Тёмный
Mohamad Abdulrahman
Mohamad Abdulrahman
Mohamad Abdulrahman
Подписаться
Madadaaliyaha bulshada
ziyaaradi  aabow  sheekh  abdi  celi
4:16
3 года назад
wacdi  qiimo  badan
7:20
3 года назад
February 19, 2020
2:14
4 года назад
Somali 1950
2:46
4 года назад
sheekh khaalid mclin nuur👍
6:29
4 года назад
23 May 2018
4:16
6 лет назад
29 April 2018
3:26
6 лет назад
10 February 2018
8:48
6 лет назад
Madoonayaan ineynu dowlad ahaano
2:57
6 лет назад
Комментарии
@abdinur6152
@abdinur6152 7 часов назад
Wallee nasiib daro waa tan oo kale bal waxa ay quraafad waqti iyo huuhaa ay ku dhumuyen, Eebow soo hanuuni
@abdinur6152
@abdinur6152 7 часов назад
Wallee nasiib daro waa tan oo kale bal waxa ay quraafad waqti iyo huuhaa ay ku dhumuyen, Eebow soo hanuuni
@mohamadabdulrahman7584
@mohamadabdulrahman7584 5 часов назад
@@abdinur6152 bal quraafaadka natus
@abdinur6152
@abdinur6152 7 часов назад
Wallee nasiib daro waa tan oo kale bal waxa ay quraafad waqti iyo huuhaa ay ku dhumuyen, Eebow soo hanuuni
@khaliifkaumada634
@khaliifkaumada634 Месяц назад
أعوذبالله من الشيطان الرجيم ما اكثره كذبا
@Xalane-i7w
@Xalane-i7w Месяц назад
Ar xaa quraad ah! Kkkkkkkk
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 месяца назад
Kuwaan😢😢😢 alle ubarya inu so hanuuniyo oo cibaadada alle ugaar yeelan baryada sujuuda rukuucda iyo cibaado idilkeed iney alle ugaaryelan alle uso barya
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 месяца назад
sheikh jeylaani iyo dhmaan waxa aado baryeysaan Wa shirki rukuuc iyo sujuud alle ayay usugnaatay baryana alle Aya labaryaa adoon qabri kujiro OO wuxu kusugan yahay aadan garaneynin lama baryayo waxa igasii daran nabiga S.C.W amaantiisa iyo sheikh jeylaani ayay iskusii qabanayaan yaab awliyada iyo malaaigta alle u adeegto ayay kashekeynayaan
@Aweysaxmedcali
@Aweysaxmedcali 2 месяца назад
Kkkkkkkk 1000 meeqee kaadhiman jahiilnimo hadal shaaciir ah ayuu quraan ugudhigaa mushrikiinwaye kuwaan ahluu bet intey jogaan
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 месяца назад
Jannadi waa la soo fujiyey KULAHAA RER BAYDHABO way diiden janno ma fadaana ay dhehe mirifle qurafad weligoda mayeelin
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 месяца назад
Sheekho tariikhdada iska daye asxabihi iyo nabiyada bar iyo waxay qabriga vadabtisa uga badbadi lahayen wa
@ShiikhWakiil
@ShiikhWakiil 2 месяца назад
Masha alah
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. 3 месяца назад
Diinti Nebi Muxammed loosoo dhiibay maahan waxaan.
@xaroguled3126
@xaroguled3126 3 месяца назад
Subxanalaha kuwan ya odhan kara wa muslimin oo isku diin ayan haysana Quran waxa u ah qasido balo idinku dhacday iyo beenta idinka buxda iyo khurufad ka
@khalidabucamaar42
@khalidabucamaar42 3 месяца назад
23:42 Sowta 3 tawxiid diidi jirteen 7 intee kakeenteen 😂😂😂
@aishoomar1191
@aishoomar1191 5 месяцев назад
Masha allah mashaaikhdeen allah noo barakeeyo naxariista rabigeen oo waasaca allah siiyo❤
@aishoomar1191
@aishoomar1191 5 месяцев назад
Amiin yaa rabbi, allahu akbar ❤
@XasanCabdi-zw4st
@XasanCabdi-zw4st 7 месяцев назад
M.a shikh Wahaabiyo diinta allah kaqabto
@143-k1d
@143-k1d 7 месяцев назад
Masha-allah Sheikh Abukar Allaha Xafido
@AbdifatahGuled-b8q
@AbdifatahGuled-b8q Год назад
maasha allah
@MohamudAli-m2g
@MohamudAli-m2g Год назад
Allha unaxariisto Sheeqa
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa Год назад
Yaaahuuu wlhi inaan somali wada janno gelayn diin saxana wada haysan qaar baa sheeko baraleey ka diin dhigta alla wuxuu sheeko xariiro le diimeeyey badnaaa
@ahsuufi6365
@ahsuufi6365 Год назад
Allaha U naxariisto Shiiqa iyo Mashaaiqda dhamaan
@omarmohamedhassan9676
@omarmohamedhassan9676 Год назад
Been dadanaa Subxaanallaah
@ruunsuule5456
@ruunsuule5456 Год назад
Maasha allaah karamada sheekhnaa sheikh uweys dheere waliyullaah sheeg sheega sheekha alaha noogu danbi dhaafo sh cumar jiilaanii ilaahoow naxariis janaad kusii ka sheekaynta karaamaatul oowliyaa sheekhii ku caan baxay buu ahaa oowliyaa macooda alaha kku yeelo
@sheikhalimohamed8097
@sheikhalimohamed8097 Год назад
Nabi iyo awliyo maa isku mid ah subxaanallah war dadka ha dhuminina Alle Barya wallaahi sheikh Uways dheere waxba idiinma qaban karo ee cabudida Alle u gooni yeela
@inadauud3858
@inadauud3858 7 месяцев назад
Adigu ma waxad aheyd kuwa fahan ka diintu ka lumey
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 месяца назад
​@@inadauud3858sheikh jeylaani iyo dhmaan waxa aado baryeysaan Wa shirki rukuuc iyo sujuud alle ayay usugnaatay baryana alle Aya labaryaa adoon qabri kujiro OO wuxu kusugan yahay aadan garaneynin lama baryayo waxa igasii daran nabiga S.C.W amaantiisa iyo sheikh jeylaani ayay iskusii qabanayaan yaab awliyada iyo malaaigta alle u adeegto ayay kashekeynayaan
@sheikhalimohamed8097
@sheikhalimohamed8097 Год назад
Subxanallah ma khuraanka sodonka juz qodkii akhriyo iyo sheikh khurafad uu qorey maa isku mid ah Alle Ayaan idinka magan galay adinkoo dhan
@sheikhalimohamed8097
@sheikhalimohamed8097 Год назад
Baydhabo aa janadii la keenay yaa u shegeysiin shakadaas
@sheikhalimohamed8097
@sheikhalimohamed8097 Год назад
Khurafaad Alle ka baqa beenta ummada ka daaya qof geerida loo sheego ma jiro
@dahirahmed3264
@dahirahmed3264 Год назад
Subxanallah wa quraafaad mushrikiin allaha hanuuniyo
@CabdifitaxCabdirashiid-os7zh
Masha Allah
@safiadahir5978
@safiadahir5978 Год назад
Masha Allah ahlu baadhil unbaa diidan qisadan waa run waan karaamaadka owliyada ❤❤❤❤❤
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Год назад
Qaaqil buu isku magacaabay mid aan Ku magacaabi lahaa owgeel oo diinlaawe ah oo la yaaban diintiisii oo Siday ahayd uu u sheegayo shiikheennaan caalinmka ah
@sabiriinxeyle3071
@sabiriinxeyle3071 Год назад
Masha alah
@astrofxastro4794
@astrofxastro4794 Год назад
walee umadan soomaliyeed maskaxdooda waa lagu ciyaaray bal hada waxaan dad maa run mooda 😂😂😂🤗🤦
@shadaliabdullahi5996
@shadaliabdullahi5996 Год назад
Ilaahay ka baqa shirki waa qarar.
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Год назад
Janada ilaahay kaliyaa og
@abdirashidlohos9166
@abdirashidlohos9166 Год назад
Ilaahay ayaa og xaqiiqada
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 Год назад
Munaafiq ayaa tahay khuraafiiste been low ma nin talyani dal Muslim ku so duulay lajiray ayA sheekh ku sheeygesan
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Год назад
Cabdisalan sxb لكم دينكم ولي دني waxaa aaminsantahay qofna kugu ma heeysatay qofna ha gaalsiin qof muslim ah oronasyoلاإله الله محمد رسول الله gaal hadii aad tirahdo adigaa gaal ah.
@axmadsaadaq7759
@axmadsaadaq7759 Год назад
Masha alah
@cadiraxmandaahir1756
@cadiraxmandaahir1756 Год назад
Suufiyadu mar walba waxaay kasheekeeyaan Karaanadka ooliyad iyo meeyd la tuugo Kana waa qeeyb kamid ah quraafaadkii aay suufiyad caamad ku duufsadeen ee yaanan ilaah la inka fogeeyn caamooy
@mukhtaarshacraawi7958
@mukhtaarshacraawi7958 2 года назад
Masha Allah Axadun axadun 😢😢
@muniirosmanali8670
@muniirosmanali8670 2 года назад
Mash alaah
@muniirosmanali8670
@muniirosmanali8670 2 года назад
Masha Allah sheeq abuukar
@saciidxasan6052
@saciidxasan6052 2 года назад
masha.allah
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 2 года назад
Niban badan oo tuu naatiisa kufuray Sadex dalqadood bay iskucesheen
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 2 года назад
shiico maahan iskajir waxaad ku hadlis icna inaan waxkasheego maraboh
@xaawomaxamed8701
@xaawomaxamed8701 2 года назад
jasaakalaahu khayra sheekh Shibil Alaaha noo xifdiyo sheekh iskadaanya danbiga
@maxamedjimcaalecabdi5509
@maxamedjimcaalecabdi5509 2 года назад
Masha Allah
@abdirahiimbulbul410
@abdirahiimbulbul410 2 года назад
Beenale mushrik khuraafi ah ayaa tahay
@seynabsheekhcumar3967
@seynabsheekhcumar3967 2 года назад
Maasha aallah ilaahow qaadiriyo barakeey 🤲👍