Тёмный
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Подписаться
welcome to imam shafici media and enjoys the clips
fadlan subscribe, like, comment and share
Комментарии
@abdiyaremoha
@abdiyaremoha 35 минут назад
اعلم ان دين هذا الوذاذ قد ذهب😂
@cartancartan8452
@cartancartan8452 52 минуты назад
Mnsha Allah darsi gan isagoo pdf ma lahelayaa asxaaabta
@4Assari
@4Assari 4 часа назад
Culumada Ay Xidheen Sucuudigu Kuwa Jooga Ayaa Kafiican Shekhana
@abdullahiahmedabdullahiahm2883
@abdullahiahmedabdullahiahm2883 5 часов назад
Sheekh Xassàn Xusen Alaha Xifdiyo🤲🤲
@Muhammed-25n
@Muhammed-25n 7 часов назад
Sheikha masjidka malmahee ayuu wacdiyaa aan Soo xaadiree insha Allah
@abdiqanimaxamud6023
@abdiqanimaxamud6023 2 часа назад
Cashirku ku dhax wacdiya badana
@Muhammed-25n
@Muhammed-25n 2 часа назад
@@abdiqanimaxamud6023 sxb cashirada malmahee ayay baxaan
@koorakayse4975
@koorakayse4975 18 часов назад
Allh calal xaq
@OsamaArahmanYonis
@OsamaArahmanYonis 18 часов назад
Cali wajiz iyo Bashir Axmed salad
@ahmedcumar8335
@ahmedcumar8335 19 часов назад
و اعلم ان د ين هذا الوذاد قد ذ هب 😂 Waa kuwa maanta xasan xaabsade u fadwoonaya in qabuuraha la faago ,waa dadaado culimo usuu diinta ka saaqiday
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 19 часов назад
اهل الحق اما في السجون او في القبور او في ساحت الجهاد
@HD-st7uq
@HD-st7uq 19 часов назад
☝️👌❤️
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 19 часов назад
@@HD-st7uq ❤
@HD-st7uq
@HD-st7uq 19 часов назад
والزنديق الملحد يتلألأ في لوفتهانزا
@aliabdi3994
@aliabdi3994 12 часов назад
👂
@user-xp8im4gp4v
@user-xp8im4gp4v 20 часов назад
فاعلم ان دين هذا الوذاد قد ذهب😅 ا فصح الله لسانك يا شيخ .
@Jeegaan.
@Jeegaan. 21 час назад
دين هذا الوذاد قد ذهب
@khadijoabdulkadirhussein4372
@khadijoabdulkadirhussein4372 День назад
hda ushqeyo kuwa tastuurka ku dhqma danbi miyah
@midagaharumey5633
@midagaharumey5633 День назад
Hafatha llah🥰
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare День назад
Shekhaan gaal iyo Muslim ayaa ku hayaa markasa aan arko…. Adeer wax gaal la dhahaayo ma jiro ama Muslim…. Ha oomin lee
@Fircoon-yare
@Fircoon-yare День назад
Adeer gaalada maanta waxeey ka fiicanyihiin kuwa Somali ah iyo carab….. gaalada dhulkooda waa amaan cadaalad AYAA taala waliba reer galbeedka….. waa dad bani adinamada ku fiican
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 День назад
Ilaahay haku xafido
@mastermind.405
@mastermind.405 2 дня назад
🏴🏳️ 🫸 🇸🇴
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm 2 дня назад
Jazaaka laahu khayr
@user-or1sw7nv8p
@user-or1sw7nv8p 2 дня назад
Mashaa Allaah ☝️ Khayr Allaha. ☝️ Kusiiyo sheekh xasaan inshaa Allaah 👌 🙏🙏🙏
@XassanKaamil
@XassanKaamil 3 дня назад
Telegirm Miyaa Laga Heli kara cashirkan? Meeqa maalin ayaa La soo galin hayaa?
@hiilculumomediachanel7078
@hiilculumomediachanel7078 3 дня назад
Aniga sacudina matageri xassan iyo cali dherana matageri . Ayaga og waxay isu heystan
@mastermind.405
@mastermind.405 2 дня назад
Dabadhilifow Yaaba tageridada rabo miskiin 😂😂😂
@amirduale1010
@amirduale1010 3 дня назад
Waa wadaad wareersan
@abdiqanimaxamud6023
@abdiqanimaxamud6023 4 дня назад
Dhiman dhiman walboo ciilan comentiguu usoo nafis doontay
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 4 дня назад
Mnsha alah
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 4 дня назад
Sheikh Hasaan asaga uun maa saxsan waaba yaabee? War Sheikhow kheyr Allaha ku siiyee, bini’aadam dhan aa qaldamo hal maalin noo sheeg qalad aa gashay
@abdiyare7637
@abdiyare7637 4 дня назад
Meeqa maalin shiikhu akhriyaa waan imaani inshlh
@dul-qarnaynventures5113
@dul-qarnaynventures5113 4 дня назад
Shukran jazakallahu kheir ❤ . Allah hanoo ziyaadiyo aqoonta iyo fahanka Cilmiga Sharciga
@user-zb2ym5ur4n
@user-zb2ym5ur4n 4 дня назад
محمد عيسى أخطر الوهابية
@NasteexoAxmed-j5p
@NasteexoAxmed-j5p 4 дня назад
Scw scw scw
@user-ov2wz5eh9u
@user-ov2wz5eh9u 4 дня назад
Wahabiya ayaga idin so wax baray ulajeesdka laga lahana waa la garay diinta islamka iyo muslimiinta inaad la dagaalantaan howshiina waad heysaan
@mohammedabdirrahmanrubblei9141
Shirkaan la sheegayo guurmuu dhacay youtube maku jiraa
@ruqiyoese1193
@ruqiyoese1193 4 дня назад
Sallallaahu calayhi wasalam
@user-qj2yu4ht8t
@user-qj2yu4ht8t 4 дня назад
Sacuudi naceeb aa ku dilaayo ninkaan aduunka asaa u saxan cid kale maba jorto
@muhammedali2578
@muhammedali2578 4 дня назад
Hahaha 😂 😂 😂 Kufriga Ala sacuud hadi aad an araag Habsi dil iyo Meel ee ka dhaceeyn ducaadi maba araag
@mohsen6878
@mohsen6878 4 дня назад
Oo sucuudi naceyb soo janna laguma galayo, anigaa allah dartii u necebe
@zaksom9146
@zaksom9146 4 дня назад
Sacuudiga shacabku waa dad muslimiin ah intooda badan..dawladuna waa dawlad shaydaan..
@CabdiNasir-v8c
@CabdiNasir-v8c 4 дня назад
❤😂😂😂😂😢😮🎉🎉
@gorodaxmed7762
@gorodaxmed7762 4 дня назад
Csw csw csw❤❤❤
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 4 дня назад
بارك الله فيكم
@dayurwarfa9762
@dayurwarfa9762 4 дня назад
Jazakumu Allahu kheyra
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 4 дня назад
Taariikhda islaamku waxay Ka bilaabataa maalintii waxyigu soo dagey, taariikhda hijrigu waxay ka bilaabataa maalintii nabigu SCW uu madiina u hijroodey
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 4 дня назад
Sheekh maxaa udhaxeeya taariikhda islaamka iyo mida hijrada??
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 4 дня назад
Taariikhda islaamku waxay Ka bilaabataa maalintii waxyigu soo dagey, taariikhda hijrigu waxay ka bilaabataa maalintii nabigu SCW uu madiina u hijroodey.
@user-yn1uz2ku5d
@user-yn1uz2ku5d 4 дня назад
شكرا لك يا شيخنا الحبيب
@user-te8uy3hk2l
@user-te8uy3hk2l 4 дня назад
Kani horta ma firqo cusub ayuu hor dhac u yahay, maba fahmo anigu wuxuu aaminsanyhye cid kasta wuu ka lushaaye?!
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 5 дней назад
القاضي الجائر Masoo galaya halmar danbi uu galay فأولائك هم الظالمين
@abdallahmohamed3676
@abdallahmohamed3676 5 дней назад
Waa runtiis
@mohayare9063
@mohayare9063 5 дней назад
Ilaahow inoo barakeey culimadeena.
@mahamudh6983
@mahamudh6983 5 дней назад
Reer timo dheer u talisay tafan toof kama baxo
@asliabdi3723
@asliabdi3723 5 дней назад
Sheeqey xageen kahelaa kitaabka pdf tiisa
@AwooweAxmed
@AwooweAxmed 5 дней назад
Nabiyullaahi muxamed salallaahu caleyhi wasalam waanku jacelahay❤❤❤
@ahmedabdi9461
@ahmedabdi9461 5 дней назад
Walalaha waad mahadsantahiin casharada inoo galiya maalinwalba waan ku taxanahay jazaakumah kheer adinka iyo sheekh shariif dhawiil
@salahyare3384
@salahyare3384 5 дней назад
M.n❤❤❤❤❤❤❤❤
@Maxamedcali1
@Maxamedcali1 5 дней назад
Guul sh xasaaaan igudaa anaa laynayee😅😅😅😅