Тёмный
Madasha Furan
Madasha Furan
Madasha Furan
Подписаться
Madasha Furan waa warbaahin u adeegta bulshada; wararka, warbixinada iyo macluumaadka wax ku oolka u ah in ay gaarsiiso bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin.

Fadlan nalawadaag wixi aad isleedahay bulshada ayey dan ugujirtaa.
Qaybti Labaad: Wareysi Duqa Magaalada Brooks
11:02
3 месяца назад
Sidee looga Ciidey Brooks, Kanada
10:38
4 месяца назад
Codka Bulshada Qaybtii Afraad
10:43
4 месяца назад
Ganley Wareysigeeda naga filo.
1:02
4 месяца назад
Yaa Hogaamin Doono ABNDP
11:51
4 месяца назад
Комментарии
@waaanigii8971
@waaanigii8971 8 дней назад
0:34 Sawirkaas Garoowe ma aha. Mid Garoowe ah oo qurxoon maad isticmaashid.
@xaylegaboose4609
@xaylegaboose4609 2 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaylegaboose4609
@xaylegaboose4609 2 месяца назад
😢🎉🎉🎉🎉🎉
@رحمه-ذ1ح
@رحمه-ذ1ح 2 месяца назад
Masha Allah 😊 Ahmed Ali igal
@CKA-C
@CKA-C 2 месяца назад
Heesta dadka hayska waynayn waxay ahayd qarin daraale o waxa wada sameeyey ibraahim gadhle iyo cabdiqays ibraahim gadhle baydka fanaankuu lahaa cabdiqaysna baydka fanaanada waxa bilaabay ibraahim gadhle marka saasuu ku yeeshay maadaama xeerka qalin daraaluhu sheegayo in hadba abwaanki bilaaba lagu magacaabo heesta
@MadashaFuran
@MadashaFuran 15 дней назад
Waad ku mahadsan tahay warbixinta.
@dkhglhvmbxblhcm
@dkhglhvmbxblhcm 3 месяца назад
6543😅
@dkhglhvmbxblhcm
@dkhglhvmbxblhcm 3 месяца назад
7654
@dkhglhvmbxblhcm
@dkhglhvmbxblhcm 3 месяца назад
4yyttrryuuuu
@dkhglhvmbxblhcm
@dkhglhvmbxblhcm 3 месяца назад
tytte
@NuuxNuux-bm8sk
@NuuxNuux-bm8sk 3 месяца назад
Abwaankaygii.
@cabdirisaaqcawil1524
@cabdirisaaqcawil1524 3 месяца назад
Fanaanka wariye wax kaso ritaa ma helin
@xaabsade1000
@xaabsade1000 3 месяца назад
This is great interview, thanks jama great job
@MadashaFuran
@MadashaFuran 3 месяца назад
Thanks for watching and your encouragement.
@jody-ne7xs
@jody-ne7xs 3 месяца назад
Never vote NDP Far leftiest wacko's. All corrupt! Proba ly working for foreign governments like china.
@mohamedismali7287
@mohamedismali7287 4 месяца назад
Horgale
@NimaanSayid
@NimaanSayid 4 месяца назад
Eng waxu ka dhawajiyay Arimo wanagsan laakin inshaallah anu taan Aqbaarteda sugayo waa Mechanical machine or Heavy equipment technician o aan wax aqbaar igasiyo aan laahy
@MadashaFuran
@MadashaFuran 4 месяца назад
Iinsha Allaah
@blizzard2oo
@blizzard2oo 4 месяца назад
baloney!!
@xaabsade1000
@xaabsade1000 4 месяца назад
It’s amazing enter view
@MadashaFuran
@MadashaFuran 4 месяца назад
Thanks boss.
@bashirabdi1094
@bashirabdi1094 4 месяца назад
Nin hore oo soshaqqeyn jiray weeye waxan qaba in lataageeri karo ninkaan inkasta oo siyaasiyiinto iska hadal wacan yihii
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 месяца назад
Suaasha "adduunyada War Baa Jira Iyo Weerar Joogtaa" Qofka Somaliga Maxaa Kaquseeya? Jawaabta: Qofka Somaliga Ah Maalin Kasta Wuxuu Maqlaa War Dhillo Leh Iyo Colaad Iyo Qarax Iyo Weerar Joogta Ah 30 Sano Iyo Dheeraad
@NimaanSayid
@NimaanSayid 4 месяца назад
Shirkada Linki geda ma nala wadagi karta
@MadashaFuran
@MadashaFuran 4 месяца назад
Shirkadee?
@NimaanSayid
@NimaanSayid 4 месяца назад
@@MadashaFuran thanks waaan helay
@abdirashiid7978
@abdirashiid7978 4 месяца назад
weriyaha waraysiga qaadaya, waxa fiicnaan lahayd inuu fanka wax badan ka yaqaan. Waxaan jeclaan lahaa inuu weydiiyo riwaaddii JINNI iyo JACAYL ee heesaha cajiibka ahi ku jireen.
@abdirashiid7978
@abdirashiid7978 4 месяца назад
dee waa war, Soomaali waa war miidhan.
@abdirashiid7978
@abdirashiid7978 4 месяца назад
Somaali markaad tahay, War baa kaa khuseeya, weriyuhu wuu garan waayey su'aasha.
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 5 месяцев назад
Axmed cali cigaal wallee waa nin macalin ah ❤❤❤
@siciidelmi5769
@siciidelmi5769 5 месяцев назад
Hes legend
@Waloos
@Waloos 6 месяцев назад
NInkaa laf cad uu toobinku hayaa. Dadka soomaalida lugu sheego hada, waxay ka Kooban yihiin, 3 qoomiyadoo, Kushiti, Carab, iyo baantuu, kushitiga waxaa ah SAMAALE, oo ah dadka meesha loogu yimid. Daarood shiiqaal, reer xamarka, isaaq waa carab iyo baantuu oo nimankaan la yiraahdo jareerta, ninkaan waxaa ka loo hadalkiisu ka mid ah in soomaalidu jirtay 900 oo sano, hadana wuxuu leeyahay diintu waxay soomaaliya soogaartay qarnigii 7aad, marka xisaabtiisa aad ka garanaysaa inuu been sheegaayo, Daarood,isaaq, shiiqaal, reer xamarka, ayagaaba sheeganaaya inay carab yihiin. Marka hadalkiisa waxaan ka fahmay inuu soomaalida oo dhan uu ka dhigo carab si uu ugu raad tirto. Magaca Punt waxaa soomaaliya u bixisay boqoradii la dhihi jiray Hatshepsut oo faraaciintii ahayd, oo timid soomaaliya qarnigii 18aad ciise hortii.
@gabayaacali-deeqmaxammedxa5320
@gabayaacali-deeqmaxammedxa5320 6 месяцев назад
Saaxiib igu qaali ah; Jaamac Buulle Jaamac waan idin salaamayaa adiga iyo Bare Sare Anwar Maxammed Diiriye.
@MadashaFuran
@MadashaFuran 6 месяцев назад
Saaxiib sidaas iyo si la mid ah.
@gabayaacali-deeqmaxammedxa5320
@gabayaacali-deeqmaxammedxa5320 6 месяцев назад
Aad iyo aad baad u mahadsantahay Saxafi Sare Jaamac Buulle Jaamac (Jaamac Farasle). Waxaa kaloon u mahadcelinayaa Qoraa Sare Anwar.
@MadashaFuran
@MadashaFuran 6 месяцев назад
Aad iyo aad Bare Sare Anwar waa uu noo hagarbaxay.
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 месяцев назад
axmed cali cigaal waxuu qaaday heesahii uu horay tubeec sida guryasmo iyo nayruuska oo ku kula jiray riwaayadaha jacayl boob uma baahna iyo aabaheey ka samraye adiga laakiin samiree cigaal waa number one. . cigaalna waxaa bedelay saalax qaasim riwaayadii ay ku jirtay heestii ii jiid ku jiidee.
@MadashaFuran
@MadashaFuran 6 месяцев назад
Cali aad ayaad umahadsan tahay. Dadku fanka Soomaaliyeed aad ulama socdo.
@aliabdi-ys4uv
@aliabdi-ys4uv 7 месяцев назад
axmed cali cigaal waxaan ka codsaneynaa heestii guryosamo thanks
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 месяцев назад
WAA MADAXWEYNAHA MUSTAQBALKA ❤❤❤❤❤ SHUGRAN WALAAL ❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 месяцев назад
DR ISMAIL IGU SALAAN ❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 месяцев назад
Mudane mahadsanid ❤❤❤❤
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 7 месяцев назад
❤❤❤❤❤ mahadsanid walaal
@zaytum
@zaytum 8 месяцев назад
Manshaalaah waa wax lagu farxo guul Guuleyso ❤❤❤❤❤❤
@MadashaFuran
@MadashaFuran 8 месяцев назад
Mahadsanid walaal.
@Apdisamedjama14
@Apdisamedjama14 8 месяцев назад
Muuqaalkan waa mar Hore Baan FiLaya sababto ah gudoomiyaha gobolku waa maxamed canjeex hader ninkan hadlaayana waa ina irbad gudoomiyihi hore
@MadashaFuran
@MadashaFuran 7 месяцев назад
Muuqaalka marki ka soo gashey ayaa gudoomiye ka ahaa?
@nuriamahmoud3034
@nuriamahmoud3034 8 месяцев назад
Mansha allah Mansha allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@MOOLIF00
@MOOLIF00 9 месяцев назад
Ninkaan ma wareysi ayow qaada mise asaa la wareysana war badanaa
@MaxamuudCabdullaahi-mz7zh
@MaxamuudCabdullaahi-mz7zh 9 месяцев назад
Waw
@zaytum
@zaytum 9 месяцев назад
Manshaalaah ❤❤❤
@nuriamahmoud3034
@nuriamahmoud3034 9 месяцев назад
Keep going iam proud of you Mansha allah
@bashirabdi1094
@bashirabdi1094 9 месяцев назад
Raag odayaal ah yaa ku kulmay meshan
@liishaaninvestigation6641
@liishaaninvestigation6641 9 месяцев назад
Ilaahay ha u naxariisto sayid
@XaawoXuseen-u3z
@XaawoXuseen-u3z 11 месяцев назад
Falstiih❤❤❤❤
@abdikerinmohamedworsame2223
@abdikerinmohamedworsame2223 11 месяцев назад
Eeeeen eeeeen eeeen eeeen aaa meeesha lasooo fadhiiiisaneysaaah adiga oo uu ku horfadhiyo. Qof miizaan leh islamarkaanaaa sooyaaal xanbaarsan 😢
@ladanesalwe8245
@ladanesalwe8245 Год назад
Waaba guuled caadi ah islaanta I 😃
@amiirkhalid4888
@amiirkhalid4888 Год назад
Maansha allaah axmed cali cigaal waa fanaan mulaxam jiitay waa fanaan dadkiisa qiimeeya waa hambal dadkiisana jecel qalbi wanaagsan rabbi haku xafido cafimaad ka iyo cimrigana hakuu siyaadiyo amiiiiiiiiiiiiiin 👍✅👌
@abdiqaniismaaciilismaaciil3849
Waxay waydiiyeen xudeedi oo hore waraysi ugu sheegay
@MadashaFuran
@MadashaFuran Год назад
Maxay weydiiyeen Xudeydi Allaha ha u naxariisto e?
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
ADEERO ANAGA SHEEKO IYO DUUDUB IYO SHACABKA FASIRAN UMA BAHNIN EE TARIKH RUUN AH AYAN RABNA HADI ANAD SHEEGI KARIN TV WARAYSI HASIIN FADLAN WA IGA TALO! WAXA JIURA JIIL DHAN 33 BURBUR KU KORAY OO BEEN IYO RUUN LAYSUGU DARO TARIKHDA OO U BAAHAN IN RUN LOGU WARAMO!!!! ADUUNKA DDKA CANKA TARIKHDODA WAY QORAN LKN QOFKA SOMALIGA WUU QARIYA MARKA MAXA DIIDAYA IN BULSHADU MALA AWAASHO RUN IYO BEEN.???
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
CIIGAL IYO FANANTA KALE WAXAN KULA TALINAYA JN AYNA KA BAQIN IN TAARIKHDA KA RUUNSHEEGA FADLAN ADUUNKA TAARIKHDA LAMA QARIYOO!!!
@MadashaFuran
@MadashaFuran Год назад
Waa talo wanaagsan. Anaga taladaas wuu naga diidey isaga oo cudurdaartey.
@farhiyosharif8208
@farhiyosharif8208 Год назад
@@MadashaFuran wad mahadsantay lkn dadka somaliyed waxay u bahanyihin in tarikhda run laga shego marka dad aan ogalayn in aya tarikhda dadka la wadagan HA horkenina HA iska maqnado qofkan SHACABKA SOMALIYED tarikhda u sheegayn. Wayo waxa jira jiil dhan oo 33 sano an tarikh da usoo joogin oo in lowaramo RABA
@MadashaFuran
@MadashaFuran Год назад
@@farhiyosharif8208 Wareysiyada mar walbo wax badan ayaa laga faaiidaa ee in aan la qaadin waxa ka fiican in la qaado oo wax laga wareysto.