Тёмный
Turbashaash Family
Turbashaash Family
Turbashaash Family
Подписаться
Hello!

My name is Mahad Abdule aka Turbashaash and this is my RU-vid channel.
I make different videos mostly in Somali to showcase different topics.

Click that subscribe button to follow along with all new videos!

Also check out our other social media platforms:

Instagram:
Whatsapp: +4740959256
@bileabdule
@mahadabdule
@sofiasoutlet
@sofiasfootballtalk

Sofia`s other RU-vid channels:

SOFIA`S FOOTBALL TALK: ru-vid.com/show-UCgC0C2D97kTlKa3hCCcR3PQ

SOFIA`S OUTLET: ru-vid.com/show-UCcAbqHicSYeXNTIWY0uvNJQ
#pancakes #somali
1:03
4 месяца назад
Комментарии
@Yooco.
@Yooco. 6 часов назад
nice drink !!!
@user-ww1qz2qu3x
@user-ww1qz2qu3x 9 часов назад
Wn jcly video daada lkn wx yaabo badan ma heli karo inshaa allah lkn markaan helo wn sameen dooonaa casharo badana wn kaa qaadan doonaa dhawaan
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 9 часов назад
kenya wa dhul qurux badan
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 11 часов назад
Mansha allah ❤keep going
@udgoonwehliye5811
@udgoonwehliye5811 12 часов назад
Masha Allah mhdsnd calosha wanba ku dhibanahay
@MaryanAbdi-fr4hc
@MaryanAbdi-fr4hc 20 часов назад
Masha allah hooyo mcn
@Big12416
@Big12416 21 час назад
Masuil sare
@ayanabdiqadir9040
@ayanabdiqadir9040 День назад
Baarsiliga iyo buluu beeriga iyo kabsalka iyo geedka kale lagama helayo dalkii keliyaa waxaan helikarnaa muuska iyo sijibiisha iyo cayabeebarka markaa kuwaa naga maqan maxaa lagu bedelankaraa adigoo mahadsan
@Eylboy
@Eylboy День назад
Mahadsanid Mahadsanid abdulle wl waa cashar qiimo badan
@zoyamoha5940
@zoyamoha5940 День назад
Mansha allah
@farxaanxaashi3042
@farxaanxaashi3042 День назад
Waqtigee la.cabayaa wll mahad
@AshaAbdi-rd8fy
@AshaAbdi-rd8fy День назад
THANK YOU
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 День назад
Salaam alaykuma masha Allaha qofkii 83 Ee video gan daawada million thanks 🎉🎉🎉🎉😊
@shukrinoah3987
@shukrinoah3987 День назад
Guuleysta
@abkowfamily9032
@abkowfamily9032 День назад
Masha alah wa baxnaani heer sare ah thanks
@qqaran9846
@qqaran9846 День назад
Waxan qiraya in eytahay hooyo tan ugu wanagsan ala ya alah ka baqay o dariska xaq dhowray AF gabna an rera u waregin gurigeda iyo Dante da racata habo ano saqir ah ila intan ka qangadhayay ban ku arki jiray xafad banu wada daganeyn nolow intey nolol jirto janadi firdowsal alaha kugeyo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 День назад
Subxanalaah alow cadowga naga hey
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 День назад
mansha allah wa sheekomansha allah wa sheeko cimra qadasho badan mahadsanid ❤
@HUSSEIN10764
@HUSSEIN10764 3 дня назад
Waaryaare hubka dhaxanta ayaad isku dhufanaysaan dumarna ma wadatiin mise videos inta na tustaan baad bada ku daadisiin oo kaluunka dib u cunaa
@saidhussein9037
@saidhussein9037 3 дня назад
Bon courage
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 дня назад
mansha allah ❤keep going team moxog
@SacdiyaCabdiqadir-l1s
@SacdiyaCabdiqadir-l1s 3 дня назад
Mansha allah
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 дня назад
wcs wrxm tulaah
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 дня назад
mansha allah dhalinyarta hambalyo ayan leenahy❤❤❤❤🎉🎉🎉
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 дня назад
mansha allah hooyo waa janadadii haloo dadaalo
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 3 дня назад
hooyo mansha allah ❤ale haku dhowro❤❤❤❤❤❤🙏
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 дня назад
mansha allah wa cunto cfmaad leh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤mhdsnid walal
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 дня назад
Ana cuna hada bocor guduud dhaqtar baa igu yiri waxu u fcn yahay thyroid ka wu ka babaya bu igu yiri joogta hadad u cunto weliba assgon burburin ayan cuna dadkeena qudrada ka maqan jirkeena❤
@Adenlaki
@Adenlaki 4 дня назад
From somalia
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 дня назад
mansha allah ale haku xafido
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 дня назад
Ani waxan jeclahy cuntada muufo maraq basbas lagu darey iyo basto saldato isku karis hilib shiidan subaxina canjeelo bur qamadi laga sameeyay lagu darey saliid macasaro shaah
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 дня назад
mahad adaa ku leh cunta karinta
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 4 дня назад
walal mahad abdulla mahadsanid wa runta dadkeenu wey u badan yihiin iney sirahoda banaanka keenan👌🙏
@fatimaesse1303
@fatimaesse1303 4 дня назад
Maxaad ku adkeysey cajiinka mahadow
@qalihaji4486
@qalihaji4486 4 дня назад
London
@user-ul6fn9ie6q
@user-ul6fn9ie6q 5 дней назад
Masha allaah from America☑️
@maryancismaan7448
@maryancismaan7448 5 дней назад
Mahda sethy
@ibrahimaddow9099
@ibrahimaddow9099 5 дней назад
Sacudia. Riyadh
@halimaomar5896
@halimaomar5896 5 дней назад
Masha Allaah waa cunta caafimaad leh ilaahey hakuu barakeeyo
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 5 дней назад
Alberta 🇨🇦
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 5 дней назад
Alberta 🇨🇦
@user-ce1vg7kp2l
@user-ce1vg7kp2l 5 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 5 дней назад
Hooyo macaanaa
@maryancabdi5667
@maryancabdi5667 5 дней назад
Mahad oo kale noqda ragoow hooyadii Mar walba la lugeeya jecelna ilmahaagaad ka helee
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214 5 дней назад
Masha Allah shugran wall garowo ka sodawan
@BakoAli-x5b
@BakoAli-x5b 6 дней назад
Goood reason we need like this 😮
@UmalkhayrMuuse-vl2eg
@UmalkhayrMuuse-vl2eg 6 дней назад
Masha allah hooyo macan❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@simancadeey4797
@simancadeey4797 6 дней назад
Waaw caadi maaha Masha allh
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 6 дней назад
Maasha alaah hooyo cadar ilaah cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo mahad cabdule turbashaas waad guuleysatay maasha alaah asc
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 6 дней назад
Fortmcmurray alberta ❤