Тёмный
SHeeko &  Shaah : Arrimah Bulshada
SHeeko &  Shaah : Arrimah Bulshada
SHeeko & Shaah : Arrimah Bulshada
Подписаться
Xaquuqda muslimka kugu leetahay
6:58
2 месяца назад
Baro iyo Bar Sharciga Carruurtada
8:53
3 месяца назад
Badbadinta Dhallinyarada Qurbaha
9:05
4 месяца назад
Xalka dhibaatada Dhallinyarada ee  qurbaha
4:20
4 месяца назад
sheekada Waladiinta Ahmed iyo  Ali
9:05
6 месяцев назад
Qiimaha iyo Jacelka Calaanka Somalia
6:58
7 месяцев назад
Waa maxay Maalinta Jacaylka "valentine's day "
9:05
7 месяцев назад
Sir Naageed Lama Sal Gaaro
9:05
8 месяцев назад
Gari laba nin, kama wada Qosliso
11:05
9 месяцев назад
Комментарии
@WithKhadraYassin
@WithKhadraYassin 14 дней назад
Abaayo aad baad u mahadsantahay.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 14 дней назад
Ws wr wb walaashey Mcn ❤🎉 Jawi degan oo Qurux badan baad joogta MashaAllah fiyoorasha waanka helay, halkas ka wad Khadra Yasin waad ku mahadsantahay wakhtiga qiimaha badan aad nagaliso Somali community dhankas ayad naga Wargalisa waxa socda aduunka.
@WithKhadraYassin
@WithKhadraYassin 3 месяца назад
Ameen abaayo Luul
@WithKhadraYassin
@WithKhadraYassin 3 месяца назад
Ameen ya rabbi
@L.M.G.
@L.M.G. 3 месяца назад
Maashaa Allah tabaarka laah khadra, waa runtaa ilaahay, ilaahay quluubteena ha isku nadiifoyo.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 месяца назад
ANIGA WAXAN JECLA IN QABOOWAHA WAX YAR OO GAAR AH GURIGA LOGU SAMEEYO ILEY BANANKA WAA LAGA SO WADA CARARAYA QABOOWGA DARTIIS SUMMERKANA BANANKA WAXYAABO BADAN OO FUN AH LAGU QAATO 😂
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 месяца назад
Asc. WAA MARKALE IYO KHADRA YASIN ❤🎉. HOOYADAA ORANEY MA LACAG AYA KU QADATEY SUMMER PROGRAMKA WAXA WEYDIYA DADKA XAAFISKA CEEYRRA KA SHAQEYO MA LACAG BEY QATAN IN AY SIIYAN DADKA CEEYRTA AH? ADIGA FADHIYA AYA LACAG QADANEYSA CEEYR " BILAASH" INEY KU WAREYSATO BAA DAMBI AH LKN QOFKASTA INTA UU YAQAN WAA MEESHA UU KU SO KOREY, CARUURTA HALKAN KU KORYEY AMA KU DHALATEY WEYNA DUWAN YIHIIN OO DADKALEY KULA JIRAN TARTAN DHANWALBA HADI AAD ILMAHA NIYADA KA DISHIDNA WAA KUGU KALIGA, HADI AAD U DHISTID NIYADA IYO HORUMARKA ILMAGA ADIGA KU LIIBANAYA GURANAYA CANFACA 🤑🤑🤑. ALLE SWT HANO XAFIDO CARUURTEENA SOMALIYEED IYO KUWA MUSLINKA OO DHAN REERAYASHANA ISKU XAFIDO.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 месяца назад
Khadra waa in aan hore u socodsina si dadka kale uu u gaaro Wacyi galinta Bulshada 😂 Like, Share and Subscribe gogashana waa Comments ka💖 Waxi talo iyo tusmo ah Bulshadeena Somaliyeed ku dhaafno Mahadsinidiin kuligiin
@WithKhadraYassin
@WithKhadraYassin 3 месяца назад
Ma sha Allah. Aad baad u mahadsantahay. Fikrad wanagsan
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 3 месяца назад
MashaAllah waa markale iyo Khadra Yasin Barnamijki waayo aregnimada nolosha Qurbaha Iyo Dayaca yaal, ALLOW nogu xafid kuligeen. Khadra walaashey Mcn guuleyso Goorwalba reerkaga RABBI haku xafido. Adiga dadaalkaca waa no mahiim marwalba Mahadsanid Walaashey ❤.
@WithKhadraYassin
@WithKhadraYassin 3 месяца назад
Abaayo macaan aad bad u mahadsantahay
@ufarah2011
@ufarah2011 4 месяца назад
Abaayo ajar Alaaha kaa siiyo
@WithKhadraYassin
@WithKhadraYassin 4 месяца назад
Ameen ya rabbi
@ufarah2011
@ufarah2011 4 месяца назад
Masha Allah ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 4 месяца назад
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
MashaAllah, Madama aad nahay inta badan Dad tabar yare waxan ku qasbanahay guryaha dowlada Iyo degamada ogu baabasan markas no dheer tahay guryaheena burburkooda. Khadra Yasin waa runta isku xirsan iyo iska warqabid dhexdana Somalida waa in culeyska la saara Inti tagtey tiigsi maleh wali Das ku nool Canada ayey nahay Reera gorba u so kacayan 🎉❤.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
Waa ajer wannagsan ❤🎉
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
Aad ban ogu faraxsanahay wakhtiga aad nagu bixineysid iyo Guubabada 🎉❤.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
Ws wr wb, Khadra hire u soco Walal adiga oo Mudan sharaf ❤🎉
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
MashaAllah, waa meel qurux badan oo wakhti ku habon in lagu qaato.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
Dhaqankeeni baa ka tagney lkn Isaga wax ku nahay.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 4 месяца назад
Waad mahadsan tahay walaashey Khadra Yasin, waxaan u bahanahay in aan hal cod yeelano community awood leh iyo lawyers Na garabtagan dhanka sharciga Anaga isaga dambeyno oo dad dur furan ay na horsocdan Inaga oga dambeyno. Aniga oo kale buuxiska ku fiicanahay qofki hoosha so diyariyo Ku garab taagnahay 😂.
@HabibeFerja
@HabibeFerja 7 месяцев назад
💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤💓💓💓💓❤❤❤💓👃👃👃👃👃👃👃👃
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 месяцев назад
keep going🤲😘
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 месяцев назад
Wa 3alikoum Salam Qadra🤲😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🫡😍✌️✌️✌️✌️❤️❤️❤️❤️
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 7 месяцев назад
Masha"Allah ❤🎉🤲🤲🤲😘🌹
@suaddahir7370
@suaddahir7370 8 месяцев назад
Masha allah
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 8 месяцев назад
Masha alllha walalo
@ufarah2011
@ufarah2011 8 месяцев назад
Aad iyo aad
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Salam 3aleykum Macda❤😘🤲🤲🤲👍
@ismahanchannal8766
@ismahanchannal8766 8 месяцев назад
Haye xajiya wan ku saray e sar adigane xabibti
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 8 месяцев назад
Macha"Allah Walasheey❤💝💝💝🤲🤲🤲 Mariam Omar Sheikheey Ayaa ka socdaaa❤❤❤💝💝💝🫶🫶🫶 Horay U Soco Abaaayo⚘️🌷🌷🌷🌹🤲🤲🤲
@ufarah2011
@ufarah2011 8 месяцев назад
Wax fiican ma aha