Independent Film Production Company Filming Advertising Programs Music Videos Series Shorts & Features! --- The official RU-vid channel of Sultan Films Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
Noloshayda dad badan waan la haasaaway lakin suhuur abdisamad ayaan xasuustaa mar waliba aan heestaan soo galo kuma hilmaamayo abid quruxdayda waqtiga ayaa nakala kaxeeyay oo inooma qornayn inaan wada jirno macaan
Dalxa adigu ma Burundiyan mise kongo ayaad ka timid Somaliland kama hadli kartid OK waaayo nihiin ilo Talyaani . Walloweynta mar baanu walaal moodnay baranayse bess . Annaga weligayo lana ma gumaysan annagaa diyaar u ahayn wax gumaysi diinta islaamkaase naga dabaashay Alxamdulilah .
Soomaalidu waa dad Jaamacada Carbeed galay 1974-kii. Hadii aad dooneysid inaad OGAATID In Soomaalidu CARAB tahay iyo in kale EEG magacyadii ay la bixi jirtay ISLAMKA ka hor!!