Тёмный
Saafi Studio
Saafi Studio
Saafi Studio
Подписаться
Saafi Studio is the largest Somali production company that has six global branches that produce news, music videos, Tv programs, Somali films etc.

We also translate different contents around the world that may include films, documentaries etc.

Our company mostly produce contents for our Tv called Universal Tv which is globally available through Hotbird & Thaicom satellites.

We also produce for individuals who want to make their own contents such as advertisements, video clips, talk shows, music videos etc.
SHAN SHEY OO ALLE OO KALIYA UU OG YAHAY
11:18
4 года назад
Uur hooyo xudeydi kaban wareysi
3:54
8 лет назад
Комментарии
@XaliimoMaxamed-w3e
@XaliimoMaxamed-w3e Месяц назад
❤❤❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 2 месяца назад
Sidaa kamaa ahaan karaayee Uur hooya kamaa ahaan karaayee All xudeed allah Janada kawarabi
@user-im5lf1ct4u
@user-im5lf1ct4u 2 месяца назад
Riwaaayadi ❤iya ila dawanayo 2024:
@user-mq6ch7hm8q
@user-mq6ch7hm8q 2 месяца назад
Waxaan daawanaa 21 6 2024 aya daawanaaya xasuus ahaan aya udaawanaaya krn
@user-bw5ok5ub7o
@user-bw5ok5ub7o 3 месяца назад
Shikhow..qarba.igu.wardia.
@caashakaraamaofficial5092
@caashakaraamaofficial5092 4 месяца назад
Inaalilaahi wainaa ileyhi raajicuun Illaaheey ha u naxariisto Sheekh Cusmaan🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@allownaastur8366
@allownaastur8366 4 месяца назад
Aamiin yaarabbi suaalaha qabriga allaah ha u saqiro
@sahalsharif6740
@sahalsharif6740 4 месяца назад
2013 ayan daawadey Ruwaayadan xasuus ahan ayan uso raadiyeyy ❤ masha'allah
@bisharoladan357
@bisharoladan357 5 месяцев назад
Ano yar dawani jire jah 2024. Hadana dawanaya oo ciid filin ad umcn😢❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 месяцев назад
Aun legend❤.
@user-rh4wf4gk4c
@user-rh4wf4gk4c 5 месяцев назад
2024 3 22 daawanooyaa cajiib😂😂
@zeynuuahmed4368
@zeynuuahmed4368 5 месяцев назад
Still 2024 dawnaya cajiib soma aha😭😂 horta dadkan intee jogan manolyihiin😭😂 bal hada hadee isdawadan mxe isleyihiin😂
@FarxiyoXasan-mq7ut
@FarxiyoXasan-mq7ut 5 месяцев назад
Ani xita wais wey diyey
@user-nx2ec7hu2y
@user-nx2ec7hu2y 10 месяцев назад
EREYADA heesta saaxibow noso raadi please
@ShamsosheikhShamso
@ShamsosheikhShamso Год назад
Who is watching now after saw from tiktok. 😂😂😂😂
@yuzii69
@yuzii69 Год назад
😂😂Astq ku salaamay lkn mrr bdn daawaxy😅
@ilyaasmohamed4027
@ilyaasmohamed4027 Год назад
2013 Daa waday mar labaadna waxaan daa wanobaa 2023 cajiib yaa ila mida🤗
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Год назад
Jalle siiyad allow ku naxariso😢
@shiinoakstar1839
@shiinoakstar1839 Год назад
Qofki daawanooyo 2023 legin wa wlh 😂
@Katrashuriye-kr9nj
@Katrashuriye-kr9nj Год назад
Wlx billahi mobel nicla kadawanii jirii 😅
@ibrosshafad
@ibrosshafad Год назад
Ruwayadan 10sano kahor dawde jihan iyo jekey cadi mahan
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Год назад
4:49. Nin na heestaa buu Dalka U qaaday. 🤔 Muuse biixi na wxuu ku leeyaya.. 1500-oo Sano kadib Gumeeystihii yimid baa Xuduudaan noo jeexay
@deeqocadarcali9616
@deeqocadarcali9616 Год назад
Cajiib wagay sobaxda badiye jogay toshle wllshay kafirsan jira wan jeclaa cawa ano wax searching garaynaya kahela RU-vid ano qurbajoga 💋💯💯✌️👑👑2023
@ibrosshafad
@ibrosshafad Год назад
Waqti wa mid ad u ordayo aniga marki hore aysobaxde Kenya ayan jogay on kudawde cawa 2023dib ugu dawanaya anigo qaradkale jogo
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 Год назад
Erayada Cali Suguleh Laxanka Saciid Xarawo Muusikada Cabdulahi Qarshe Hobalada wasberi iyo Ardayda Dugsiga sare ee Alahiga Muqdisho 1970
@khadarhaji4881
@khadarhaji4881 Год назад
2023da hdad daawanyso lagend ayad tahy😁
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Yes
@Ahmedmzungu
@Ahmedmzungu Год назад
Ana dawanayo🥰
@elhaamahmed554
@elhaamahmed554 2 месяца назад
2024😂😂
@nashadwarsame8815
@nashadwarsame8815 Год назад
Xasuus 😢
@nuheelaabdirahmaan1355
@nuheelaabdirahmaan1355 Год назад
Xss gaara ayee ii ledahy dwashaada filimkaaan run ahaantiii
@mahadow1
@mahadow1 2 года назад
Waayihii AFWEYNE !
@yusufuk9925
@yusufuk9925 2 года назад
Aaad iyo Aad
@kadardirie7665
@kadardirie7665 2 года назад
I love my country 🇸🇴
@niciimaidiris2797
@niciimaidiris2797 2 года назад
Fatush ali ana kulamida 2022 ayan dawanaya
@adooooontiiiiiialle
@adooooontiiiiiialle 2 года назад
Ano yar dawan jiray Jaceylka micnahisa ma aqon Lkn maanta 😓
@mylovehussein5765
@mylovehussein5765 2 года назад
Assalamualaikum
@ibrahimshafad7613
@ibrahimshafad7613 2 года назад
Ruwayadan 2012 melahas dawde
@Farhan27723
@Farhan27723 2 года назад
Allaha unaxariisto.
@mulkiqalithatsttrue5919
@mulkiqalithatsttrue5919 2 года назад
Aniga waxaan dhashey 12-5-1969kii, nolosheyda intaan soomaaliya joogey madaxweyne aan siyaad bare aheyn, ma arkin, waxaan ahaa ardayad, koley aniga waxaan qiimeynaa nabada markaas lagu wada joogey, laakiin aniga ma aheyn odey kursigiigsa damac uu uga jiro, odayaashii bixiyeyna siyaad bare kuligood ssdf snm usc iyo kuwo kaloo badan, ilaa iyo hada wax faaiido ah ey keeneen ma leh. (S) yaashaas badan waxaan ka jeclahey SYL , ileyn nabada aan heysaney waxaa noo keeney 13 dhalinyaro ah oo magaca SYL watey. Alow umuuraha sahal.
@faysalinafarahgk2321
@faysalinafarahgk2321 2 года назад
M.sha Allah jasaku mullah kher
@cboy3764
@cboy3764 2 года назад
M a
@bishaarsantos3918
@bishaarsantos3918 3 года назад
2014 daabtay
@zainabsuhaanii5709
@zainabsuhaanii5709 3 года назад
Waa dad wada balaaran oo madaxa kawaa ween 😂😂 lol kaftan lkn waaa dadkii hote talow manoolyiniin yaa og 😂😌
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv Год назад
Walhi waa iska qoslisay 😅😅😅😅😅
@zainabsuhaanii5709
@zainabsuhaanii5709 3 года назад
Markaan daawanaayay teel xataa malaheen wlhi waaba uxiizay 2021 baan daawanayaaa yaa isoo racaya 😂
@salmiita-ri4cv
@salmiita-ri4cv Год назад
2021 lee yaa Ani anoo madax feedan aa fiirsajiray wexeena eheed 2014 😅😅
@faadumoyuusuf1415
@faadumoyuusuf1415 Год назад
@@salmiita-ri4cv 😂😂
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 3 года назад
Ax😭
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 года назад
AUN Xudeydi shkahsi ku asteysan Fanka Soomalida gaar ahaan Kamanka oo aan cid kale weli halkuu dhigay la haynin, waxuu ka mid ahaa Aasaayaashii Walaalaha Hargeysa, isagu Cadan kamuu iman sidii ina Nahaari ee sida Naanaystiisu tusayo malaa Xudeyda ayuu joogay
@dribrahimhajiali7352
@dribrahimhajiali7352 3 года назад
Alla yaaraxam
@rumanraxo2478
@rumanraxo2478 3 года назад
Part 2 please so galiy
@AhmedAli-yl8gf
@AhmedAli-yl8gf 3 года назад
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sumayoqueen9975
@sumayoqueen9975 3 года назад
ruwayadan waxan daban jiray 2014 xasuus wlhi ano yar daban jiray
@daarulkhayr225
@daarulkhayr225 3 года назад
walaalaha sharafta leh ee saafi studio waa idin salaamay aad baa ugu mahadsantihiin video yada qiimaha badan ee aad noosoo galisaan saafi studio waa ka faa iidaysanaa ,,,, walaal xagee idinkala soo xiriiri karaa arin muhiim ah baan rabaa inaan idin waydiiyo email ama talefon. please iisoo jawaab
@luulxasanmaxamet9028
@luulxasanmaxamet9028 3 года назад
Asc
@SaafiStudio1
@SaafiStudio1 3 года назад
Walaal waan ku salaamay walaal waxaad nagala soo xiriir kartaa emailka saafifilms at hotmail.com meesha dhexda ah waxaan at u geliyay si aan qashin badan loo soo dirin ee adiga saxo wixii jawaab ah waad heleysaa insha Allah
@daarulkhayr225
@daarulkhayr225 3 года назад
walaalaha sharafta leh ee saafi studio waa idin salaamay aad baa ugu mahadsantihiin video yada qiimaha badan ee aad noosoo galisaan saafi studio waa ka faa iidaysanaa ,,,, walaal xagee idinkala soo xiriiri karaa arin muhiim ah baan rabaa inaan idin waydiiyo email ama talefon. please iisoo jawaab
@almufakirsalman
@almufakirsalman 3 года назад
اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه ووسع مدخله واكرم نزله ووسع مدخله
@fowziyahaji6152
@fowziyahaji6152 3 года назад
ماشاء الله جزاك الله خير
@fowziyahaji6152
@fowziyahaji6152 3 года назад
ماشاء الله تبارك الله ،جزاك الله خيرا يا شيخ
@qodarabdulahi9311
@qodarabdulahi9311 3 года назад
Scw scw scw scw scw scw scw