Тёмный
KALAMAAN
KALAMAAN
KALAMAAN
Подписаться
Kalamaan waa Kulmiye,

Waa Barnaamij ka baxa Radio Kulmiye Maalin waliba Channel kaan wuxuu gaar u noqon doona Bahda Kalamaan

KNN, waxad ka heleeysaa Warar iyo Barnaamijyo ku dhisan dhex-dhexaadnimo, sugnaansho, iyo Cadaalad.

Sidoo kale waxaad naga heli kartaa Baraha Bulshadda ee KNN.
KALAMAAN 21 AUGUST 2024
9:36
4 часа назад
KALAMAAN 20 AUGUST 2024
7:34
7 часов назад
KALAMAAN 19 AUGUST 2024
10:35
9 часов назад
KALAMAAN 18 AUGUST 2024
8:52
12 часов назад
KALAMAAN 17 AUGUST 2024
9:56
14 часов назад
KALAMAAN 15 AUGUST 2024
11:01
19 часов назад
KALAMAAN 14 AUGUST 2024
7:43
21 час назад
KALAMAAN 13 AUGUST 2024
9:09
День назад
KALAMAAN 12 AUGUST 2024
8:44
День назад
KALAMAAN 11 AUGUST 2024
9:35
День назад
KALAMAAN 10 AUGUST 2024
9:46
День назад
KALAMAAN 08 AUGUST 2024
8:15
14 дней назад
KALAMAAN 07 AUGUST 2024
8:14
14 дней назад
KALAMAAN 06 AUGUST 2024
9:12
14 дней назад
KALAMAAN 05 AUGUST 2024
9:48
14 дней назад
KALAMAAN 04 AUGUST 2024
8:58
14 дней назад
KALAMAAN 03 AUGUST 2024
9:09
14 дней назад
KALAMAAN 01 AUGUST 2024
8:09
21 день назад
KALAMAAN 31 JULY 2024
8:18
21 день назад
KALAMAAN 30 JULY 2024
10:44
21 день назад
KALAMAAN 29 JULY 2024
8:04
21 день назад
KALAMAAN 28 JULY 2024
10:09
21 день назад
KALAMAAN 27 JULY 2024
11:00
21 день назад
KALAMAAN 24 JULY 2024
9:22
28 дней назад
KALAMAAN 23 JULY 2024
7:28
Месяц назад
KALAMAAN 22 JULY 2024
9:24
Месяц назад
KALAMAAN 21 JULY 2024
9:52
Месяц назад
KALAMAAN 20 JULY 2024
7:35
Месяц назад
KALAMAAN 18 JULY 2024
10:02
Месяц назад
Комментарии
@cabdirashiidyuusuf-r5u
@cabdirashiidyuusuf-r5u 4 часа назад
Kalaman cidan macnahay xambaarsan tahay yayna dhagaysanin
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 10 часов назад
Kkkkkkk😂😂😂 halaha ugu danbeeyo aan kajeclahay kalamaan qaayladaan sugnaa kkkkkkk
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 11 часов назад
Mahadsandiin kalamaan qeer sheega ❤❤❤❤
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j 13 часов назад
Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wo8ku3cp2g
@user-wo8ku3cp2g 16 часов назад
ASC VIVA7UP WAAAAA IDDIN SALMAYA WAXAN RABBAAAAAA INAD LA SHAQAYSAN KACANKA 2AAAAD =4,5 KKK2 LA SHAQEYA ODAY CABDULE KACANKII KA DANBEYA
@shukrixuseen506
@shukrixuseen506 17 часов назад
Shamsa
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 18 часов назад
Dhalinyarta inay dhagax jabiyaan mooyaane shaqo abuurkale miyaa yaab weeye walaahi
@xamdixalane767
@xamdixalane767 18 часов назад
kalamaney sheekadaan wa siyaasad iyo been iyo been abuur wax jaceyl la yiraahdo majiraan meeshaan waa shirqool siyaasadeysan iyo been aan raad laheyn iyo been abuur war yaan la idin sirin reer kalamaan nin balwadleh iyo cillad kasto oo ay balwadu leedahay ayey gadaal ku wadaan oo dadka loo qurqurxinaa oo wax uusan aheyn laga dhig dhigaayo waaye ninku , waxana la shirqoolaa garoob iska xoogsee ama iska xamaalee magaladeeda oo aan daneyheyn nin balwadleh oo aysan rabin qof ahaantiisa , marka reer kalamaan haka qeyb qaadanina dhibaatadaas loo geysanaayo gabadhaas soomaaliyeed .😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 war iska jira reer kalamaanow waa dad raba iney qof banii aadam ah boobaan bililiqeystaan waa dhaqan gaangis oo kala ah oo ka taagan guriceel war ka jooga reer kalamaan oo ka qeyb qaata ka badbaadinta ninka balwadlaha yow dhibaateyn ayada iyo carruurteeda hadhow ileen la iskuma aaminikaro nin balwadleh waqtigaan maanta la joogo waxan ahay gabadha walasheed intaas ha dhaafsiinina garashada qofka faalada soo qoray .😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nrx8684
@nrx8684 20 часов назад
Somaliland calanka Galmudug u dhaafa meel eey Calanka Somaliya kasoo galaan eey la yihiine. Waxaa ku xigto ineey calanka Somaliya soo qataane
@Axmedismacil-p9o
@Axmedismacil-p9o 21 час назад
Waaqlaw ujeedadu waa citirafkeen
@AdanDagana
@AdanDagana 21 час назад
Funny
@HarestoFarah
@HarestoFarah 22 часа назад
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️♥️
@mohamudshariff2567
@mohamudshariff2567 22 часа назад
Kalam wararkina wankumaxsantin❤❤❤
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 22 часа назад
اللهم انصر اخواننا المستضعفين في غزه🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸🇵🇸🥺🤲🏼🤲🏼
@Xuseen-qy9mj
@Xuseen-qy9mj 20 часов назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shijo2055
@shijo2055 23 часа назад
اللهم أصلح أحوالنا وألف بين قلوبنا وأصلح مافي قلوبنا 🤲 🤲 🤲 🤲 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂🫂
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 22 часа назад
اللهم امين🤲🏼🤍✨
@MohamudColaadYusuf-ki2pw
@MohamudColaadYusuf-ki2pw 23 часа назад
Waad mahad santihiin kalamaan aad ayaan idiin xiiseeyaa halkaa ka sii wada
@SaalaxcaliNuur-g7q
@SaalaxcaliNuur-g7q 23 часа назад
Shanta kun waxoow karaadayay dolar kuduuban😢😢😢😢
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli 23 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-gutNmQCBBko.htmlsi=5UvHj_e5uwkt4YoH❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli 23 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yareys3919
@yareys3919 23 часа назад
Intii madaxweeynaha sheegey hadoow ku cil celinaayo muxuu shir sharaa,iid u qabtey ????? Sacabtume markaad noqoto oo aad xilkaaga iloowdo ama aad aqoonin waa sidaan
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli 23 часа назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-gutNmQCBBko.htmlsi=5UvHj_e5uwkt4YoH❤❤❤❤❤
@abdulgaadirahmed9219
@abdulgaadirahmed9219 23 часа назад
Kow kow kow 1
@mulkisiyad6785
@mulkisiyad6785 День назад
Somaliyey Canshuurta haku mashquulinee Diyaar garooba Cadowga Nagusoo Duuley iska Qabta Somaliyey
@KhaalidmaxamedckariimKhaalid
@KhaalidmaxamedckariimKhaalid День назад
Soomaaliya guul😅😅
@Qaali12
@Qaali12 День назад
Alle ha unaxaristo janatul Fardowsa Allaha ka warabiyo. Shahadada Alle ha ka aqbalo 🤲
@CiiseabdiGaas
@CiiseabdiGaas День назад
Waar meesha kasaara inanta
@CiiseabdiGaas
@CiiseabdiGaas День назад
Ok
@nailsissak3207
@nailsissak3207 День назад
Illahay cadowga hanaga qabto nuucuyahayba! Kalamaan waad mahadsantihin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq День назад
Heesihii berisamaadkii barakaysnaa, ayaad nasoo xasuusiseen, dad waa kuwii hore, hadalna waa intay sheegeen❤🇸🇴❤️‍🩹🤍👍
@FarhiaismailMohamud
@FarhiaismailMohamud День назад
Asc knn kala man
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 День назад
Mahadsandiin kalamaan qeer sheega ❤❤❤❤
@DayibArts
@DayibArts День назад
Guulaysta 5:40 5:43
@DayibArts
@DayibArts День назад
Guulaysta
@DayibArts
@DayibArts День назад
Kalamaan🎉
@Aadanxuuseen.
@Aadanxuuseen. День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ambiyaxasan6082
@ambiyaxasan6082 День назад
Shamsa Yarey Xamdulilahi Calasalama Waa Soo Naqad Wanagsan
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o День назад
Sow kii imigrationka dhacay 4milyan maaha koofi ee maxkamadu si qabyaaladaysan u sii daysay taasaa dowlad sheeganaysa
@mustafaismailhashi8667
@mustafaismailhashi8667 День назад
Dadku waxay idiin yaqaanaan Guul wadayaal kursiga Guure u rahman
@qeysbadmaceeye.8.24
@qeysbadmaceeye.8.24 День назад
Kalamaan waxay ku hadleysaa qof walba oo somaali ah afkiisa👀 iaamin
@HarestoFarah
@HarestoFarah День назад
🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇩🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@HarestoFarah
@HarestoFarah День назад
Knn❤
@nurali2307
@nurali2307 День назад
😂 kalamaan iyo fanka wa lama huraan
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd День назад
Waa in taalo loo dhisi geesiyaasha ciidanka fashiliyay qaraxii United Arab Emirates 🇦🇪 iyo Ethiopia rabeen iney dadka soomaaalida ah iyo martida Saudi Arabia ku laayaan.
@user-mh2pk9cn3j
@user-mh2pk9cn3j День назад
Scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤
@MoudDara
@MoudDara День назад
Anoo jooka burco waxaanleeyahay somalie guul guul guul
@MoudDara
@MoudDara День назад
Somalia guul guul guul guul guul
@cabdirashiidyuusuf-r5u
@cabdirashiidyuusuf-r5u День назад
Kkkk
@user-in1du4bm3f
@user-in1du4bm3f День назад
War horta gabadhashamso ah baryahan geedka majoogine ma umushay oo umulbay ahayd tolow
@ibrahimshanfool
@ibrahimshanfool День назад
Mahad salaad ma wuxuu xukun ku doonayaa dhiiga shacabka reer sade runtii mahad wuu riyoonayaa gal mudugna xaas sadax dalqadood ay habar gidir ku qabto ma ahan waxaana xaaraanbka ah mahad salaad oo ah gacan ku dhiiglaha gal mudug hadase musharaxa gal mudug ee labaad ee la tartamaya madaxweyne qoor qoor wuxuu ka socdaa beesha sade hadana dagaalka ka socda nawaaxiga balan bale waxaa dalbaday mahad salaad balse rag iyo garoonka gureceel markuu ku waayo ayuu hadalku u furnaan doonaa .digniin hadii mahad salaad lagu sheego musharax gal mudug waxaan si cad ugu qeexayaa reer gal mudug inay halkaasi ku eg tahay wax loogu yeero gal mudug hadaba ma aanan maqal iyo ma aanan ogeyn shaxda kuma jiri doonto baritoole