Тёмный
HIGSI NO.1
HIGSI NO.1
HIGSI NO.1
Подписаться


DAMAC DUMAR SAXIIB MAGALO (PART 1) #qiso
20:15
9 часов назад
Niyad Jab #qiso
44:58
19 часов назад
Qabiil & Jaceyl #qiso
1:18:53
14 дней назад
Xalaashii Xameeye part3 #qiso
32:15
14 дней назад
Xalaashii xumeye part 2 #qiso
25:35
14 дней назад
Xalaashii xumeye part 1#qiso
25:35
14 дней назад
Dumaal  #qiso
56:38
21 день назад
Calafkii Cajiibka 35 Sano #qiso
43:56
21 день назад
Guurkii Geerida  DHaantey #qiso
1:10:15
21 день назад
XAAS IYO XAASID PART 2 #qiso
26:55
28 дней назад
Xaas Iyo  Xaasid  Part 1 #qiso
27:33
Месяц назад
Guurkii Xaaskii Laqawey Part2 #qiso
35:50
Месяц назад
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
Месяц назад
Nabsi Ayaa Hal Kaan I keenay  #qiso
26:43
Месяц назад
JIRKAGA ITUS #qiso
37:27
Месяц назад
Hiil  Jaceyl #qiso
41:43
Месяц назад
KULAMA GURSAN SOMALI full #qiso
1:26:43
Месяц назад
Kulama Guursan somali Part 2 #qiso
26:24
Месяц назад
Kulama Guursan somali Part 1#qiso
39:23
Месяц назад
Talo Dumar Xumaa #qiso
29:51
Месяц назад
Niyad Jab #qiso
37:13
Месяц назад
Caasi #qiso
13:50
Месяц назад
Guur Part 2 #qiso
32:39
Месяц назад
Guur Part 1#qiso
27:27
Месяц назад
Haguur San  Adeer #qiso
37:32
Месяц назад
QOMAMO RAGEED  PART2 #qiso
31:43
2 месяца назад
QOMAMO RAGEED PART 1#qiso
32:38
2 месяца назад
Комментарии
@RumnMoha
@RumnMoha Час назад
Walhi wax lalayapo waye subxanallaah 😢
@hassanabukarmohamed
@hassanabukarmohamed 13 часов назад
Nio ani hal dabecad ayn leyhy quf hadu idhaho diyr kuma ihi wllhi saan ubaxo laima arkyo😂
@IbrahimcasiiCabdi
@IbrahimcasiiCabdi 14 часов назад
Labarkeda ishoshek
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 14 часов назад
❤❤❤
@nimconajax-lq4ru
@nimconajax-lq4ru 14 часов назад
❤❤
@DeeqoNuur-l5k
@DeeqoNuur-l5k 15 часов назад
😢😢😢😢
@user-vp7gh5rw8q
@user-vp7gh5rw8q 16 часов назад
Walaahi waa xanuun abaayo ilaahey qalbigaaga ha kuu qaboojiyo lknsa waxaan ku leeyahy gurigaa ku laabo ilmahaaga dartiisa iyada xaq ayaa ka soo baxayo ninkaagana adigoo ku jeclahy ilaahey garabgaaga ha kalo
@SamiraGesaweyne
@SamiraGesaweyne 17 часов назад
Mxa loo dhaha dumarka bila abaL kan hda nin mahn mia garaca💔
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 часов назад
Anigu waxaan kudhihi lahaa gabadhaas iyo wlllkaa meel ayjoogaan hajoogin si Aadan uxanuunsan meelkale tag wllkaana ilahay waxaan karajenayaa inuunan cuqdad idiinqadin wllkaa waa qof wngsan ilama aha in qadarta qadan waaye
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 часов назад
Wnka xumahay qisadan xilidanbe ayaan dawanayaa murugbaan BAs ahay kolay hada xalwaalagaadhay lkn waxaan idinlee ahay qofna qaladmalaha meherna waa kii hore Aboowe gabadhaada hakarhin hana dafirin adaa dhalay waliba sisax aha ayaad udhashay haka qarinin in aad adudhashay
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 часов назад
Wnka xumahay qisadan xilidanbe ayaan dawanayaa murugbaan BAs ahay kolay hada xalwaalagaadhay lkn waxaan idinlee ahay qofna qaladmalaha meherna waa kii hore Aboowe gabadhaada hakarhin hana dafirin adaa dhalay waliba sisax aha ayaad udhashay haka qarinin in aad adudhashay
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 часов назад
Qalbiyadiina Allah idiin qaboojiyo
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 часов назад
Axxxaaaaaxxaxaxaxax wlhi qalbigaan ka ooyaayayaa😢😢😢😢😢 3 diinuba danbi malihidiin
@HindaXasan-k1x
@HindaXasan-k1x 18 часов назад
😢😢😢😢😢😢😢😢
@najma-l5k
@najma-l5k 18 часов назад
I love your story brother keep going 🎉
@mrsm6054
@mrsm6054 19 часов назад
Gabadhay qalad qalad haku saxin. Ninkaga xajiiso oo taladda hooyada raac. Anoo gabadh ka wayn baa taas kugula talinaya
@user-ck1sx7kl4s
@user-ck1sx7kl4s 19 часов назад
Allah waxa ugu abrya inaa ninkas nin fican ugu dhigo allah xaqa tuso
@SamiraGesaweyne
@SamiraGesaweyne 17 часов назад
😂😂😂😂
@HodanCabdimaxamed-o3l
@HodanCabdimaxamed-o3l 19 часов назад
😢
@Zahra-in5jj2qt7d
@Zahra-in5jj2qt7d 20 часов назад
Abaayo aniga waxaan ku dhihi lahaa gurigaaga ha burburinin gurigaaga dhaqo ninkaaga sxb ka dhigo wixii asi ku dhahana aamin ninkaaga si fcn usoo dhaweyso raaliyo unoqo waligaa naag darteeda gurigaaga ha u burburinin waligaagana naag sxb haka dhiganin ninkaaga soo jiido si iyada ufuro oo waliba iyada jecleyn aduu ku jecel yahay runtii qiyaanadeeda ayeyna ku bixi doontaa runtii naagtaas ma jeclo iney ku qiyaameesey ayuu ku ogeysiinaayey inuu guursado ma rabin adigaa ka danbeeso inuu guursado runtii nin sidaan cml daacad u ah sanadkaan lama helo runtii sanadkaan nin wanaagsan ma jiro abaayo gurigaaaga dhaqo 🙏🙏
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 21 час назад
Asc abyo marka hore kow markaa isbaraneyseen ninka inaad habaryar usheegto eheen waayo intaaas ilaa xariir jaceel aad soobineyseen gabar hadaad usheegi laheed arinteeda ayeey kusheegi markaas ayaad ninkaas madaxeeda uguqaadi lageed mey dhicin Wax aad qarsato waa dhib markale habar yar wax hakaqarin usheeg oo kudheh habaryar saas ayaa jirto marka aan kuumiiday kuusheegi rabay ayaad murugtaada ila wadaagtay habaryar utug arinta usheeg ninkaasna yuu kaafakan keynyo imow lawadaag abti habar hausheegto arita culumo haloosheego ninakas 2 diinaba madaxiina halaga qaado abayo salaad tuleyl tuko ilahay tala saaro tasbiixdana kudadaal guurka qarsooniga waaa danbi weyn abayo ilahay usoonoqo oo toobad keeen😢
@qarastayare1620
@qarastayare1620 22 часа назад
ani qisadeeda meel aa kula wadago ii soo sheeg zxb😢😢😮
@user-bp6vm5bm1j
@user-bp6vm5bm1j День назад
Mar Kale Alle Ha IsgU Kin So Jediyo Ayadana Alle Qalpigeda Wanag Haku Aburo Amenta Racsha😢😢
@user-zm7gg6wl7k
@user-zm7gg6wl7k День назад
😢😢😢😢😢😢😢🤦🤦🤦🤦🤦🤦
@SabrinnHussein-jx5vh
@SabrinnHussein-jx5vh День назад
Allhow Isku barakeyy😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@faatmamukhtar3367
@faatmamukhtar3367 День назад
Wey kumacdahay naagtii madax adek qabto oo ninkeda ceshan weyso waaloocelinaa doqon dheh wuuba ushektee ninka daacat ayuuba u ahaa Waxwalbo wuuba usheegey mey maqasho macsokor 😂
@RumnMoha
@RumnMoha День назад
Allh arintaa qabilka dhibadan😢😢😢😢😭😭😭
@FaysaMuxumed
@FaysaMuxumed День назад
😢
@FaysaMuxumed
@FaysaMuxumed День назад
shalay ada fahmi wayay niinkaga imikana dhaqo gurigaga😢
@RumnMoha
@RumnMoha День назад
😢😢😢😢
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 День назад
Qiyaanadeeda kuma faaiidayso
@RumnMoha
@RumnMoha День назад
Naag waligaybaa lama saxiip subxanallaah illhow igaa ilalii hadanaa😢😢🤲🤲😭😭😭😭
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 День назад
Naaguhu waa xaasid
@zahranuor5999
@zahranuor5999 День назад
Ninkaaga wuu ku jecelyahay please qalbiiga dhowr markii koowaad qalad waa gashay ma qaldame waa allah hadda neh hanoqonin maqaldame ilmahaaga u nax 4 ciyaal aabo la'aan waa xanuun wax walba ciyaalkaada ugu samar insha allah waad guuleysaneysaa waligaaga ka duceeyao ok haddalkooda qaado gurigaaga kii raagay oo lagu badhaadhay allah hakaa dhigo iyo mid farxad dhaxbuuxisay ilmahaaga ka fikir aabo la'aan yeena noqonin uurka fakirka uma fiicna xppti samar❤
@RumnMoha
@RumnMoha День назад
Nin rag ah un sas ku ilaliyoo😢😢😢
@zahranuor5999
@zahranuor5999 День назад
Wlleey gurigaaga dhaqo wax walba waxaa ka weyn qadarta iyo calafka waxuu illaahay qoray uun baa dhacaayo gabdhaas iyo adi in niskiila guursaday wee qorneed sxptata neh jaceylka ee u qabto ninkaaga inee ka xakameyn weysay baa macquul ah qof qof hadduu jecelyahay kama haro labo qof oo ajnabi ah ama is guursan karo guri lislama keeno laba gabdhood oo walala ah baa nin kala qaatay oo mid lafuray tii kle laguursaday wax walba waa calaf adna calafkaaga cun reerka dhaqo gabadha sxptaa aheyd neh amaan sii oo isdhihin ninkaaga ka furo oo ha xaasidin siddee ayada kuu xaasiday oo kle ayadoo kle ha noqon ka wanaagsanaaw samirkaaga baa janada ku galeysaa calafka lama celin karo adi ninkaaga inaa sxptaada ka dooratay waa wax qornaay ayada neh inee ninkaaga jeclaato waa qornaay calafkooda illaahay baa ka dhigay wax walba oo nagu dhacaayo anagoo dhalan baa la qoraal Ani waxaan kula talin lahaay dumarka muslimka ah waa lisla guursadaa oo illaahay baa afar u baneeyay reerkaga dhaqo gurigaa ku nagaaw tani waa imtixaan sadaxdiina illaahay nii marsiinaayo adna noqo tii ka gudbi laheyd oo u samri laheyd qadarta raxmaanka adiga waxaa tahay qofka culryska ugu badan heesto adaana dhibka ugu badan ku heystaa waxaan samar iyo diinta baa lagu dhaafa qur'aan aqriso isaar inoo alle qalbigaaga ku xijo insha allah waana ka gubeysaa tan gabar jecel majirto inee nin naag qabo hadda sxpteeda qabo guursato balse calaf baa jiro iyo imtixaan illaahay adoomadiisa marsiinaayo iska cafiabaayo labadooda oo cafiskaaga baa qalbiga ku dajinaayo insha allah xaasidnimada iyo waxee ayada sameysay haku dhaqmin duco waalid waa darajo aan marna lagaari karin walidkaaga ka duceeyso oo haddalkoda qaado reerkaaga dhaqo amaan iska sii gabadhaas xitaa maskaxdada ka saar inaa qoftaas sxp aheydeen qof dhinto cml ugu sabar cuqdad iyo ciqdi neh ha u qaadin illaahay qalbiga hakaa qaboojiyo aniga waan ku fadhiyay sheekada in lala guursanaayo ciil badan neh waa igu dishay lkn wax qoran cidna ma celin karta marka abaayo samar oo imaanka iyo qalbiga xijiso insha allah samarkaaga waa kii janada ku geyn lahaay sxp wanaagsan waa doqontay ee noqo gabar raaliyad oo ninkeeda adeecda haddalkiisa noqo mid baari ah oo walidkeeda hadalkooda qaadata ninkaaga ka danbeyn diinta neh safiican u baro Qur'aanka aqriso asaa qalbiga ku qaboojinaayo insha allah wllhi waan ka xumahay xanuun badan baad dareentay illaahay boogtaada haku dhayo abaayo please walidkaaga warkooda qaado oo gurigaa iyo reerkaaga aad sowjad wanagsan oo raaliyo ah noqo qalbiga Allah ku qaboojiyo adduun iyo aakhiro tii liibaani laheyd illaahay hakaa dhigo gurigaaga ilmahaaga reerka allah haku barakeeyo kheyr badan iyo cafimaad farxad aan dhamaad laheyn baa ku rajeynaa quruxeey❤❤
@user-dc3bg7lv3o
@user-dc3bg7lv3o День назад
Hdan la saaxibo lee ninkeyga hadamacdo 😂😂
@zahranuor5999
@zahranuor5999 День назад
Bataatan waxaa haboon ineesan naag gurigaaga joogin naag sxp magasho waa qumayo gabadhaas neh xogaa caqli malaheen ani waxaas intoo ninkeyga ii sheegin baaba fahmaa naag ninkeyga usocoto qaabkeeda
@HibocaliCAbdi
@HibocaliCAbdi День назад
Allow xariirkena noo adkeyy😢🥺😫
@maxamedcali9876
@maxamedcali9876 День назад
M'a allow adun iyo akhiraaba hakala wadin❤
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 День назад
Wale Intan nolahay naag lama zaxiibo 🤨
@zahranuor5999
@zahranuor5999 День назад
Haa only asxaab hablo ah naag sxp magasho waa qumayo
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 День назад
@@zahranuor5999 been maha wllhi
@shukriisse8388
@shukriisse8388 День назад
Wiilka wuu xanuunsan yahay ilahey ha caafiyo.
@maymuunsheeqibrahin
@maymuunsheeqibrahin День назад
scw..scw😅😅
@CabdiFitaax-ed7ls
@CabdiFitaax-ed7ls День назад
Ilahayow hooyadas somaliyed cafi yarabi 😢😢😢😢
@CabdiFitaax-ed7ls
@CabdiFitaax-ed7ls День назад
Ilahaye carurtis usoceli😢😢😢😢
@DeeqoLuul-ck3oi
@DeeqoLuul-ck3oi День назад
Maryamo so barbar habo mcn ale ha ika dayo amin ❤❤❤❤❤❤❤
@cadeali3467
@cadeali3467 День назад
Inta uga go en ayee dhaqmoyaan xitaa e adiga owlaad lagagama qoron ciil waye hadlkaag sxb 😅😅😅😅
@SaafiyocabdulaahiShosmaan
@SaafiyocabdulaahiShosmaan День назад
Waan karelia lahaa❤❤❤❤❤❤
@shukricusmaan6340
@shukricusmaan6340 День назад
Wallhi tan wakudhacady abayo riirkad dhaqo caruur tad darted kudulqado mcnto samir😂😂
@user-gf1tg2ed1c
@user-gf1tg2ed1c День назад
Mohamed carab wll aniga rabo qiso iku dhacday in aan soo kudbiyo walibo qiiso nocaan nooc ka duban😢
@AnisaCali-j7m
@AnisaCali-j7m День назад
Nagoo dhan maxumee lkn ninka asaa wali aad uqaldan muusan nin rag eheyn maxuu uguursade kowdii hore waxbuu qarinayey
@aishaabdikadir-zx1hi
@aishaabdikadir-zx1hi День назад
Naagtu ayada family malahn miya maxay kadhex qabanysay labo qof oo isqawo