Тёмный
HOYLAMP
HOYLAMP
HOYLAMP
Подписаться
HOYLAMP
Hadafkeenu waa (DAAH KA ROGA WAXA KAA DAAHAN).

Ma xiiseysaa Aqoonta cilmi nafsiga?
Sidee baa loo noqdaa qof Guulaysta?
Sidee looga dhigaa naftaada mid hormarsan si aad guusha u gaarto?
Waxaan channelkaan idiin kugu soo gudbinaycnaa waxwalbo oo idin kaga daahan Guusha, Cilmi nafsiga, hagaajinta naftaada, horumarinta naftaada iyo fiyoobidda maskaxda qofka.

Waxa ugu weyn ee aan daneynayno waa in noloshaada aan dhanka wanaagsan u badalno.

U jeedkanaga waa:

• In aad ka xorowdo waxwalbo oo hoos kuu dhigaayo ama ku dhibaayo.
• aadna u ogaato waxa ku anfacaayo ee noloshaada wax taraayo.
• Qofka oo naftiisa hagaajiyo, hormariyo, guushana u diyaariyo.

Sidoo kale Baraha kale ee bulshada waan ku jirnaa sida Facebook, Instagram iyo Twitter. Meelahaa waad naga soo qaban kartaa!
MUHIIM in aad Ogaato
1:15
Год назад
Xariif ku Noqo Dad la Hadalka
3:29
2 года назад
Sidee Hadalkaaga Xiise loogu Yeelaa
2:50
2 года назад
Sidee loo Noqdaa Qof Bulshaawi ah
2:46
2 года назад
Maxay Dadka kuu Inkiraan
3:02
2 года назад
Комментарии
@MahamedAbdi-r6w
@MahamedAbdi-r6w 18 часов назад
Masha Allah
@CumarNuur-j3g
@CumarNuur-j3g 3 дня назад
M.a hoylamp thns bro for everthing
@CumarNuur-j3g
@CumarNuur-j3g 3 дня назад
Cabsidu wxy timada markad indhaha isku qabato blse marba haday adagtahy inanan socon karin adoo indhaha isku haya....w mxy cabsi
@MahdimaussaKarina-kl1cp
@MahdimaussaKarina-kl1cp 4 дня назад
Macha Allah ❤❤❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 6 дней назад
Masha Allah ❤❤ Alle Haku barakeeyo Alle Haku xafido Alle Haku sharfo Alle hakugu casuumo janada wll ❤❤❤
@HodanAllaahi
@HodanAllaahi 8 дней назад
Haduuquraan yahay sidee laxm usaari
@AyaanMuxumed-eg4cw
@AyaanMuxumed-eg4cw 9 дней назад
Aniga ka mid ah ❤😢
@Cabdulaahiabuukar2087
@Cabdulaahiabuukar2087 11 дней назад
Sxp soobadi wax fcn ba noshegtay.
@FaaisoCumar-xn1cz
@FaaisoCumar-xn1cz 12 дней назад
Walahi Intan calamadod aadso sheegtay wan leeyahay 😢
@ClfataxSiciidbihi
@ClfataxSiciidbihi 14 дней назад
Marshall allah 3:03 3:08
@MaryamaAbdulahi-er5ug
@MaryamaAbdulahi-er5ug 14 дней назад
Wllhi aniga ka mid ahy😹😿😾
@SomaJustinio-v2m
@SomaJustinio-v2m 17 дней назад
Walker Cynthia Hall Sharon Jackson Sharon
@MansalmankaAhmed
@MansalmankaAhmed 18 дней назад
Saxib aniga ighadlees
@IqraNuur-jd6jk
@IqraNuur-jd6jk 18 дней назад
in sha alah
@MahamedAhmedAbdi-hj5cz
@MahamedAhmedAbdi-hj5cz 20 дней назад
Thank you my brother ❤
@Maariyo-xv6uf
@Maariyo-xv6uf 23 дня назад
Walaa waxaaba moodaaye inaa ani itilmaameesay hada taas micna heedu wexytahy inaa caqlibadanahay
@Toyoraljannah-tx6wb
@Toyoraljannah-tx6wb 26 дней назад
Wan tijaabinya wan idilna soo wadagi doona results i.A
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy
@MaxamedibrahimDayib-mt2cy 29 дней назад
Wan yabaha Nio waxan kayabanahay Sida ad itilmameyso. Waba Aniga o meshatagay Kuligodna wn isku arka Yab😮😊
@AbouAbdifatah
@AbouAbdifatah Месяц назад
So wad walaal vidéo ana wagaaheley
@JamaNour-b2q
@JamaNour-b2q Месяц назад
1xanta 2 dhaleeceenta 3qofka isaga uun iska hadla 4 qofka isaga uun Isla saxan ❤ thanks bro❤
@YussufSomali
@YussufSomali Месяц назад
Waxad moodaa inuu ani igashekaymayo al xaqiiqa
@CabdiSalan-z5x
@CabdiSalan-z5x Месяц назад
😮 لله يعلم ما في صدور
@Maariasuhaip
@Maariasuhaip Месяц назад
Haa waa run
@RaxmaMaxamed-p2n
@RaxmaMaxamed-p2n Месяц назад
Soo. Badii❤❤❤
@HiboCraxmaan-v7c
@HiboCraxmaan-v7c Месяц назад
M..a
@NahlaAbdirahman-d9s
@NahlaAbdirahman-d9s Месяц назад
Ma sha allah .❤ waa kaheley
@NajaxC.raxmaan-hz3vr
@NajaxC.raxmaan-hz3vr Месяц назад
alxamdu lilaah waxan leeyahay dabeecada kuligood mahad sanid wllky
@BoqolJirow-z2f
@BoqolJirow-z2f Месяц назад
M.a pro ❤❤❤❤😊
@AmiinReermagaal-w8h
@AmiinReermagaal-w8h Месяц назад
Oky
@israismaciil-b4l
@israismaciil-b4l Месяц назад
Wallow inaa icaawisid rawaa instagram isoo qabo
@israismaciil-b4l
@israismaciil-b4l Месяц назад
Wallhi waxad moodaa inad aniga iga hadlaysid wall aniga bulshadii wan kabaa 🥶 qayaa macali miintii wax ibaryay indha👀 ha masiin karaayo maxan sameeyaa hadii xitaa mar eego mar lawaad oma celi naayo cudur kaas Ayaan qabaa 🤐🥶🥺
@XuseenFarduus
@XuseenFarduus Месяц назад
Inataaba Wan ladanhy dhamaanba
@AxmedYaasiin-s9g
@AxmedYaasiin-s9g Месяц назад
Marka wahsiga lagareebo intakaliba waan leeyahay wllhi
@MaidoYusuf-ev2uo
@MaidoYusuf-ev2uo Месяц назад
Wax walpa alle hay fudeyo❤😢
@HanaGades
@HanaGades Месяц назад
Saxib should wanagsan ayad haysaaa.
@MAXAMEDBISHAAR-y8x
@MAXAMEDBISHAAR-y8x Месяц назад
The best
@AmiinXasan-k5l
@AmiinXasan-k5l Месяц назад
Dhamaan tood waan isku arkay
@Zamzam-f6m
@Zamzam-f6m Месяц назад
Dhaman ma lihi sxb kwrn dadka oo dhan we leyihin lkn aniga dad nuce ah aya ahy😮😮😮
@AyaanSaalah-i1y
@AyaanSaalah-i1y Месяц назад
Wllky
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 2 месяца назад
Waa xaqiiq balse istiqaamada ayaan ku liitaa sida in kol balwad isticmaalo kol ILLAAHAY usoo noqdo istiqaamadu waa qaali
@AadannuurCabdi-e3e
@AadannuurCabdi-e3e 2 месяца назад
Alqhor aanul Karim
@XamdaCrashid
@XamdaCrashid 2 месяца назад
Waalayiztic maalijiray waligayblaakiin imk noowadmahadsantahay
@AyaanSaalah-i1y
@AyaanSaalah-i1y 2 месяца назад
Msha aalh
@NajmayAbdi
@NajmayAbdi 2 месяца назад
4 ayaan yaxay runtii
@UmalkhyarCilmi
@UmalkhyarCilmi 2 месяца назад
Dhamaan dabecadahas waan leyahy
@AsiaibraahimIbraahim
@AsiaibraahimIbraahim 2 месяца назад
Isoo duceeya inuu ilhy dv lotterygu ii soo baxo sanadka amiin yaa rabu ❤
@MalaikoYuusuf
@MalaikoYuusuf Месяц назад
@@AsiaibraahimIbraahim dv lottery ma kuu soo baxey
@FardowsoAhmed-y5l
@FardowsoAhmed-y5l 2 месяца назад
شكرن
@Xawo-v2q
@Xawo-v2q 2 месяца назад
M.a wax badan ay ku faiday thank you techa
@AdmiringCosmos-lh4kx
@AdmiringCosmos-lh4kx 2 месяца назад
Waan ku salaamay walaal waad ku mahadsantahay barnaaamijyadda aad noo soo gudbiso
@AyaanSaalah-i1y
@AyaanSaalah-i1y 2 месяца назад
Dhaman way wanagsanyeen ale haku sharfo