Тёмный
Abdirizak Atosh
Abdirizak Atosh
Abdirizak Atosh
Подписаться
Waa RU-vid channel-ka rasmiga ah ee Abdirizak Atosh. Waxaad ka heli kartaan boggan macluumaadka la xiriira Soomaalida iyo Dunidaba. Channel-kan wuxuu toos ugu xiran yahay bogga Facebook ee Abdirizak Atosh.
Imara Luxury Homes - The View Apartment
4:25
16 часов назад
GOLIS
9:24
Месяц назад
BAR. DAQIIQADAHA DUHUR 20 JUN
11:11
2 месяца назад
IMARA LUXURY HOMES
3:32
2 месяца назад
DAQIIQADAHA WARARKA
13:29
2 месяца назад
BAR. DAQIIQADAHA WARARKA
15:25
2 месяца назад
Imara Luxury Homes
4:29
3 месяца назад
DAQIIQADAHA WARARKA EE FIIDNIMO
13:25
3 месяца назад
Daqiiqadaha Wararka 23-05-2024
11:15
3 месяца назад
DAQIIQADAHA WARARKA EE FIIDNIMO
12:35
3 месяца назад
DAQIIQADAHA WARARKA 22/04/2024
13:04
3 месяца назад
Imara Luxury Homes
4:40
3 месяца назад
22 May 2024
0:57
3 месяца назад
Catoosh IYO hordhaca daqiiqadaha wararka
1:35
3 месяца назад
DAQIIQADAHA WARARKA EE DUHUR
12:13
3 месяца назад
BARNAAMIJKA DAQIIQADAHA WARARKA
10:34
4 месяца назад
DAQIIQADAHA DUHUR
9:00
4 месяца назад
DAQIIQADAHA WARARKA
13:00
4 месяца назад
DAQIIQADAHA DUHUR
12:47
4 месяца назад
Land Investment - Tuala, Rongai
0:48
4 месяца назад
DAQIIQADAHA DUHUR
11:51
4 месяца назад
DAQIIQADAHA DUHUR
12:45
4 месяца назад
BARNAAMIJKA DAQIIQADAHA WARARKA EE FIIDNIMO
13:16
4 месяца назад
DAQIIQADAHA DUHUR
13:58
4 месяца назад
Tuala, Rongai - Safaricom Investment Land
1:50
4 месяца назад
Комментарии
@MaxamedAminFaray
@MaxamedAminFaray 20 часов назад
Kuwa islaayay ee dhiiga daadiyay waxaad dhaanto ma lihid. Afku dhiiglaha iyo gacan ku dhiigluhu waa isku dambi.
@geedibare7594
@geedibare7594 22 часа назад
2:17 ninkaas maxaa helay
@chineabdi6324
@chineabdi6324 День назад
Hhhhhhh😂😂😂😂
@luqmandaacad8050
@luqmandaacad8050 День назад
Xoolo af bulaaco ah ayaad tahay maxaad ka taqanaa Gooja cadde, Afmadow ayaa kudhalataye Hadaa wax booqaneesid Gurigiina dumsan maa booqatid oo hooyadaa udhistid,😁😃
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@BoqoramiinAli
@BoqoramiinAli День назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-392EgjKNhU4.htmlsi=izI482U06_xJlfJW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 День назад
Walow uu hada ku daray 😂 in ilahay lala kashado
@AdanSiyaad-mj8jr
@AdanSiyaad-mj8jr 2 дня назад
Inshalah catooshow mar un liinta wan ku cabsin
@cabdisalancabdullahi1975
@cabdisalancabdullahi1975 2 дня назад
Catoosh sheydaan maxaa qabiil isku diryay allow Maa xabad kuugu dhacdo
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 3 дня назад
Siilka hooyadaa baa ka dhacay
@sunguramwenyewe3989
@sunguramwenyewe3989 3 дня назад
Hhhhhhh alla jecliyaa jabkiina
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni День назад
😂😂😂baroorta waxay ppe
@HagooganeMedia
@HagooganeMedia 3 дня назад
Catoosh Dhagoole sharafta alle ka qaad adiga oo weriye weyn ah oo Soomaali oo dhan ixtiraam ku dhex lahaa ayaad cunfi iyo qabyaalad dib ugu noqotay.
@abdullahihassan3735
@abdullahihassan3735 3 дня назад
Catooshaw dhinac isku raac.
@nuurabdulle1849
@nuurabdulle1849 3 дня назад
Dagaalka majecli balse waxa bogadinayaa wadajirka Somalia 🇸🇴 ♥️
@adamabdi5174
@adamabdi5174 4 дня назад
Manshaalah
@LiibaanAxmed-so4ty
@LiibaanAxmed-so4ty 4 дня назад
Ilma jarer ciil qabe ah
@abdullahiibrahim2674
@abdullahiibrahim2674 4 дня назад
Marshall.allaah alhamdulilaah. Geesiyada dhalinyarada reer daraawiisheed rag iyo dumarba .plus hiilwalaal..kacaydhsaday..argagixisadii caalimiga alshabaab ee snm. Dhamaana kafurtay waxay hub wateen...400 maxaabiis ahna kaqabsadeen.guushaasna alleweyne aynu ugu mahadino waqti kasta❤
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 4 дня назад
good
@hawshegintv4738
@hawshegintv4738 4 дня назад
🎉🎉
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 4 дня назад
Catoosh cagdheerey waa gartaa inaad Somaliland sidaa u soo caydo. Soo dhawayntii huteelada ugu qaalisan Hargeysa lagu dejin jiray ee madaxdu sidii ilmo yar oo ay dhaleen kuu sidi jireen tan baad abaal uga dhigtay. Ciil qabe cadow ah oo caloosha timo kuleh inaad tahay baad caddaysay.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 4 дня назад
Catooshoow u sheeg doqonka ogaadeen ee resulwasaare ku sheegaa ee xassan madiidinka u ah in uu aqoonsado ssc
@CrixmanQawane
@CrixmanQawane 4 дня назад
yaa lagular xisaabtamaa saraakishiiba way xiran yihiine
@AshaJamac
@AshaJamac 4 дня назад
Catoosh wariye dhexaad dhexada maaha waa dhinac reerahoda sory tagerihii waanu kaala laabanay
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 4 дня назад
Wllo kani dhexdhexaadnimo ka dheer, qof aan aqoon u lahayn baa dhex dhexaad mooda. Waa cadow ciil qabe ah oo Somaliland dhibkeeda jecel. Lkn waxa igaga daran kuwa saxafiyiinta sheegta ee Hargeysa jooga ee markasta ku hadaaqa dhexdhexaad baanu nahay. Dalkoodiina weerar lagu yahay.
@2daysago_
@2daysago_ 4 дня назад
Wixi dhacay hadii lasoo bandhigo dhaxdhaxaad maahan miyaa😂😂😂 War caqli xumidiinaa......oo hada wax madhicin miyaa mise in la qariyo ayaad rabteen. Meesha xasuuq bay somaaliland ka heyse oo shacab bey duqeeneyse marka waa alxm hadii la jabiye oo la iska xoreeye
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 4 дня назад
Dhacdo run ahayd oo lasoo dhafay hadii latabiyo maxad dhexdhexadnimada uga saaraysa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 4 дня назад
😂😂 very interesting from hargeysa
@cartancartan8452
@cartancartan8452 4 дня назад
Qaadadweyn mxaa kaa galay adiga Adigoo wariye ah Oo sheeganya aqoon yahyn Waxii aad ka samaysay Dawald deganka somali da miyaaad ilowday eeshaqdiidi bbc lagaga eryay
@dahirduale5650
@dahirduale5650 4 дня назад
Shuhadii ku Shahiiday Halgankii Dhulka SSC illaahay ha idinka dhigo kuwo uu u naxariiso. kuwii dhaawacmay illahay ha idin caafiyo. SSC khaatum ha waarto
@QuavoYusuf
@QuavoYusuf 4 дня назад
Catooshew wnku zii doona liinta mar uun
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 4 дня назад
@@QuavoYusuf 🤣🤣🤣 Ar maxad khiyaali kunooleydeen!
@QuavoYusuf
@QuavoYusuf 4 дня назад
Niow mxaad necebtay somaliland catooshaw
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 4 дня назад
Maxad qoonsatay bro dhacdo lasoo dhaafay oo run ah ayuu soo tabinayaaye
@hassanhussein272
@hassanhussein272 4 дня назад
Doqonkii faysal bootaan
@mohammedabdi7145
@mohammedabdi7145 4 дня назад
Qof kasta o daalim ah o mujrim ah sas u danbysa all the warlords axmed madobe xasan dhiiqo xasan aways cali dheere dani muse bixi farmajo balayo who else war kudar inta harty siyad bare add pls +
@Maxamedibraahim-xv4nt
@Maxamedibraahim-xv4nt 4 дня назад
Waa wax laga murgo keliya waxaan arka dhalinteena oo is leyneysa,waxyaabahan oo kale umadda ayey kala dileysaa fadlan Ha nala wadaagin ilaahey ka cabso
@AminaGAli
@AminaGAli 4 дня назад
Guul iyo gobanimo Ssc-khaatumo state of Somalia waxaanu u dabaaldegeynaa guushi lugu jebiyey cadawgii reer Khaatumo bishii Aug. 25, 2023❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 4 дня назад
Somali gafuur weyneet Marna iskusoo bahaysta sida reer somaliland loo xasuuqo marna dhaha walaalo ayay nu nahay.
@dahirduale5650
@dahirduale5650 4 дня назад
Rag baa dhulka isoo aaday mxd sugaysay. wax lagu tus waxna kuu dhiman. Somali iska haysaan waa ragii dhulka lahaa waa aniga oo ah from SSC. Somali waa kuwa Jigjiga Jabuuti, Muqdisho, Gaarisa, Baydhabo jooga
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 4 дня назад
​@@dahirduale5650 Adeer meel ciidanka qaranku joogo walaahi baanad soo ag marteene, hadaad wax iska celin karayso 9 bilood ayaad maalin kasta duulaan ahayd ood jabaysay. Lkn Somaliland dhexdeeda ayaa isjabisay adna waad ogtahay. Daaroodka soo duulayna wadanka waa laga saarayaa. Dhulbahantena waa dad Somalilanders ah oo la qalday, waanay iska fahmi.
@dahirduale5650
@dahirduale5650 3 дня назад
@@MohamedYousuf-zo2mt Sxb Mooryaantii aad Hargeis iyo Burco ka soo dirteen wxna waanu dilay wxna Xabsiga ayaanu dhignay Hubkiina waanu ka furanay. Hadana wxn kuu balan qaadayaa Dagaalka 2 aad in Dhulka SNM leedahay aan qabsanayo. Nasab hdd tihiin Gaalada ayaad nici lahaydeen
@faisahersi5370
@faisahersi5370 4 дня назад
Waw this done
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 4 дня назад
Mawelo mawelo horta siida somaliland 100 oo maagabeno ah haa yeeshaan iyaka aya uku liita dhulka somalida 2 magalo oo bila baad iyo port ah waa lascanood iyo buhodle maxay noogon kaaran hj aya naafta uu keen taaaye eee
@boolocadey4661
@boolocadey4661 4 дня назад
WAXNA WARIYE KAMA OGIDE ORODOO MEEL FARIISO.
@xidiigtareersool2729
@xidiigtareersool2729 4 дня назад
Hambalyo ciidamada geesiyasha ah ee SSC Khatumo iyo ciidamada Harti ee Naf iyo dhiigba no huray💪❤️🫶
@thewariah
@thewariah 4 дня назад
Illahayow wadankeena noo qabooji oo qulubteena isku keen
@SiciidSongoor
@SiciidSongoor 4 дня назад
Guuuuul.ssc.khaatumo
@homeh3455
@homeh3455 4 дня назад
Kuwani maamul ma nopon karaan waxaabay maamulaan 150 kilo mitir
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 4 дня назад
Qol 4 mitir ah hady maamulaan mxaa kaagaly adigu.
@AbdiNajaad
@AbdiNajaad 4 дня назад
150 kilomitar aan laguga gumeysaneynin ood xor kutahay aya kafican kun kilomitar oo Muse Bixi gumeysi kuhasto 😊
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni День назад
😂intasay mamushen ka sheke
@hirsifow2183
@hirsifow2183 4 дня назад
Jaqaaq Asalamu Aleykum lagu qabsadey kkkk
@baashecabdikhaliif9265
@baashecabdikhaliif9265 4 дня назад
Guulayso wariye Cabdirisaaq X. Catoosh.
@user-ys9pm8gs2p
@user-ys9pm8gs2p 4 дня назад
Shacabka soomaaliland waxaan leeyahay muuse jabaje doorta
@ahmedfirato4247
@ahmedfirato4247 4 дня назад
Wariye c/saq catosh kusoco wariye rugcadaa ah
@awoismil2501
@awoismil2501 5 дней назад
እግዚአብሔር ቢፈቅድ ምንም እንደማይመለስ ካራኮው ቃል ገብቶልናል።🤬🤬🤬🤬🤬
@ASRAAbdi-px4ni
@ASRAAbdi-px4ni День назад
Itobiyan dhuuse badane mxd rapta😂
@MawlidRashid-rn5xc
@MawlidRashid-rn5xc 5 дней назад
Nabad baan rabnaa yaa alaaah
@Fays2010
@Fays2010 5 дней назад
Iidoor ku xaar buu ahaa dagaalkaasi
@dodorara9532
@dodorara9532 5 дней назад
Umada islaamka ee soomaaliyeed ssc ee la duqaynayay 9ka bilood allaah ha u wada naxariisto janooyikiisa allaah ha wada geeyo samir na ha ku risiqo dadkoodii inta agoomaha naafada allaah u gar gaaro waxay soo mareen khayr allaah ha ugu badalo dulmga allaah baa iska xarimay umadiisana ka xarimy oo ogalayn dulmiga xaqa iyo baadilka xadgudubka xaqdarada allaah baa ku kala saaray diinta islaamka intii allaah garan siinayo biniaadamka inta shaydaan hor ordayo ee u qurxinayo dulmiga ee ka qarinayo nicmada diinta islaamka iyo ta lagu eegayo bal in ay ku mahadiyaan
@Jananjanan-g9w
@Jananjanan-g9w 5 дней назад
Nabad Allaha kudhameeyo dhib dambe ninna dan ugamajirto
@daljireali4783
@daljireali4783 5 дней назад
Warkan hadda maxuu macno ka yahay? Dad walaalo ah oo is dagaalay oo isku rogmaday ayaad waxii dhacay dib u faaqfaaqaysaa. Isku xishoo oo ilaahay ka cabso.
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q 4 дня назад
Allaah ka cabsiga maad farto markii la duqeynaayey laascaanood oo magaalooyinka isaaq deganaa laga dabaal degaayey sida hargeysa buco gabiley Barbara, markii allaah garabkooda ka baxey oo la jabiyey waa loo dabaal degayaa sanad walbo sababtoo ah wiilal yar yar ayaa naftooda noo hurey lama iloobaayo dhiigooda ilaaa buunka qiyaano waa la xusaayaa ka nax ama ku farax wa bilaahi towfiiq
@MohamedYousuf-zo2mt
@MohamedYousuf-zo2mt 4 дня назад
​@@Rhali-x5q Waxaad aaminsan tihiin inaad adeerkiin af-weyne u aarteen saw maaha😂 ku socda
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q 4 дня назад
@@MohamedYousuf-zo2mt yaaa is gaarey wali 🤣🤣
@AxmedAfrika
@AxmedAfrika 4 дня назад
Sln markay mujahidnimada ay sheegato ilawdo Ayaa tana la ilaawaya
@daljireali4783
@daljireali4783 4 дня назад
@@Rhali-x5q Walal anigu horta iidoorka Somali naceybka iyo gaal jacaylka lagu ibtileeyay ma ahi. Marka ay Laascanood xasuuqayeena raalli kama ahayn sidan ayaan u hadli jiray. Waxa aan diidanahay dadka ree laascaano ee dabaaldagaya ma ahn ee waa wariyaha wayn ee waxii dadka dhaxmaray war ka dhigay.
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 дней назад
Dad Dhulkooda ayuu u hanjabayaa nuux taani tabartaada lagu tus lakin hada xabad sootuurtan waa la idin sooqaban Markaan