Тёмный
Ahmed Abdulle
Ahmed Abdulle
Ahmed Abdulle
Подписаться
ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-vJTUFvwWs10.html&feature=c4-overview&list=UUS8NasbfDEihlpCA723VvAw
Sidee Looga Ciiday Salt Lake City?
10:25
5 месяцев назад
Sheikh Abdi Majid Salt Lake City Utah
2:06
2 года назад
Комментарии
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 6 дней назад
Arladeydiye ufurow❤❤❤❤ thanks abti xasan adan geledle waye dhigisa geledle leh abti xasan bashi❤❤❤❤❤
@user-ws5ll2gk7v
@user-ws5ll2gk7v 12 дней назад
Good bay
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 12 дней назад
Xasan bashi madaxweyne kofur galbed stete right now hadu isaso sharaxo wa degan kis laga jecel yahay❤❤❤❤ my abtiyashey digil iyo mirifle guul
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 9 дней назад
Asaga, abwaan Sahal iyo Daleysi waa Reer Koonfur Galbeed dhab ah. Rabi ha u raxmado Sahal iyo Daleys, Hasanoow Eedan cimri dheer, cibaado suuban iyo caafimaad wanaagsan u rajeynaa.
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 16 дней назад
Heeskan ku caden maxa leygu dida degan leyga dinsor dolow dindinka ilmahisa isha ayu ku koriya dalka o ah jilal daren koda ma firsanayo degankeyga dinsor inta ka fahmay in kasto i dhalen luqada igu adag❤❤❤abti xasan adan nolow
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 17 дней назад
Sun Mom qaranka somaliyed magol qadro shamso aun😂😂😂
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y 17 дней назад
Rer dinsor waye xasan adan habar gidir waye fac ka fac raxanweyn geledle ah dhigisa geledle leh heskan ku cadena doyow ma ragayo war wa raga degankeyga dinsor waye leyahay ya salam My abtigey xasan adan samatar geledle ku qaran iyo degan yahay rer waberi aha guriga hoyadey agtisa deganan jiray
@mcnncm1318
@mcnncm1318 28 дней назад
Gaadhiga ninkii wadi ha loo daayo
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 29 дней назад
Gabdhaha Soomaaliyeed Haddii ay sheegaan inla kufsadey iyagaa daalac loo raaci oo qoyskeeda ayaaba cayda kubilaaba.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 29 дней назад
Hooyo saafi ilaahay xaqeeda hakasiiyo.
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 29 дней назад
Ninkasta oo gabar Soomaaliyeed kufsadey amaba isku dayey inuu kufsado ilaahay haku rido masuubo degdega.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 29 дней назад
Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jiray Inan timaha biifttoo Baarkana u tidicdoo Boqorkiyo dhaclahiyo Maro beyle xiratee Wax badaley kuwii hore Belo geesa dheeroo Buur madaxa saartoo Suuqa baratamaayee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Boqolsano horteediyo Beri hore wixii jiray Ee la iska baal maray Budulkii dib u ha u qaban Laga soo baqoolee Hadda baratan & orod Bisha iyo cadceediyo Beesha loo horseedoo Aanu beegsaneynaa Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badow yahow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Max’ed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan aan bil & labohadal kaaga bixinoo Raggu baadi goobaabidhaan arag ku weydee wax bedalay kuwii hore Casarkii dad baxayoo Kiish buuran qaatiyo Burcad debada meertee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Ilaahii bad iyo wabi Biyahooda daadshee Meel kula balamayee Dhulka baaxadaliyo Buuraha rakibeybaa Bini aadamigiisuna Ruuxba cayn u beere Waad baadiyowdee Cidi kulama beyrine Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey Maxamed Jaamac Joof Beri hore waxaa jirey Inan baarax geeliyo Faraskii baxdoowaba Yarad looga bixiyaa Bunduqana la raacshaa wax bedalay isu boga bar maqanoo bahdii ay ka dhalatiyo beylihisay waanee Naa bi’ise dhaqankii Sharcigii ka beydhoo Diintii burburisee Habloow maad is barqabataan Maryan Mursal Ciise Baarax geela iyo faras Iyo boqon yaraha ari Hablihii lagu badali jiray Diinta aynu baraniyo Ma baneyn kitaabkuye Booli quutayaashii Biicsan jirey haweenkiyo Baxadsoorihii tagay Maanta looma baahnee Horta baro tacliintiyo Buugiyo dhigaalkoo Badowyahoow dib ha u celin Dadka soo baraarugey
@abdirashidduale2883
@abdirashidduale2883 Месяц назад
Wa arin naxdin leh walashena alla how boogadhayo
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
Scwscwscwscwscw❤❤
@HawaHawaaden-hh7sg
@HawaHawaaden-hh7sg Месяц назад
Asc.mash.allah
@maryamabdi7787
@maryamabdi7787 Месяц назад
Asc wallaal marnamijkii aad soo gudbisay 4sano ka hor. Aa aan wax ku darsanay ilaa hada waxba kama heyno ka soo hadal
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Месяц назад
Aun wadobsax ah aye kudhinten❤
@zakariamoallimomarisiyaase4333
@zakariamoallimomarisiyaase4333 Месяц назад
2024
@abasmohamud1348
@abasmohamud1348 Месяц назад
Culomada maxay usalaami waysay inta ay wali billaabin warka
@elijahheyele1708
@elijahheyele1708 Месяц назад
Soomalay ya haya? Ereyada
@aliadam2039
@aliadam2039 Месяц назад
AS
@anabalinur5623
@anabalinur5623 Месяц назад
Waa wixii wadankeena u burburey oo la isugu laayey gabdhaha soomaaliyeed xaqa laga galey
@ayoubfarahallaleh286
@ayoubfarahallaleh286 Месяц назад
Scw scw scw ❤️
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Месяц назад
Salalaahu caleyhi wasalim
@fatimacali2566
@fatimacali2566 Месяц назад
Allah ka cabsada gabdhaha soomaaliyed inta badan waa la kufsadey walaa dhibaateeye waala dulmiyene ilaa iyo hada duulmiga wuu socda wallasey safine waala mid marka u dooda dumarka o dhaan
@geri7490
@geri7490 Месяц назад
Aslamucalaykum Saafi waa inay culimadu 100 nin magtood lasiiyo Hal malyan oo gini Haday xaqsor yihin
@Sahra-td1pk
@Sahra-td1pk Месяц назад
Raga wax kufsanayo waa in sharciga la horkeeno bi idnilaah
@Sahra-td1pk
@Sahra-td1pk Месяц назад
Marwalbo iyo meel walbo waan ku garab taaganahay waana ka xunahay guud ahaan iyo gaar ahaan we love you
@Sahra-td1pk
@Sahra-td1pk Месяц назад
Asc walidka somaliyeed waxeey u arkaan hadii gabadha lakufsado ineey ineey ceebtahy qalidka gabadha leedahay lakiin gabadha iyadoo aan ninka toos u raadsanin ayaa gabar kale ayaa shirqooshey Iwm. Wax ceeb malaha gabadha la xoogay ee ninkii ama nimankii xoogay ayaa qaldan danbiilana ah
@Sahra-td1pk
@Sahra-td1pk Месяц назад
Asc walidka somaliyeed waxeey u arkaan hadii gabadha lakufsado ineey ineey ceebtahy qalidka gabadha leedahay lakiin gabadha iyadoo aan ninka toos u raadsanin ayaa gabar kale ayaa shirqooshey Iwm. Wax ceeb malaha gabadha la xoogay ee ninkii ama nimankii xoogay ayaa qaldan danbiilana ah
@nuursaid3444
@nuursaid3444 Месяц назад
Yuusuf garaad asgaa argagixiso ahaa wagaas
@user-ft9qg3uh5x
@user-ft9qg3uh5x Месяц назад
Saafi Abaayo anigu waxaan ahay hooyo ka damqatey anigoo ah ina maxaad Caamir marka abaayo gacanta hadaan is qabsano sidaas baan ugu hortegi doono marka qaali ilaahey hakaa qaado oo ku soo caafimaadka ilaahey hakaa bixiyo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q Месяц назад
Dar daaran dumarka lacala hadii ey isku dayaan rag iney ku kufsadaan please isku xaar iskuna kaadi iyagaa kaa cararaayo 💩 💩💩💩
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r Месяц назад
Inuu diyaar yahay maka horeeysoo kkkkkkkkkkkkkkkk
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q Месяц назад
@@user-tt1fo6gu3r Nacam waa runtaa laakiin wax ku bad baadiyo markaad rabtid wax walbo waad isku diyeysaa
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Месяц назад
Abaayo danbi malihi iyagaa ceebeesan maantana iyagaa murugo heestaa wlhi
@Nimcaanyaasiin9097
@Nimcaanyaasiin9097 Месяц назад
Sorry maamo. you will get justice insha Allah maamo . 😓👏
@hoyomacan8074
@hoyomacan8074 Месяц назад
Subxannallaah wallaah Somalidu waa Jaahilliin ciil weeye qofka gabadha dhibey waa in ja soo qabtaa ninkaa Canada ha laga keeney
@feynusdahir6720
@feynusdahir6720 Месяц назад
Halag dacweeyo wanaad aay joogan hadey soaliy u baxasadan hala Totti qaduldariiqa yasha abaayo cee b iyo caay ma lihid ee waxa tahay gabar geesiyad ah oo sharaf badan guuleyaso walashey yaxafidulaah yaa rabi kuwa wax ma garatada ahana ha dheeheyesa waa duliey😭😭😭😭😭😭
@saidohassan4729
@saidohassan4729 Месяц назад
Maasha alla Saafi Waa gabar adag,lkn dulman Ilahay xaqeeda ha soo saaro,
@AbdalleIbraahim
@AbdalleIbraahim Месяц назад
Aamin
@fardusa411
@fardusa411 Месяц назад
Mahdsanidiin Waan ku faraxsanahay in çuluma da soomaaliyeed la dareen noqdeen Saafi Cumar. Walahay sharaf bay idi rahat in aad arınç'tan ka hadasheen ❤
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
😢😢😢😢
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
😢
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
I lost them myself. I’ve got Dupriez and I made it to Ben because I get ripped Abhishek. I don’t want to tell my mother and I’m mad at 2 pm utopia utopia utopia
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
It’s happened to me it happened to me and Moutia happened to me me I was young there with me. I guess rift Willis cool Doctor me M me meet me I’m telling the truth😢😢😢😢 they Remi7 men audition in Malaysia. They rang me. I wasn’t my cousin house. Please help me. I live in this sick.
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
It’s happened to me it happened to me and Moutia happened to me me I was young there with me. I guess rift Willis cool Doctor me M me meet me I’m telling the truth😢😢😢😢
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 Месяц назад
It’s happened to me it happened to me and Moutia happened to me me I was young there with me. I guess rift Willis cool Doctor me M me meet me I’m telling the truth
@fadumoashur8770
@fadumoashur8770 Месяц назад
Maashaa Allaah ilaahay culmada hanoo barakeeyo
@ArdoSheikhRashid
@ArdoSheikhRashid Месяц назад
Masha allah waa hooyo ĝeesi ah caqli badan karti badan dadnima badan ilaahay xaqaada kakuusahlo
@ayannaali7144
@ayannaali7144 Месяц назад
Sorry Maamo Saafi Ninka dhibka u gestay miyusan dad lahayn 2024 ayaa lagu jirraa maamadaan Sadaxsano ka hor ayey bilaawday cida uu ka dhashtay miyeysan la hadli karin tusaale hadii la dillo ehel baa so bixi doono may hadda uso baxaan si aay daalumkaas ukeenaa Subhaanalaahi
@bellasharif9501
@bellasharif9501 Месяц назад
Saafi arinteedoo kale anaa ka badbaaday illaahow mahadaa.ayadana allaha ka dulqaado kurbadaas.
@user-tt1fo6gu3r
@user-tt1fo6gu3r Месяц назад
Alxm
@deqaissa7045
@deqaissa7045 Месяц назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😪😪😪😪😪😪