dee muuse waa kanne muxuu siyaaasad ka garnyaaa Shaqdiisu waa inu. Loo magacaabay Sarkaagalka hawl galinta ciidmadbada bariga
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e Месяц назад
Waa.faqashtii.waqooyiga.xasuuqay.isaaqa
@ahmedabdirahman3042
@ahmedabdirahman3042 Месяц назад
Maxaad taarikhda muse-maasaqa ka waydiin jaahilbu ahaa waligi school tagin gaashanla sare nin aan iskul tagin lagama dhigo marki danbana gacan kudhiiglayashi umada xasuqaysay ayunbu ka mid ahaa ilaa siyad bare ku jiray amarkisa la,anti may dhacdeen
@AbdiPianoChannel
@AbdiPianoChannel Месяц назад
Muxuu hoosta uga galay ninka uu waraysanayo? Kan in uu caan noqdo ayuu ubukaa
@hireshire
@hireshire Месяц назад
Waa wareesi uu san shaqa uusan kulaheen been buu sheegay ibraahin wuu kaleexday ragii sameyay waxaa sameeyay rag abayashood hargeesa lugu dilay sabta ah dawlada oo jilacday oga faaideystay baa ragaas baa dilay
@ahmeddjamajktvfilms9614
@ahmeddjamajktvfilms9614 Месяц назад
Wariyahan jigjiga mahay ku dishay
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE Месяц назад
Idoor anagaa faqash ugu badnaa ma qirtaan oo been bay la wareegayaan
@HassanHassan-sm1vy
@HassanHassan-sm1vy 2 месяца назад
Nin culus
@MukhtarOmar-by9dm
@MukhtarOmar-by9dm 2 месяца назад
Canjeex ma noolyahay imika?
@shafihussein4433
@shafihussein4433 2 месяца назад
Dhagabacayr asagana waa ladilay oo xamar ayaa lagu dilay oo ciqaabtii dilka rag ayaa mariyay ee isaaqoow saas ula socda
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 месяца назад
Maasha alaah General carab Ducale cilmi Alaah rabilcaalimiin ha ku xafiddo adigga iyo family kaaga aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin
@WaaryaaHee
@WaaryaaHee 2 месяца назад
Watching 2024. AHUN
@boolocadey4661
@boolocadey4661 2 месяца назад
ADUUNYADAAN HAWIYE IYO IIDOOR IYAGU WAA DULMANAYAAL WAXAY DULMI QABIILAYSAN KU LAAYEEN MALAAYIIN DAD AH IYO HANTIDOODII DHACEEN , WALI IYAGAA DULMANE ISKU HAYSTA WAA ARIN LALA YAABO DAD LAAYE DAD QAXIYE DAD KUFSADE HANTIDOODII QAATE 32SANO DHIBAATO MA AYSAN KA DAALIN ILAA IYO MAANTA XAQDARONA KAMA DHARGAAN WALI WAA DULMANEYAALE MIYEY QAFIIFEEN ??. MAALINWALBA WAA OOYAYAAN MIYEYSAN DHERGIN MISE AAKHIRO XUMAAN LOOXA MAXFUUD LOOGU DHIGAY ILAYN WAY AARGOOSTEENE IYO IN AANBA LOO GAYSAN BAY GEEYSTEEN.
@HamthebuuxZultan-py5mr
@HamthebuuxZultan-py5mr 2 месяца назад
Allah ha unaxariiso abwan maxamed ibraahim warsame hadraawi😢
@AadanAli-x1z
@AadanAli-x1z 3 месяца назад
Anaa joogay 14 .7 89 qudbadii kadib weliba qori faal gurey shacabka boobeen waxaa ka dambeeyay hodan iyo hoolwady waa la xiray koofi gaduud soo galeen mileteri
@AadanAli-x1z
@AadanAli-x1z 3 месяца назад
Dhega baceyr wuu saxnaa qaran la dumiyo wax sahlan maaha
@MukhtarXrir
@MukhtarXrir 3 месяца назад
Waxa iigu horraysay ninkan aragiisa 1994kii
@BasraDubad-g6y
@BasraDubad-g6y 3 месяца назад
@BasraDubad-g6y
@BasraDubad-g6y 3 месяца назад
W
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 3 месяца назад
viking ❤*(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 3 месяца назад
RIWAYADANI WAXAN KADHIGILAHA KUNBEEDI😂
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 3 месяца назад
Waxatigi shadadiinta kuwii inaga horeeye inagu dheturen
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 3 месяца назад
Nacdal ha ku dhacdo. Muxuu maato laayay!
@AbdikhaalaqEgal
@AbdikhaalaqEgal 3 месяца назад
Alle haku naxariisto my roll model hadrawi❤😢
@abdirahmansiyaad7358
@abdirahmansiyaad7358 3 месяца назад
Alle ha u naxariisto
@Asmaabokor-q4r
@Asmaabokor-q4r 3 месяца назад
Ha la dilo ilmo xaaranka
@FatimaMohamed233
@FatimaMohamed233 3 месяца назад
Ilhow ku naxrso qabriga allow ku nuuri
@قناةالأخأبوشجاع
@قناةالأخأبوشجاع 3 месяца назад
1:08:40