Тёмный
Sahalsoftware TM
Sahalsoftware TM
Sahalsoftware TM
Подписаться
Ku soo dhawoow Sahalsoftware

Waxaad ka baran kartaa xirfado badan oo adiga oo adiga oo gurigaaga jooga aad ku shaqeysan kartid waxaana ka mid ah:

1. Sida loo sameeyo Website yada
2. Sida loo sameeyo Database yada
3. Sida loo sameeyo Software da
4. Sida loo sameeyo Applications ka
5. Sida loo cilad saaro Computer ka
6. Sida la isugu xidho loona cilad saaro Network ga
7. Sida loo Edit gareeyo Video yada
8. sida looga shaqeysto Suuqa adduunka u weyn ee FOREX

iyo qaar kale oo badan

Barnaamijyada aad baranaysid na waxaa ka mid ah:

1. QuickBooks
2. HTML, CSS, JavaScript, Bootstrap, React
3. PHP, Python, Node
4. MySql, SQL Server
5. Hardware, Software
6. Canva, CapCut, Photoshop
7. Windows, Word, Excel, Access, PowerPoint

iyo qaar kale oo badan
Комментарии