Тёмный
Cadnan yare
Cadnan yare
Cadnan yare
Подписаться
Walal cadnan yare
NINKII QANISTA XAMAR U WEYNA
8:25
4 часа назад
HORTA DADKA CAANKA AH NAXARIS DARANA
9:07
7 часов назад
SHEKHAD MUNA OO MAR KALE SO HADASHAY
8:12
9 часов назад
ABAAAL LAAWE
8:50
12 часов назад
HABLIII SOMALIYED OO FARIN U DIRAY CULIMADA
10:19
14 часов назад
SO DHAWEYNTI XIL ABIB IYO RER AWDAL
9:15
16 часов назад
GABAR TIRI HA GURSANINA NIN …….
8:53
19 часов назад
DHALANYARADA SOMALIYED OO KACDAY
10:49
День назад
QISO XANUN BADAN
8:47
День назад
Yaxbul oo wacdara dhigay Ila dawo
9:48
14 дней назад
Qaniskii weyna oo arasharaf difaacay
9:33
14 дней назад
Комментарии
@IdmanBeerdoon-c1o
@IdmanBeerdoon-c1o 5 часов назад
Allaha caafiyo
@MubashirReermagaal
@MubashirReermagaal 7 часов назад
Away daw ladii uubasa borkeedii hysasty😂
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 11 часов назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 11 часов назад
Subxanllh subxanllh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh acdubilh subxanllh acdubilh
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 11 часов назад
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabi
@maryanmohamed9598
@maryanmohamed9598 11 часов назад
Ilaahey ha caafiyo
@abdiaziznoor-et7xe
@abdiaziznoor-et7xe 13 часов назад
Allaha haa cafiyo wllkena sorry brother
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 14 часов назад
Waliged ba laoran jirey dadka bdnkoda dibada ado sida loga fududeyo kutubka kujogso ladhaha hdu ogalado islanrkiiba ladaaya wilba intu diidey laso ciliyey aso shegayo mqly
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 14 часов назад
Awalba fanaanin faida malahyn. Allh so hnuuniyo
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 14 часов назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@saynabibrahim2187
@saynabibrahim2187 16 часов назад
Amiin
@ismailali4339
@ismailali4339 16 часов назад
Qof shaydaan caabuda sidee loo caawiyaa, sowkii lahaa “Sadex geesow I badbaadiya, cida doonaysa wuu garanayaa lkn sheegi maayo.
@mohamaria3323
@mohamaria3323 16 часов назад
Ilaahoow caawi 🤲🤲
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 16 часов назад
War waa been waxaas
@user-yx9gz1ms4b
@user-yx9gz1ms4b 17 часов назад
Waryaa illahey ka baq ninkaan been haka sheeting Adiga wad noqon kartaa sidaan
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 17 часов назад
Faqiirka guurso
@kaltunabdirahman3281
@kaltunabdirahman3281 18 часов назад
Acuudu bilahi
@MOHAMEDAdam-sq1io
@MOHAMEDAdam-sq1io 18 часов назад
Midkaan iyaguu u shaqeeyaa. Allah bn ka magan galbay sixirka aad buufinaysaan. Xayaysiis buu u samaynayaa. Waa la soo diray. Dadka ayuu rabaa in uu cabsi galiyo..
@Shirwacphotograph
@Shirwacphotograph 19 часов назад
Allaha ku saqiro
@rayanmustafe5473
@rayanmustafe5473 20 часов назад
Sixir weeyaan dheh, jin bay istcmaalaan marka aad leedahay. Wuu waashay way sixreen weeyi.
@maryanahmed2040
@maryanahmed2040 20 часов назад
ilaahow caafi
@MohamedQ2345
@MohamedQ2345 20 часов назад
War sxp meesha adiga miyaah leh
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 21 час назад
Suldaanka iyo ilkacase talent bay leeyihiin lkn oomaar dadkuu ka qosliyaa ilaahay ha caafiyo
@Samsamcabdilaahi4119
@Samsamcabdilaahi4119 22 часа назад
Walaalayaal duceeya wllkeen oomar Ducadiina ayuu u baahanyhy🤲🤲🤲
@orahwng-l8v
@orahwng-l8v 22 часа назад
Masonida wey ku gaale sin marka hore gaadi aye ku qaben lkn ogow in illh ku sin karo maal iyo magc shaydin ha amnin sxb qofki xansn allh aya cafimdk hayo
@mustafeyuusuf8677
@mustafeyuusuf8677 22 часа назад
WAAR WAX KALE NOO SHEEG SIDII ISLAMAHA HANOOGU SHEKEYNE. MA WAXAS BAD IRSAQAD KU RADINAYSA. WAAR FUCK OFF XAYAWAN YOHOW LIITAA
@HamdiXarago-hr7sw
@HamdiXarago-hr7sw 22 часа назад
Subxana Allah
@user-jl3zy2bj1l
@user-jl3zy2bj1l 22 часа назад
Wa benta
@user-bt6zd8eq1w
@user-bt6zd8eq1w 23 часа назад
Waad ku mahadsan tihiin dhalin yarada baaritaanka wado, halasii xoojiyo daba galka, caawidaan kama aha xataa uma dhawo maxaa yeelay ruux xabadka Tattoo ku leh in uu yiraaho dad muslimiin ah oo aan la idirsan baan caawinayaa oo isaga oo lacagaas faraha badan bixinaya runtii waa wax qiyaasta ka fog, war hooooy dhalin yarow waa in aanu gacan adag isaga qabanaa waxyaabaha dalka kusoo batay.
@AbdirahmanYussuf-pz3li
@AbdirahmanYussuf-pz3li 23 часа назад
Allaha cafiyo
@MohamedHassan-jq8gu
@MohamedHassan-jq8gu 23 часа назад
War ninyahoow hadaad tahay qof ilaah aaminsan khuraafaadka meesha ka daa, wax uusan ilaahay kuu qorin kuma asiibayaan... Fanku sidiisaba asagaaba hawl sheydaan ku shaqeysto ah.. Waxaadan aqoon u laheyn ma fiicna inaad ka hadashid..
@xaawo1
@xaawo1 23 часа назад
Oomaar waa fiicanyahay plz ka hara hada aad buuufiicanyahay ee dambiga iska dhaafa
@khadrahussain5156
@khadrahussain5156 День назад
Gabadhaw idinkay idiin hadashay shekhaduye ha u raacina raga gabdha islamka nin faqiira ima wacna mana xamilayso ninku waa inuu shaqaysto guurka ka hor
@mahdihoussein4168
@mahdihoussein4168 День назад
Dhalinyaro iska jiraa faanannimada wa la isku sexraa barta cilmiga diinteena iyo dhaqaalaha
@Abubakarqasin
@Abubakarqasin День назад
Adiga awoodii ilaahay baaba u nisbaysay maasooniyad ay kaa dhigi karaan wax walbo ha dhihin ma waxaad beenineysaa xadiiskii ahaa hadii ay dadka oo dhan isugu kaa tagaan waxba kaama qaadi karaan hadii ay doonaan in ay wax ku siiyaana kuma siin karaan ilaa ale uu qadaray maahane alana garab ma siiyo shayaadiin
@abassdahir
@abassdahir День назад
Willka quran saraa allaha cafiyo
@user-ui7qe4ti5v
@user-ui7qe4ti5v День назад
Waar ILLAHAY Ka cabso, nimankan ha sii buun bunine.
@user-wn8ll9ez6n
@user-wn8ll9ez6n День назад
Dadku hadalka badanbay jecelyihiin ninka qura an halasaaro bas insha allah
@AbdiBara
@AbdiBara День назад
Quran buu ibajan yahay😊
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 День назад
Alahuma najaynaa mino aafaad
@muslimoxasan-eo8tz
@muslimoxasan-eo8tz День назад
Sax woo ku qaldanyahay gar yaqan
@faisaabdulahi8264
@faisaabdulahi8264 День назад
Acuudu bilaahi mino shaydaani rajiim rabigayow naga badbaadi
@MohamedAbdi-de8rv
@MohamedAbdi-de8rv День назад
Dj subeer wuu ku jira waba la yaqana asga dadka somlida aya lo so diray hala iska qabta
@MohamedAbdi-de8rv
@MohamedAbdi-de8rv День назад
Subxaanala tiktok ayad iso nacsiisen hada youtub miya inacsin rabtin
@samiircade-m8d
@samiircade-m8d День назад
Ninkii asaaasay waxaa la dhaha Adaam waa professor dhiga jmacad
@ednafaysal1-kz6sj
@ednafaysal1-kz6sj День назад
Waa runtisa oo way dhinteen kol hadanay akbtiyar lahayn qalbiyan bay u dhinten iyo diniyan
@samiircade-m8d
@samiircade-m8d День назад
Dj subeeer wuu yahay wan kugu racnsanahay wuu ku jiira waxaa dadka san yela waa asaga
@samiircade-m8d
@samiircade-m8d День назад
Sorry Allaha caafiyo Omar anagana Allaha naga qabta bcz waxan waa wax jira runti
@MohamedAbdi-de8rv
@MohamedAbdi-de8rv День назад
Amin
@SalimsalahSalim-en8qr
@SalimsalahSalim-en8qr День назад
Gar yaqaan isaguba waa kuwa shayaadiinta caabuda wuxuu rabaa inuu raad dhumiyo dhibaatada barbar ay ugeysteen, ayagaana hada soo dirsaday siaya uraadtiraan dhibaatada ayugeysteen
@Fouziaabdi-bq1rz
@Fouziaabdi-bq1rz День назад
Inankas qurcanka halasaro