Тёмный
KNN
KNN
KNN
Подписаться
Kulmiye News Network waa Warbaahin Madax banaan oo fadhigeedu yahay magaaladda Muqdisho. Waxaad ka dhegeysan kartaa Hirka FM-ka ee 88.0 MGHZ.

Aduunyada oo dhan nagala soco Aaladda tabinta tooska ah ee Live stream adigoo booqanaya bogga aan internet-ka ku leenahay ee radiokulmiye.net/

KNN, waxad ka heleeysaa Warar iyo Barnaamijyo ku dhisan dhex-dhexaadnimo, sugnaansho, iyo Cadaalad.

Sidoo kale waxaad naga heli kartaa Baraha Bulshadda ee KNN.
WARKA SUBAX EE KNN 09 07 2024
14:23
3 часа назад
WARKA HABEEN EE KNN 08 07 2024
14:08
15 часов назад
WARKA DUHUR RR KNN 08 07 2024
12:38
22 часа назад
WARKA SUBAX EE KNN 08 07 2024
15:49
2 часа назад
WARKA HABEEN EE KNN 07 07 2024
18:05
2 часа назад
FALANQEYNTA CAYAARAHA.
13:37
2 часа назад
WARKA DUHUR RR KNN 07 07 2024
18:06
2 часа назад
WARKA SUBAX EE KNN 07 07 2024
13:10
4 часа назад
WARKA HABEEN EE KNN 06 07 2024
23:17
4 часа назад
WARKA DUHUR RR KNN 06 07 2024
18:06
4 часа назад
Комментарии
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 Час назад
KATAK HADHADHAMIYAAN WAXEY SHAQEYSTEEN OO AY ALLE U CAASIYEENE ILAAHEY ISLAAMBUU KADHIGEY DHIIGIINU WAA ISKA XAARAAMBUU YIDHI BISHAN AY DAGAALAMAYAAN WAA BILAHA XURMADA LEH 34SANO AYEY ILBIXI LA YIHIIN MOORYAANTA IYO KALKAALIYAASHADABA ALAHA NAGA MADHIYO AANU DEGNEE WAXBA YAAN LA DAAWEYN DAALIMIINTU YAYSAN NAGU SOO NOOLANINE
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og
@AbdisataarsheekhMahamed-zx9og 2 часа назад
Kusali rasuulka s.c.w
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 3 часа назад
SHACABKA SOMALIYA DHULMI IYO GUMEYSI AYAA KU HAYAN YAHUDIGA MADOW QAWARIJTA WECELADA SHABAB HITA GURIGA HADAY DAYACTIRAYAN WAXAA LAGA QADA QOLJI 30 DOLAR DAWLADI WELI JIIFKA KAMA KICIN BOTO IYO BEEN AYAA HAYSA OO KELIYA .YAA DHAHAY SOMALI GEESI WAYE SOMALI WAX KA FULISAN RABI MA CUUMIN.
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 12 часов назад
Dadkan wada dega Qoryoleey waxa eey ahayd degan xasiloni waa Dagal kusaleysan Siyasad iyo kuwa daneystayaal ah oo deganadan dhaqalo badan wakhtigii hogamiya koxeydyada kasameystay,Waxaa sidoo kale qeybka ah Cadowga oo fursad kuwi dalka difaci lahaa uu isku dilo,Qoryoleey waxaa xoreyen Cidamadii Gesiyada ahaa ee niyad Gesinimada wadaniyada kukasban in dhulka oo ah degaano Khawarijta eey kulahayeen Saldhigyo dadka eey soo khafashaan eey geysan jireyn.
@mmh8047
@mmh8047 14 часов назад
Dawladnimado soo ma Ahayn in aad maatadaa masaakiinta ah meel dhul ah siisaan ,iyo sahay??????....Xaraam calykum !!!!!!!!
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 15 часов назад
DAWLADA HADDA WAA KA GULESANEYSA WECELADA SHABAB HADDII MADAXODA SHAN KUN DOLAR LA SARAY QOFKI DILA CIIDAMADA WAA SHAQESANAYAN HADDA IYO WIXII KA DAMBEYA LAKIN BALANTA RUN HA NOQDO.
@user-pd2nm2qu6p
@user-pd2nm2qu6p 15 часов назад
Sheikh Hussein
@accuracyabey8705
@accuracyabey8705 15 часов назад
Warkagura mesha
@LiibaanCabdi-l4j
@LiibaanCabdi-l4j 16 часов назад
Joojiya gulufka koley majoojineysiine
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 16 часов назад
In la dayaco danyarta si loo badbaadsho danweyntaa sax ah miyaa.
@LiibaanCabdi-l4j
@LiibaanCabdi-l4j 16 часов назад
Qabyaalad iska daaya soomalay
@fe8445
@fe8445 19 часов назад
Shaqo wacan. HG anagaa ah ninkan hadlaya ayaa ah. Dabdamis bay magaalada u baahan tahay. 27 dabaq baa magaalada laga dhisay. Hadii dab dhaco sidee la yeelayaa. Guul.
@arimahaislaamka7995
@arimahaislaamka7995 19 часов назад
😂😂𝗕𝗲𝗲𝗻𝗹𝗼𝘄 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝘁𝘂𝘂𝗴 𝘁𝘂𝘂𝗴𝗼 𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗯𝗼𝗼𝗯𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗸𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗲𝘀𝗵𝗶𝗶𝘆𝗲𝗲𝘆 𝗥𝗮𝗴𝗶𝗶 𝗾𝘂𝗯𝘂𝘂𝗿𝗮𝗵𝗮 𝗳𝗮𝗮𝗴𝘁𝗮𝘆 𝘀𝗮𝘄 𝗺𝗮 𝘁𝗮𝗵𝗶𝗶𝗻
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 19 часов назад
Dowlada dhulka ayadaa leh garta alle taqaan
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 21 час назад
MAREKANKA DORASHADA SOO SOCOTA NOFEMVER 2024 HADDI KU GULESTO DONO TARAN SOMALIYA WAA UU U DHAMATAY QAWARIJTA SHABAB AYAA GACANTA U GELINAYA NACEBKA SOMALI U QABO DARTI TAADI OGADA SOMALIYEY.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 21 час назад
SOMALIYA OO KA BILAWDAY QAX IYO KALA CARAR OO LAGA CABSI QABO IN AY QABTAN SIMALIYA GUUD AHAN QAWARIJTA WECELADA SHABAB.
@yahyiemohamed7273
@yahyiemohamed7273 22 часа назад
😂😂😂😂😂 meeqaa lagu lahaay ka guura Walaalayaal inaad ka baxdaan meesha dabdabiska loogu talo galay😅😅😅😅😅
@ahmedibrahim3070
@ahmedibrahim3070 23 часа назад
Guuuuuuul somalia
@maxamedabkow9461
@maxamedabkow9461 23 часа назад
Digniin nalamasiinin sas aye ucabadee xagudajiyay dhul doladed ilen dolad watii awod sharci leh 30sano ayad baraten sharcidaro wa in niilabaraa sharciga wxa uu yahy dadka barakacayasha dagan tabeelaha ilaa celsha wa somali dalka qax aye kuleyihiin sas etahy meshas aye kadaganyihiin xaniidiiday ama qabiil wen ayad kadhalty😅😅
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 20 часов назад
Dhulka wey degan yihiin weyna degnaanayaan Xasan Tuug Xabaale Qoto meyto qaxiyo isagaa ku dhimanayo oo meeydkiisaa maanta galay.
@hatethatiloveyou7939
@hatethatiloveyou7939 День назад
Shaqo wacan policeka Soomaliya
@BasriRr
@BasriRr День назад
Hhhhhh😅😅😅
@dhagosshilimow1410
@dhagosshilimow1410 День назад
Kibirka ayaa idin keenay sidaan Guul iyo Gobonimo.
@user-hw5hs2pv6p
@user-hw5hs2pv6p День назад
Asc tafsiirka aaway
@hassanbardacad5600
@hassanbardacad5600 День назад
Guriga inaysan bananka uga bixi karin waaba noshegtee garbasaarka ama jalbaabka maxey kaxera weysay bananka malaguso iloobay xalay
@calasowcalas6583
@calasowcalas6583 День назад
Dowladnimo ma rabbaan dadkaan.....!!!
@user-tv2gy2qv7i
@user-tv2gy2qv7i День назад
Hala baxsho,qabiilkooda dhul hasiiyo
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 День назад
AMARKA DOWLADA IMISA BILOOD BAA LA IDIN DIGAYEY GANACSATO IN AY GADATO OO HORUMARKA DALKA LAGA SHAQEEYO WAA WAAJIB CAASIMADA BILICDEEDU UMA XAYIRNAANEYSO REER GUURAA
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 День назад
Maxaa faaidada ah ilaa aakharo safar
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 День назад
HALA QAATO AMARKA DAWLADDA WAA DHAMMATAY WAQTIGII U.S.C HANTIDA SHACABKA LAGU DHACI JIRAY.
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 День назад
AAWEY BOOTADII MAGAALADA GANACSIYADA UGU WAAWEYN BAAD LEEDIHIIN MAGAALADANA JIINGAD BAAD KU CAMIREYSAAN
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 День назад
AMARKA DAWLADA HALA QAATO WAA DHAMMADAY WAQTIGI U.S.C.
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen День назад
Adeer somalilan iska daaye ee soomara sharciga iyo nidaamka daladnimada😂😂
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s День назад
Isaq land dolad hayan ma jirto wayo wxa tihin dad cuqdad qawo oromo amxaro wato marka xilga dumiska ku jirtin
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen День назад
@@user-gl2go3kp6s waa iska cadahay in aad naan dadladnimo Rabin hadaatihiin ree dabdemis
@MaxamednuurXuseen
@MaxamednuurXuseen День назад
@@user-gl2go3kp6s teeda kale wax waa la boobaa lkn hadii awood kaa badan oo sharciyaysan timaad waa loo hugaan samaa. Sida ree OODWAYNE camal
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 20 часов назад
Soomaaliland maatadooda ma qixiso meeydkeedana ma quftaan oo ma canshuuraan ee Xasan Tuug umada Ilaahay ha ka qabto
@ZakariyeMaxamuud-ux2ij
@ZakariyeMaxamuud-ux2ij День назад
Yasbwaaye
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 День назад
BEENWAAYE KU JIRA GANACSATO DHISTAA IDIN DHAAN TA CAASIMAD WADA JIIN GADA LAMA QAADAN KAREE JIINGADI DEGMO IÝ TUULEY KU ROONTAHEE GEEYA XAGA IYO XAGA LOO DHAQAAQI MAAYO LA IDINKA YEELI MAAYEE CAASIMADEENA CAASIMADIHII DERISKEEDA AHAA WEY DHAAFEEN IDINA JIQ IYO JIINGAD BAAD DOONEYSAAN MAYA MAYA MAYA
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 День назад
MEEQAA DIGNIIN LA IDIN SIINAAYEY EE AAD BOOTEENEYSEEN 34SANO OO BILAA NIDAAMA WAA DHAMAATEY
@user-ti8qb2hl7l
@user-ti8qb2hl7l День назад
Burhaaan diini faarax wn ku salaamay hadii aan fikirkeyga ka dhiibto wxn is leeyahay France 🇫🇷 weey so gudbeeysa oo shock aya dhacaayo England weey so gudbeeysa iyadane marka finaalka wa France vs England
@mohedaxmedadariadari4866
@mohedaxmedadariadari4866 День назад
Marooro taariikhda Hijriga ay adeegsado way ku ammaanan tahay, lkn waxay ku ceebaysan tahay inay nidaamka Yahuuda heshiis la saxiixday dhinacyo badan.
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 День назад
Somalia guul iyo gobanimo
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 День назад
DEGMADA LUUQ DAGALKA QABIILKA LABADA DHINAC WAXAA KU DHINTAY 112 RUUX DHAWAC WAA 18 RUNTA XAQIDA WATAN. WAA MUSIBO SOMALI GACMAHODA KU TACBADAY.
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 День назад
DAGAALKA QABIILKA SOMALI KA SOCDA HA ISKU DALININA WAX JOOGSANAYO MA AHA WAX YAR WAA NEVSAN KARAN OO KELIYA .
@isiri.2835
@isiri.2835 День назад
GUBID BALO AY KEENEEN SOOMAALIYA
@SalaadJimcaale-l7u
@SalaadJimcaale-l7u День назад
Kaas waa beenaale
@XasankaAliIsxaaq
@XasankaAliIsxaaq День назад
2:12
@user-lc4og8pt3f
@user-lc4og8pt3f День назад
M.n
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 День назад
Hooyoinka somali ciyaalkoda o shabaab ha ceshtaan danbiga we lalayiin danbigooda
@bashiirguhaad1893
@bashiirguhaad1893 День назад
Ninka sheganaayo gudoomiyaha gobol waxba maoga,
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 День назад
REER DAGAAL QABIILKA SOMALIYA KA SOCOTA WAX ISTAGAYO MA AHA YAA LA ISKU DAALIN,, QOF WALALKE DILAY ARAGTI AYAA NAGA DHAXEYA.
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 День назад
Abehay wax yir isbitalada tiri holan uk iskotland faransa norway
@cabdullahixuseen713
@cabdullahixuseen713 2 дня назад
Alaha Idina barakeeyi foonfur galbeed
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 2 дня назад
INTA QAWARIJTA WECELADA SHABAB AAD MAXKAMAD GENEYSAN WELIGII NABAD LAMA GARAYO, ARAGTI KU TOOGTA WECELADA SHABAAB.